Manshallah hablaha reer muqdisho dabecadooda wan jeclahay naag rer waqooyiya hadi inta amiira lagu idhi lagu odhan lahaa wlhi xitaa walalnimada way hilmaami lahayd cadho darteed lamana so marsiiyen waxasa prank ah allow hablaha reer muqdisho barakee
Wllshay allah ku siiyo walad baariy adiga iyo inta muslin ah allah nisiiyi anag walad baari allah nog dhigo kuwa aduun iyo Akhiro anafac allah noga dhigo
Adna waxii helaan la yaabe Ad keso huno Amiira qurux ciila iga khabte Adi inanta kale team Amiira & Saxaaf jira Abid Ani marba qofkii la jabiyaa la jiraaa🤣🤣
Waxaan la yaabanahay dadkaan waxaan daawan jiray 1 Sano ka hor waxay isku dhigi jireen pranks Lkn midka caqligatga gali waayay ayaa ah mar waliba ma is fahmayaan miyaa Sheekadaas waaan soo celiyy cidii ila mid ah like doo tabo bal
Adna walaahi hadii hada Ito kow baxoow rabtid xabibti walaahi nolasha aad maleysia ku heysitid ani oo joogo qurbaha maheyste xabiibt.waa iga talo 💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@nasraabdulkadir2581 wall okay wey isjecel yihiin lkn Qofka islamka ah hadu ku taagan yahay qalad ka qabo Ee ha ku raacin Hana u Sacbin wa haddaad tahay qof Islam ah anigu qof Islam ah aya ahay dadka is kuma diro Subxanallaah wallkey wa saxaye iyo hadalka macaan inu xaaskiis ugu yearo Ee dabka la waregeysid ka leexi reerka
Vedio gan hubaal wax un in aad ka faideysid 😍 th-cam.com/video/G4P3thMXsuk/w-d-xo.html
Manshallah hablaha reer muqdisho dabecadooda wan jeclahay naag rer waqooyiya hadi inta amiira lagu idhi lagu odhan lahaa wlhi xitaa walalnimada way hilmaami lahayd cadho darteed lamana so marsiiyen waxasa prank ah allow hablaha reer muqdisho barakee
Adna kalsooni dhan kuma qabto xaajigeeda hhhhhhhhhhh
Wllhi wan daawadey saxaf shar baad tahy waan uxiisey prankigagi noo so badi nooh
@@saaraomer1623 Hh huno dabecda illhy ba bixiya dad garana masiiye hablahyaga afka noga dhig😌
@@laalayz3979 hhh hablihiinu waa kuwee malaha wad riyoonaysaa hune hurdada ka kac
Allhayow iga farxi rabiyow isii owlaad baariyaal ah caafimaad qabaan aniga iyo dhamaan musliminta nagu arzaaq insha allh allhuma aaamiin 🤲🤲
Ameen🤲🤲
Allaha kugu arsaaqay abyo kuwa aad ku il qabowsato
@@shamsoshamso2439 aaamiin yaarabi allhuma aaamiin 🤲allow iiaqbal 🤲
Wllshay allah ku siiyo walad baariy adiga iyo inta muslin ah allah nisiiyi anag walad baari allah nog dhigo kuwa aduun iyo Akhiro anafac allah noga dhigo
Aamiin inta u oo man allah siiyo baariyaal
Ar qeer Allah kusiiyo waad no aarty team amiira qurux 👍
Inta ila so carartey markey prank maqashey waa idin salamey like ma raaabo aniga 🤣🤣🤣🤣🤣🤪
nolashiina prankga ka daayo wan idin jeclahy saxaaf iyo adna
adna qalbi jab ayey kaqadaysa waxas
4dhaan weeye nolashina quruxda badan allah haydin daayo❤️❤️❤️
Wallhi waxan sooxasoostay parnkigi hada kahor ee ahaa xaas ayan qabaa canug ayey iidhashay🥺🤣🤣
Yes sirta saxaaf wey siiranyo kulu shahee sacas ku heysataaa tem saxaaf is muujiya love saara
Channel kan waxa aan u nacay kaliya waa qosolkaa qaab daradda ah 😩 please ka dayaa
Yaa igu raacsan asxabeeey
Cad cadka hbrtey hbrtey ee nooga fcnyhiin hbrtiiz ma xsuusteenba intuu wxaas idhaho wllhi👊🤣🤣🤣🤣🤣
Adna waxii helaan la yaabe Ad keso huno Amiira qurux ciila iga khabte Adi inanta kale team Amiira & Saxaaf jira Abid Ani marba qofkii la jabiyaa la jiraaa🤣🤣
Waxaan la yaabanahay dadkaan waxaan daawan jiray 1 Sano ka hor waxay isku dhigi jireen pranks
Lkn midka caqligatga gali waayay ayaa ah mar waliba ma is fahmayaan miyaa
Sheekadaas waaan soo celiyy cidii ila mid ah like doo tabo bal
السكين 🔪:لم يقتل إسماعيل.
البحر🌊: لم يغرق موسى .
النار 🌋:لم تحرق ابراهيم.
الحوت 🐋:لم يأكل يونس.
كن مع الله 👆ولا تبادلي
يوسف
ولله و انا كنت جاي اقول وين يوسف ولدي اسمو يوسف
Team Saxaaf ayaan ahay 🥰prank macquula saxaaf ugu kaalay
AdnoY Amiiro taa ku dhigta iLowde moYa qruxy😂😂😂Team amiira♥️💞
Sirta saxaaf way siiranya kulushahee
Saacaasay ku hesataa adnooy🤣
Qofki ugu horeyay noqdy like isara
Hortah reer xamrku mxy udhahan nimankodah hooyadah ban kusheegayah amah abah wlhi waa dhaqan kayabay😃😀
Walidiintaa wilka dhalay badanaa aad ayay ufican yihin hadana gabarta wilkoda qabo wee jecel rer xamarku
@@amishaden159 xaqiiqo 🥰
Wllhi saxaf prank gisa jeclhy mid run ah wye oo kulul hdne😂
Wligey comment uguma horeyn like isara😂😍
Mac kugu tahay hada ilin iga kentahay hadane waa ficnaday marka baranki lagu sameyna arkay saxaf teem amiira qurux waxa kulenahay mahadsanid inta noogu soo artay adna macsakor calen shaax 🤪🤣🤣🤣
Adno😂😂Dhibkeeda naag lee waaYe naag iyo adno maxaa kala heesto😂😂
Kaaas prank ma ahe double prank uu ahaa🤣
Saxaaf prank giisa mrkan arkay wlhi wan so ordy wan jeclahay prank ga sxaaf♥♥👍
Wow ❤
SAXAAFOW ADNA MAR DAMBE PRANK HAGU SAMEYN WLHI CALOOSHA AY I HURISAY MARKEY DHAHDAY NAAGTA MAXA KA OGTAHAY INEY REERKYGA BURBURINEYSO😳🥰
Adno fahankaga allha ku barakeeyo😂😂😂
Anauho reya cawa family antagero from hargaysa lakin adna inwax lagu sameyo wanka sohor jedaa😴
Adna walaahi hadii hada Ito kow baxoow rabtid xabibti walaahi nolasha aad maleysia ku heysitid ani oo joogo qurbaha maheyste xabiibt.waa iga talo 💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
M.a wn idin jeclhy ❤ Akhiro io aduunba farxd kunolada
My couples
saxaaf team maahi kolee ani adna team ahay nooga leexda gabadha❤❣
Best couple saxaaf & adna ❤️
Labada lamaane hooyo iyo aaabo noolaada il xumi idinma aragto wllhi lamaanaha kaliyeen ku daydo tihiin masha allh tabaaraka laah ❤❤💓
Adno wlhy miskin waye Sory Adna Xubi ❤❤❤
Shekada habartaa ayaan ku shegaa ayey garty bee scml wll sxaaf adna wa hooyo wnaagsan pranke kadaa naxdinta u ma fiicnee ohinteeda ma jecli runtii adna dadka iska jecl ayaan ka mid ahy runtii adna way masyrty wn love ayey kugu thy runtii sida warkeeda iga muuqdo ❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯
Allh ano ah team adna aaa hadana ka xumadaay wixi lagu sameyaay amiiraa wanaku faraxsanahay in loo aro amiira😁🤣🤣
Adc walalhey Isoo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍🙏🙏🙏💚
🤣🤣🤣🤣🤣🤣adna so aarso amira maskinta iska arkotee kaso arso saxaf iyo c/rixmaan 👍🏻💯💯❤️🇸🇱
Ar zaxafaa umadeena maha🤣🤣🇸🇱
Adna cabdiraxmaan hooyo muxuu udhaha naga dabageeya plz codsi waaye🙏🥺
Anigaba hala iga dabogeeyo🤣
Hoyadiis labad waye noloshisa inbdan kaalin kaso qadatay mrka ixtiram waynu uahaya
Manasooartay.saxaf.wallhi.amiira.waalaooyay🙏❤
Iui8xnmm
Walahi adno wey kugu dhacey sorry keep going my family ❤❤❤❤
🤣🤣🤣 adnadydi cwa wa lagaly miskiin
Wa arsanona hdaa nahy team adna❤
Celi baga adnay caawa waku farax sanahay sida lagu galay 🤣🤣 umu asiim baad si xun ugashay saxaaf ku kari dhiiga adna shabac hhh
Ax maxaan idin tabay first baan ahay wallaHi
Adno walashey wan ku salaamay soo aarso
😂😂😂😂😂😂😂😂 aar adno waa funny hoyada waca iga deh
Nin miyaaa saas loogu dhag dhagaa bisinka
Kkkkk adna makaa naxayo ani nac ayey ku tahy amira mar kaad ka ooyi nesy maxad is lahed saxaaf janada allaah haku geeyo barada🤣
Waa yahay 😂 waanoo taala
@@AdnaChannel adna anaga kaa naxeyno xbbti 🤣
Adna wee hurdesned arinta markee maqashe codka xitaa waa ufurme hhhhh
hhhh naag maqashe
Team Amira ismujia 🥰
Mashaa allah my family allah hanii dhoro prank waa iska jacyl
Adna nag wey na cebthy😃😃
alxmudulilha miskinti amira ahed wale ilindha dher ayaa kaa timid malin tidhawed adan kaa xaxabi bi he 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂nag Manta dhan waday makudayne runted waye wlhy adne nagaha horar waye
Waan ku salaamay From somaliland
MARKAAD SODOH FICAN LEDAHAY WAA ISKA SIDAAS XOGAGA DHAN WAA AYADA
manshallah wllhy qlli lamane lagu faano tihiin keep going
Mar marka qaar in hab laysasiyo way dhici kartaa intaas baaba qosol ah saxaaf umadena mahan intaas hadad ku qososhay like 👍 iisaar🤣😂😂
Srry mummy adna♥️🥰🥰🥰
Prank shactiro ah wyh🤣🤣prnk saxaaf jeclhy Wlh😂
Adna waad dhaafey miyaa kulaa adno😂😂😂
YeaH teaM SaxaaF wasoo aarsanaY 😂🖐🦋
Our family loNG liFe 🎊🩸💯
Maseyr badanaa Adna
Waxaa umalaynaayaa inay buufis qabaan cidaan maajoogtan walle qurbo hadaa imaataan jacaylkan iyo nimcadaan jiri masii jiri doonto
Habartaale ku mar marsiyoow hhhhh
Saxaf adna prank kusa meesay miyaa
Maskiin xapiti insha Allah waan ka arsandonaa
Waba nin isku diyariye inu adoo mareykan trans wxn kunoqon holan kulaha prank waay daaftay daan😂😂😂
Way siranyo kulushahy sirta saxaaf sacasey ku hesata adnow mac😂😂😂😍😂😂😂😍😍😍😍😍
Hoyada a waca kula ma ilmo ciyala 😂😂😂
Wllhi Wan Qoslay Runtiii Kursigan Ka Dhacay Famil.Faraxd Leh Guulesta Aniga Ilaah Dartiisa Halee Saro
@amira qurux kumee hee ku so wiirso adna pin halagugu qabtee🤣🤣🤣
One year is dawa socotiin waa is dhafeysiin miyaa kulahaa 🤣🤣
War adno illaahay hayska dayo dul badanaa🥺🥺🥺🥺
🤣🤣🤣🤣🤣 waan iska qosla lee ileen dhexdhexaad baan ka ahaye
Habartaa kuu shega ku lahaa adno dhib badanaa runtii wad iga qoslisay
Adno wa laku haya amiiro walo arey 🤣🤣🤣🤣
OMG sdia ay adna u xanaaqdey. Miskiinta pranka nocaasa kadaaya mafiicnee
C/raxmaana joga yah kulahaa...🤣🤣😆
Kkk ar Adnaa habartaa ku shega kulaha ilmo imya ininka
Masha allah
Dad waawayin bad tihin iska daya banta badan ishii wa haran laqag daratad Ilahayi haku danababin.imkiyu wad walatan. Allah ka baqad iska day prank .
Adne wa ka jareen
The past prank waaye keep going
Adna qurux prank inlagu sameeyo ma jecli wlihi lkn saxaaf way igu baxda prank inlagu sameeyo sorry adanaa🥰
Waaw
Warheedhe gawarta xaaskaga pls ka daay marka dhehesid Naagtaan why, wa ilmahaaga hooyadood Oo Jaceel isku guursade so pls don't call her Naayaa thnks raali noqo
Wanka,naxay,wlhi
Wxas kaftan waye dadkan 12 sano isqaban dheldhel ma ahe isku dirka joojiya adna nin jecele heysataye iyada iyo ilmaheda laga garana
@@nasraabdulkadir2581 wall okay wey isjecel yihiin lkn Qofka islamka ah hadu ku taagan yahay qalad ka qabo Ee ha ku raacin Hana u Sacbin wa haddaad tahay qof Islam ah anigu qof Islam ah aya ahay dadka is kuma diro Subxanallaah wallkey wa saxaye iyo hadalka macaan inu xaaskiis ugu yearo Ee dabka la waregeysid ka leexi reerka
Wali amiira aarkeda ma gudmin waa in Amira qab ka ahata
Prnka walipoo adno ku sameyneysid waxad ledahy kii ugu xumaa taas ma fahmin🙄😂🤣🤣
Prank wa xaran ee joji wall
Naag furee ar adnaaa hahahaaha maa udayso walaley haqabeee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhhh naga iga dheye adan qli Dumar niga sida uu xajiso oky
adno qusul ayay lee dahy wallahi
Adna waanba rabay in looga aaro amiira
Asc wr wbr adna walasheyda adi mise saxaaf mid baan u bahnaa in Ila soo xiriiro please jawaab deg deg Ah inshaallah!
Adna maskaxdeeda fresh waaye m.A
Prankigiina waan uxiise
😂😂😂 waa isla joogeynaa waa isla dhimaneynaa
Alayle adna prank badan hal mar saxaaf ku sameeya ka jecely🤣🤣🤣
Saxaf & gabar darskeena isku ekah talow ma gabar shaxafyo ka soo luntayba hhhhhhh
Giriga maxaad kasuubineysaan kulahaa
I don’t like the slow motion and side effects, it ruins the video
Alla adna maser badanaa 🤣🤣🤣
Adnadayda caasha ku jecliyaa queeney
Wadaremona waxa nagu sameynosin adna io saxaf 🤣🤣🤣
Yes umu Asiim wey qanacdey team amiira qrx hadana madaxa Nafuran manta AnAga