Ma Jirtaa hees Nolashaada Samayn ku Leh | Part 9| Iyo Muna Faysal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 234

  • @ibrahimenjoya
    @ibrahimenjoya 4 ปีที่แล้ว +74

    Muno feysal iyo ugbaad aragsan inee isku egyihiin yaa ila arkaa?????

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 4 ปีที่แล้ว +5

    Diraac halmid Ayaan kugudarsanayaaa hadhihin (Heeees) kaliya dad badan oo wadaado ah ayaa Jira oo saamayn noloshii hore ama tan hadaba samaynkuleh markaa isticmaaaal. (maxaaa noloshada saaamaynkuleh Gabay, hees, sheeeeko ama Dhacdo kale) thank you dad badana soo qabo wall hore usoco Balaaari barnaamijkaaga❣️

  • @jimcaaleh
    @jimcaaleh 4 ปีที่แล้ว +49

    salma la jecely ayuu saacdii ka qaaday var 😂

    • @rawdaqurux1080
      @rawdaqurux1080 4 ปีที่แล้ว +2

      All soomaliyy dib badanidiinaa
      Misana mxaa kaagalay
      Iyagana iska kaa jecel

    • @xamdamaxamed2230
      @xamdamaxamed2230 4 ปีที่แล้ว

      Waar saacada inanta uceli hadyadbaaa loogu kene yadu may ibsane😋

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว +25

    Inta ila aratay sacadii salma like hayga hilmamina lkn waa tii gabdhaha iska bixi badow haygu noqon🤣🤣🤣🤣

    • @susum9099
      @susum9099 4 ปีที่แล้ว

      👍🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @s.j.3322
      @s.j.3322 4 ปีที่แล้ว +1

      Dad baa lugu wanjalayaa waanay ku dhaceen dabinkii kkkkkkhhhh kee waaye kaas intii fahmaysaa fahmaysa miskiin

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 4 ปีที่แล้ว +8

    Yeeees waan ku sugaynaa Garowe noogu imaw 🇸🇱❤️munaay

  • @s.j.3322
    @s.j.3322 4 ปีที่แล้ว +3

    🎤🎤🎤Sacada dad baa lugu wanjalayaa
    Wayn ku dhaceen dabinkii miskiin kee waaye kaas kkkkkkhhhh intii fahmaysaa fahmaysa! Diraac masaakinta in lugugu cadaabaan ka baqayaa !

  • @s.j.3322
    @s.j.3322 4 ปีที่แล้ว +15

    Diraac salma janalkeed video soo dhiga adiga iyo salma weliba xaga naqanka iyo diintana ku dadaala fadlan mahadsanid 👍👍👍

  • @hamdadiriye2256
    @hamdadiriye2256 4 ปีที่แล้ว +5

    Muna faysal qof aan aad u taagero
    Niyadayka hadashaY sida dadka Qaar waxaba may lablaabin walalo wad bugsnaysa inzha allha wlaow an si fudud loga bugsan from burco

  • @aishaabdi9897
    @aishaabdi9897 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, muna faysal, my favorite actress 💃💃

  • @neimahiis2079
    @neimahiis2079 4 ปีที่แล้ว +2

    Muuna feysal ciise diin qof qiimo leh keep going my zizter wllo diraacow madar na sooqabo 🙏

  • @ifraaxcismaan8960
    @ifraaxcismaan8960 4 ปีที่แล้ว +4

    Waan ini salamey labadiina from puntland 🇸🇱

  • @amricawil9321
    @amricawil9321 4 ปีที่แล้ว +5

    Diraac nolow inadaro qali caruurta masarsana ha u jawabin way qofki iskhadl amuska lagu dila 🤍❤️❤️❤️🙏🎉

  • @aasiyamahamed8407
    @aasiyamahamed8407 4 ปีที่แล้ว +10

    Anaa ugu soo horeeyey brother diraac keep going muna faysaL my sister ❤💋

    • @fahtihaaji5923
      @fahtihaaji5923 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk diraac waad qosleeysaa huno

  • @sagalsalah4182
    @sagalsalah4182 4 ปีที่แล้ว +6

    Allah somlidu faduul badnaaa
    O jeclaa inay qofka ceeb la radiyan
    Bal maxa idinka galay sacda u ninku xidhan yhy laydinku dhufyeh mashqulka biladmka iska daya

  • @nimcoqueen7902
    @nimcoqueen7902 4 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH xabibti muna faysal iyo wllkey dirac hore u socoda hormar wacan baan idiin rajeenayaa

  • @maryanabdishakur2818
    @maryanabdishakur2818 4 ปีที่แล้ว +1

    Reersoomaliland waxaan kujecelahy hadalka lama gabadaan jaceylkana waxbay kayaqaanaan walhi waa inaan baadhaa wiiL reer hargaysa

    • @azmaraaj3977
      @azmaraaj3977 4 ปีที่แล้ว

      Soo dhawoow huuno qali

  • @amalsalah7064
    @amalsalah7064 4 ปีที่แล้ว +19

    Salma wa maskiin talow mxa u diidey inay chanelkeda wx so galiso war wll inanta caawi o chanelkeda u kalakici😏

    • @pricesssusan6031
      @pricesssusan6031 4 ปีที่แล้ว

      Kamal horay usheegay oodhay samalo dadteda mah taqaano buu dhahy inta ku xuntay dgahy

  • @libanosman366
    @libanosman366 4 ปีที่แล้ว +3

    Brother keep going diraac iyo muna ❤❤❤one love

  • @imjihaan4990
    @imjihaan4990 4 ปีที่แล้ว +4

    War bal tano kale yaa arkay waryaada saacada uu xidhan yahay maxa idinka quseeya ka dhamaada dee Ku mashquulida qeyrkiin qorsha dhaama ba jira uf

  • @asmaabdikarin2125
    @asmaabdikarin2125 4 ปีที่แล้ว

    Muuna faysal ciise diin duriyada mansha allh hore usoco ziz

  • @nesma5648
    @nesma5648 3 ปีที่แล้ว

    Munaay dareenkaagu uu is bedelay markaad heesaysay balse dadka qalbi xabxabka ah ayaan qarsan karin 👏🏾❤️

  • @muhiimasker4921
    @muhiimasker4921 4 ปีที่แล้ว +1

    Walkay dirac horumar wacan kuso rajaynayaa walkay💪💪💪farxad warta kunolow 💔muuno faysal xppti adna sidokalle

  • @saynabcali5825
    @saynabcali5825 4 ปีที่แล้ว +8

    Commentigii koowad markaan muuna arkay baan soo cararay alle haydin sharfo muuna iyo diraac💋💋💖

  • @samiiromahad5657
    @samiiromahad5657 4 ปีที่แล้ว +4

    Legend of the legend diraac official wllky qaliyah hore usoco horumar wacan baan ku rajaynayaa🤴 ❤❤❤🙏
    Muno faysal boqortoyo 👸

  • @saynabawil7909
    @saynabawil7909 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllshay muna faysal qali dumarey keep going adiga and diraac taageero buuxda

  • @zakariyemooto9211
    @zakariyemooto9211 4 ปีที่แล้ว +1

    Muna faysal ciise diin baruur
    Darted uqaado pro keep going 😎

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 4 ปีที่แล้ว +3

    I like Muna Feysal ❤️❤️❤️🥰

  • @kulanofficial4361
    @kulanofficial4361 4 ปีที่แล้ว +2

    Muno ani waxaan kaa codasan inaad timaado dhul sanaag gaarahan baran ama buraan waa labad magaalo ee ugo qurxad badan gobolka sanaag

  • @ayaanahme9797
    @ayaanahme9797 4 ปีที่แล้ว +2

    Imader af baladhanidaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @queensamara9179
      @queensamara9179 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ayaanahme9797
      @ayaanahme9797 4 ปีที่แล้ว

      @@queensamara9179 🤣🤣🤣🤣

    • @queensamara9179
      @queensamara9179 4 ปีที่แล้ว

      @@ayaanahme9797 🤣🤣waa yaxaas malha qofku

  • @ridwanwardhere2747
    @ridwanwardhere2747 4 ปีที่แล้ว

    Legend diraaac waa ku wata an kulla kaftameeee ma sacadiii salma qabtaaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @marwaademipraahim6490
    @marwaademipraahim6490 4 ปีที่แล้ว +3

    DiraaC SaLma vadi0y0 BadaN La samEe WaLiBa TH-cam keDa U kaLa Kici wLaL coDsi inta ay kula JoogTo 100k Gaadhsi😘🙏🙏

  • @mohamedhussein2955
    @mohamedhussein2955 4 ปีที่แล้ว

    Boqoradiii codka muna faysal masha allaah

  • @wadaqurux3
    @wadaqurux3 4 ปีที่แล้ว

    Ma hees kaliyaa mise wa boqol hesoow kkkk wale magaca iyo barnamijku isma laha

  • @mustapheabdullahicarey7419
    @mustapheabdullahicarey7419 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan Idin salamay dhaman asxbta diraac Iyo Muna oo marti ku ah From to ceergaabo ❤❤❤❤

  • @fadumokhadar8025
    @fadumokhadar8025 4 ปีที่แล้ว +6

    Gariga ninkii wadi joree garan haloo daayo

    • @jaamacabdi489
      @jaamacabdi489 4 ปีที่แล้ว

      hhhh fast darawal muu ahaayn

  • @maxamedismaaciil3057
    @maxamedismaaciil3057 4 ปีที่แล้ว +15

    Cawa hal su aal qaba adiga iyi salma la jecley mxa idinka dhexeya xaqiiq

    • @Lingaxmedia
      @Lingaxmedia 4 ปีที่แล้ว

      Zxp waa dad qaraba inay yuo tupe u kala kicisay rab taa bro
      An other level prank wax waLpa ku DhaF 😂

  • @hamdaobraham5034
    @hamdaobraham5034 4 ปีที่แล้ว +7

    Diraacaw saacda inbti iska saar😁

  • @dinixmedia8649
    @dinixmedia8649 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhaas ma isiin weydeen isaaqow wiyoo wiy🙃

    • @nimco2891
      @nimco2891 4 ปีที่แล้ว

      Zoo doono inaadeer

  • @fartacolad2301
    @fartacolad2301 4 ปีที่แล้ว

    Woow my fav from TH-camrs muna🙏❤️😍😍😍🙏🙏😍😍

  • @munaqueen1386
    @munaqueen1386 4 ปีที่แล้ว +2

    Team muna faysal💖💖💖

  • @nasssraxasan2802
    @nasssraxasan2802 4 ปีที่แล้ว

    maashaa alaah walaashay mun faysal afkaaga cano lagu qabay walaalkay diraac was mahadsantay

  • @apdi-kani9684
    @apdi-kani9684 4 ปีที่แล้ว +2

    Aar nio siligi bilash miyuu noqday😅😅🤣🤣

    • @yaasanuba4633
      @yaasanuba4633 3 ปีที่แล้ว

      Si aan suqa ugu maro 1000 ugu xidhay kkk

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 4 ปีที่แล้ว +2

    Diraacow anaa Apple watch oo black ah ku siinyee tan igu ilow 😂😂😂😂

  • @ayaancismaan4005
    @ayaancismaan4005 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah muna fiysal

  • @yasminahmed2094
    @yasminahmed2094 4 ปีที่แล้ว +10

    Sacadi inu xidhanyahy yaa ila arkaaa 😂
    Takale inanka waxan ushegi walal iska bixi sacada color ka dumarka ah

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 ปีที่แล้ว +14

    Salma lajecley videoyo bdn lasoo same waliba chanel keeda kaso muuqo

  • @maryanfarah601
    @maryanfarah601 4 ปีที่แล้ว +4

    Adigoo hooygaaz quruxda bdn heli kara mxaa mar kasta gaari ku dhex galiyay diraacow🤔😂

  • @huruusemohamed1161
    @huruusemohamed1161 4 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijkan bro sii baladhi so fadhisi youtubero badan inta aad ka gaadho

  • @hamsehoopal8256
    @hamsehoopal8256 3 ปีที่แล้ว

    Diraac adiyo muna faylaba wa idin salamayaa

  • @mustapheabdullahicarey7419
    @mustapheabdullahicarey7419 4 ปีที่แล้ว +1

    First Coman sxb Dirac Tagero Buuxda ila Dhawrs ano hadanan khaldanayn Ima dhafo Vidio aad ledahay Hore uusoco zxb Ama wll From Ceergaabo

  • @farhiomohamud5029
    @farhiomohamud5029 4 ปีที่แล้ว +1

    Muno Faysal io diraac lbo ruux an taagero 🥰🥰🥰🥰❤💯❤

  • @faraxsan7563
    @faraxsan7563 4 ปีที่แล้ว +1

    Bagad muna faysal noguso qabatay diracow 👍

  • @zacdamaxamed4641
    @zacdamaxamed4641 4 ปีที่แล้ว +1

    Muna faysal mar 2 soo celi diraacaw

  • @xaajiqalpi2724
    @xaajiqalpi2724 4 ปีที่แล้ว +3

    Muna faisal
    ❤🙏

  • @safiyaad8323
    @safiyaad8323 4 ปีที่แล้ว +1

    Diraac msha allah horay u soco wll waxba lagama qaban karo

  • @secretdiamond2683
    @secretdiamond2683 4 ปีที่แล้ว +2

    Diraacow nin wayn iska dhig inanta saacadeeda ufur 😁😁😁

  • @ubaxanshaxofficial8844
    @ubaxanshaxofficial8844 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah wlshy muuna keep going wlky diraac

  • @raaqiyacabdinuur6656
    @raaqiyacabdinuur6656 4 ปีที่แล้ว +1

    Raganimo hdey jirto ncasoow saacada kamaal maxirateen reer paadiyo afdheer slmana hdey gbr jirto tahey qof wuxu hadyad uga dhigey ma bixiseen slama tayiisadeedey nabartey kaliya kamaal mrnapa magaartaan salma iyada naagah shrfteedana kamaal kuma jirto iyadey gcnteyda ku jirtaa imaan soo martey kamaal soomartey shley iyadaa swirdiisa isku dhajineysey hdyadaha ula ordeysey xrfkiisa xiraneysey maanta insaa loo nco intuu ilaah dd abuureyna diraac la socoto kuna qncsntahey iyada isgeysey shrf wxaad kulaheyd team enjoy saa waaga lajoogtey wliga commenti caay ah laguuma qorin maantana waalagu ncey ncs saacad iPhone ah arkey rganimo hdaad leedahey naag wx lagu tabarcaareystey kuuma xirnaateen kumana qanacsanaateen

    • @najmanuura5473
      @najmanuura5473 4 ปีที่แล้ว +1

      Naa maxaa kaa galay waad akhlaaq xun tahay ee dadku amaan hakaa helaan🤬🤬🤬🤬 isagaa xor u ah noloshiisa wuxu doono ayu xidhanayaa🤬🤬

  • @xupisidahahmed5641
    @xupisidahahmed5641 4 ปีที่แล้ว

    Muna faysal ciize diin ziz wllky diraac keep going

  • @sulthansaciid6624
    @sulthansaciid6624 4 ปีที่แล้ว +1

    Muno faysal legend

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 4 ปีที่แล้ว +2

    muna faysal ciise diin 😘

  • @ahmethalaasi292
    @ahmethalaasi292 4 ปีที่แล้ว

    Muna faysal mancha allh wad cod wacan tahay

  • @aliahmedaden2215
    @aliahmedaden2215 4 ปีที่แล้ว

    Guulayso my Keep going my bro🤝🤝🤝🤝

  • @xamdacawil5753
    @xamdacawil5753 3 ปีที่แล้ว

    Muuna faysal 🥰👸❤

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 4 ปีที่แล้ว +1

    Muna heesta sahra e ay Hada Qaadeyso waxa Lo Shdiay Riwaayadi jeceylka ay Jecleyd Dayax wlhi ileen Adaa Dalbaday miya markaas 😂😂

  • @somalia80
    @somalia80 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta commentigayga aragtay wxan ka codsanaya inaysan #subuscribe ila dhaafin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @tafsirabdullkadir4676
    @tafsirabdullkadir4676 4 ปีที่แล้ว +1

    First comments wll🥰🥰🥰🥰

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan horto akhlaaq xumaa maxaa ka galay bal 🤬🤬🤬 adeer isagaa xor u ah noloshiisa adeer dadka amaan siiya somalidu dhib badanaa 🤬 wllky diraac hore u soco cadowga dhag ha u dhigin🥰🥰🥰 buuufi cayayaanka🥰🤬🤬🤬

  • @daallo8854
    @daallo8854 4 ปีที่แล้ว +2

    Qofkagan doqonka ah music baad dadka ku dhirigelinysaa xishood oo dadk xuuman kadaa barnaamij kale la kaalay heesuhuu jawi ma bedelaan sxb ee xumaanta dadka daaa

  • @Sakimo778
    @Sakimo778 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend diraac 👏

  • @azmarlove1432
    @azmarlove1432 3 ปีที่แล้ว

    Muna faisal wa ku salaxaya from lascaanod

  • @SomaliShorts1
    @SomaliShorts1 4 ปีที่แล้ว

    muna faysal anaba kugu hayste xagen kahela bea😁🥰✌

  • @asiyaalbachire2359
    @asiyaalbachire2359 4 ปีที่แล้ว +3

    War sacada gabdha iska fur
    iPhone jecyl baa ku haye

  • @nihaalnaasir433
    @nihaalnaasir433 4 ปีที่แล้ว +1

    Muna faysal❤👑

  • @nimcodagan3802
    @nimcodagan3802 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll dirac hure usoco hurmar wacan

  • @DeeqaDahab
    @DeeqaDahab 4 ปีที่แล้ว +7

    wiilkan aad leedihin sacada iska sar muxuu u saari ninkaas kamaal maseer baa haya talabad Salma saacada hadiyad buu u siiyay inoo ka hadlo waa ku ceeb

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 4 ปีที่แล้ว

    Keep going guys 👍👍👍

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaa

  • @amiirahapdullahi8301
    @amiirahapdullahi8301 4 ปีที่แล้ว +2

    Diraac maxa uxidhay zacadii zalma lajeclay😢😢😢😢

  • @msskawthar7864
    @msskawthar7864 4 ปีที่แล้ว

    Horey usoco wll muna faysal iyo maxamed duraac❤🙏✌

  • @tayosiirismail4274
    @tayosiirismail4274 4 ปีที่แล้ว +1

    Waryahe saaacadiii kamal salma siiyey by adiga ku siii siiyey saw maaha

  • @jamiilaxasan317
    @jamiilaxasan317 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkķkkk waxan kuwadiiy adiiga iyo sudus maxaidika dhexya

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali5966 4 ปีที่แล้ว +4

    Pin igu qabo wllky qli🌹😍🥀🤴🌏❤

  • @ayaanahme9797
    @ayaanahme9797 4 ปีที่แล้ว +2

    Reer mudug Lacag dhadhamiyay Hhhhh Yutubka Ku washen hhhh🤣🤣🤣🤣

  • @s.j.3322
    @s.j.3322 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkhhhh yaa ila fahmay qamuunyad halkaa kaga hay diraac

  • @halganfilms6452
    @halganfilms6452 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah keep going wllky

  • @hafsodiamond4072
    @hafsodiamond4072 4 ปีที่แล้ว +2

    Muno nuurkaaga bxya M.a

  • @queensamara9179
    @queensamara9179 4 ปีที่แล้ว +2

    War dumarka sacadooda bixi ku xumayn uxiro yay jar kariden mida kle inder ma yaxaasbad tahy afbalaadhnida🤣

  • @xamdasaleebaan9126
    @xamdasaleebaan9126 4 ปีที่แล้ว

    Muna faysal xbbti qli isku midbaan ka nahy xagaa heestu iyadaa is macnaynaysa diraacow

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 4 ปีที่แล้ว +2

    Daraac wll buran bur ban rabay in an dad kuso garbaasho isodira telkaga.

  • @amelmotivator2565
    @amelmotivator2565 4 ปีที่แล้ว +1

    Munay Diraac uu kuLa googaya😂😂

  • @nimcocabdimaxamed7848
    @nimcocabdimaxamed7848 4 ปีที่แล้ว +1

    Lascanod kaley

  • @alcaalam509
    @alcaalam509 4 ปีที่แล้ว

    Fariidaa wan salaamayaa muna

  • @israomer5042
    @israomer5042 4 ปีที่แล้ว +1

    wlhi muuna isku midnhy xppti anba drenkyga aan mrka ku jiro udhgysta😍😓

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi489 4 ปีที่แล้ว +1

    7:15 muna qalbigay ka heesaysaa markan

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 4 ปีที่แล้ว

    Sahra Ahmed ale haw naxaristo miyaad dhihi waydeen waad soo hadal qadene

  • @maryamamaida405
    @maryamamaida405 4 ปีที่แล้ว

    Diracow cadi iskadhig oo ha ina ceebeyn iskabixi sacada 🙏

  • @saynabmohamed8336
    @saynabmohamed8336 4 ปีที่แล้ว

    Kip going Diraac wallky

  • @caziizaabdirahman7976
    @caziizaabdirahman7976 4 ปีที่แล้ว +5

    Diraacow salmi aawey😅

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 ปีที่แล้ว

    keeb Going WllkY💖💕