DEGDEG QARAXYADII LAGU DHAMAADAY MUQDISHO (4147)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 81

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asalamucaleykum walal qaali _ macalin aadan _ ruunta wad usheegtay _ walal qaali musiwada gacmaheena aya ku kasbanay ❤❤❤❤❤ walal qaali ( subxaanallaah ) ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Asalamucaleykum walal qaali _ wa sax waad uu digtay _ shacabka kunool casimada Mogadishu ❤❤❤❤❤ wajiib kaga wad gudatay ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 2 หลายเดือนก่อน +4

    Malinta adbilowdey marna benma,adan shegin barakalahfiik.❤

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 หลายเดือนก่อน

    Waqti qaadasho ma jirtee goobaha lagu badan yahay hallaga cararo rabbi ha u naxariisto ummadaas

  • @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax
    @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax 2 หลายเดือนก่อน

    وبعدين دانون والإيجاب ماركات واتجاه وعنكعسلام😊إنشاد وعيءيههن❤

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtada adigo dignin dibaya halkan ayan kadagaystay you are great journalist 🎉

  • @MushraqAli-yj2ov
    @MushraqAli-yj2ov 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomali mawa ogaa tas iney ganacsatada dhibka ogu weyn yihin

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 2 หลายเดือนก่อน

    Meesha marka ay shacabku galyaanba si caadiya uma gaana kan qaraxa wada sidee Ayuu dartijbtaas ugu soo galaa

  • @FardoozoclaahiCali
    @FardoozoclaahiCali 2 หลายเดือนก่อน

    waa sax khey allaah kusiiyo

  • @ShariifNahar
    @ShariifNahar 2 หลายเดือนก่อน

    Isha wararka sugan aan ka hellno SMC

  • @aaminohassan-p8n
    @aaminohassan-p8n 2 หลายเดือนก่อน

    Beeydhabo
    Janaay ❤❤❤

  • @MushraqAli-yj2ov
    @MushraqAli-yj2ov 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sidii mareexan hubka uhelen lafta gareen ILLAHAY HA SIIYO

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 หลายเดือนก่อน

      Hub qatar ah Hawiye iska lahaa usoo celiya Mareexaanow dad fiican ayaad ahaydeen

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wacalaikumu Salaam wrt walaal Hahilmamin Saliga Xabibkena Naxarista Badna Subanaha ((SALLALAHU CALAYHI WASALAAM ))ISKADAF BAKHAYLNIMADA KUSALI NABIGA OO SIDA KAMILKA AH UGU SALI SHUKRAN WALAL❤❤❤اللهم صل وسلم وزد وبارك علي الحبيب محمد وعلي أله واصحابه ومن تبعه بإحسان الي يوم الدين

    • @MushraqAli-yj2ov
      @MushraqAli-yj2ov 2 หลายเดือนก่อน +1

      Salalaahu caleyhi wasaalam

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mr Macalinka lugeeya waa kusugaayay qaraxyo caawa aancaadi ahayn ayaa kadhacay liido,,,,,,,, macalinkoow dhalinyarada soomaaliyeed in lalaayo weeye mashruuca socda ayaguna caqli aykufahmaan ilaa iyo hada lagamahaayo

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 หลายเดือนก่อน

    Aakhiro meel dheer ma jirto kuyeh aakhira meel ka waa idam alle

  • @zeynabsalad4918
    @zeynabsalad4918 2 หลายเดือนก่อน +1

    adaa awal xambaarsanaa adoo og wuxiu yahay qabiil baad ku jeclayd

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Weli kuwa hawiyaha ee deegaanka ku ah koonfurta ee idinla degan kuwaas isha ha ku haayo

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 2 หลายเดือนก่อน

    SubhanaAllah Allaha u naxariisto…🤲🤲🤲

  • @umulula3107
    @umulula3107 2 หลายเดือนก่อน

    xasbunallaah

  • @MushraqAli-yj2ov
    @MushraqAli-yj2ov 2 หลายเดือนก่อน

    Islamnimo kuma dhaqmaane tan waa tii falastiin lagu isirsifenaayay wxn waa isirsifed soomaliya umad aan la aqoonba lagu beeri raaba lkn ILLAHAY HANAGA HAAYO

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 หลายเดือนก่อน +2

    WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Aadam, Runtii Waa Naxdin, Murugo Iyo Argagax Leh, Allaha U Naxariisto Shuhadada Soomaaliyeed. Iyo Shacabka Soomaaliyeed.

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sideed ku ogaatey markaad digeysay Adiga iyo Qaa'iiminta kale ee soo abaabulay mar umbad dhimaneysaan Aakhira waxba idinma jiro waryaa adoon daarood sideed ku ogaatay hadaadsn wax ka igeyn beenlow meesha ma Mucaarad Xasan Sh baa joogay? ma Shacabka Somaluyed baaba'ooda baad ku faraxsan tahay lk haka shalaynin

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@rafiq5722 kuwa unka jooga ayaa sii sheegay maalmo ka hore

  • @Yuusuf-m7z
    @Yuusuf-m7z 2 หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @MushraqAli-yj2ov
    @MushraqAli-yj2ov 2 หลายเดือนก่อน

    Shabaab ha laga badalo ee haloo bixiyo sheydhaan usheqeeyayaal

  • @MushraqAli-yj2ov
    @MushraqAli-yj2ov 2 หลายเดือนก่อน

    ILLAHAY HA UNAXARISTO ALLAHA CAAFIYO KUWA KALANE

  • @MushraqAli-yj2ov
    @MushraqAli-yj2ov 2 หลายเดือนก่อน

    Dad isqarxinayo ILLAHAY HASOO HANUUNIYO

  • @HalimaRage-p4b
    @HalimaRage-p4b 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxaristo inti kudhimaatay inta dhawaca a illahow ugargar yaarabi

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 2 หลายเดือนก่อน

    Wad udegteey mar badan wallahi lakin walagadhageysan waye Allah hauraxmo,”inaa lillahi wainaa Ileyhi Rajicuun”

  • @Farahaar
    @Farahaar 2 หลายเดือนก่อน

    Waa rubtaa digniin ayaadsiisay

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 2 หลายเดือนก่อน

    Magaalo lagu dalxiiso iyo meel lagu caweeyo ayagoon joogin waxay meel isugu ururaan ayaan ka yaabay wlhi
    Nasiib daro ugaar ah dadka xamar kunool
    Gumaysiga iyo dulinimada haysata gobalka banaadir Alle haka qabto

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha uu naxaristo shacabka somaliyeed inta dhimatay inta dawacah allaha cafiyo ina lilaahi waa ilena rajicune

  • @alihajiayanahmed9352
    @alihajiayanahmed9352 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan dhiiqo iyo kooxdisa Aya shaqadofi dib u bilaabay qarxtadi xamar ,war tan caafimad Maha e kawan kii shacbka soomaliyred lagu qaaliyey 91 kii ha Laga tago xassan mooryantisa dawladnimo soomaliyred mesha kama jidho. Ina lilaah iyo ilaahii rajicuun .

  • @gsgahbwbwh9384
    @gsgahbwbwh9384 2 หลายเดือนก่อน

    Walee been masheegin runtaa ka hadashay

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 หลายเดือนก่อน

    Ma Arkeyse macnahi markets macnahi markets macnahi markets macnahi markets macnahi markets macnahi ila ite markets manahi

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 หลายเดือนก่อน

    Halla iska qabto Roobow

  • @Nobody-b9x
    @Nobody-b9x 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 2 หลายเดือนก่อน

    Dulmi Nation😅

  • @AhmedMohammed-ds1dd
    @AhmedMohammed-ds1dd 2 หลายเดือนก่อน

    Wa sax waad inuu sheegtay

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 2 หลายเดือนก่อน

    At:(1:13:06) Hih hih hih 😂😅
    Mahadsanidiin 😊

  • @c.raxmaanabuukar2441
    @c.raxmaanabuukar2441 2 หลายเดือนก่อน

    Saxsax🎉

  • @MushraqAli-yj2ov
    @MushraqAli-yj2ov 2 หลายเดือนก่อน

    Mida kle iney sheydhan la shaqeeyan fanaanbaa showgisa la qarxiyay ama la dilay ma maqasheen

  • @HishaamHaashim
    @HishaamHaashim 2 หลายเดือนก่อน

    Xaraan xebta lido ayu badan

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 2 หลายเดือนก่อน +2

    SUBXANALLAH, YA ALLAH PROTECT SOMALIA AND SOMALIS 🤲🤲🤲

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi 2 หลายเดือนก่อน

    Inta qurubah joog dhimatay , dawacah ??

  • @OmarMohamed-y5m
    @OmarMohamed-y5m 2 หลายเดือนก่อน

    Wa so daahday mclin

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow baarlamaanka
    Baabii halka dhalin yaradii
    Waxba galabsan lagumaadayo
    Xasana dhibkaa isagaa
    Kadan beeya umadana
    Wuu halaagaya dafkana
    Waa loo tashaday in la
    Gumaado soomaliya 1 kuwa
    Xalane jooga ee isagu dejiyey
    Oo sharci ay ku joogan la
    Aqoon iyo geele waxanina
    Waa geele shabaab xasan
    Baa 2 ka ah geele amisom
    Beesha 6xaad reer muqdishow
    Xasan waa taqaaneen haye
    Farmaajo soobax tanbaad
    Rabteen dhibku waa idinka
    Aaway wax garadkii hawiye
    Xasan maqabiil baad ku
    Wehesha naysaan warkaca
    Alle idin duleeye xasan
    Guriga ugu daata oo ku
    Yaaca hadii kale soomali
    Idinkaa u horaynaya
    10 sano baad qaraxii
    Iyo woodh loodhkii aad
    Ka raysateen iyo qabiilkii
    Aad isu dilaysen xasan
    Baasameeya dhibka
    Ama diida ama yeela

  • @ruqiyoaamir1131
    @ruqiyoaamir1131 2 หลายเดือนก่อน

    Casanova Sherlock wa alshabaab

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Mida kale laftagareen usheega dagaal culus ayaa loo diyaariyey in la qaado . Oo khatar ah oo kaga imaanaaya 4 ta dhinac ha iska jiro . BECARFUl

  • @AhmedMohammed-ds1dd
    @AhmedMohammed-ds1dd 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 2 หลายเดือนก่อน

    Telefonka gacanta screm weyn kakadhign mahadsanid.😮

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 หลายเดือนก่อน

    Aadanow sheekadu ma joogto Puntland iyo waxaad ka hadleysid walaal

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabkaan ayagu maxay bada kahayeen, habeenimo?

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน +1

    QARAXAAS DAMULJADIID BAA KA DANBEEYA. KUWA IS QARXIYEY SIDEY USOO DHAAFEEN DHAWRKA SHECK POINT ?.

  • @AnisaHassanMohamed
    @AnisaHassanMohamed 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 หลายเดือนก่อน

    انا لله وانا اليه راجعون
    البقاء لله
    ax 😭dadku ha soo bxaan dhiiga ha shubaan
    illaahow u nxariiso intii ku shahiiday
    dhawaca booga dhay
    illaahow ka qabo
    cadawga aan la garan karin ee la dhiiga
    la afka la midabkaa
    een la garan karin

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 หลายเดือนก่อน

    Annaga Eeyaha wadada Baydhabo fariistay ee Gurguurte soo diray waa innoo Dagaal

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    WAR WAXAA LASHEEGAYAA IN DAD CAAN AH IYO KUWO SARSARE KU JURAAN KUWA DHINTAY😢

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 หลายเดือนก่อน

    So Adi8miyadsn can nacsmlayashiisa ropow maintain khaakh khaakh aLadaxay tase walaharon bin wadanka 1 waji iskda 2 wajiil nimdaadu

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh aadanoow Ninka fadwoodey ayaaba tuug ah . Waa tuug tuug ufadwoonaaya. Anagaa wax ka sheegeynee oo mucaaradeynee hana dilo . Waa dad wada edeb daran .

  • @barrexajiCabdi
    @barrexajiCabdi 2 หลายเดือนก่อน

    Dadku inay meel ku ururaan waxa loodidanyahay inay mudaharaad iskubalaan aya loodidanyahay somaliyay

  • @AbdulqadirMohamedDalaaan
    @AbdulqadirMohamedDalaaan 2 หลายเดือนก่อน

    Waakafogyeen

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 2 หลายเดือนก่อน

    Darood waa kuwa lafta gareen kuu keenay haeiyena roobow bay kuu soo wadaan maxaad u simaysaa labadaas

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 2 หลายเดือนก่อน

    Digil iyo mirifow abtiyalow waxil idinsarän inad Naga dhexdarsatan yanyada quruntey.

  • @umulula3107
    @umulula3107 2 หลายเดือนก่อน

    dadka shacabka maxay habeenimada ka qabanayeen

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 2 หลายเดือนก่อน

    Inta dhimatay alaha u naxaristo tan lawad nin yahow ma dawa qadata mise?24 sac madaxda qar qasatan xasan sheeq ada ka tiray danbiga tan lawad waxad ku sheekeeynoso ma ada sir don kula so xarirayo war ila kabaq

  • @bby6
    @bby6 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwi ad culimada ku shegaysen o muqdisha ku shirayey ba shacabkan dhamayey ta hala ogaado Somaliyey khawarij idinka dowladi udhibten

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 หลายเดือนก่อน

      Xeebta maxay ka doonneyn
      Meesha camal sheydan ba ubadna,

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 หลายเดือนก่อน

      Þy is a good job

    • @bby6
      @bby6 2 หลายเดือนก่อน

      @@hawayassin7172 what do you mean by good job are you happy what did happen in Mogadishu

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh Marka dad xaaraanta wadaado u xalaaleynaayo ayey leeyihiin labagoodle. Lkn reer koonfur malahan culimo xoolo xaaraan oo la soo xadey xalaaleyneysa.

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan munafaq shaaqo fcn bu qabanay wayo unaaka isakaleh abalegaked waye xamar iyaad is babinesa

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 2 หลายเดือนก่อน

    Wax alshabaab la dhaho ma jiraan ee qaraxan waxaa ka dambeeya damuljadiid waa xaqiiqda qaraxa wuxuu noqday siyaasad qaraxan waa mashquulin iyo sii jeedin shacabka iyo xildhibaanada lagu sii jeedinayo damuljadiid qaraxa waxa kale oo ay u isticmaalaan cabsi galin waxan wan og nahay damuljadiid dhaqankooda si fiican ayan u aqaanaa maadaama damuljadiid maadaama ceebtodi ay banaanka taal qaraxan waa mashquulin iyo sii jeedinta shacabka damuljadiid waa maafiyo kalaab ah dal iyo dad dan kama laha dantooda gaarka ah ayay eegtaan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    HADA WAXAA LASOO SHEEGAY IN DADKII DHINTAY JEEBKOODII QAAR BARANAYEEN.
    INAALILAAH😮

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabkaan ayagu maxay bada kahayeen, habeenimo?