JAWAABAHA QAAR KAMID AH SU'AALO IGU SAABSAN (PART 2)

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 189

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 ปีที่แล้ว +178

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +49

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨✨

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 ปีที่แล้ว +37

    Quruxley akhlaaq badan xishod badan ilahy qoyskaga noloshada ilahay haku barakeyoh ❤❤❤

  • @ayanismael270
    @ayanismael270 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah ala yaa ila jecel boqorada xitaa wxey tahay boqorada aduunka 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊. ya igulajiro 😢

  • @muusbasal3702
    @muusbasal3702 ปีที่แล้ว +6

    qof qalbi wanaagsan wllo waan ku salaamay from HARGAISA

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 ปีที่แล้ว +20

    poqorada anigu qosolkeeda iyo faraxdeeda baan kahelaa gabar abgaal soomali gabar magaarto ❤❤❤ Ilove mariya

  • @Que_xilkas
    @Que_xilkas ปีที่แล้ว +3

    Boqorada qof kibir badan cid ka aminsan ma jirto qof walbana wey jeceshahay allaha dhafo boqoradena🥰

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah Maria qurux dulqaad intaba rabiyaa kugu deeqay we love you sister

  • @Dhowrsan905
    @Dhowrsan905 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah nolow inteey nolol jirto macanyyy❤️

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 ปีที่แล้ว +5

    Boqorada waa ku tageera from hargaysa dumaashi noolaw ❤

  • @ZacdiaAsad-t7n
    @ZacdiaAsad-t7n ปีที่แล้ว +7

    Mariya wan ku jeclhy wlhi waxan ahy gawar somaliyed

  • @luluoahmed9332
    @luluoahmed9332 ปีที่แล้ว +18

    Such a queen ❤

  • @sharifmaxamad1801
    @sharifmaxamad1801 ปีที่แล้ว +10

    Mash alaah qurux dumar deganan dumar alaha ku sharfo

  • @ruqiyomohamed3782
    @ruqiyomohamed3782 ปีที่แล้ว +3

    🥰jah💕masha allah🌟🌹M👸🏼❤🤴H🌹🌟guuleysat🤲💕🤲aduun iyo aqiro illahey ha idiin xafiido🤲🧿🤲insha allah😘milateri💖🌹🌟🙏👨‍👩‍👧‍👦🙏💎🌹💖family🌹😘

  • @hanyahmed3931
    @hanyahmed3931 ปีที่แล้ว +6

    Am the first person to watch my fav couples ❤

  • @babuubahmed3418
    @babuubahmed3418 ปีที่แล้ว +5

    Qof caan oo shiid ah soomali lee ku arkee 😂😂

  • @sihaamcali991
    @sihaamcali991 ปีที่แล้ว +2

    Maria qof wngsn weye way ka muqata oo af gaaban🥰

  • @nimcomohamed4139
    @nimcomohamed4139 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @ShukriBile
    @ShukriBile ปีที่แล้ว +1

    Najmo cod qurxanaa m.a

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 ปีที่แล้ว +6

    Maria wa gbar caqli bdn o wanagsan mana kibir badna ❤❤❤

  • @sadiamohamud7527
    @sadiamohamud7527 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp
    @yaasmiin1234yasmin-nr1wp ปีที่แล้ว +2

    Mcha allah magaca boqorad ayaa allah kuuqaaday waxaanad thy boqorad❤

  • @maryamyusuf1782
    @maryamyusuf1782 ปีที่แล้ว +2

    M.a Gabar Dagan ooo aqlaal Leh Alle haku cafiyo abaayYo😊❤

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah hormar wacan quruxey

  • @qalpisaafi1164
    @qalpisaafi1164 ปีที่แล้ว

    Poqoradeyda ❤❤

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 ปีที่แล้ว +2

    Nolosha kuma ciisho maria Quruxeey 🥰🥰

  • @ayaanhassan9050
    @ayaanhassan9050 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤masha allha

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadxiyamaxamuud5208
    @fadxiyamaxamuud5208 ปีที่แล้ว +2

    my qalidayda malin uun kal kulmi maraka hargeysa kusoonoqotadid inashalha walashay iska jecelahay❤❤❤❤

  • @mabroukamohad9230
    @mabroukamohad9230 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤qali duumar masha allha fariid ayad tahay wllhai

  • @xamdicabdi5757
    @xamdicabdi5757 ปีที่แล้ว +1

    Ayy my queen keep going xppti

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 ปีที่แล้ว

    Masha Allah quruxey 👍❤❤❤

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv ปีที่แล้ว +3

    Hormar ayaan ku rajena walashay mcn brank gaa mahayo is bac❤❤❤😂🎉

  • @urejahussein6121
    @urejahussein6121 ปีที่แล้ว

    Ayo ilaahey haku xifdiiyo ayo mcn

  • @ifrahbakow3096
    @ifrahbakow3096 5 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo maria

  • @hooyomacaanhooyomacaan9233
    @hooyomacaanhooyomacaan9233 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah boqorada👸🏻🥰

  • @AaminoAbdikariina-wr4gp
    @AaminoAbdikariina-wr4gp ปีที่แล้ว +18

    Love you baqurada❤❤❤

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 ปีที่แล้ว +4

    Quen mash allh wlshey horay usoco

  • @halimaabdullahi9386
    @halimaabdullahi9386 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah boqorada marwa shrf leh❤❤❤

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo boqorada wanku jeclahy wana ku tagera farxad kuwar abid🤲🥰🥰🙏😍♥️💋🌹🌹

  • @afnaanwacys3003
    @afnaanwacys3003 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wlshy qlih hore uzoco farxada du waa no muhim

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 ปีที่แล้ว +3

    Jecliyaa gabadheyda mariya drsa

  • @almazsmum5128
    @almazsmum5128 ปีที่แล้ว +1

    Queen always queen Allah ha idin xafido❤❤❤❤

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว +5

    Masha allh absolutely waa laba xaqiiqa runsheeg iyo dulqaad raga isaaq wlhi boqolkiiba 99 iyo ixtiraam ay dumarkoda siiyan❤ waa inatanu dheernay aomali da kale dhismo dhaqma quruxlowbad heshay dhan walba ka dhisan dumashi ❤

    • @Aishah-
      @Aishah- ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad walalo anigu habargidir baan ahay saygaygana Waa isaaq ❤ MashaAllah wlhi qof aan udhigo ma arag ixtiraamka siduu waalidkiisa u ixtiraamo iyo qof walbo Ilahay habarakeeyo❤❤❤

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว

      @@Aishah- mash allh wllo alle haydin barakeeyo noqda ul iyo diir haa wlhi walidka asxabtada intaba aadbay u ixtiraaman waxan keenaysa inay adiga ku qiimaynayan masha allh de imika raga isaaq waxay tagnyiin dumarka hawiye waxan ahyiin mana marayso waa wada dulqad hadal macan oo samir iyo karti leh wlc dumashi ❤️❤️🙏🏾

    • @bushra445
      @bushra445 ปีที่แล้ว

      Mid isaaq ah gabar abgaal qabay wuu dili jiray waliba habeen iyado qawan babanka usoo tuuray cebey tacaal😂😂😂😂

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว

      @@bushra445 😅😅😅 sheekada ma umalayinayo wakuwa gabdhahay qabeen cadaynayan kkk
      Armuu isaaq Iska sheegtay sxb

    • @Aishah-
      @Aishah- ปีที่แล้ว

      @@bushra445 inalilah oo may iska celiso aniga HG baan ahay guri AK47 iyo 💣 yaala baan kusoo koray😅😂🤣

  • @iloveyouxanta2335
    @iloveyouxanta2335 ปีที่แล้ว +2

    The queen❤

  • @leilaibrahim3681
    @leilaibrahim3681 ปีที่แล้ว +3

    M.a my queen horay usoco

  • @guledahmed8669
    @guledahmed8669 ปีที่แล้ว +15

    Intii kaba'laan ku daawa naysa lake ii saar

  • @XayaadMaxamuud-dm8to
    @XayaadMaxamuud-dm8to ปีที่แล้ว

    Queen Street 👸 mariiya abshiir

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 ปีที่แล้ว +2

    Boqorada dumaashi qalbi xabxab❤

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 ปีที่แล้ว +2

    Ku jecliyaaaaaa maria❤❤❤❤❤

  • @MySHIHAM
    @MySHIHAM ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤masha allah gabadhe qalbi fican

  • @fadumosayidcali8661
    @fadumosayidcali8661 ปีที่แล้ว

    allaa maskaxda miyaa kaga jirey ayeydey xajka geyn masha allah

  • @nimcojaamc8287
    @nimcojaamc8287 ปีที่แล้ว +1

    M.a raaliya boqarada❤❤❤❤

  • @xaawoabshir6460
    @xaawoabshir6460 ปีที่แล้ว

    Ay hormar wcn hpptih

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 ปีที่แล้ว +4

    Keep on poqorodo stylka

  • @ayaaniita88
    @ayaaniita88 ปีที่แล้ว

    Masha Allah update noqote malmahan

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah dumaashiday ❤❤❤❤

  • @NajmadaahirAhmed
    @NajmadaahirAhmed ปีที่แล้ว

    m. A boqortoyo walshey. Mcn sido kale wan ku jeclahy ilov you💋❤️

  • @XawoCllaahi-mz5rg
    @XawoCllaahi-mz5rg ปีที่แล้ว +1

    Love. You sister. Move forward ❤❤

  • @aaminobashirjimcale
    @aaminobashirjimcale ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @rahmoabdilazizhassan3808
    @rahmoabdilazizhassan3808 ปีที่แล้ว +2

    wllshey mcn guul leyso❤❤❤

  • @nuurtohappyfamily2611
    @nuurtohappyfamily2611 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤

  • @Hibosamiiraxilwa-zy2wm
    @Hibosamiiraxilwa-zy2wm ปีที่แล้ว

    Waaaw

  • @mdirye4764
    @mdirye4764 ปีที่แล้ว +1

    Boqoradda gabadh caqli saaxiib u ah oo garaad badan .

  • @jamaalj_zon9886
    @jamaalj_zon9886 ปีที่แล้ว +1

    Laakiin😫dumo👑prank kaama hayno🤷‍♀️wali😳😳🥺

  • @intisarm6014
    @intisarm6014 ปีที่แล้ว +4

    Hi sister how can I reach out to you and your husband it's so important to talk to you guys# I pray for you guys never see evil eye#all the way🇨🇦

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 ปีที่แล้ว

      Snap chat ka kla xidhiidh wy kuso jawaabi

  • @mohamed-ed1jl
    @mohamed-ed1jl ปีที่แล้ว

    Suaal ayan qaba ma igu jawaabi kartaa❤❤

  • @maaidimaanka
    @maaidimaanka ปีที่แล้ว +3

    🥰🥰

  • @urejahussein6121
    @urejahussein6121 ปีที่แล้ว

    Xamar an u soo sacdaa ayo ee ifilo maxaa kuu keena oo ad jeceshahay uk

  • @Duumahom17
    @Duumahom17 ปีที่แล้ว +1

    First comment 😊

  • @dekamuhuyadiin
    @dekamuhuyadiin ปีที่แล้ว

    Queen 👸

  • @ayanabduulahi5171
    @ayanabduulahi5171 ปีที่แล้ว +1

    abayo cunugaga madashe mse iso jawab🙏

  • @mohamed-ed1jl
    @mohamed-ed1jl ปีที่แล้ว +1

    Keep going❤❤❤

  • @laylamaxamed6189
    @laylamaxamed6189 ปีที่แล้ว

    Qaybta sadexaad waan sugaynaa

  • @history__battles
    @history__battles ปีที่แล้ว

    Queen

  • @Banban12626
    @Banban12626 ปีที่แล้ว

    Macaanba gabadhan waligayba ma arage mise dadka TikTok jooga

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل

    Dumashi bilan ❤❤❤❤❤❤

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 ปีที่แล้ว +2

    Fariiiid❤

  • @fatumahassan9558
    @fatumahassan9558 ปีที่แล้ว +4

    Suashan rabne maba weydin uurka away

  • @almaaspea8333
    @almaaspea8333 ปีที่แล้ว

    Horay usoco abyo

  • @iloveyouxanta2335
    @iloveyouxanta2335 ปีที่แล้ว

    Haykal isna soo sameeya suaalaha

  • @NajmaDahab
    @NajmaDahab ปีที่แล้ว

    Abaayo maxaa kugu dhacay guurka ka hor waxaad ahaan jirtay qof kalsooni isku qaba oo active ah balse hadeer waxaad ila noqotay bac biyo kuleel lagu dhax riday oo kale 😅, sidaad horey aan kuugu jecleen ku soo laabo, shaqsiyadaadina cidna ha u badalin waa tan adiga qofka aad tahy kaa dhigtay my sister noolow.👑

  • @saciidmataanofficial
    @saciidmataanofficial ปีที่แล้ว +6

    Dhiigaaga A miyaa sisterey 😅

    • @fatimamohamud7555
      @fatimamohamud7555 ปีที่แล้ว

      Mya abwe ayadoo live kujirto sheegte o+waye

  • @SAALAXLaki10
    @SAALAXLaki10 ปีที่แล้ว +1

    Caruur wali malagaa dhalin

    • @saidodahir5086
      @saidodahir5086 ปีที่แล้ว

      gabar beydhashay wey kasaqiirtay

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @ayanabduulahi5171
    @ayanabduulahi5171 ปีที่แล้ว

    wxa baraha mulshada lawado run miyaa weyda cml🙏

  • @safiyaabdrisaq7522
    @safiyaabdrisaq7522 ปีที่แล้ว +1

    Dumaashi bilan❤

  • @aishaabdi1378
    @aishaabdi1378 ปีที่แล้ว +11

    🌹❣

  • @gudoonyusuf4319
    @gudoonyusuf4319 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @nimcohaybebulaale8881
    @nimcohaybebulaale8881 ปีที่แล้ว +1

    Dumaashi bilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadoyuzuf
    @saadoyuzuf ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ ilove you

  • @Amiinkopez
    @Amiinkopez ปีที่แล้ว

    Kim goin

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc ปีที่แล้ว

    Dumashidey qalih❤

  • @monam7931
    @monam7931 ปีที่แล้ว

    Duqad miya layab noqotay dumshi kkk

  • @naimamacalin6618
    @naimamacalin6618 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamedabdi-zc3sk
    @Mohamedabdi-zc3sk ปีที่แล้ว

    5

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp ปีที่แล้ว +1

    boqorada waxey u cod egtahay gabar jamiila garuun ladhoho universal tv ushaqeenjirtay

    • @nalkanasta3359
      @nalkanasta3359 ปีที่แล้ว

      Wax dadki hora Ani adiga ka jira wey ucod eketahy jamilo

  • @NafisoCbdle-bj6kn
    @NafisoCbdle-bj6kn ปีที่แล้ว

    M.a😊😊

  • @Asli090
    @Asli090 ปีที่แล้ว

    Challenge warqada soo sameeya

    • @gobaadpuntland7781
      @gobaadpuntland7781 ปีที่แล้ว

      Wayso sameysey hbbti

    • @Asli090
      @Asli090 ปีที่แล้ว

      @@gobaadpuntland7781 part 2 kawada ql

  • @Maria_mlpzn-0
    @Maria_mlpzn-0 ปีที่แล้ว

    Waar boqorada isku midaa nhy dadka dusha iga arkan iska xirxiranhy lkn markaa qofka isdhax galno saan makuu mleenen I dhahaa ala