QALBIGA UGU RAAXEE NABI AMAAN AAD U MACAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2020
  • เพลง

ความคิดเห็น • 479

  • @maymunaibrahim3910
    @maymunaibrahim3910 3 ปีที่แล้ว +176

    *Ismail Aarka* *alle hakugu so hanuuniyo nabigeena nuurka badnaa CSW fadligiisa mashaaikhdaadi iyo xirtaadi alle haku so celiyo weli waan ku jecelnahay*

    • @al-hidaayatv6213
      @al-hidaayatv6213 3 ปีที่แล้ว +3

      Aaamin

    • @muqtarabukar6063
      @muqtarabukar6063 3 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin

    • @abdiabdulahi7485
      @abdiabdulahi7485 3 ปีที่แล้ว

      @@al-hidaayatv6213 1¹1111111111111111¹11111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111¹111111111111111111111111111111111111111111111111¹1111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111¹11111111111111111111111111111111111111111111111¹11111111111111111111111111111111111111111111111111111111111¹111111qq111111¹11¹111¹

    • @mohamedabdi5294
      @mohamedabdi5294 3 ปีที่แล้ว +1

      walaaley maka baxay xertaan

    • @mshuurshe
      @mshuurshe 3 ปีที่แล้ว +3

      Allah ma anigaan isweydiin waxaan is iraahdaad wiilkaan yar iyo midka hees usku ekaa. Ilaahow soo hadee yaarabi cudkaan macaan wuxuu ku haboonaa in amaanta xabiibka csw kaliya lagu amaano

  • @abdullahiisseofficial6971
    @abdullahiisseofficial6971 ปีที่แล้ว +45

    Waxaan Daawanayaa 12/Mowliid Maalintii Uu Dhashay Nabigeeena SCW Allah Ha Soo Hanuuniyo Wllkeen Ismail Aarka🤲😰

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 3 ปีที่แล้ว +176

    Waxaan daawanayaa 11-april 2021 laakiin markaan ismacil arka waa fanaan alloow soo hadee.
    Inta ila soo booqata like saar.

    • @ashaaliashaali1936
      @ashaaliashaali1936 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma xila fogwiilyar babamosaye

    • @BurqadChannel
      @BurqadChannel 2 ปีที่แล้ว +3

      Waxaan daaaanayaa 7 April 2022 Dar es Salam Galgaduud Somalia

    • @ahmedweli3120
      @ahmedweli3120 2 ปีที่แล้ว +1

      Day 17 Ramadan 2022, Dar es Salaam, Tanzania.

    • @sahraahmed1359
      @sahraahmed1359 2 ปีที่แล้ว

      @@ashaaliashaali1936 qq9q

    • @Showkaanifx
      @Showkaanifx ปีที่แล้ว

      xumantan allihi kawday aya taana ka hnunin kara

  • @hibohusen1492
    @hibohusen1492 3 ปีที่แล้ว +21

    Scw scw scw scw Allah jecekaga awgii jifka aya unaco jahaga nuurkale ya hor jogsado ku lajoogo oo marana kaba jesanineee🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰☝️🇸🇴🇸🇴💯

  • @cabdifataaxxasanadooneebe3991
    @cabdifataaxxasanadooneebe3991 3 ปีที่แล้ว +38

    Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ☝️❤️❤️😭😭

  • @abdiqays554
    @abdiqays554 2 ปีที่แล้ว +13

    Sayidkii makhluuqee lala sinaan karinee
    Suubanow adaan ku salaameynaa
    Scw scw scw scw scw

  • @faatimamohamed6906
    @faatimamohamed6906 3 ปีที่แล้ว +47

    Ismail aarka alle hakugu soo hanuniyo wllo🤲🤲

    • @Yyfre
      @Yyfre 3 ปีที่แล้ว

      Yaa waaye ismacil

    • @mowliidmohamed1379
      @mowliidmohamed1379 2 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiiin

    • @Cc-cs9zz
      @Cc-cs9zz 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Yyfre wiilka hada qasiidada akhrinya weeye hada waa fanaan

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      @@Cc-cs9zzhaa ismaaciil aarka

    • @fadumamacalin4384
      @fadumamacalin4384 ปีที่แล้ว

      @@Yyfre ismaciil aarka fanaan wayey hada

  • @malikjamal6662
    @malikjamal6662 2 ปีที่แล้ว +11

    Waxaan daawanayaaa 25 April 2022 maalin uu Ramadaan yahay 24 lkn ismaciil aarka waa fanaan allow kusoo hadeey🤲📿

  • @qaaliibraahim1
    @qaaliibraahim1 ปีที่แล้ว +12

    just listening 🎶👌 qalbiga qabow mka darente mrkad saliga nabiga maqashe🥺🥰❤❤❤

  • @Cc-cs9zz
    @Cc-cs9zz 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow riyadiisa noo sahal waan jecelnahay waa sayidkeeniye ,nafteena ayaa ku xasili lahayde.

  • @mohamedhassanhaashi9495
    @mohamedhassanhaashi9495 3 ปีที่แล้ว +15

    Cajiib !!!! Jaahada sharaftaleh yaa hor joogsado ilaahow inoo kas ❤❤❤❤

  • @qadariihomohamed9701
    @qadariihomohamed9701 3 ปีที่แล้ว +11

    Waxan daawanaya 2/Bisha lixad 2021 wana fanaan alllah hasoo hanuuniyo I.a😥😥😥

  • @farxanismacil646
    @farxanismacil646 3 ปีที่แล้ว +13

    ﴿اللھم صل علی سیدنا محمد﴾

  • @farhiyowadani6244
    @farhiyowadani6244 2 ปีที่แล้ว +26

    Allow adiga waxba kulama ahane so hanuni waa adonkada oo qaldamayi🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @kifahmohamud7230
    @kifahmohamud7230 3 ปีที่แล้ว +19

    Masha allah cod macaan buu ku aqriyey digriga ilahay haso hadeeyo iyo dhamaanteba

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 3 ปีที่แล้ว +8

    Nabi mohamed scw
    In la amaano wa wax fcn
    Lakin safka asaga kuxiga ilahay swt baa cid kadhigi kara
    Kuwa lasoo boodi hada rasuul ka lagaso horjeeda.

    • @ogaansho7953
      @ogaansho7953 2 ปีที่แล้ว

      Ree maxamed c.wahaab maa ka soo maqashay intaa 🙄🙄
      Warbal ha nagu qarxin😡😡😡

  • @liban4074
    @liban4074 3 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi waan ilmeeyey markaan dib u raacay *Ismaaciil Morgan* oo hadda fanaan ah Wlhi ilin baa iga soo daadatay Allow soo hanuuni,
    Annagana ilaahey xaqqa ha nugu sugo hana nugu dilo hana nugu soo bixiyo.. Aamiin Aamiin...😪😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @mamasalmamamasalma8331
      @mamasalmamamasalma8331 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiiiiiiiiin ani xitaa cawa igu horeysoo

    • @dahirabdi7900
      @dahirabdi7900 3 ปีที่แล้ว +2

      Yarkàan qisiidada qaadaayo miyaa fanaan noqday mase waa midkale walaal

    • @liban4074
      @liban4074 3 ปีที่แล้ว

      @@dahirabdi7900 haa wll yarkaan qasiidada ugu horeyso qaadaayo ayaa fanaan noqday haddaad rabtid inaad ogaatid dib u raac ismaacil Aarka ku qor youtupeka wuu kusoo boodaa waad arkee asagoo heesaayo welibo 2 maalin kahor ayuu hargeisa ka imaaday uu xamar imaaday asagoo si fcn loo soo dhiibay...

    • @bishaaroaadam4552
      @bishaaroaadam4552 3 ปีที่แล้ว

      Aamin yaa allah

  • @mohamuddahir7652
    @mohamuddahir7652 3 ปีที่แล้ว +33

    Allaha soo hanuuni sidiisa hore ilahow ka dhig🙏😍

  • @nashaadb.sharif6605
    @nashaadb.sharif6605 3 ปีที่แล้ว +11

    Nabi amaan aad umaacan mazha allah 💋
    Mana helin runtii ruxdaada nuurka leh😭

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 ปีที่แล้ว +6

    Scw scw scw mash Allah alla ismicil sheikh waye faanka oo kusobiray

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 3 ปีที่แล้ว +15

    Waxa haboon in ismaail aarka lala Taliyo Ka Gaaris bu leeyahay
    Waxa ku Kalifay waxa laga yaaba inay yihiiin Dhaqaaalo Daro
    Mrk lacag inti lo uruuuriyo Hala Iskaga so bax Fanka wa aniga fikirkayga✍

  • @mohomadabdulkadir1926
    @mohomadabdulkadir1926 2 ปีที่แล้ว +7

    M.a waa nashiido qalbiga u fiican

  • @miskiaadan7222
    @miskiaadan7222 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaaah wllaahi wan ilmeeyay aaamiin Aaamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedhussein660
    @ahmedhussein660 4 ปีที่แล้ว +74

    MashaAllah qasiidadan qaybteeda hore ayaan aad uga helay

  • @hassannoorali7591
    @hassannoorali7591 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashaalah.
    scw scw.
    unaxriisa ebow ebow .👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @comingfacts2623
    @comingfacts2623 3 ปีที่แล้ว +21

    Cismaaciil Arka ilaahey ha inosoo celiyo🤲

  • @farhiyaabdullahi9904
    @farhiyaabdullahi9904 4 ปีที่แล้ว +13

    Ma Sha Allah Aad Ula Dhcy Nebi Amaankaan Aadka U Macaan Wxn Alle Ka Baryaayaa Inuu Soo Hanuuniyo Wllkeen Ismaciil Morgan بفضل نبينا محمد صلي الله عليه وسلم 🤲🤲

  • @cabdulahiaxmad307
    @cabdulahiaxmad307 ปีที่แล้ว +1

    Waxan dawanaya Oct 1 2022 bisha mowlidkana tahay 6 waa haben aan soxasustay codki macana ee ismaaciil moorgan lkn cawa waa fanan wana ismacil aarka Allah ha soohanuniyo aan codkiisa mcaan ku qalbi qabowsanee aamiin

  • @bintishandile6739
    @bintishandile6739 3 ปีที่แล้ว +9

    MashAAllh Allow jacelka nabiga scw naguhanuni

  • @fadumamacalin4384
    @fadumamacalin4384 ปีที่แล้ว +2

    Waa maalin Ramadan allow ka reeb heesaha wllky ismaciil

  • @iqromacalindaauudiqro9208
    @iqromacalindaauudiqro9208 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a allaha soo hanuunsho maqaldame waa ilaaheey subxaana watacalaa

  • @ikhlaasabdirahman1074
    @ikhlaasabdirahman1074 ปีที่แล้ว +3

    2023 _1_9ayaan dhageysana hbeenimo ilahow ismacilka arka so hanuuni😭🥺

  • @timanjilac
    @timanjilac 2 ปีที่แล้ว +38

    اللهم يا مغلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك

  • @fardowsoburhaan7082
    @fardowsoburhaan7082 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay hasoohanuuniyo ismaaciil

  • @abdurazaqahmed1418
    @abdurazaqahmed1418 3 ปีที่แล้ว +7

    ( na tageer oo na taakuliyoo) subxanaAllah ilaahey ba la baryaa oo kaliya ee nabi scw taaba lalasoo diray

    • @cabdiwalidaacad2880
      @cabdiwalidaacad2880 3 ปีที่แล้ว

      Nabiga maa sheegitaankiisa diidan tahay?

    • @Munira_Abdi
      @Munira_Abdi 3 ปีที่แล้ว

      Daacad sheegida Nebiga iyo in la baryo waa kala labo wl

    • @cabdiwalidaacad2880
      @cabdiwalidaacad2880 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Munira_Abdi nabiga hadii la sheego waaka xanuunsataan waxaana laga yaabaa in mustaqbalka la arko adinkoo diidayo gebi ahaanba suubanaha

    • @Munira_Abdi
      @Munira_Abdi 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwalidaacad2880 😂😂😂😂 habaar weeye taasi wl

    • @jmzii9082
      @jmzii9082 3 ปีที่แล้ว +3

      @@cabdiwalidaacad2880 af islaam lama qaloociyo nabiga sheegistisa qof muslim ahi diidi maayo lkn ilaahay baa la baryaa bu yidhi ninkani maxaad ula aadi wax aanu odhan adigu

  • @shankaronshukri8893
    @shankaronshukri8893 2 ปีที่แล้ว +5

    Sallahu calleyhi wasallim sallahu calleyhi wasallim sallahu calleyhi wasallim ❤️❤️❤️❤️

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi 3 ปีที่แล้ว +6

    Allaha soo hadeeyo Culumadiisi Allaha kusoo celiyo waa looduceeyey Allaha u Aqbalo

  • @xasankhaliifmahadale4773
    @xasankhaliifmahadale4773 3 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi waa nabi amaan aad u macaan allow carabkiina cadaabta ka ilaali

    • @fatheroftiger3279
      @fatheroftiger3279 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll u ducey fanaan Ayuu noqday Ilaahi inuu honuuniya

  • @ccazizirshaad5983
    @ccazizirshaad5983 3 ปีที่แล้ว +10

    اللهم اعطه هدية يارب

  • @faatimayusuf646
    @faatimayusuf646 ปีที่แล้ว +5

    Allow fanka ka saar eee qalbigisa quranka ku qabooji

  • @ishakasmada3077
    @ishakasmada3077 3 ปีที่แล้ว +6

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم♥️❤️

  • @hodanmohamed2729
    @hodanmohamed2729 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan dawanaya hbenki ugu dambaysa sanadka 2021 ilaahow soo hanuuni wlken ismailka arka scw scw swv♥️♥️♥️💗💗💗💗

  • @mubariksiciidawadan5277
    @mubariksiciidawadan5277 3 ปีที่แล้ว +11

    Wan ka xumahay ismail aarka zhp jinkii waynaa ee hargaysa joogay baa galay ee faniinta u kala kicin jiray illahay khayrka ha ku waafajiyo

  • @omarabdiibrahim3810
    @omarabdiibrahim3810 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Rabi Soo Hanuuni Ismaaciil anagana na hanuuni.

  • @ikraancumar2088
    @ikraancumar2088 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah allah cod mcna❤️❤️❤️❤️

  • @zakariahassan7659
    @zakariahassan7659 3 ปีที่แล้ว +20

    اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا

  • @salminamohmmed6378
    @salminamohmmed6378 2 ปีที่แล้ว +6

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤⚘⚘⚘🌹🌹❤❤❤❤

  • @fadumoabshir5077
    @fadumoabshir5077 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha alaaha😭😭😭 scw scw scw scw😭 scw scw scw scw scw😭 scw😭 scw😭 scw😭 scw😭 scw😭 scw😭 scw scw😭😭 scw scw scw

  • @sumayaabuukar5796
    @sumayaabuukar5796 ปีที่แล้ว +1

    Ramaadan 2023😢😢 allow soo hanuuni

  • @qaalishmohamedwehliye6601
    @qaalishmohamedwehliye6601 4 ปีที่แล้ว +12

    Rabiyow so hanuuni walalken yaa allah😥

  • @queenqadiijo9110
    @queenqadiijo9110 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم أجمعين

  • @dahirabdi7900
    @dahirabdi7900 3 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah waa dhalinyaro qalbigooda ilaaheey iimaan kabuuxiyay iyo nabi jaceeyl laakiin meeshaan waxaan ku arkaa wahaabiyo oo dacnihee

    • @afrdrgffr7221
      @afrdrgffr7221 3 ปีที่แล้ว

      Kuwaas dad maahan waawada Dad jiran wahaabiyo ina Cabdiwahaab way siyaartaan tiii suubanahana waydiideen

  • @qadijayusuf1145
    @qadijayusuf1145 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabaraka alraxman Allaha idin barakeeyo

  • @cumarabukar7130
    @cumarabukar7130 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw allaha soo hanuuniyo walaalkeen ismaaciil waan ilmeeyay walahi aamiin aamiin yaarabi

  • @faysalyare2823
    @faysalyare2823 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaaah ilaahay hasoo hanuuniyo ismaaaciil aaka aamiin

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 2 ปีที่แล้ว +5

    Salalahu calayhi wasalam iloohoow uurkayga waad ogtahye iloohoow Canada iisahal ani iyo walalahay

  • @samsamsadaqaadan6421
    @samsamsadaqaadan6421 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha subxanahu watacalaa haku hadeeyo khayrka

  • @awadabdullaahi7843
    @awadabdullaahi7843 3 ปีที่แล้ว +5

    Ma Sha allah xubi nabigeena allaha nagu xoreeyo

  • @MrHassan02
    @MrHassan02 ปีที่แล้ว +1

    allow ku soo xanuuniyo walaal ismacil arka

  • @ruqiyoxayir6876
    @ruqiyoxayir6876 ปีที่แล้ว +1

    Masahaallah ilaahow soo hanuuni ismaaciil❤❤

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 2 ปีที่แล้ว +4

    صل الله عليه وسلم

  • @abdikadirali3325
    @abdikadirali3325 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤☆♡《أللهم صل وسلم على نبينا محمد عليه سلام أللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا ونبينا محمد عليه سلام أللهم صل وسلم وبارك على حبيبنا نبينا شفعينا مو لنا محمد عليه سلام》☆♡❤❤❤

  • @ahmedfilig5063
    @ahmedfilig5063 2 ปีที่แล้ว +8

    Allahu akbar 🤲🏻😍😍😍😍😍😍😍

  • @caaliyomohamuod5798
    @caaliyomohamuod5798 10 หลายเดือนก่อน

    Ilhyow soo hanuuni wllkeyna oo codkiisa nabika naku amanaayey ilhyow adaa qalbiyada kad kadiyo😢

  • @nawaaraomar316
    @nawaaraomar316 10 หลายเดือนก่อน +1

    Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭 Salalahu calayhi wasalim ❤️😭

  • @faadumomaxamed4091
    @faadumomaxamed4091 3 ปีที่แล้ว +9

    Scw scw

  • @tigoow2084
    @tigoow2084 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan Daawanayaa 2022 Codkiisi Macanaa Waxuu Jaheheeyay Meel Aan Wanagsaneen Ismail Allah Hanuuniyo Wllken🤩

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ismacil aar ilahow sidisi hore kuso celi o fanka ka madobey

  • @seydowmacalin2431
    @seydowmacalin2431 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @adanabdullahiabdi3408
    @adanabdullahiabdi3408 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow soo hanuni ismacil arka saliga nabiga codkisa ku macan mash allh

  • @cktimetv2598
    @cktimetv2598 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah

  • @ismaacilyare4664
    @ismaacilyare4664 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow ismaaciil Digriga uu ku fiicnaa wlh 💔😰

  • @Hassanali-ti1cd
    @Hassanali-ti1cd 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah. Scw scw scw ❤️ ♥ ❤ scw scw scw ❤️ ♥ ❤

  • @muhiyadinyisse8439
    @muhiyadinyisse8439 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha ku soo hadeyoo waxaad sharaf ku Leedahay fadhigam nabi amanka

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah allaah hadiin hafido 👍👍👍

  • @hodmanqurux9164
    @hodmanqurux9164 2 ปีที่แล้ว +4

    Aarka noosoo naqo plz😅🤩🤩😍

  • @MohamedHassan-pm5gr
    @MohamedHassan-pm5gr 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alalh ilaaaahaaaw soo hanuuni wll keen

  • @dol6179
    @dol6179 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw❤
    Allaah afkii nabiga lagu amaanay hadana heeys lagu qaday allahayow dib ugu so celi amaantee nabiga scw ❤

  • @ahmednuur9753
    @ahmednuur9753 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل على سيذ محمد

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah Ismail aarka sheikh ayuba aha miya maxa fanan u noqotay subxanallah

  • @baashiyare335
    @baashiyare335 2 ปีที่แล้ว +4

    Scw

  • @xamdibashir
    @xamdibashir 2 ปีที่แล้ว

    M .a m .a rbow so hanuni wuxu ahaa madix nabiga aamane scw scw

  • @user-fm4xe3oh3w
    @user-fm4xe3oh3w 5 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu Caleyhi Wasalam Allow Dambigeeyna Cafi waa 15 bisha Shacbaan🤲🤲

  • @AhmedHassan-ti6wh
    @AhmedHassan-ti6wh 3 ปีที่แล้ว +1

    Xilliga dhalinyarnimada way marxalo badantahay.
    Ismacil aarkanaga xilligi dhalinyaraninada ayuu kujiraa o iskadiskadiska badan.sh Allah wuu soolaabandoono.

  • @yaamaa3676
    @yaamaa3676 2 ปีที่แล้ว

    Scw alle magentii wax walba usugnaatey alle ha dhoowro xirtan qaadigan sida aan filaayo waa fanann

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 4 หลายเดือนก่อน

    Wllky Ismaciil Aarka Libaax Libaax dhalay waxan kuu rajaynayaa Zhp in aad ku soo noqoto Amaanta Rasuulka SCW Iyo fidintii diinta Ee Aad Waday Waagii Aad Yarayd insha allah

  • @luulkahaliif24
    @luulkahaliif24 3 ปีที่แล้ว +4

    Marsha Allah
    iilaahay haidinxafido

  • @xabiibaxmed9316
    @xabiibaxmed9316 7 หลายเดือนก่อน

    17 December 2023 Maalin Axad ah aanjogo Nairobi Alle soo hanuuni ismaaciil muurgan oohada fanaan ah cidkiisii macaanaa ee uu nabiga ku amaanijiray hada miyuu kuheesaa

  • @mamasalmamamasalma8331
    @mamasalmamamasalma8331 3 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭wiilkan makan hesya Allah illahayow isha bini adamka mell xun ayeey dadkatuurta scwscwscwscwscw xabiibow❤

    • @gacalwehliye1788
      @gacalwehliye1788 3 ปีที่แล้ว

      İsmaaciil aarka ayaan looyaqaan wanaagii hees ayuu kadoortay

    • @shukriiidow9975
      @shukriiidow9975 3 ปีที่แล้ว

      @@gacalwehliye1788 shaydan baa duufsay😢

  • @Qatariworldcup34
    @Qatariworldcup34 3 ปีที่แล้ว +6

    Scw ❤️

  • @ruweeydaabdirizak3201
    @ruweeydaabdirizak3201 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh 💖❤️❤️

  • @user-jv4bm8wc2f
    @user-jv4bm8wc2f ปีที่แล้ว

    Maasha alaah nabiga la jirkiis alaha idiin yeelo

  • @abdinoorguleed1674
    @abdinoorguleed1674 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah jirkaa idubaxay Wlhi

  • @najaxnalka8182
    @najaxnalka8182 ปีที่แล้ว

    Masha’alh allow soo hadyee walalken 😢❤

  • @faadumoxasanxaashi7634
    @faadumoxasanxaashi7634 3 ปีที่แล้ว +4

    Maashallh xafidulah 1❤❤❤

  • @haruundacad2762
    @haruundacad2762 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah allo soohanuni

  • @ubaxaragsan5688
    @ubaxaragsan5688 ปีที่แล้ว

    Alaha soo hanuuniyo ismaaciil 🤲🤲😭

  • @Shukricooking
    @Shukricooking ปีที่แล้ว

    Wallhi Ed o 🎉🎉🎉🎉🎉 mashallah waya Athena good allha mumbarak

  • @bashirbubaa1805
    @bashirbubaa1805 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa shiikhii fanka galay alle ha hanuuniyo sxb

  • @libanhasan150
    @libanhasan150 2 ปีที่แล้ว +2

    Allh soo hanuu niyo wllkey