Gabayga Hiil dugaag Khaliif Faarax Xayir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 26

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allaha barakeeyo abwaankena

  • @samadoondhagafiin206
    @samadoondhagafiin206 5 ปีที่แล้ว +2

    Wadani aragti dheer Abwaan khaliif alle haku ciseeyo.

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.5947 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal Ilahay xigmad iyo aqli wuu ku siye inbadan ku xamdi. Anagna waa kaaga mahadcelinen Allaha ku barakeeyo.

  • @abdikaafiguureeye1210
    @abdikaafiguureeye1210 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah abwaan an taveero all ha ku xafido masuul

  • @maxamedxasan8639
    @maxamedxasan8639 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah, allaahu akbar, abwaan alle waxaan kaa baryayaa jannatul fardawsa.

  • @hal-abuurnaasirbaarri1927
    @hal-abuurnaasirbaarri1927 6 ปีที่แล้ว +1

    maash laah mash laaah abwaan waa hiil runtii dugaaga aad ugu hashay mar kale waa diin iyo gabay wax ku qaadasho iyo waano iskugu jiri abwan adaa dareensane koly way ku dhibaysaaye ilaahy dadka uu naga beery ha dareensiyo ducada aamine

  • @libaax_fx3399
    @libaax_fx3399 6 ปีที่แล้ว +1

    apwaan khalif
    waan ku tageera apwaan
    mannsha allah raga karbaash somali iyaga baabiya

  • @farhiaabdikhayr2072
    @farhiaabdikhayr2072 6 ปีที่แล้ว +1

    wll khaliif allha kuu hiiliyo aduun iyo aakhiraba haldoorka qarnigaa thy allha ku sharfo

  • @hassanugass9561
    @hassanugass9561 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah abwaan allaah kuxifdiyo wlhi waas iga qoreysisay

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.5947 4 ปีที่แล้ว

    Walaal Abdiwaaxid Gamadiid oo jell lagu ilooway xasuuso waa abwaan qaali ah.

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 5 ปีที่แล้ว +2

    Man sha Allaah wadani Alle honoo kiin xiftiyo aamiin aamiin aamiin yaa Allaah

  • @amalhomeaccessories4968
    @amalhomeaccessories4968 6 ปีที่แล้ว +1

    Walal ilahay haku barakeeyo qof qaali ah baad tahaye

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan gabaygaagu waa run dadkiina haday gadaan magaalooyinka soomaalisa si waadixa.

  • @ahmetkhuburo4003
    @ahmetkhuburo4003 5 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan jirah illaahay haku xafido

  • @cabdiqaniqaasim6530
    @cabdiqaniqaasim6530 6 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah abwan qaali ah

  • @yasinabukar5591
    @yasinabukar5591 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaaah Somaalay ku waana qata

  • @munimarvisuals
    @munimarvisuals 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abwaanku ruuntu ka hadlay.

  • @hal-abuurnaasirbaarri1927
    @hal-abuurnaasirbaarri1927 6 ปีที่แล้ว +1

    aallh walhi abwaan waan qiroooday sidaan maalin walba u dhagaysaanaa imikna qaybisbaan ku wadaaba

  • @nastexoabdi3805
    @nastexoabdi3805 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah

  • @libaax_fx3399
    @libaax_fx3399 6 ปีที่แล้ว +1

    wllahi waa runtaa
    ax ax ax danyar kama tilaabtaan

    • @naasirbaarri1065
      @naasirbaarri1065 6 ปีที่แล้ว

      Khaalid Mahamed a/lahi kama jilaabtaan weeye wllo jilaabasho waa kaluumaysi dhib ma leh haduu qoraal ku qaldan yahayna

  • @ayaanleyaasiin8076
    @ayaanleyaasiin8076 4 หลายเดือนก่อน

    Deegaanka quruxdiisu waa ubaxa dayreed dheh.
    Dagal aan dhir iyo kayn lahayn roob ku di'i waa dhe.
    Deeqaha raxmaankiyo nimcadu kuma dul hooraan dhe.
    Dabaylaha waxa soo sasaba duurka geedaha dhe.
    Daruuraha ayay soo dhuftaan damalka dhaadheer dhe.
    Saxaraha inaan dirirku helin waa daliil sug dheh.

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabay u diir naxay dugaagiyo dhirtii dalka 🙄Alla ha sahlo dabar go' baynu isku wadnaaye

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.5947 4 ปีที่แล้ว

    Ala maxaa dalkayag tabay. :(

  • @haliimayusuf6903
    @haliimayusuf6903 6 ปีที่แล้ว +1

    Wll qalif waxad tahay somali dhabah.

  • @libaax_fx3399
    @libaax_fx3399 6 ปีที่แล้ว +1

    iyagoo isdaba yacayay kinaya galeeb