Gen Cabdi madoobe iyo col C/salaam Siigaale Oo Siweyn Loogu soo dhaweeyay Degmada Xalin

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 22

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 3 วันที่ผ่านมา +6

    Maan shallaah midnimo Reer SSC Khaatumo guul iyo gobanimo Inshallaah

  • @rnuura334
    @rnuura334 3 วันที่ผ่านมา +6

    Jah Gen Cabdi Madoobe♥️❣️💪🙌🏿

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 3 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴 MAASHAA ALLAH, GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA KHAATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaallah Cabdi madoodbe jir oo joog

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z 3 วันที่ผ่านมา +3

    Guuuuul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา +3

    maashaa allaah guul iyo gobonimo jeneral cabdimadoobe geesiga qarniga marku soo galay lascaanod ba kubishaareysaney in ssc guuleysaneyso ilaahay idinki

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 3 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuuuull iyo gobonimo Genaral Cabdi madoobe willkii idoorka Kaga cabajiyey guuuuuuuuuull SSc khatumo ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 3 วันที่ผ่านมา +2

    Maan sha allaah baaraka guulaysta allaah subxaanahu watacaalaa fadligiisa cadawgiina ha ku jebiyo ciilna ha u dhintaan aamiin yaa rabi

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ku barakeeyo 👍
    Geesiga Daarood Cabdi Modoobe
    Guul iyo sharaf halyeyga reer SSC cimri dheer iyo caafimaad taam ah in sha allah amiin amiin amiin yaa rabi 👍

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 3 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha ku barakeeyo 👍
    Geesiga Daarood Cabdi Modoobe
    Guul iyo sharaf halyeyga reer SSC cimri dheer iyo caafimaad taam ah in sha allah amiin amiin amiin yaa rabi 👍Allaha ku barakeeyo 👍
    Geesiga Daarood Cabdi Modoobe
    Guul iyo sharaf halyeyga reer SSC cimri dheer iyo caafimaad taam ah in sha allah amiin amiin amiin yaa rabi 👍

  • @awilismail7062
    @awilismail7062 3 วันที่ผ่านมา

    Mnsha Allah xalin iyo cabdi madoobe cabdisalan sigaale cabdi qani suluub

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 3 วันที่ผ่านมา +3

    Janaraal cabdi madoobe idoor laaye

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 วันที่ผ่านมา +2

    wlc janaraleh Abdi madobeh waa halyey u so halgamay ssc

  • @salmaan6233
    @salmaan6233 2 วันที่ผ่านมา

    Man sha alah

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 วันที่ผ่านมา +5

    Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah alaah ha idinguuleyo jamahiirta Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii 🇸🇴🌹💙💚🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴🌹🇸🇴

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib 3 วันที่ผ่านมา

    Kanaxoow nafta waa waa nimankii. Ina siigaale iyo ina ibraahin cali kawin maasha allaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 2 วันที่ผ่านมา

    Ssc khaatumo ❤❤❤❤ c/madoobe kor uqaada jamaahiiray

  • @mussejama311
    @mussejama311 3 วันที่ผ่านมา +2

    Muuse 2024--2030
    Cayaari waa gelin dambe.
    Yaan laydin waayin 3 bil we soo aadan.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu วันที่ผ่านมา

    Raga degmooyinka loo soo magacaabay waa in lala xisaabtamaa oo nin walba degmadiisa horumarkeeda lagula xisaabtamaa.... madaxwayne firdhiye waa inuu sameeyaa gudi dib u dhiska khaatumo state degmo ilaaa tuulo..... from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs วันที่ผ่านมา

    Khiyaali State 😂😢🤣