Gabdhahaan ayagaa beerta is galiyay oo waliba is dacweeyay naagaha ayagaa cadaw isku ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Subscreib Like and Share

ความคิดเห็น • 65

  • @shukruabdirizak8725
    @shukruabdirizak8725 4 หลายเดือนก่อน +12

    Gabadhan wa aniga oo inta taagan wlhi qof an dantisa aqoon qurba kuma nolan Karo. Danteyda iyo tii ilmaheyga waxan eheen kuma dhaalo alx

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 4 หลายเดือนก่อน

      Sax abayo inta dal gaalo jogto naag saxi hala noqon hana soxareysan balayada naag hqaadato

  • @nyg1162
    @nyg1162 4 หลายเดือนก่อน +4

    Subhana Allah, illahay kuligren hana so hanuniyo, Amin.

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 หลายเดือนก่อน +6

    DAADKA MEELAAHA CAAYDA LAA SOO FARIISTO IISHAA UMAADA AYAA KU DHAACDEY

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 4 หลายเดือนก่อน

    Aamin Aamin yarabi

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs wrwb Abayo mcn, Run badanidaa masha Allaah ilaahay Haku Xifdo Adiga & Family gada ba Aamiin yaarab ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaqiiq taas ineey sidas darted cuquubo ugu dhacdaba laga yaaba dad sheeq shariif leh iyo dad qubuurahoodi kaga jiri waayey ❤❤

  • @____0934
    @____0934 4 หลายเดือนก่อน +3

    Inalilah wlhi qabyalad aya halka dhigtay somalida

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 4 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely walahi t
    You are right mashaAllah Allah yacizak ❤❤❤❤❤ you are a strong mum ❤❤❤

  • @AzizAli-jc7re
    @AzizAli-jc7re 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😊❤

  • @BarlinDhiblawe
    @BarlinDhiblawe 4 หลายเดือนก่อน

    Asc habo sax waaye gabdhahaas Allah soo hanuuniyo 🤲 jazakallahu kheyr 👋

  • @naimamohamed4604
    @naimamohamed4604 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha abayo mahad sanid dadka dan toda wa garan la yihiin allaha tuso

  • @deeqoosman2754
    @deeqoosman2754 4 หลายเดือนก่อน

    Thank you sis that’s the best advice ❤❤❤

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runta qeyr aan dhamaan adun IYO aqiro Allah ku siiyo.

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah waa sax marba hadii laga badbaadiyay ubadka. Waxan hooyo lama dhihi karo waayo sharaftii hooyonimo ayay ceebeeyeen.

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waa runta ilahay haa uu gargaro gabdhan alx tik tog malihi

  • @Nimcoali-fv1nj
    @Nimcoali-fv1nj 4 หลายเดือนก่อน +7

    Been mahn wlhi abyo allha aqliyga haa ku siydsho abyo nasrin ❤❤❤

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 4 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaarab ❤🤲🤲🤲🤲 Jazakallah khayr Abaayo

  • @nimcodaimond4183
    @nimcodaimond4183 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah caqlibadan abayo ayagana xaqa alle hatusiyo

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo #wlhi waa run dadtooda mayaqnaan

  • @ikramahmed2324
    @ikramahmed2324 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walalayalow caruurtan ma waxaad u dhashaan Cayr kaliya. Alle ka baqa

  • @haboonbeuty30k25
    @haboonbeuty30k25 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa abaayo

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 4 หลายเดือนก่อน

    mash allah abyo ❤❤❤❤❤

  • @firdosAbdi
    @firdosAbdi 4 หลายเดือนก่อน +1

    wlhi markaan arko naago qabiil kashekeenayo wlhi wax kalo badhaho Allow inga qabo Ayaan dhahaa waayo waa fitna socoto wlhi dadkii dhan waxay bareen qabiilkeeya Aa san ah anaa laandheera ah ana kana ah qabiilkii Aydifacayeen manta waxba umatrayo Akhirana sido kale
    ilmahane Alla ha oga soceliyo galada

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 4 หลายเดือนก่อน

    Has wllhi😢😢

  • @hanimoha3107
    @hanimoha3107 4 หลายเดือนก่อน

    Dal aadaleheen waa dareen ku joog ❤

  • @rahmaali5038
    @rahmaali5038 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @jamilosaafi7785
    @jamilosaafi7785 4 หลายเดือนก่อน

    Sax waaye wlhi abaayo mcnto ilaaheey Haku xafido adiga iyo ciyaalkaaga waxaa tahay hooyo fican ❤❤❤

  • @umucabdullaahi2386
    @umucabdullaahi2386 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah waa xaqiiq

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 4 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah!

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 4 หลายเดือนก่อน

    waa runtaa nasriin 100%allaah haku xafido walaal ❤❤

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 หลายเดือนก่อน

    ala maxaa run sheegtey 😢😢😢

  • @fahiimadacar4801
    @fahiimadacar4801 3 หลายเดือนก่อน

    Qabiil muxuu taraaba horta
    Yuu koob shaaha u shubaa ama uu soo koriyaa

  • @queenbalqisdagn6155
    @queenbalqisdagn6155 4 หลายเดือนก่อน

    Msha allah byoh nasrin waarunta waxba kama galin danbi iyo danahaga ayuu qabil kamsquulin naya
    Qabiilka ay cayayan waxa ku jira dad ilahay jecel yahay oo afkoda iyo adinkodaba laga aman heloh oo habeenkii oo dhan ilhay hortisa tagan oo cabudayah marka ilhay kaba qa somaliyey oo qabiil iskadaya baldadkii maqna hadey qabiil ku washen oo xolohoda ku bixinayan cay iyo waxdaran meshaysa daqaysan lahayeen

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 4 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo ayagà lugtoda kuradsaday ee yaysan kusogalin

  • @sadioawahmed7802
    @sadioawahmed7802 4 หลายเดือนก่อน

    You're right I Love you Aid ❤

  • @najma649
    @najma649 4 หลายเดือนก่อน

    waa sax ilmahaaga waa in aad ogaataa hadana dadkan maalin walba qabiil ayey caayaan marka dad cay wuu diloobaa
    weyna kugu soo noqon dadka ay caynayaan dad dhintay ayaa ku jira

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa waa naagta Hani la Shani ruffians naagaha somaliyeed carurta kaguratay

  • @farhiyo4
    @farhiyo4 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢 calool xuma badana ilaahow caawi ayada iyo inta lamidka ah

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 4 หลายเดือนก่อน

    Hana parante all yurub soomaali joogto ayey gudbisaaa

  • @khadraibrahim6263
    @khadraibrahim6263 4 หลายเดือนก่อน

    wan kusalamey man sha alah walalo wan yabana dumar an xishonaynin sidada haday waxfican shegayan ok waxbay cayayan mayk ku washen odayadii away ma meyti baa hau nixina cishod lawayasha cayda umada hunguri u galey

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi waa run qabiil. Maxaa kagalay wadan qurbo ayad jogta

  • @user-rx8jz7zu5b
    @user-rx8jz7zu5b 4 หลายเดือนก่อน

    Wa Wadankee?? What happened???

  • @Amalali-bj7di
    @Amalali-bj7di 4 หลายเดือนก่อน

    Sax waaaye abaya ❤❤❤❤❤

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 4 หลายเดือนก่อน

    Walalayalow igajahil bixiya ,maxaa naag cadaan ama carab oo oyneyso ilmaa laigaqaate leh loarkeynin,maxay somalidhan 24/7 hoyo somali ilmaa laqaate loleyahay,Allah kacabsadha ilmihina daqaleysta

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah ❤❤❤❤

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 4 หลายเดือนก่อน

    ASC abaayo horta runta rabi ayaa nagu jecel because gabadha hooyoyinka ah ayaga ayaa isku muuqda TikTok wax ka dhacay umad way nala yaabay waxyaabo laga xishooda oo diinteena mamnuuc ka ah bay social media la soo wada fariisteen wax faaido oo shacabka daawanaayo uma soo galaan in qabiil la caayo sheakh shaam cid ay cafiyaan ma leh xataa naftooda uma naxeen because 24/7 caay bes hadan wajigooda way qarsadeen isku meel kuma noola oo aduunka daafihiisa ayay ku nool yihiin maxaa sababay ayagoo wax fiican qabsan kar inay is balansadaan oo ay dariuqa Yurub isku cersadaan nin iyo caruur iyo guri war looma hayo saan waa u dhibaato umada aan la noolnahay because dhaqan xumada aan la imaaneeno waxaa oo dhan waa dhaqaalaha ilmha lagu diiyo naag kasta hadii shaqo iyo tiiguriga isgu darsami laheed saan way dhaaami lahaayen laakin naag cayd cunaya waa naag kebartay markaas cina ma ka baxasaneeso hada adigoo raali ah ilmo yar baa agtaada ka guuxaya waa kugu qalad inaa dad wax u sheegto first iska seexi ilmaha kabacadi u soo jeeso wax aad shacabka walaalah ugu faaidanayso wabi laahi towfiiq

  • @fadumamohammed2296
    @fadumamohammed2296 4 หลายเดือนก่อน

    Waa rutaa abaayo

  • @user-ce8eh9fs1l
    @user-ce8eh9fs1l 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa taas kadaran walid dhintay o ahalo qaburah todka ka jifikril o lacynayo waxan layhay halaga qato wayo markay dadka in dhimtay iyo midnol ay dhafi wayan inkartas o dhan iya ku dhacday

  • @sadaisheekh3981
    @sadaisheekh3981 4 หลายเดือนก่อน

    Sax waayee

  • @user-sz6zl6kz4n
    @user-sz6zl6kz4n 4 หลายเดือนก่อน

    Asc saxwaaye uqty

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi tas been ma ahan qabil waxba kuma terayo aduun iyo akhiro beel moyee

  • @mohamedabdulkadir2600
    @mohamedabdulkadir2600 4 หลายเดือนก่อน

    Sorry abayo ilahey hauga soqado ada cadilah🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @haliimoosmanahmed2810
    @haliimoosmanahmed2810 4 หลายเดือนก่อน +1

    Halagaqato. Balayada. Lefafka. Dhaxfadhiyo. Ha ben iyo. Malinkamakacan.

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 4 หลายเดือนก่อน

    Naag kasto oo xijaabka diiday sasaa udambeysa

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u 4 หลายเดือนก่อน

    Person number haday tiri waa sweden😊war hoogooyin isaga baxa sweden waa dhagool swedishku hal dhagay wax ka maqlaan

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 4 หลายเดือนก่อน

    Nasriin was kuhu cusbahay

    • @maqsudisse1946
      @maqsudisse1946 4 หลายเดือนก่อน

      Anigo hurdaysan oo aad u dalan ayaa qoral kaas ku soo qoray qaali , lkn inaa ifahan tay ayaa rajay nayaa waxaa ula jeeday Mahad sanid qaali.

  • @fatimamohamud42
    @fatimamohamud42 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo wasax hadalkaga

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaaa doqonimo dad wadan gaaalo kunoool oo ilmahoooda gaaala ka qaaadan karto in qabiiil an waxba siiinin inay udooodaaaan maxaaaa idin ka galay dumarow qabiil ilmihiiina heysta oo shaqeysta

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 4 หลายเดือนก่อน

    Afkaaga caano lagu qabay. Caro Allah aa kudhacday dadkaan 🎤 qaato. Walaahi qof iimaan yar kujiro naagahaas 39 daqiiqo xitaa masii dhageesan kartid waxa afkooda kasoo baxaayo. Waa la idacweeyadaan ee kujiraana iyagaa is dacweeyay naag kudhawaad 10 saac qol saaran iyadaa is dacweesay. Dadka kale waxba yee kudhagdhagin. Ilmohoodee nabsi kagaleen, xaqii Allah subxanalah watacalaa saaray ee kasoo bixiwaayeen. Mida kale address kooda gaalada hadee rabaan iyagoo qofna weey diin ee soo helaayaan.

    • @ruuni2
      @ruuni2 4 หลายเดือนก่อน

      Cafi maat ma qaban ciyalkoda iyo nimankodey dayaceeen shaqo kama dhacado

  • @ruuni2
    @ruuni2 4 หลายเดือนก่อน

    hala xer xere iska daa shaqo laan aya ka bataday somali halo so tarxiilo ama xabsi hala dhigo somalida yurup jogoto ma walan yahin ledahay shaqo kama dhacado waxasa ciyala leyga qatay ku ledahay wax walan waye ayaga dhan

  • @SamarMohamuud
    @SamarMohamuud 4 หลายเดือนก่อน

    Soo adiga ogow inee udharatay kuligood hanaa abukar ey tiri kuli wan dacweeyay naagaha jarmalka bishii 11aad inee aheyd umaleenaa inta sanadka dhiman iisuga dhahday naagdo mage qaade hada aragtaan hanaa haliiga badalo wadahal noso socda jawab kasugaa intee jirtay nasriiney waliba ayaan tafshaan markee caaytami jirtay aheyd oo shadiyo heesatay oo nagaha jarmal isdagalayeen hadaa dawaneesay wad lasocotay meel kale logama imaan i think🙄🙄🙄🙄🙄🙄

    • @khadromaxamuud3126
      @khadromaxamuud3126 4 หลายเดือนก่อน

      Tafshan horta waa la edbiyaa u maleynaa beryahan ma anan maqal.
      Hooyooyinka caruurtooda Alle gaalada ha uga badbaadiyo