DEG DEG AMXAARADII OO LA WAREEGTAY GOBOL SOMALIYA KA TIRSAN & DADKII OO KACAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏

ความคิดเห็น • 155

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  7 วันที่ผ่านมา +1

    WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 7 วันที่ผ่านมา +10

    Somalida u wacaneso kawaran maxey ka yaqaanan amxarada walahi waa dad naxaris laheen dumarka dila caruurata laayo like yahuuda oo kale

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 7 วันที่ผ่านมา

      Haa runtii ee iskada kuwa uwacanayan iyaga kadhax arkayan

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 7 วันที่ผ่านมา +2

      Xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude ayaa bada u saxiixay oo safiirkii itoobiya dayaaradii itoobiya vilada ay la joogaan military gii itoobiya vilada ay la joogaan xasan dhiiqo aaway mw nimo wuu fashilmay

    • @nawaalraage3571
      @nawaalraage3571 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@sadiyaali9508 subxaana allah qabri malihid miyaa illah ka cabso waad dhimani

  • @Bigj-n8d
    @Bigj-n8d 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mshallah fariid 🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊🏾👊🏾👊🏾

  • @Bakarmaxamed1122
    @Bakarmaxamed1122 7 วันที่ผ่านมา +6

    Soomaaliyey kaca kaca khor yihiina qaata iskadhiciya cadawga ❤😊😂😮😅❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 7 วันที่ผ่านมา +3

    Jareer tii wadanka u dhalatay ayaa dhismihii iyo baalashkii lagala wareegay

  • @samraamo8912
    @samraamo8912 7 วันที่ผ่านมา +3

    Walalow itopia dhaman rer galbedka aya garabtaagan. Lkn anaga somali ahaaa hurda waan dhaafnay wexeyba ilatahay in nala taagay ooo nala qabsanrabo

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 7 วันที่ผ่านมา

      Somalia ❤❤❤❤

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 6 วันที่ผ่านมา +1

      Runta

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 7 วันที่ผ่านมา +4

    Ciidamadeenii na looga cabsanaayey xassan shiiq meel ha ku sheego

    • @Fast.money86
      @Fast.money86 7 วันที่ผ่านมา

      War ciidamaad way jogaan macdoga waxaa larabaa in halmar wax latuso marka idinkana dalkiina difacda

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 7 วันที่ผ่านมา +1

      @@Fast.money86 insha allaah waan is difaaceynaa rabi ha isku keeno dadkeena

  • @Mrsamadoon
    @Mrsamadoon 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sihduu Fahad Yaasiin Sheegayba Waxa Jiro Dawlado Isku Ah - Iyo + Hadi Midi Hor Martana Tan Kale Way Bur Buraysaa.
    Sida Somalia 🇸🇴 Iyo Ethiopia 🇪🇹 Oo Kale.
    Somalia 🇸🇴 Hor Mar Ayay Ku Talaabsanaysaa Halka Ethiopia 🇪🇹 Sii Burburayso.

  • @WAanimi
    @WAanimi 6 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuul Ethiopia af Somali nah waan naqana ❤❤❤❤❤❤❤🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 coming soon to muqsisho😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp 7 วันที่ผ่านมา +1

    Somali wa cawaan baladxawo ground diyaard maba lahn

  • @toughgee
    @toughgee 7 วันที่ผ่านมา +3

    Asxapta please waan idin baryaa ilaahey dartiis nabi maxamed sharaftiis garka iyo lugt ni haysta hoyadina iyo abahina dartood igu siiya 5000 lacag kenya guriga kiraha iskaga bixina🥺😭

    • @DhaakoMedia
      @DhaakoMedia 7 วันที่ผ่านมา

      Magaca Tough Gee. Iska badal marka hore. Hada tahay Tough Gee uma bahniid lacag. Your so Tough u can Man GEE

    • @toughgee
      @toughgee 7 วันที่ผ่านมา

      @@DhaakoMedia I'm tough but need some help

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 7 วันที่ผ่านมา

    Bismilah Guul umadda soomaliyeed gumeysi ha ❤😊😅hajabo biidnilah

  • @sm.5191
    @sm.5191 7 วันที่ผ่านมา +1

    ila calanka somalia la hoos taago wadanka halis uku jira qabilka hadifaaco somalia waakase 😭😭😭

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 7 วันที่ผ่านมา

    War aynu hurdada kakacno intaan calalo kala jaada toleynaa ciideena loo tashaday cadowgeena Alle hajabiyo isku duubni iyo guul joogta ah Allah na siiyo Aamiin Yaarabi

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 7 วันที่ผ่านมา +1

    Rag ayaa tahay sxb dhiiro galinta halkaa kasii wad

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 7 วันที่ผ่านมา

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 7 วันที่ผ่านมา

    Ethopia waxba maaha somaliyana soma haweesateen lkn anagaa isu dhiibey a ethopiya

  • @HassanAlsow
    @HassanAlsow 7 วันที่ผ่านมา

    Adobiy allaha hanga hayo❤❤❤❤❤

    • @GorzeGorze
      @GorzeGorze 7 วันที่ผ่านมา

      👉👗 🇸🇴👗👉🇸🇴🇸🇴. 😂😂😂😂😂😂

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 7 วันที่ผ่านมา

    Wcs brother, HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 7 วันที่ผ่านมา

    Reer Doofaar oo dhami hayska dhurmaan.

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 7 วันที่ผ่านมา

    Waxaas laeweegma eyagaa siiyay reergago beydhabaana kuxigta

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 7 วันที่ผ่านมา

    Somaliya wax jira maaha arkimeysid ethopian somaliya wadankiisa uga hiiliniya

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 7 วันที่ผ่านมา

    asc zaki yare waa runta ethepia waxaey rabtaa iney tarteeb u qabsan doonta hadee somali hurdada ka kacdo

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 7 วันที่ผ่านมา

    Waa sax dalka haloo soo laabto hala difaac markan wadankeeni ka cararney intii soo harteyna wey is cunayan dhulka somaliya somaliya leh lkn waxan arkaa dad wada kii u nisbeynaya nin madaxweynaha oo shaley yimid berina tegayaa war caqligu ha shaqeeyo

  • @SudahA_Wahabb
    @SudahA_Wahabb 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wllhi xaada i istaagte😭🇸🇴

  • @Saylaan
    @Saylaan 6 วันที่ผ่านมา

    Eleteriya oo 5 million ah baa ka adkaatay, soomaaliya itoobiya waa ka adkaatay , hadee car dagaalka inoo bilaaba anagu kurdi iyo falastiin manihine

  • @mohamedabdi4432
    @mohamedabdi4432 7 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi warkaas gabadha aay sheegta oo ah in itiopiya aay maxaabiista qariso intii taabacsann aay dadka kula waddaagto b /bulshada waa sax waxaay kajirtay xabsigga dhexe ee daqal barnacle ee G/Godey.

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 7 วันที่ผ่านมา

    ciidanka qaranka somaliya wan inlodira cadowga wa soo dulay ethopia dalkeni walagu so duulay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 วันที่ผ่านมา +1

    ITOOBIYA GAROONKA, DOOLOW, LUUQ IYO KAN BAYDHABO INTAAS IYADA GACANTA KU HEYSO.

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 7 วันที่ผ่านมา

    laanka beela dheh wakaa wadankii wala qaatay bis weyaan

  • @0markassim21
    @0markassim21 7 วันที่ผ่านมา

    Somaliya markey kenya tahay wey ku orodaa markey tahay ethopia wey ka cabsataa zakiyow jawaab ayaan kaa rabaa sababta somalida ithopia saaidka uga cabsato oo caalamka xataa yaban yahay

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dhalinyarooy dhulku ehel aan adinka ahayn maleh'fadhiga kakaca.
    18 gobol xariir sameeya sidii syl.
    War fadhiga kakaca intay goori goortshay

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 7 วันที่ผ่านมา

    Dilla Somalida

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 7 วันที่ผ่านมา

    yahuuda ka dambeyso iyo gaalada dhan

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

    Marexan good ia our brother they are supports us and welcome to gedo.

    • @IsmailMusa-qc9js
      @IsmailMusa-qc9js 7 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 7 วันที่ผ่านมา

    Abii Axmed waxaa uu u isticmaalay Soomaaliya sixirka madow dadka Soomaaliyeed oo dhan waa la wada maahiyey indha hooda oo shanty ah ayuu wada qabsanayaa Soomaaliya dadka Itoobiyanka ah ee ku soo qul qulaayo waa ciidamada Itoobiye oo dhar cad iyo saaxiriinta Abii Axmed soo dirsaday oo meel kasto goboleedyada dalka Soomaaliyeed oo dhan ayey wada joogan sixirkii loo is ticmaalay Muuse Biixi ayuu u wada isticmaalay Soomaaliya waa la wada qabsan rabaa galaga gaaro culumada Quran aqris ha wada bilaavan xoolo gala wada qalo geela ariga lo,da hala wada qalo hala wada duceysto sii faa fiya waa arin deg deg ah dalka laga bad baadiyo saaxirka wayn Abii Axmed.

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 7 วันที่ผ่านมา

    SOMAALIDA HAYDAY CAAWIN LAHAAYEEN ONLF MARKAY DUURKA JOOGTAY MAANTA ABIY AFCADE KUMA HAWAYSTEEN

  • @AbdiraxmaanIsmail
    @AbdiraxmaanIsmail 7 วันที่ผ่านมา

    Wadani dhab ah ayad thay sxb

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 7 วันที่ผ่านมา

    Abdi ilay ayaaba Ogadeenoow idinka shaqeen jiray Abiye ayaa iidin dhama

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 7 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ahay qofka ugu horeeyo like iga dhisa 😷😷😷

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 7 วันที่ผ่านมา

    Now I am telling our crying sister to cry help for her clan to come and fight Ethiopia because they fight each other, I also want to say wake up and see what is happening to your country it is getting colonised again like Europeans colonised it. So Prepare For War, My People also May Allah Save us 🇸🇴🫡🇸🇴

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 7 วันที่ผ่านมา

    WAR FARXAD LEH WAYE WAYO WAXA KA XUROWAYNAA HAWIYE DAROOD IYO ISAAQ

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 7 วันที่ผ่านมา

    SOOMAALI IN LA GUMAYSTO AYAA SOO SOCOTO. DAD MASAAKIINA OO DAGAAL KU JIRA AYAY MAALIN WALBA LAGU CAAYAA WAA LAYDIN GUMAYSAA IYO JAAJUUSIIN BAAD TIHIIN

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 7 วันที่ผ่านมา

    Xasan sawlogama tag waayin inuu soomaali ururiyo oo xita somaliland oo Ka maqan 34 sano oo nabada dhibkeeda Ka shaqayn maayo haka gurto hadaba.

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 7 วันที่ผ่านมา

    Hoyadaadi qafaadweynta ahaydba wasay

  • @HassanAlsow
    @HassanAlsow 7 วันที่ผ่านมา

    Masar waa inaa lasoo dhawey wayo adobi waa cadoge wayo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 7 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo ku dhuus Xabashida

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 7 วันที่ผ่านมา

    Somalia in laqeybsada wey uqalantaa sababtoo ah waa ummad cadaw isku ah midba midka kale ku maqan hadii sidaas aa nahay maxaa ku diideynaa in laqabsado dhulkeena. Runta hadii leysku sheego somali ma,ha somalidii hore somalida maanta waxaa waaye aniga maxaa cunaa

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

    Shacabka wan xasuqeynaa.qabilqabilban u hubeyneynaa .somaliya waxan usuubinayna sarakil itopyan somali from regin of ogadenah .

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 7 วันที่ผ่านมา +1

      Xaraan kuwa nadhex joogaa naga dawarsada waan qalayaa 🇪🇹🤮🤮🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

      @@HamdaYacine-wc3fk
      Doqon kuwa dawarsado wa askar
      Jaajusin ah oo akhbarta soo gudbiya dalkana lagu beerayo far masarikartan

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 7 วันที่ผ่านมา

      Waxan Malaha wadkoodii naawada walahi. Shaqale noosha qayjiray waan dilnay 😂😂😂

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 7 วันที่ผ่านมา

      Itoobiyanow afka noodhiga xaraan yahay adigu soomaali batahay maxaa kuwada😂

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 7 วันที่ผ่านมา

      🔪🔪🔪

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waaw wa guud news weldone itopiya welcome gedo .gedo is a part of itopiya.

    • @mohamedfarah5700
      @mohamedfarah5700 7 วันที่ผ่านมา

      Kkkk nacas

    • @AdnanAbdiMo
      @AdnanAbdiMo 7 วันที่ผ่านมา

      Stinky axmaara, hooyada aa amxaarada futada ka wasto , futada laga dhalay axmaaradi ku dhashay was.

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

      @@AdnanAbdiMo
      Cay maxa iga qadi wa fuleynimo jileecwaxa cay ka keneyso aqlo iyo fikir la imow

    • @GorzeGorze
      @GorzeGorze 7 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂👉👗👉👗👉👗👗👗🇸🇴👗🇸🇴👗🇸🇴👗😂😂😂

    • @user-qp1mx3sz6n
      @user-qp1mx3sz6n 7 วันที่ผ่านมา

      Amxaaro urto uf iscadee naayaa

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax 7 วันที่ผ่านมา

    Somalididow.amxarada.aad.ledahay.wan.jeclahay.haku.wasen.keleb

  • @SAIDIBRAHIM-yl1un
    @SAIDIBRAHIM-yl1un 6 วันที่ผ่านมา

    Ala farmaajow ku aawa😢

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

    Wasax gedo wa qeyb ka mida itoppiya.qushaasha somali.abaha wala gubaa.

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 6 วันที่ผ่านมา

    Somalia gumeysi ayey diyaar u tahay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 7 วันที่ผ่านมา

    Haye Meeday Soomaali Nimadii
    Daarood Munaafaq iyo Hawiye
    Dameer Awel bawaye Hayesten
    Xaasid Nimada Somalilnd Isaaq
    Baad isku Raac Santihiin
    Mareexaan Raxanweyen Xawaadle
    Inta a Xabashi baajoogta Cidka
    Hadalesaa Majirto

  • @user-ck8vv6bd6q
    @user-ck8vv6bd6q 7 วันที่ผ่านมา

    gedo matexaankii daganaa aakusoodhaweeyay ee yaan laisku wareerin eesidii lagayeelilahaa halagatashado soomaalay

  • @HassanMohamud-oy3qq
    @HassanMohamud-oy3qq 7 วันที่ผ่านมา

    Had uu hamza noqdo itoobiyaan yaa soomaali ah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 วันที่ผ่านมา +1

    XAMZA WA REER DHAXBUUR DDS , KA DIB WUXU SOO AHA AMA YAHAY, KORNEEL NABAD SUGIDDA KENYA, ISAGA IYO AXMAD MADOOBE ISKU MAGAALO AYEY KU DHASHEEN, AXMAD MADOOBE WEY CADDAHAY, IN UU NABAD SUGGID KENYAN YAHAY, ODAYAASHI ADEERADA U AHA, WAAD ARAGTA DDS JOOGA IN AY YIRAHDEEN ITOOBIYAN AYA NAHAY.

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 7 วันที่ผ่านมา

    Shiine isaga wax ma oga taaj weedii

  • @SudahA_Wahabb
    @SudahA_Wahabb 7 วันที่ผ่านมา

    Acuudu billah war soomaali maxa haysta

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 7 วันที่ผ่านมา +2

    Somalidu way been badantahaye wax iska hubi. Cunug yar baa tahaye

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

    Waxan qabsaneynaa somaaliland then puntlan. Kadib jubboland. 3 markanqabano xamarba ku xigo.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 7 วันที่ผ่านมา

    Masar idin Wasatay

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 6 วันที่ผ่านมา

    Halawareegaano, Waayo Somaali ayagaa heshiiin waayey,Waayo, hadaad tashanwaydo,Waa lagu talin🤔

  • @AhmedYonis-p5m
    @AhmedYonis-p5m 7 วันที่ผ่านมา

    Awe M.R hub aay qabsatay🤕

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 7 วันที่ผ่านมา

    Xamse Abdi bare iyo Abdi madoobe waa Etopian markaa maxaa xala

    • @kiinhusen
      @kiinhusen 7 วันที่ผ่านมา

      AXME MADOOBE IYO XAMZE WAA SOOMAALI WAANA KUWII WALIGOOD LA DAGAALAMI JIRAY ITOOBIYAANKA

  • @ShoobleXaaji
    @ShoobleXaaji 7 วันที่ผ่านมา

    Warkaca hurtada kakaca cadkiiwaakanaa

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 7 วันที่ผ่านมา

    Oromo dheh ama itobiyanki dheh amxaaro addis ababa ayeeyba qabsan rabtaaye

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 7 วันที่ผ่านมา

    Waxba hasiinina hana ka shaqaysiinina way iska tagi doonaan markay gaajoodaan

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 7 วันที่ผ่านมา

    Zakiyow meesha war hala fadhinine adiga raga ka maqan dalka soo gala dalkii a difaaca

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 6 วันที่ผ่านมา

    Yaa kacaa hee.dadkii dhiiga lahaay waa dhamaadeene intii hartayna waa duqoobeen waxaa isku haray naagihii iti wiilal ciyaal siyo ah oo ciyaal maamo ah yaa difaacaya dalka dhalin yaradu waa iska niikinaayaa tik tok bis meherada kale malahan

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 7 วันที่ผ่านมา

    WALAALOOW weelka xariifka masar iyi somlida kasheekeenaayaayo Linke giisa maxaa waaye?

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 7 วันที่ผ่านมา

    Hawadiina madaxweynaha waxuu u dhiibey emaraat etobiyankii a dakad wa isugu dhacdee hawada xassan shiiq ha ku soo celiyo somalidii heysay

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 7 วันที่ผ่านมา

    Dhalinyaroy waad daashen wadanka xasan ayaa la og dowlada aya keentay barlamankina ma hadli karan maxa ka qaban kartan dowlad aya dalka difacda aawey dowladii heedhe miyad waalaten gedo xasan waligis inay Soomaali yihin maba aaminsano qabyaalad aya halkan idin dhigtay uf

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 7 วันที่ผ่านมา

    natiijadii qabyalada wa kaa mirahii hala cuno

  • @akramalli2405
    @akramalli2405 7 วันที่ผ่านมา

    Runta aan isku shegno safarada Ethiopia intee Ku taala adi Iyo shacabka wee og yihin madax toyada halaga racdeeyo wax layab leh xallane xasan sheq qabiilka ha ISKA dhafo qalad ka IGu weyn mesha uu ka jiro cidan halasiyo nolal Ku filan xilibanada waziirada madax wenaha mushar dhimis hasameeyaan isku dhelatir aya lobaahanay intas hadii la helo somali hanolato

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 7 วันที่ผ่านมา

    Soomaalaay xasan wax haka sugina wax uu inoo soowado OO dhib ahayn majirtee dalkeena aan difaacano xasan jeebkiisa iyo qabyaalad uu shacabka inuu kala fur furo bas buu ku mashquul sanyahay inta gurigiisa loogu imaanayo wax shido ah mahayso fadhiga ka kaca OO dagaalada dhex deena inaga joojiya

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 7 วันที่ผ่านมา

    2:54 Shiine coley .muxu yaqaana asiga xaar xaar ah o Germany 🇩🇪 qaxooti ku ah maxu yiri kosovo 🇽🇰 lama aqoonsano hhh wadamada u sotiriyay dhan waa wadamo qani ah o lawada aqoon sanyahy mida kale Ethiopia 🇪🇹 somali mardhaw aye qabsane iga qor somali dhaxdooda aya laga faaidesana waa dad isku maashquulsan ayaga dhaxdoda mida kale waa dad aqliga ku yer Ethiopia weey sosocota somaliyeey idinkana isdila dhaxdiina ileen aqli malihidiine 😷😷😷😛😛😛

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

    Wad riyooneysa we are orthodogs
    We are never destroyed. Your dreams is the fack dream.

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 7 วันที่ผ่านมา

    C’est une blague 😂😂

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 7 วันที่ผ่านมา

    Qadaad Weyen Nacadal Baa idinku
    Taal beenta iyo Qudhunka Joojiya
    Awel bawaye Joogeen Meeday
    Soomaali Nibadii beets Ahayed ee
    Isaaq lagu Caayayey

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 7 วันที่ผ่านมา

    Faraxad Xabashi Aad bayenu u jecelahay

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 7 วันที่ผ่านมา

      Hakudhubeyan

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 7 วันที่ผ่านมา

    SCW❤SCW❤SCW❤SCW❤SCW❤SCW❤SCW❤SCW❤SCW❤SCW❤SCW❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 7 วันที่ผ่านมา

    😢💔🇸🇴💙S

  • @Sudeysihasan
    @Sudeysihasan 7 วันที่ผ่านมา

    🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪💪💪💪💪💪😜😜😜

  • @somgirl5250
    @somgirl5250 7 วันที่ผ่านมา

    Gedo maqabsan karto eithopia mareexaan hadusan raali ka noqon wa la qabsaday wax kajira majiraan mareexaan lama qabsan karo e dib ugu noqo baaritaankaga wiilow

  • @rwaidamohamad6903
    @rwaidamohamad6903 7 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🦮🦮🦮🦮🦮🔪🔪🔪🔪🔪🔪

  • @truthafrica288
    @truthafrica288 7 วันที่ผ่านมา

    Ummada Somali wa weak people and Ethiopia will take Somalia if not stopped

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 7 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia anag ay dagal naguu haya wayoo Axmaradi faano ay soo gali rabat ee 5 aata xaboo iska oroomo oou kala baxay aulisheegay ee Anaga ay wanah farta ku hanaa

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dawlada mudulood hasan dhiiqo ha soo diro ciidamadii masar.. qabiiliiste hasan dhiiqo ..halagu kala cararo somalia dawlad ma jirto..

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 7 วันที่ผ่านมา

    Gobolka gedo ma hadduu soomaaliya noqdey dowlada mudulood, gedo mar hore ayey soomaaliya kasaartey sanad ku dhawaad bey boondooyinkeedii go,an yihiin bil walbana diyaaradaha keenyaatiga ayaa duqeeya dadkaas soomaaliya dadka kala diley waa dowlada

  • @saharakoslaye5734
    @saharakoslaye5734 7 วันที่ผ่านมา

    Gado sow dad uma dhalan aaway dadkii mesha daga mey iska dhiciyan Ama so shegaan in lala dagaalo

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

    Aad baan ugu farxay arrintaas .itopiya soo dhawoow .
    Walibo ilaa iyo xamar ban soconeynaa marexan is our brother. .

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 7 วันที่ผ่านมา

      Garacow 77 xasuunaow😂

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

      @@HamdaYacine-wc3fk
      50sano ka hor iska illow maxa ka danbeyey inan siyasad idin isticmalney idin burburinay .manta maxa heysan.
      Dalka somaliya wa itopiya qeybka mida watas gedo wa ku deysey konfurgalbed ba ku xigto

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 7 วันที่ผ่านมา +1

      Anagu malinta cadow aba shisheeye nasodhexgalo 111 midbaan nahay from soomaali waa waamid sidii sikadaran baalay diingali sosoco siraday🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯✈️✈️✈️

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 7 วันที่ผ่านมา

      Anagu waan islaynaa Lkn iska kafdano itoodiya amxaaro uf oromo uf xabashi uf tikray ✈️✈️✈️✈️🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴💪🇳🇪

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

      @@HamdaYacine-wc3fk
      Hada gedo airporka wan qabsaney to day hadal iyo afran qalbifaruq ah bad heysa

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 7 วันที่ผ่านมา

    😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 7 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya Hanoolaato Nebigaa udceeyey Haye Qadaad Weyen
    Idin kaa aad ujecel Xabashida
    Anaga Inaa Nagu dirtaan baad
    Rabataan

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 7 วันที่ผ่านมา

    Benaale weeye ninka dhahaayo ninkan wa ithopian
    Raisul wazaaraha xamze cabdi bare wa somali dhalad ah
    Dadka uu ka dhashay wa dadka gumaysiga la dagaala ee Somalia ka difaaca

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 7 วันที่ผ่านมา

    👎🏽🇪🇹👎🏽🇪🇹👎🏽🇪🇹👎🏽🇪🇹👎🏽🇪🇹

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 7 วันที่ผ่านมา

      Uf 77 sidiila guugalay hailaawin 😅 🇪🇹🤮🤮🤮🤮

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

    Shacabka wan xasuqeynaa.qabilqabilban u hubeyneynaa .somaliya waxan usuubinayna sarakil itopyan somali from regin of ogadenah .

    • @kiinhusen
      @kiinhusen 7 วันที่ผ่านมา

      Waa beentaa aniga ayaa jooga Ogadenia, Aduunka Etoobiyaan ayaan ugu necebnahay

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา

      @@kiinhusen
      Adiga wan ku gunesta amus adonyahy

  • @daahinmaalin1533
    @daahinmaalin1533 7 วันที่ผ่านมา

    Guuu🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦾🦾🦾🦾🦾🦾