5 Arrimood oo Horumarka kaa Hortaagan - Mubarak Hadi - Waydiin & Warcelin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
    F A C E B O O K: / mubarakhaditv
    T W I T T E R: / mubarakhadi
    S N A P C H A T:mubarakhadi101
    E M A I L: Mubarakhadi@gmail.com

ความคิดเห็น • 304

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  6 ปีที่แล้ว +154

    S U B S C R I B E !! :)

    • @abdullahihassan6189
      @abdullahihassan6189 6 ปีที่แล้ว +2

      Mubarak Hadi

    • @ilhaamilhaam8854
      @ilhaamilhaam8854 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll numberkaga ayaan donayaa
      Inaad ilataliso ayaan rabaaaaa....
      Khatar banku jiraa icaawi

    • @farduuskeyse9294
      @farduuskeyse9294 6 ปีที่แล้ว +1

      nin aqoon leh

    • @ubaxaxmed8921
      @ubaxaxmed8921 6 ปีที่แล้ว +1

      Asc wllo mubaarig talo ayan kaaga baahanay waxan ahay inan 18 ah

    • @Maanbile
      @Maanbile 6 ปีที่แล้ว +1

      Walaal tan Dambe maxaa Tiraahayna , Hadaf iyo ...
      Erayga kale maan maqal

  • @md5m164
    @md5m164 2 ปีที่แล้ว +19

    Summary
    1) Naftaada waxay dhibsanayso samay
    2) Saaxiib fiican samayso
    3) Han-yarida iska daa
    4) Noloshaada 100%masuul ka noqo
    5) Hadaf yeelo oo aad doonayso in aad xaqiijiso
    ✍️💯😊

  • @mohamedhassanahmed8039
    @mohamedhassanahmed8039 3 ปีที่แล้ว +14

    MUHIIMADA HADALKA WAA SIDAN :
    1. Comfort zone ka tag
    2. Good friend yeelo
    3. Han-yarida iska daa
    4. Noloshaada 100% masuul ka noqo
    5. Hadaf la'aan.

  • @mahadkhalifabdi5322
    @mahadkhalifabdi5322 6 ปีที่แล้ว +15

    MASHA ALLLAH HADAFKAA LAISKU DHAAFAY MID OGOW MARWALBA ALLE KU XIRNOW WAXWALBA WAA KUU SAKHIRMAYAAN

  • @munasaleibanwarsame2765
    @munasaleibanwarsame2765 6 ปีที่แล้ว +13

    ما شاء الله شكرا أخي فاضل يحفظك الله ويرعاك وزادك الله علما ينفعك وغيرك

  • @abdiazizguled8676
    @abdiazizguled8676 6 ปีที่แล้ว +32

    Masha Allah Wll
    Qaaliya MUBARAK HADI,
    Run ahaantii waxa aad tahay
    Dhiiri galiye
    Wax badan nolosha
    Ka fahansan
    Hankeenu
    Ha dhaafo
    cabshada loo
    Cawdo
    Ibnu Adam kula mida.
    Mahadsanid.

    • @AbdulQadir-ki2js
      @AbdulQadir-ki2js 5 ปีที่แล้ว

      Mubarak.aad.iyo.aad.ayaan.kugu.bogadiyay.wacdiga.aad.nooso galiso.iyo.dhiiragalin.aad.ayaan wax.badan.kaga.faiiday

    • @osmanikram6775
      @osmanikram6775 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wllo wax badan nolosha ka fahansan

    • @osmanikram6775
      @osmanikram6775 3 ปีที่แล้ว

      ماء شاء الله تبارك أخي مبارك

  • @jamesbrownbrown7062
    @jamesbrownbrown7062 5 ปีที่แล้ว +6

    cabsida illahay keliya ayan u ogalahay inaan ka cabsado ☝️❤

  • @igraancabdi7954
    @igraancabdi7954 6 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allah wll mubaarak hankeygu waa uu sareeyaa waana jeclahay in aan hormar gaaro illahey haku xafido wll

  • @nuriyeabdishafi1884
    @nuriyeabdishafi1884 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah Allah ha ku barakeeyo Qoraa MUBARAK Haadi.

  • @AbuurCusub
    @AbuurCusub 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaad Mubarak Hadi runtii barnaamijyadaadu aad iyo aad ayay saameyn noogu yeesheen wax badanna waan ka faa'iideysannay.Rabbiga ha ku barakeeyo.

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 6 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah jazakallah khyr wllo mcn aadbaad umahadsan tahay sida wangsan ee waqtikaga qaliga ah noosiisay thanks

  • @monajama6946
    @monajama6946 6 ปีที่แล้ว +6

    الله يخليك ويسعدك في حياتك كما أسعدتنا ويعطيك العافية

  • @mubaaraksalaad8373
    @mubaaraksalaad8373 ปีที่แล้ว

    Masha Alah Wad mahadsanthy Sxb Wa Barnamij Fican Horay usiwad InshA alah

  • @fathiali6497
    @fathiali6497 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah jazakalaah kheer walal qali allaha ku xafido illah dartii baan kuu jeclahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 6 ปีที่แล้ว +2

    thnks mubarak Abowe noso badi nooc walbaba oo dhiiri galin eh thnks brother

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khayra wajaza runtii mubarak hadi kamadaalo dhagaysiga wacyigalintaada aad ayay iisamaysa markasta oon daawado
    markasta oon caajis iyo dib u socod iska daremana waxan dawada muuqaladada allah haku karameyo xil wayn ayaad iihaysa runtiii shukran bro

  • @تسنيممحمد-ذ9ن
    @تسنيممحمد-ذ9ن 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mister mubaarak wax yaabo badan oo faa ii do ii leeh kaa faa iiday

  • @yasinabdirahmanahmed8293
    @yasinabdirahmanahmed8293 6 ปีที่แล้ว +4

    Aadbaan kaaga mahdinaa sxb Alleweyne ka sokow sida aad xaqiiqda u taabatay waana talooyin muhiim ah intuba markaan qiimeyn ku sameeyey waa ila sax aniga .waadna ku mahadsantahay waqtigaaga qaaliga hore u soco ..

  • @abdishakurdayib9790
    @abdishakurdayib9790 5 ปีที่แล้ว +10

    Alx gabayga uu qoraagu soo qabtay waxa tiriyay aabahay abwaan Abdulkadir Abdi Shube Allah haku xafido aabo

    • @waayosheeg225
      @waayosheeg225 5 ปีที่แล้ว

      hadii aan gaajo iman in geeduhu midha dhalaan miyay cidi garan
      hadaan daaal gabax la odhan gaadii mala suubsan laa
      hadaan loo gu,in haraad miyaan biyo goobi layn
      runtii abwaan
      ,wadaniya ahna dhiiri galiya ayaa ku dhaly alla cimriga haw siyaadiyo

    • @maryanmoalin4701
      @maryanmoalin4701 5 ปีที่แล้ว

      abdishakur dayib Allahuma Amiin

  • @abdirahmanmaank5151
    @abdirahmanmaank5151 6 ปีที่แล้ว

    mnsha Allah wllkayo ad ban kaga mahad celinayaa aragtida quruxda badan ee ad nala wadagtay Allah ha ku barakeeyo

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 5 ปีที่แล้ว

    Horey u soco mubarak hadi

  • @adoontiallah6704
    @adoontiallah6704 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ku mahadsanid dhiiri galinta

  • @mustafeahmed4282
    @mustafeahmed4282 ปีที่แล้ว

    Hankaa leysku dhaafee dadkuba haybta guud siman, qof waliba hooyo kaliyaa dhashoo waala soohabey, waakala horeeyaa hadana heerka nololeed.❤

  • @jiiijolucky7231
    @jiiijolucky7231 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashllah wll jazakallahu kheer Allah hakuxifdeyo mahsanid

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Maaasha allah Mahadsan abween qli ❤😍

  • @mohamedmover5015
    @mohamedmover5015 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad

  • @freulerremo662
    @freulerremo662 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah moubar walalkeh allaha kubarakeyo

  • @zaytuunighannel140
    @zaytuunighannel140 5 ปีที่แล้ว +1

    maashaa allaah jasaakallaah khayr

  • @adoza7567
    @adoza7567 6 ปีที่แล้ว +2

    In badan Mahadsanid wllkay allaha kudhowro waxa tahay dhirigaliya qali ah

  • @Mustafecabdillaahi1
    @Mustafecabdillaahi1 2 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah wll Jazakalah

  • @sakariyedeeq2480
    @sakariyedeeq2480 4 ปีที่แล้ว

    Mubarak hadi
    Wll qiimo badan alle haku zharfo

  • @samiradhowrzan9928
    @samiradhowrzan9928 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa Talo Wanaagan Kuwii qaata allah inaga yeelo, Waa Muhiim Nafta masuul laga noqda Taas Ayaa xakameyn karto.....

  • @wacanmohamed8788
    @wacanmohamed8788 6 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha ku barakeyo wll adduun iyo akhiraba.

  • @mohamettdahirmohamett8942
    @mohamettdahirmohamett8942 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aqoonyahan Mubaarak hadi mahadsanid

  • @lakihassan9440
    @lakihassan9440 4 ปีที่แล้ว

    Jasalhu kheran alaya barig fiika walal walhi waa runta qofka hadusan masuul iska noqon waa qof daciifa oo ad u cabasha badan aniga markan somaliya jogay in kasto an yara an adunkaba uhaystay in an anigu haysto balse is man aqoon imnkan is bartay markan qurbo imi an cidiba iga so heren an shaqeestay ayan ogaday in ay sharf iyo qiimo ledahay in ad adigu is barato ad ogato qiimaha naftada in kasto an xamasho an wali wax barashadi i hir galin balse wan rajeni in an tana helo marka wlhi ad ayn uga helay sida wacane ad runta iyo xaqiqada ad uga warn tay ilhy haku bara keeyo koly sharf iyo qiimo ale ku siye cimriga iyo cilmiga iyo caqliga ale haku bara keyo in badan

  • @suhraabdihamid4039
    @suhraabdihamid4039 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah walal mubarik

  • @wararkaciyaraha7877
    @wararkaciyaraha7877 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allh wall mabruuk nin ficanbadtay horay usoco

  • @engatam4746
    @engatam4746 6 ปีที่แล้ว

    MANSHA ALLAJ MUBAARIK HAADI ILAAHAY CAQLIGAAGA IYO MASKAXDAADA HAKUU SIYAADSHO

  • @raakmahmoud9490
    @raakmahmoud9490 2 ปีที่แล้ว

    Wllky mubarik thanks

  • @naimamukhtaar1662
    @naimamukhtaar1662 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walalkay mubarak thanks kun jeer insha Allah guul akhiro iyo guul aduunyo no soo badi

  • @amiirsaadaq8618
    @amiirsaadaq8618 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allh wallo waa wax loobaahanyahay in fikradaha muhiimka ah laisla wadaago thanked allot

  • @rahmaali3071
    @rahmaali3071 6 ปีที่แล้ว +14

    Yaa Allah saacidniiiii😢 i like hormar

  • @Barlin22
    @Barlin22 6 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah thank you brother

  • @sakariaapdirahman3843
    @sakariaapdirahman3843 6 ปีที่แล้ว

    Su,aalaha xagee laguugu soo diri karaa Ustaad

  • @apdallaali705
    @apdallaali705 5 ปีที่แล้ว

    M.a macalin thanks wllhy wax badan baad iga cawisay

  • @BayahowProduction
    @BayahowProduction 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Wllkey 👍👍

  • @sahaladen3496
    @sahaladen3496 ปีที่แล้ว +1

    Waan bogay barnaamigyadaada.keep on

  • @kamalissak5951
    @kamalissak5951 5 ปีที่แล้ว +1

    Waad noo faaideysay sxb thanks

  • @ayaansamaaraofficial1216
    @ayaansamaaraofficial1216 2 ปีที่แล้ว

    Mar walba on is bedel radiyo cabsi badn darema balse hadi an nolado inta sandka ka hadhy kudhaqaaqi insha alaah

  • @maxamudcabdi4788
    @maxamudcabdi4788 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @samiyahabdirahman529
    @samiyahabdirahman529 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah walal wax badan ayaan ka baranay allah yaxfadka

  • @kifaaxali6273
    @kifaaxali6273 6 ปีที่แล้ว

    Www jaza akalaahu khayraa akhii mubarak, rabi yaxfadak min kuli shar wa racaak. Guulayso wakhtigaadana allaha barakeeyo.

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @fatimaabdullahi7417
    @fatimaabdullahi7417 5 ปีที่แล้ว

    Masha allha wllkey alxmdullha haku xefdiyo aad ayan ugu fadideysta marnamijkaga jazakala allha kheyr

  • @carafaadaleeli5144
    @carafaadaleeli5144 6 ปีที่แล้ว +3

    Wllhy isha ka ridaY wllky mubarik allaH HUKU DHAWRO

  • @amaaalmoha9334
    @amaaalmoha9334 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wll

  • @nasromohmed5705
    @nasromohmed5705 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 teacher guuullayso

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 6 ปีที่แล้ว

    Mncha allaah aad iyo aad ayad umahadsantahay ustaad mubarak hadi

  • @Engr-Abdirazak
    @Engr-Abdirazak 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad mubarak
    Allaha ku xifdiyo

  • @omermohamed3844
    @omermohamed3844 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mubaarak allaah hanookaadaayo

  • @bashiircolow5184
    @bashiircolow5184 6 ปีที่แล้ว

    wanku salamay walal mubark hadi magacay wa bashiir waxan ah arday ka mid ah ardayda ku xarirsan dhagesika barna mijkaga waxan kaga mahad cala sida wangsn ad noo dhira galisy mrkan dhagesty vedio kan waxbadan ayan ka fa iday mida kale dr mubarak waxa raba ku we diyo su al ah waxan markasto iyo waqti kasto qaata go an in aan is badal sameyo basle ma helin wax yabo igarb istagy side baan ku hormariyaa

  • @halimabinthamad6
    @halimabinthamad6 6 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid
    Wcs wr wb
    Jazakalah

  • @cabdixakiin4395
    @cabdixakiin4395 4 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid walahi intaa aad kahadashyba waa xaqiiqa

  • @alasowali4311
    @alasowali4311 5 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @abdoulkaderosman9311
    @abdoulkaderosman9311 6 หลายเดือนก่อน

    Very important ❤❤

  • @fatumaabdullahi6530
    @fatumaabdullahi6530 6 ปีที่แล้ว

    شكر لك.أستاد مبارك جزاك الله خير .

  • @abdirisakmohamedhassan4989
    @abdirisakmohamedhassan4989 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlh hadalkaagu igala mcn midhaha timirta masha allah walal waxay tahy dhiiri galiye qaas aj

  • @ashrafsacad3522
    @ashrafsacad3522 6 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah sxb waad mahadsantahay ala haku sharfo

  • @pukhuityabdi5171
    @pukhuityabdi5171 6 ปีที่แล้ว

    wxaaad tahay wll shaqsi ay ka muuqato waxaan aad nala wadaagaysaa oo xaqiijiyey anaguna waan kaa faaidnay ilaahay hakuugu badalo jano iyo raali-ahaanshihiisa

  • @Aya-cy9qg
    @Aya-cy9qg 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh mahadsanid wll

  • @hamdaosaman2485
    @hamdaosaman2485 4 ปีที่แล้ว

    Msh all jasaka khyre wlo

  • @ayaanmursal3448
    @ayaanmursal3448 5 ปีที่แล้ว

    Asalamualykum markastaa waxan jeclahay inaan naftaydaa hormar gaarsiyo hadanaa waxan dareemaa inaan fashil lakulmo markastoo on iskudayo qorsho lkn waxaan amin sanahay alle inuu mar un illaa kulmiyo hadafkaan kufakarayo Insha'allaah

  • @farxaanvirgil4893
    @farxaanvirgil4893 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid 5:04

  • @isseisse4698
    @isseisse4698 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad Mubarak haadi

  • @salsabiilmostafa2849
    @salsabiilmostafa2849 6 ปีที่แล้ว

    maasha Allah mahadsanid macalin mubark

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 5 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid wll qali ah mubaarak

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 6 ปีที่แล้ว

    shukran Abowe siiwad dhiirigalinta walalaha ad ku dhiri galinesid

  • @ayaansamaaraofficial1216
    @ayaansamaaraofficial1216 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @daacimohamedidiris6933
    @daacimohamedidiris6933 5 ปีที่แล้ว

    Halyeey aya tahay walal mubarak Walal nosi badi barnaamijyadan okale MahaDzanid

  • @mustafeaxmed5217
    @mustafeaxmed5217 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll shukran

  • @أمريانتسنيم-ل6س
    @أمريانتسنيم-ل6س 6 ปีที่แล้ว

    maasha allaah wall allaah hakubarakeeyo

  • @abdullahiali6816
    @abdullahiali6816 4 ปีที่แล้ว

    M.a mudane aad iyo aad ayaan udhageysta wax badan ayaad idarensiisay wana kaga mahad celina

  • @missayaaaniita5458
    @missayaaaniita5458 6 ปีที่แล้ว +6

    allha ku xafido wallky

  • @farhiyaali5566
    @farhiyaali5566 6 ปีที่แล้ว

    Mash allh. Mubarak Jazaka allh kheyr walal

  • @kowsarabdisalan1678
    @kowsarabdisalan1678 5 ปีที่แล้ว

    Manshlh wl wan qadnyna dhirigalintada ad ba umahsantayy wl horay usoco

  • @ahmedaden5101
    @ahmedaden5101 6 ปีที่แล้ว

    Wall mahdsanid alla ajir ha kaaseeyo

  • @luckykoonekoone2075
    @luckykoonekoone2075 6 ปีที่แล้ว

    Maaasha alla jaza'akallah khyr walaal

  • @amiiraaliosmaan8315
    @amiiraaliosmaan8315 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah wlloh alle haku ilaliyo wanadadana alle hanagu anfaco jasakallah wll

  • @muslimanasser9315
    @muslimanasser9315 6 ปีที่แล้ว

    Mshalllh jzklllh ustaaad thnkx

  • @ayaaniitanour3392
    @ayaaniitanour3392 6 ปีที่แล้ว

    msha allaaah huno hore u soco

  • @yaasinmahamoud4753
    @yaasinmahamoud4753 6 ปีที่แล้ว

    Aad baad igu faidaysay Wll Hadi Allah haku sharfoH hankga iyo himiladaadana hakuu fududeeyo

  • @ilhaammahamuud1835
    @ilhaammahamuud1835 5 ปีที่แล้ว +1

    Scw wllkey nala wadaag buuga think and grow rich pdfkiisa please

  • @mustafjiiraq905
    @mustafjiiraq905 6 ปีที่แล้ว

    mash allh all haadii sxbkey Facebook live inooga dhiiig ama sogaal siido kaale waaqtiiga ino baayaanii siidaan sualo KU weeyddiino mhd snd

  • @safiyaadam5204
    @safiyaadam5204 6 ปีที่แล้ว +1

    Walaal sidee kunoqon karaa qof dadka hortooda ka hadli kara

  • @fadumaabshir3845
    @fadumaabshir3845 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh runti wan ka hely dhirigalintda noso badi

  • @habonqurux7490
    @habonqurux7490 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 6 ปีที่แล้ว

    Wow Mubarak Hadi Masha'allah 💎👈

  • @ibraahingureey9816
    @ibraahingureey9816 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah wll allah hakaa abaal mariyo

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 ปีที่แล้ว

    Saaxiibadey isma badalaan laakiin anigu waan is badalay dadaal aan sameeyey