Waxaan rabaa macalinkaas Meel aan kala xariiro dadka waad wareysataan and motivate us Lkn Marsha uu marikaro qofka rabo maad nogu soo dartaan macalinkaas contact giisa na siiya dee
Information Technology gu waa waxa mustaqbalka lagu dagaalami doono inuu yahay waa cadahay. Soomalidune waa inay waxbadan Ka bartaan si hadhow aanan marti uga noqonin waxa dunida Ka socdo🎉🙏
Abdijaliilow sxb hadaad mar kale qabato barnaamij caynkaan ah inaga caawi wll in aad weydiiso in muqdisho laga helo iyo inkale meel lagu barto hakkinka.
lighting hagaaji si qof wejigiisa oo dhameys tiran loo arko hadhka ama dark ka saar muuqaalka iyo qofka dhexda ku beeg si sida ugu wanaagsan loogu daawado sxb waa talo saaxiibtimo
Magaceygu waa Caadil bartay IT 1. Maxaad isleedahay Jamacaddaha Dalka u Diiday inay bixiyaa cyber security ? 2. IOT Wadan Xooga lama Saaro qof kasta IT ama computer ah waxay ka Siman yihiin Web development iyo Mobile ah Maxaa Sababay in IOT-ga laga kala Cararo
Abdi Jaliil alle ha ku barakeeyo Macalinka waxaad inoo weydiisa :- 1. ML(Machine Learning) - ka Hadii la barato sidee ayaa ay wax uga badalaysa Umadda Soomaaliyeed? 2.Soomaalidu waqtigan aduunyada wax awood ah kuma le sidee ayaa ay dagaalka Technology -ada uga qayb gali karta oo uu ay uga mid noqon karta dalka dhanka Technology - yada Ugu sareeya?
PART TWO:
TECHNOLOGY‘DA:Cilmiga kombiyuutarka Sayniska Web&Mobile Developmen&Cyber Secutiy.Xalqadda 2aad
th-cam.com/video/_Pt5lYddvEs/w-d-xo.html
Wll xagee kala xiriiri kara ustaadkan 😢
ustaad ahmed dini, Allah yabarik, we proud of you
Abdijaliil wllo mahadsanid wlhi si aad iyo aada ayaad ,ka dhalinyaro ahaan noola dadaalaysaa,shukran itgana sidaad noogu dhiirigalinayso ayaad markale ku mahadsan tahay.
Great Content, Thanks Abdijaliil iyo Engineer Diini ❤️🙌🏿
Ustaad Sharafdin waan ku salaamay
@@Endoz13waa kaa qaaday akhii
@@sharafdiin Mr sharafdiin 😇
@@daganinamaxamud1741 ❤️🙌🏿
Ustaad sharfudiin Guuleyso.
Masha allah waxaa tahay qof lagu daydo walal guulayso kuna dedal dhalinteena inaad waxbadan ufaaidayso kuna dedaasho sidi aynu dunida ula tartami lahayn. Well done engineee guulayso
thank you brother Abdijaliil waxad noso gudbisa marwalba Barnamijyo aad waxtar u leh specially dhalinyaradeena somaliyeed keep going bro allah kufududeeyo howshada
Mashallaah wad mahadsanthin noo soo badya barnaamijyadan oo kale wa loo baahanyahee
What a podcast. Runtii waa waqtiga ugu sahlan uu qof walbe baran karo programing
Ustaadi borama kaa soo salaamayaa thank 🎉❤
lbx macalinka dadka online wax maku baraa
Waan kaa qaaday Yusuf, waan Jeclahay Boorame Iyo dadkeedaba, haa online waa ka barnaa
Ustaadi Xamar mad Xarun Nooga furtid
Mansha allaah Great Content
ثق بنفسك فكلام الناس لا ينتهي ❤
Anagoo wadankii joogno wax ma baran karaa
Haa @@abdihamidmohamed7524
waa mahadsantihiin khayr Allah idin siiyo
Sidee ula xiriiri karaa ingneerka
That is the target! Never Give Up
Engr Ahmed Diini Jazaakalaah ustad keep it up
Abdijaliil muuqaladada wax bdn ayaan ka faaiida mahadsanid a boowe❤😊😊wax bdn aan ogeyn ayaan bartey
Best information
I can relate solving a single comma or semicolon a whole time Wlhi 😭😂Allahuma barik he was a real hard worker ❤️
Muqaaladan oo kale noo soo badi wll
Mahadsanid wareye abdijaliil show muqaaladan Noosoo badi isbuuciiba hal muuqaal noo soo dhig mahadsanid
Mashallh wxbadn ayan ka faidney ustaadka waxanahy ardada wdnka ku bartey IT hdana aan haysan roadmab sax
Walayaalow wadanka noo keena schools kaaz cml dhalintii wadanka technology waa ka liitaan kuwa aan runba u malayn baa jira waxaan oo dhan afuunkiina waa tagay cloud buu noqday 😢😢
Waxaan rabaa macalinkaas Meel aan kala xariiro dadka waad wareysataan and motivate us Lkn Marsha uu marikaro qofka rabo maad nogu soo dartaan macalinkaas contact giisa na siiya dee
Mahadsanidiin ❤❤
Information Technology gu waa waxa mustaqbalka lagu dagaalami doono inuu yahay waa cadahay.
Soomalidune waa inay waxbadan Ka bartaan si hadhow aanan marti uga noqonin waxa dunida Ka socdo🎉🙏
one day inshallah i will become software engineer 🖤
Like me 😢
Great
Mash Allah camuud University
Soo badi shb
Noo soo badi zxp
Soo badi
Qof walbo wuxu rabo Allah usahlo 🤲🏻
Waw🎉❤ dad kaaso kale inoo sobadi
Su aalaha xageen kguso waydiina
Wllow somali ayaan joogaa shirkada online noogu hirgeli ama wadanka nookeen.
Manshaaa allah
thanks zxp
TH-cam Ma leyahay Ustaad ka Plesse hdii U leyahay Ama Website ino so shek Mhdsnid
Somali way ubahan tahy shiln badan otaqana atiiga muuqal samayntu wa mihimada ugu way eedahan ka xog usoo gudbinta bulshada
Ustaadka magicisa iyo platformka acadamiyada uu wax ku baro linkigeda noso dhig, mahadsanid
Xgee kala xiriirna sxp
ASC MR. ABDIJALIIL
WLL NEXT VEDIO QABIIR DHANKA CRYPTOCURRECY GA AH NOOGU SOO XIGSII INSHALAH
Ok sxb
@@Abdijaliilla soo dhakhso
Qeybaha kale inoo weydi ustaadka: Cyber security Degree-ga ugu fiican ee lagu barto. IT mise Computer science
Su,aashan jawaabteeda wan ubaahanahy runtii 😢
Eng A/K Diini Great teacher
Ustaad meel lagala xariiro keen abdi jaliil
Mustaqbalka Network Engineering kawaran ustaad malaga yaabaa in Ai bedelo suuga ka baxdo
Waxaan sugaaba waa part two saxib
Abdijaliilow sxb hadaad mar kale qabato barnaamij caynkaan ah inaga caawi wll in aad weydiiso in muqdisho laga helo iyo inkale meel lagu barto hakkinka.
Mnshl soo badi barnaamijyada niicana
lighting hagaaji si qof wejigiisa oo dhameys tiran loo arko hadhka ama dark ka saar muuqaalka iyo qofka dhexda ku beeg si sida ugu wanaagsan loogu daawado sxb waa talo saaxiibtimo
sxp waxan kuwaydina mel sifican loo gabrto progarminka
Muu Nabari karaa ninkani sxb
Asc Abdijaliil shaw.
Waxaan ku weydiin lahaa inaad weydiiso, farqiga u dhexeeya xagga suuqa iyo xagga barashadaba software engineering iyo network and security engineering.
Macalinkeyga Eng Ahmedkafi Dini macalin aan ka faaiiday cilmi badan mahadsanid❤❤
Wll hda lasocoto youtube kooda isheeg waxa ugu qoran waxaan rabaa inan wax kabarto macalinkee mahadsanid
Wlll TH-cam wx ugu qoran ii sheeg plz plz
Macalinka muleyahay qayb cashiro online kubaxa
First❤❤❤
Sharaf&Karaamo 🫡🫡🫡🫡
@@Abdijaliilrole model
Wadanka halaga tago dhalinyaro, oo aadno wadamada waxbarashada fcn inshllh, Si walbo aad ku tagi karto ku tah
Maxaa la dooni dalkaaba adoo joogo aduunka meel kasta ka shaqeyn kartaa e
السلام عليكم ورحمةالله وبركاته
Abdijaliilow ustadkan maleyahay online courses
Macalin qaybtii 2 aad aawa?
Thanks prof ustaad waxaad jeclaan lahaa hadii uu course bixiyo oo online ah inaa ka mid noqdo please noo waydii iyo meesha laga heli karo
viideo kale eng manooga soo diyaarikartaa asigoo noo sharxaaya DevOps ka iyo toolaska loo isticmalo wll ado mahdsan
asc, wllo please share his website
thanks abdijalil show .How can I contact the teacher my I have contact with him
Legend
Walal inoo wey dii , what is technology?,
Parts and its Branches
Biiiis qabta labad please
Ma give up garaynin . Central london oo dhan baan ku wareegay kkkkkkkkk Legand weeyaan walaahi ninkani anuu iga dhex hadlayaa
Candijalilaw your programs are good but remove the music it may effect you somewhere coz every body can't music haram
Dadka nocan ah waa dadka aan u bahanahay wajib ayaana ka saran iney wadanka inta imaadan hagaagan dhalin yaradiisa hoogaana noo noqdaan
Zxp ilham omer maxaa isku tihiin
Q: how I can be a professional Web Developer Sir Ahmed?
Macquul miyaa anoo heysta 2 subscribers inaa gaaro 100
Magaceygu waa Caadil bartay IT
1. Maxaad isleedahay Jamacaddaha Dalka u Diiday inay bixiyaa cyber security ?
2. IOT Wadan Xooga lama Saaro qof kasta IT ama computer ah waxay ka Siman yihiin Web development iyo Mobile ah Maxaa Sababay in IOT-ga laga kala Cararo
Chanalka Macalinka nala wadaag
Am i be now seo software engineer
Qofka martida ah magaciisu kuma jiro cinwaanka iyo description-ka midna. Sidoo kale meelaha uu wax kusoo gudbiyo!
TH-cam kiisa sheeg ustaadka
IT is not easy
Sxp online casharo maku bixiyaan
Ninkaan mu af somali ku hadlo hadu somali lahadlaayo. Af somali soo baro dhe worta
Abdi Jaliil alle ha ku barakeeyo Macalinka waxaad inoo weydiisa :- 1. ML(Machine Learning) - ka Hadii la barato sidee ayaa ay wax uga badalaysa Umadda Soomaaliyeed? 2.Soomaalidu waqtigan aduunyada wax awood ah kuma le sidee ayaa ay dagaalka Technology -ada uga qayb gali karta oo uu ay uga mid noqon karta dalka dhanka Technology - yada Ugu sareeya?
Wadanka uu jogo hadi aana jogin fursadna aan u helin inan isku wadan jogno siden ku baran kara
su'aal kaftan ah: maxaay macalimiinta Technology‘da ay u BASA XIIRANYIHIIN? 😂🤣
Timaha ragaan haddii aadan u jeedin Ookiyaala ayaad u baahan tahay😂😂😂😂😂
@@Abdijaliil 🤣🤣 igadaa cayaarta😅
70% barnaamijkan waa biography, taasna mawduuca meesha ku qoran maahayn. iskuday next time inaad muhiimada u dhaadhacdid
Wait the next episode walaal
Online hadii laheli karo meesha lagala xidhiidhi karo noo soo dhig.
38:17
Bro marki application edit laga hadlayo kuso wacena😂
Hadanan jamacadii awoodin maxad nagula talin lahayd
Sax subscribe sameya. Adi samayn waxba kama dhimi halka ay wariya wax wayn tari.
Chanal ka macalinka hoos noo soo dhig
Fasttrack technology academy
Please send the name of his company.
Fast track technology Academy
Xitaa hadaad jamacad dhamayso wastaad u baahan tahay .
Abdijalil dhinaca editing ka waa zero