Sir Culus: Habar Awashii Kulmiye Oo Warkooda La soo Qarxiyay
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- Faadumo Aadam Cawad Oo Fasilisay Tageerayaashii Kulmiye & Sababta
Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido Kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa Soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka.
Dhamays Media Production' is one of the largest media companies in Somaliland. We provide media services such as interview news , and audio interviews, and we also produce commercials. We focus on delivering the latest Somali and international news.
@Dhamays
Follow or visit my our social:
TH-cam: / dhamays
Facebook: / dhamaysmediaproduction
Twitter: x.com/DhamaysNews
Fariid geesiyad ah oo run-sheeg ah, mashaa Allah ❤❤
Naa maxaa kaa galay kulmiye habar awal malahee orad bilaa dhiigadyahay kabaha u qaad kuwa waagu ugu baryo siday Dunia kaaga madhinlahaayeen anaga 7sano baa nalacaayayee waanu aarsanaynaaye waxaanu usoo saarnay halkuu ka keenay lacagta uu wadani sii yey
yaylahadlaysa macarurti yaryarayd eyacyacaysay halkayku argtay qofmasuula owaxqalada kuhadlay nagalatag istusnimada
Gabadhaa hala maqlo cidagale isagaa ciro dadka kudiraya
Subeer awal markii ay buuraha galeen ee ay ragii abtiyaashood ay doorashadii barigii daahir riyaale iyo xisbigii kulmiye ay rabshadaasi ka dhex dhacday subeer awal jabhadoodii way soo xidh xidhay ee muxuu garxajis usoo xidh xidhi waayay oof wareen iyo kooxdiisa qaladkaasina waxa ka shaqeeyay reerka haberjeclo oo munaafaqad ka dhex raadinayay lkn madaxwayne muuse biixi cabdi qaladkaa wuu ku fahmay waan kii burco dhexdiisa ka sheegay inay odayaashaa sulaadiinta haber jeclo iyo sulaadiinta garxajisba ay arintaa buurta ay si munaafaqada uga shaqeeyeen ayna gabigooduba ay yihiin xadhig lana soo qaban doono taasina ilaa imika way taagan tahay oo hadii ladoonayo inuu dalku nabad noqdo waa in lasoo wada xidh xidhaa odayaashaa iyo jabhadaaba buurta gacan libaaxba ee oof wareen hadii kale waa laysku jabi doonaa oo lakala aar goosan doonaa waana digniintii ugu dambaysay hadalkaasi!!?!!
Habar awale waa dhadiga isaaq
Waa caqli fiican ALLAH HAKU GARGAARO
Fariid subeer bay baratay waa isaaq laftii weeye faadumo biyaii sheekh isaxaaaq dheh
Waxaa loosoo saaray imika waxaanu ixtiraamaynay madaxwayne muuse biixi cabdi oo lahaa fikirkii uu maayer qiiro ku noqday maayer nimada ayuu ahaa madaxwayne muuse biixi cabdi ahaa isagaana ka dhigay maayer ina mooge waxaanan uga hadli waynay doorashadii oo nagusoo dhawaatay iyo tan maayer qiiro na hore ayaanu uga sii hadalnay oo aanu ku nidhi maayarow caasimadu way ka duwantahay gobolada kale ee ama u cadaalad samee oo maalutuu kulmiye ololaynayona kulmiye la ololee maalinta xisbiga wadani ololaynayana la ololee waayo waxaad tahay maayerkii caasimada ee goboladoo dhan u dhaxeeyay lkn maayerku isagaa diiday ee imikana wuxuu ka faa'ido ayaanu waxba naga siin calaacalna looma baahna ee islaaneey hayna dawakhine gaadhigaaga soo fuul miyaa nalagu kaasoo falay waa maxay waxan oo duryan ahi!?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Naa subeer awal ma tihid Beenalay dee bal wasiir ha lagaa dhigo hablaha garxajis ayaa ku dhaama adiguba hadaad burco tagto dee marti baad ku noqonaysaa naa arag basbulaahi oo arag ina cali faruur oo Arag mawliid Oo arag cudhay oo arag oofwareen adigana sida suldaan xasan ayaa lagu nacay
Faadumonwaycdalisey.
Way mahadsan tahay.
Way dsdaal.fiican.ahay
❤❤❤❤WA SIDA GUUL
May ma gabato geesiya weeye
Markii reerkaga lacayay ifriday macaduga hadliweyday macabsi badladhuumanaysay imika waxbahanoshegin
Masha Allah faduumo aadan cawad waa fariid ilaahay haku xafido Amiin Amiin Amiin
Fariid❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Laandheedhe laandhere dhacay waatan
Tanisaka faanbau halkanlasofadhisatay iarkay imaqla
Eyad
Markad mucaridka ahayd ilahay kamadbaqanjirin miyaa markad kursigaheshay miyad ilahaykabaqanaysa
Oo idinka xusbiga waddani ma si fiican ayaad 7 sano u mucaarideen Muse, mise ilaa iyo cirdigiisa ayaad gaarteen Muse wanaagisa sacab laguma qarin karo waxaad sameeseen unbaa la sameenaya Muse wax uguma jiro
fadumo Adan waxad nijaas salad muse waad ka dhimatay Hana sheegan- waxad- huwan
Fulayad midhyaaney joogin walaahi
Siyasadihi laydikagabadiyay maxay ahayen 17 kii
Ufwaren and ciiro have to go to mugadisho other wise you will see what is happen 😂😂😂😂😂
😂😂😂 your are dreaming
Masha allaah wan ku salaanayaa sharaf korkaaga ha ahaato fariid waa midnimo soomaaliland laga shaqeeyaa ❤❤❤❤
O maaxad u naasatay maad dhaaraqantid
adigu qofwalba oo xisbiga wadaniya maloyarkii difacayay badutahay kajawab
Daa ha hahadlena waa geesiyiin walaahenGX Ciidagale😂
Habara awala waxaa leenahaye garaamo ayuu muuse ku wareejiya kursigii kaga degaye ee brush xaarale ha maramarina isku xishooda oo karoonada aqoonata iyo jaahila nimada meela ma wada maraana
Waa laàhi dhiig baa lòo hurry waddani
Na cidagal waa g36 maxad ukale gurayisa
Inaader
Waad mahadsan tahey
Waa runtaa anagu jifo dhifo ayaanu lacagta Wadani u bixiney
Alhamdullilah
Waxaanse kuu saxayaa
Maayar Abdikarin Ahmed Mooge
In uu ka soo baxey Xusbiga Wadani
Oo ku biirin
Qofkuna Xusbga uu ka soo baxo uu u ololeynaa
Walaalo ❤
Ee aammmmu islllaan yaya lllunnny
REERKIINA LA TALI FAADUMOY
SIDII TACSIYI U TAL BAROORTA
SUUQA GOOBO GOOBAYSTAY
WAY MUUSOW ACUDUBILLAH
Cidi ma jecle ciidagale been ha u sheegin waa dadka ugu badan ee habar awashu dhashay hadana waa kuwa ugu xun Ee caaya
@@KokoM-wp6ok waxa layir doqontu marka la ficil taamaayo waxay moodan in la kala teegaayo naceeb majiro dadku waa dad wada dhashay oo an meel kala teegen
Taariikhda ayey ugalaysaa biixi sida uudoorashada uqabtay.
Mamaantad iskudir cusub bilowday reeborama iyo suber awal
Hanala qabto intayda ciidagale waa afka xun anagaaba cabannayna runtiii
MUUSE TUUGGII UGU WEYNAA EE DUNIDA SOO MARA, OO MARKII LA FAHMEY WAXWALBANA UU SAMEEYEY TEGAY
Afkiis ayuu ksheegay lacgtu ugubal Qaadey wadni
ofawaren beey udoodey sa war naagtn halso Qabato
Alaylehe inaad iska aamustaad kuu fiicnayd hadalku waa qasnad beenbaad sheegtay waayaab dad markay arkaan qof hadlaaya ayay xasaaiyadu ku kacaysaa doqon lunsanbaad tahay damiir xun caado qaata ah naawaanu ku naqaanaa macaa laxdiiyeey wajixun akhas caleeg doqoni amaan aanay lahayn ayay urixisaa ilaahay ku qabay maxaad iyaga ula hadli wayday markii miyirku kamaqnaa ee ay noockasta oo caya noosoo dhagayeen imikaad sidii sidii sicii soo ciyaysaa bilaa damiir qadhmuun ayaad tahay dinaaha wayn uurcade mee maxaa ku dhacay dhulka miyaadka maqnayd naagxun oo ragooda reerkooda soo basaastaad tahay waxku hel waanu kuu jeednaa
Ina Mooge lacagti canshuurta shacabka ayuu xusbiga waddani ku soo saaray waa la wada og yahay dad dagaal ku dhintay iyo dad kursi doon ciidankooda u dilay ma isku midbaa naayaa?
Calanka S/land aad soo dhigatay uma qalantid Yusra Harti ayaad la baxday oo kursi darti ayaad nasabadaada u bedeshay يا احمقه
Maalinta qiyaame waxa ilaahay hor imanaya dad camalkoodi qabiilo ay caayeen ama aflagaadeyen ama naanayso u bixiyen kayuu inta loso geliyo camalkiisa loo qaybinayo oo qofkaasina cidla so istaagi doono waana ehelu naar sababto ah camalkisi ba qabiil dhan oo uu aflagaadeeyey baa lakala tagaya walina qaar ba dacalka haysta oo camalkiisu qabiiladas ma kafayn doonan. Sidaa awgeed adigu intaa qabiil dhan aflagaadaynayso. Bal aan aragno cidda aad tahay oo aakhiro ilaahay kaa qabata. Waana laysaga danbayn aflagaadada qabaailka iyo muslimkinta. Ogow anigu maba ihi cidaad cayday lkn waa adigiyo ilaahay subxana watacale
Wadani wali malaa muu. Yaqiunsan muxaafida hasaku xishooda 7 sanaya gaadheena heeraya gumoobana oo toloobeena oo yusar harti noqadeena
Ladhimo
Ana doqon yahay kanfadhiiso dadka
sifiican baad uhadashey alaah ha ku barakeeyo Waad mahadsantahay
😅😅😅😅😅😅😅
Madax sare
Waxing.aad.odhanjirteen.uun.bay.ku.yidhaahdeen
Garxajis aya lacag haystay oo tooda isticmalay tii ictisam iyo xasan shekh tii qadar tii turkiga ay mesha maraysay tasunba ina aw sicid iyo mooge laguso hagajiyay dadka iyo dalku wu iska war haya
HABAR AWAL WAA MADAXYADA. WAAN MAQLAYNAA. WAA INAAN DULQAADKOODII OO KALE YEELANAA. GARXAJISOOW.
Waa sax weliba inta xuna ha la qabto
Ffaadumo aadan khasiisad khasiisadi dhashay habartii ku dhashY ee faqasha ahyd baad tahay waxba subeer awl kaagama baahana cajuusada yahay maykaabka isu yaraydY atqsdhuun walw aad afkii iska hagaajisay
Masha Allah fadumo aadan
Xisbigaga kaso egidona
Benaaley.benaale.benaale.
Adaa kamida dadka muuse kahiliyey, adaa sidii carsaayada golba meel iyo xusbi galey, sheekadadu micro male yaahu
Faadumoy aadaney gaxanta ayaad xoqaysaa malaha lacag ayaad helaysaa
Masha Allah mamo
Naa wax mahayside dadka kadhuumo tolkeed cunaay huguriraacay
Naaya markii huwan oo dhami idin fingareysey eed cadowga usoo racdeen adiga,ina aw siciid ,sultan gusheega,cali gurey,Dhego lapin waa labsaalax doqmayahow dalka iibsadey,yuuhu oo Alla iidin qabey
Maashalah. Eedo
Naa beenalay baad tahay adigaana riday muuse oo tolkaa ka baxay wali maan wasiir lagu siin mise lacag aad guri ku dhisato ayaa lagu siiyay qayrkeef ka hadho ayaad tahay dadka kulmiyana waligood wax may caayin laakiin cabdijariin ayaa ka masuula Adiga cayda sacad muuse ayaa laguu duraa
Markaad kaadhka weydo ayaad soo laba dhigi doontaa filimadadii ileyn naahi kumey hayne marka lagu jiidho
Faadumo.
Sidii aanu faqash oo idin fuushan la idiinka fujiyay illeen isaaqa kalle waday iska mariyeene idinka ayaa haystay dib uarki maysaan rageedii ayaa qabsaday arab iyohabar jecllo miidba mar waa hellayaa ka quuso ha quud darayn
😂kkkkk
Ina mooge waa tuug
You are liar stop crasy things you are taking about 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dooqon sacsaca muse
Is naayaa
EDO MOOGE XUSBIGA WADDANI MUU GELIN AAN KU SAXE WELIGIINA WADNI BUU AHAA KANA SOO BAXAY