Ethopia deked Somaliland ama somalia siyaadadeeda leedahay waa wax kulasoo degtaa cashuurta waa laga dhimi karaa lkn waa ayana ay wax qiima leh ku bedeshaan
Caawa space'ku wuu wada sakhraan San yahay oo crisstmas days 'kii inaad ka wada laydhiseen ayaan arka because somaliland oo jirta meeshaba waad ka saarteen oo dad ujeedoyin kala duwan wata ayaa caawa isugu yimid meesha. Free stress. Dad nolosha ka wada dhacay oo stress'ka isku ilawsiinaya sheekadan siyaasada ayaad tihiin 😂😂😂😂
Sababta somaliland aqonsiga loogu radinayo ayaa waxay tahayba in saylac itoobiya la siiyo madaamaay somaaliya markay ka madax adegtay in somalind u saxiido arinkaas ay itobiya kula heshiisay arimkaas oo galo oo dhami heshiis kuwada ayhayd bay inta diidmadii ay doladani ay diiday darteed ayaa lagusoo fadaxay ciidamadii itobiya oo awlaba way joogene lakiinn kuwii kuwa kasii badan iyo in hub kusoo gurtay somaliya si ay qas iyo fowdo uga dhex abuurto somaaliya sidaasna jaanis ay ku heshi somalilnd lagu aqoosadp sidaasna badii saylac ay itoobiya ku qaadato ciidana ay keensato.
Waxaan intaa kuugu darayaa badda Golf Of Adan Turki awood iyo sharci uma laha badda golf of Adan waxaa loo daba fadhiistaa Britain Ama Uk labada dhanba Haday tahay dhinaca Yamen iyo haday tahay dhinaca British Somaliland protectorate turkigu Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed midna Galaangal siyaasadeed iyo Awoodeed kuma lahaan jirin hadana kuma yeelan karo Soomalia wey khaladan tahay isma hayaan Ethiopia cida ay is hayaan waa Dalkii Midawga Aan sharciga ahayn kula jirey Ama ay Wada galeen 1-July-1960 Oo ah Jamhuuriyadda Somaliland mida kale Soomalia ha fahanto in bad baadadeedu ku jirto Oo keliya Aqoonsi ay is Aqoonsadaan Somaliland iyo Soomalia waa in ay Soomalia isu bad baadisaa sidii ay Ethiopia iyo Sudan isu bad baadiyeen si Aanay dawlad nimadooda iyo jiritaan koodu meesha uga bixin una burburin sida In ay Ethiopia isku bad baadisey Aqoonsigii Ay Aqoonsatay Jamhuuriyadda Erritrea iyo sidii ay sidaasoo kale isu bad baadisey Sudan una Aqoonsatay Jamhuuriyadda South Sudan xaqiiqada Soomalia hor taal haday rabto in ay dawlad nimadeeda iyo jiritaan keedu ba bad baadaan waa in ay Jamhuuriyadda Somaliland berri Ama saadambe Aqoonsataa Allaa mahad iska leh
Aduunka somali wax ka caqli xuum ma jiro hada dadka aaynu dhagaysaneeyno sidan iyaay masul somaliya ka tirsan uga so noqden somalidu wa dadka dadka cuna oo cabaada hada ninka leh somaliya iyan masuul ka so noqday aduunka iya somalida kal qaaybinaya oo qabil qabiil u kala gooyay iyo mamul mamul hadana waxu leeyay somaliya hub nama siin sida bariga sool iyo bariga sanaag oo kale siyanu isaaq ula dagalano oo boramay mamul qabiil uga dhigno anigu somali inay cid isku dirtay jirin iyan filaya oo iyagu markay is cunaan dabiga meel kale uu radiyan iyan filaya wayo awdal dadka dagan ama xukunka haaysta 99.9% wa raar awdal marka hadi hub la so siiyo ma reer awdal iyu leeyn ilaay hadu xabad ka dheex furo aawdal dadka dagan wa reer awdale yaab
Dhulka waa Somaliland Republic.
VIVA Somaliland Republic.
Yes , baad Luma hayoo Ethiopia.
Adeer kuwii garan Waayay Wadamada aad dhulka iyo dadka isku haysaan ee Ethiopia iyo Kinya. Ciidamada ilaalinta Nabadooda . Peace keeps. Ka Dulli
SOMALILAND XASAN COOFLE MA XUKUMAYO
Waa waalidii oo cas... sumxanala! Hadal bilaasha hamo lagama buuxsho!
Somaliland ❤❤❤
VIVA SOMALILAND👏👏
darood Ethiopia eey isu dhibeen kasii dar oo Dibi dhal aa ka dhacday Xassan Sheikh aa Dabada u dhigtay waxaas soo gali dhahay 😢😢😢
Dagaalka Xasan ma ahayn inuu Difaacayo Bad Soomaaliyeed ama Soomaalinimo ee ma dhaafsanayn Xaasidnimo.
Waan idin garanaya sidaad jiigtaan baad oromo iyo xabashi noqotaan. Haddana wadani la iska dhigaya ilma beeyle waan idin fahmaya. Kk
HOORTA SOMALIA MAA IMAAN KARTA MEELE SOMALILAND KAA TAALSO FADRALKA AAYUUNE XUUKUMYAN
Oday xanuunsanay fiqi miskiin kubada cayari aqoon weyan😂😂😂😂😂😂😂
Abiy waa cadawga Somaliyeed meel ay joogtaba. Dagaal ha lagu qaado oo DDS gacantiisa ha laga saaro oo Hawd iyo Reserve Area ha la xoreeyo.
Dhulkan iyo baddan istiraatiijiga ah waxa iska leh Jamhuuriyada Somaliland.
Adeer wey dhamaatay Ethiopia oo Bad hesha. Wey dhamaatay
Ethopia deked Somaliland ama somalia siyaadadeeda leedahay waa wax kulasoo degtaa cashuurta waa laga dhimi karaa lkn waa ayana ay wax qiima leh ku bedeshaan
REER SOMALIYA WAXAY RABAAN AYEY ISKA SHEEGAAN
Waa sax
Badacasna Somaliland ayaa maamusha oo leh maamulka failer muqdisho iyo cidkle walaa masar walaa Eritrea Ethiopia mahadii Ethiopia sfcn ugu heshinyaan Mou labada dawaldod kuheshinayaan badacas waa imanysaa kuwani hadalkodu waa iska dhaaman doonaan uundee
Dhul iyo bad in la wareejiyo waa jariimad
Iska hadle midia uun ka booteeya awdal waa😂😂
Kalla dhimanay dhool aadaneey aniyo Dhaameele.
Ogaada Somalilandna Bad ma Bixin karto. Somalia Ma Bixin karto. Waayo Snagaa is haysana.
Wixii dhici karaa laga hadlaa.
EEG QAABKA AY U DOODAYAAN KA. MAGAC AHAAN AWDAL AYEY OGAAN UGU MAGACABAYAAN ISAGOO U DIIDAN SOMALILAND
Nimankani waa niman iska riyoonaya xasan sheekh ma bixinkaro somaliland kama mid ah somaliya cida ay wax ka goan waa somaliland
Maxaa xal ah dhibaatooyinka iyo waxa la inala damcay waad sheegaysaan qorshe lagaga badbaado oo hadal ahayn keeena
Somali iyada ayaa cadaw la iskaga dhigay. Wadani nimadiina way dhimatay.
Xaguukakeenaya awooda uukusiinaayo ama ukagataalikaro somaliland iyo badeeda iyo berigaba iyada ayaa xukuntaa
xamar ayaanu talin.xasan duufle iyo kooxdiisuba waayliitaan afkamooye inakahadlane waxba mafuliinkaraan haadalna waxba mataaro
War butlan ayuushegaya
Khayaaliga iga dhaaf somali ba qalan maanta
Ni l'âne qui rit ni la vache qui rit ne peuvent venir à BERBERA IS SOMALILAND
Caawa space'ku wuu wada sakhraan San yahay oo crisstmas days 'kii inaad ka wada laydhiseen ayaan arka because somaliland oo jirta meeshaba waad ka saarteen oo dad ujeedoyin kala duwan wata ayaa caawa isugu yimid meesha. Free stress. Dad nolosha ka wada dhacay oo stress'ka isku ilawsiinaya sheekadan siyaasada ayaad tihiin
😂😂😂😂
Asc. Xarmaajo. Isagaa. 4. dekadood. U. Saxeexey. Oo. Seylac. Berbera. Ilaa. Bari. Xasan kheesh. Sidoo. Kale. Maxaad. Daarood. Ilaa. Cabdiaahi. Yuusuf. Idinkaa. Keeney. Maxaad. Uga. Hadliweydeen. Turki. Ayaa. Wax. Walba. U. Sexeexdeen. Ma. Wax. Ka. Xuntiin. Soomaaliland. Oo. 34. sonno. Kaa. Tagatey. Oo. Aan. Ilaa. Afweyne. Madxwe. Soomaaliyey. Soo. Istaagin. Oo. Aydin. Aqoon. U laheyen. Maxaa. Imika. Idin. Haya. Waa. Ku xumey. Umada. Reer. Soomaaliland.
Red sea isn, t food
Nac nac badana
Waar xishooda oo dadka beenta ka daaya. Maangaab ayaad tihiin.
Sababta somaliland aqonsiga loogu radinayo ayaa waxay tahayba in saylac itoobiya la siiyo madaamaay somaaliya markay ka madax adegtay in somalind u saxiido arinkaas ay itobiya kula heshiisay arimkaas oo galo oo dhami heshiis kuwada ayhayd bay inta diidmadii ay doladani ay diiday darteed ayaa lagusoo fadaxay ciidamadii itobiya oo awlaba way joogene lakiinn kuwii kuwa kasii badan iyo in hub kusoo gurtay somaliya si ay qas iyo fowdo uga dhex abuurto somaaliya sidaasna jaanis ay ku heshi somalilnd lagu aqoosadp sidaasna badii saylac ay itoobiya ku qaadato ciidana ay keensato.
inan kan hadlaya wuxuu yidhi anagaa deked ganacsiya ula tagnay annagoo awdal state ah haddana wuxuu leeyahay deked ganacsiya ah uma baahna waayo jabuuti bay haystaan okay markaad awdal state ula tagtayn ood deked ganacsiga siinaysayn arrintaa maydaan oagayn miyaa kkkk
Dilaalo cusub
Waardaa nacnacda iskaa daaya jahilinyahay xasiidnimo ayaay idiinkaa tahaay
Labba tuug baa is khiyaameeyay.
Waxaan intaa kuugu darayaa badda Golf Of Adan Turki awood iyo sharci uma laha badda golf of Adan waxaa loo daba fadhiistaa Britain Ama Uk labada dhanba Haday tahay dhinaca Yamen iyo haday tahay dhinaca British Somaliland protectorate turkigu Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed midna Galaangal siyaasadeed iyo Awoodeed kuma lahaan jirin hadana kuma yeelan karo
Soomalia wey khaladan tahay isma hayaan Ethiopia cida ay is hayaan waa Dalkii Midawga Aan sharciga ahayn kula jirey Ama ay Wada galeen 1-July-1960 Oo ah Jamhuuriyadda Somaliland mida kale Soomalia ha fahanto in bad baadadeedu ku jirto Oo keliya Aqoonsi ay is Aqoonsadaan Somaliland iyo Soomalia waa in ay Soomalia isu bad baadisaa sidii ay Ethiopia iyo Sudan isu bad baadiyeen si Aanay dawlad nimadooda iyo jiritaan koodu meesha uga bixin una burburin sida In ay Ethiopia isku bad baadisey Aqoonsigii Ay Aqoonsatay Jamhuuriyadda Erritrea iyo sidii ay sidaasoo kale isu bad baadisey Sudan una Aqoonsatay Jamhuuriyadda South Sudan xaqiiqada Soomalia hor taal haday rabto in ay dawlad nimadeeda iyo jiritaan keedu ba bad baadaan waa in ay Jamhuuriyadda Somaliland berri Ama saadambe Aqoonsataa
Allaa mahad iska leh
Itobiya is a poor country don’t give your sea its better to give your china the contract
Ethiopia maanta waxbba heli mayso. Somaliland wey khiyaanayeen oo Hassan sheekh ayay Badd weydiisteen. Soamalialnd Is Aamin wuu dhintay. Somalia Bad ha siiso Abiye. Kkk
👏👏👏👏👏Somaliland bad ma senaysoo Ethiopia 🇪🇹.
Aduunka somali wax ka caqli xuum ma jiro hada dadka aaynu dhagaysaneeyno sidan iyaay masul somaliya ka tirsan uga so noqden somalidu wa dadka dadka cuna oo cabaada hada ninka leh somaliya iyan masuul ka so noqday aduunka iya somalida kal qaaybinaya oo qabil qabiil u kala gooyay iyo mamul mamul hadana waxu leeyay somaliya hub nama siin sida bariga sool iyo bariga sanaag oo kale siyanu isaaq ula dagalano oo boramay mamul qabiil uga dhigno anigu somali inay cid isku dirtay jirin iyan filaya oo iyagu markay is cunaan dabiga meel kale uu radiyan iyan filaya wayo awdal dadka dagan ama xukunka haaysta 99.9% wa raar awdal marka hadi hub la so siiyo ma reer awdal iyu leeyn ilaay hadu xabad ka dheex furo aawdal dadka dagan wa reer awdale yaab
Matuugtan.jartar.7.laguxukumo.aaway.dalkoi.koonfur.haday.daladyihin.maxy.xAmar.u.xukumi.waayen.ooloilaaliya.s.land.2025.aYaakov.isugu.dambeysa.inay.shegtaan.
Waaba la siiyey eemaxa adiga qaban kartaa adiga oo gobolkii waqooyi 2ba gobol la noqday SOOL IYO WAQOOYI
SOMALILAND XASAN COOFLE MA XUKUMAYO