Shukri abayo ada u mahdsan tahy mash allah wlhi barashdad kuma qasari wax yabo bdana ka bartay Shukran Hal rai ayaan wataa o ah cunoyinka wa wey o wax yabaha bdan lagu darayo waxa jiyasho kale inad qoral ahan noq so dhigto wax yabah arafta leh o isku dardarka ah ina magactdoda nogu so darto Mida kale video gan waxad ku daraysey minti calanta kawda marka minti macagas le ma ladhah mise magc kale ayu le yahy Cuntadana muxu u faideynaa
Shugri masala thank wlshe inta ad wax ufa ideeso mahan gabdho kaliya ee ragaba waxa jiiro kuwo iyaga karsada cuntadoda wena ka fa idestaan wana ku mahad santahy siida ugu fudud ee ad wax ino fahansisid
Anay mar badan igu dhacday ma hilib geela durba kuu bislaanaya waanba walwalsana lkn waad iifaaidaysay abyo mcnto alle haku barakeeyo adiyo iyo rerkaaga
A.s walal shukri maxamed cali my cheif masala guleyso Dadalkaga kheer badan alah kugu siyo abaayo Waxan ka cidsanaya in ad u sharaxdid digsiga bereture ama sida ay u isticmalan qatar bu leyahay digsiga barasharka marka uso sharaf si una ugu qarxin waxan arkay dadka qarkod mayaqanan qatartisa Mahadsanid walal shukri
Maasha allaah anigaa maad I ogeed walaashey soonki ilaa dhamaadki xaafada lagama dheeraado, noo so gali shulbad ama mishaarida hilibka lagu karsho ee qamidiga waad mahadsantahay qeyr fara badan abaayo.
Mashaallah Shukri masala wan kahela siida ad wax ufah fahisid
masha Allaah jazakallahu khayr wllshy Shukri quruxeey
Masha allah ukhti
Masha Allah sharfey mahad sanid
maansha allah shukri allle haku barakeeyo❤❤
Masha Allah ilahay khayr hakadiyo cilmigad noso ban dhigaysid
ماشاء لله جزاك لله خيرا يا أختي الكريمة
Wow ❤💙💚💛💜
Masha Allah walashay Alle Haku dhowro
MashAllah ilahaku barakeyo gacntada 😋
mnshaa Allah abayo shukran
Maashaa allaah abaayo shukri allaha ku xafido caafimaad ku waar inshaa allaah
We love youu shukriiii thank u so much
Jazaka allhukhayr
Mshaa allah wllshy qli shugriyeey ale caafimadka ha kuu siyaadiyo wll afur fudud noo soo gali mahadsanid
Thank u qaali jizaakalah
Masha alah qacanta alaha kubarakeyo abayo
masha Allaaah
abaayo jazakillahu kher
Maashaalah sida aad u qanciso asxaabta
mashaa allah wallhi wax badana ka faa idey
Macha Allah qaali thanks Allah ku xafido
ماشاء الله
شكرا حبيبتي 😍❤😍
Bismilaah masha allaah alla qurux badanaa xabiiiiibti ilaahey kheyr haku siiya waad noo faaideysay jazakallaahu kheyr ukhtii fillah
asxaabey shukri haloo duceeyo wlh waa qof qaaliya oona xaasid aheyn
iga faa.ideyso waxan aqaaano warunta qofhasid maaha wanuduceya markasta wlh wah bathan ayan kafaithe shukriyey wakumahadsand
😱 okalay qof dadka sohor istagey ohadana an daacad ahen xage ku aragtay waaaw
masha allah abaayo 😙😙
Masha allaah. Adaa u mahad santahay abaayo madama uu soonka so dhawaday shulbada Sida lo kariyo noso gili Insha allaah
Alaha kubarakeyo walalo ramadankana cafimad Alaha nagu garsiyo kuwi laga aqbalo soumkoda Alaha naga dhigo
Munaz Hussein aamiin walaal qaali😍😍
Shugri qaali maanta anigaa first ah
Shukri musala waaaku taageeraa wllshey wxn kuu rajenaayaa frxd mooyee dhibic murugo ah inuu ilhy kutin Aamin
Ihy kutusin Aamiin
Shukri abayo ada u mahdsan tahy mash allah wlhi barashdad kuma qasari wax yabo bdana ka bartay
Shukran
Hal rai ayaan wataa o ah cunoyinka wa wey o wax yabaha bdan lagu darayo waxa jiyasho kale inad qoral ahan noq so dhigto wax yabah arafta leh o isku dardarka ah ina magactdoda nogu so darto
Mida kale video gan waxad ku daraysey minti calanta kawda marka minti macagas le ma ladhah mise magc kale ayu le yahy
Cuntadana muxu u faideynaa
Thanks xabiiibti mnshllh
Abayo mahadsanid mida kowad tan 2bad warka so gagabi bal waqtigiba hadal bad ku cuntaay ...
shugri cadey macalimadayda aa thy laakiin wali key kulama had lin shukran xabiibti
Masha allah shukri abaayo wa mahadsantahay digsigaagana caadi ma ahan lakin qaandada aad isticmaaleyso aad ayaa loogaga deyriyay please alwaaxa isticmaal ❤
MashaAllah mahadsanid walashey
Maasha aallh
Masha Allah barakallah fiikum
Shugri masala thank wlshe inta ad wax ufa ideeso mahan gabdho kaliya ee ragaba waxa jiiro kuwo iyaga karsada cuntadoda wena ka fa idestaan wana ku mahad santahy siida ugu fudud ee ad wax ino fahansisid
Mohamed Nairobi g
Mohamed Nairobi abayo
MaashaAllah tabaarakallah aad ayad umahadsantahay abaaaayo waxad nooso galiseysaa sambuska qaabka loo keedsado o frinjerka lagalinaayo
Masha alah inoow qatar yahay wan ujeed alow kuxafid
Masha alaha abaayo mcn thanks wad nodadasha ilahey hano ka dayo😘😘😘😘
Mashallha qaliyey sidaa ubislesay Ayan Ka helay
Mashaa Allah shukri masala abayo mcn ilahey haka ajir siyo sida ad nogu fa ideneso wax yaba ha ad na dhertahy jazakalah mcnto
mashaallah barakallah abayo
mashalh shukri adaa u mahad santhy sida loo sameyo mufo barawo noo soo geli abyo
Masha Allah shugran qali dumar
Masha aallah sharafey alaha kubarakeyo gacantada cadi maah hilib ka thanki you
Alah ku cafiyo
Wwwwwww masaha Allaah
jssakllahu khyran ukhtiiii
mnshaa allh mcnto ad bad u mahadsantahay sida wanagsan ad wax walba nolawadagto walaly waxan ad u jeclahay inan helo lanbarkaga
Allaha ku bara keeyo abaayo
allaah yaxyiiik yaa casal gacantaada rabbi hakuu barakeeyo sidaa noogu iftiimiso waxyaabaha qaaligaa jazakillah kheyr 😍😍😍
mansh allh
Maasha.aöaah qaali.
Anay mar badan igu dhacday ma hilib geela durba kuu bislaanaya waanba walwalsana lkn waad iifaaidaysay abyo mcnto alle haku barakeeyo adiyo iyo rerkaaga
Masha alllh ilah haku barakeyo
😋😋 wax makahareen aan imadee anyway tnx abaayo sharf 😘
Qeeer Allah ku siiyo
A.s walal shukri maxamed cali my cheif masala guleyso
Dadalkaga kheer badan alah kugu siyo abaayo
Waxan ka cidsanaya in ad u sharaxdid digsiga bereture ama sida ay u isticmalan qatar bu leyahay digsiga barasharka marka uso sharaf si una ugu qarxin waxan arkay dadka qarkod mayaqanan qatartisa
Mahadsanid walal shukri
Masha allah abayo allah barakeeyo xabiti
maasha alaah jasaa kalaah qayr
Allaaha ku yasiro abaayo macaan allaah ku caafiyo macaanto
Maasha Allah abaayo 20 sano hilib Geel ma cunin Allah ha idin daaweeyo
Mashaalah wankaheley shukriyey
Masha Allah abaayo
Masha allaha abaayo jazakallaah
thnks sis😍
Thanks
Maasha allaah anigaa maad I ogeed walaashey soonki ilaa dhamaadki xaafada lagama dheeraado, noo so gali shulbad ama mishaarida hilibka lagu karsho ee qamidiga waad mahadsantahay qeyr fara badan abaayo.
Asc walal shukri run ahanti aad ban wax badan kaga faa ideystay alle haka jizeeye inta aad inoo faa ideysay Ramadan kariim insha allah
Sxbey telkaaga no sheeg ado raali ah
Abayo xawashyada hargaysa.maka.helayaa fadlan iisoo jwb maalin horena wnku wydiiayay abayo
Masha allaah wallshay qli jasa aallhu qayra
Ayaan Jamac asc
Masha allaah cimrigatha ilahay hakubarakeyo sharafey
mashaa allah xabiibti allaha Ku nabad yeeli
Mashlh jazakalh kher ikhtina
Masha allaah allaah ku barkeyo abaayo macaan
Shukran abyo mcn illahey haku xafido
Masha Allah sister
Masha Allah xabibti
Shukri waxaa kudartay oo masalla dhaheysay mafahmin ee af carabi iigu sosheek
Masha Allah Sis
waaw masha allah
Asc kkkkkkk dad dhiif aya yaqanan mufo iyo macsaro reer muqdidho aya jeecel noolp
Mashaa allaah abayo
Masha allah mcnto
thanks alot siz
Shugriyey abaayo mcnt waxankuweydinah hilibkan intehkasogaday waxan jogah isli qasatan fo istarid wahilib qadar eh mabaku arkin sigiskah ikafa idey abaayo
Asc abaayo macaanto shugri mahadsanid see noqotey lugtii
Mashallah abayo Thanks
masha allh
Ilove you hawaryar
mansha allah abyo ale ha ku barakeyo waa no faidayse
Mashalaah
Masha allah samii illahy haku barakeyo😍😍
Masha allah
Mahadsanid wllo
Shugri abyo cusbur Iyo qasadka maxaa engilsh lagu dhahaa sharafey iso jwb wan u bahanahee.
Masha Allah abaayo
Masha Allah abayo qabka pressure Cookarka loo isticmalo noso gili Aniga wanka baqaa inuu qarxo
Faaiso Abdi dhaqaatirta in badan ka digtay abyo waxyeeladiisa ka badan iyo khatartiisa markii loo barbar dhigo faiidadiisa
masha Allah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏macaton