Djibouti: Riwaayad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 20

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 ปีที่แล้ว +1

    AHUN abwaan gadhle iyo inta ruwaayadan qaybta kala ah ba insha;allaah aamiin aamiin aamiin

  • @FarhanAbdi-k8m
    @FarhanAbdi-k8m ปีที่แล้ว +5

    Alle haw raxaristo dhaman inta dhimatay iyo inta noolba eesh cala riwayad❤%

  • @AbdikadirMohamed-vw4nb
    @AbdikadirMohamed-vw4nb ปีที่แล้ว +3

    Ruwayadi ragaw arsi haween u adkaystay markina
    Fikraadi iyo halabuurki
    Ibrahin sheekh salebaan ibrahin gadhle allahaw naxariste

  • @Jeesto-Jiiro
    @Jeesto-Jiiro ปีที่แล้ว +1

    03/08/2023
    AHUN mu’alifkii ruwaayada ee Abwaan Ibraahim Gadhle iyo dhmn jilayaasha ruwaayada intooda dhimatayba

  • @maxamedaxmed2986
    @maxamedaxmed2986 ปีที่แล้ว +2

    Ibraahim gadhle ilaahay ha u naxariisto

  • @RidwanCabdilahi-uk8nb
    @RidwanCabdilahi-uk8nb 5 หลายเดือนก่อน

    ABWAAN MAXAMUUD TUKAALE ALLAHA UNAXARIISTEE DADKA kala barta

  • @AdamIbrahim-hh4tt
    @AdamIbrahim-hh4tt 9 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiiiiiiin allaha u naxaristo

  • @oldschool7174
    @oldschool7174 2 ปีที่แล้ว +1

    Markii ugu horeysay ee aan daawado riwaayadan waxay ahayd 93-94

  • @kadarosman3508
    @kadarosman3508 8 ปีที่แล้ว +3

    amazing so one riwayaad qosol badan anu wan saxey✅✅✅

  • @Mohamed.kaise99
    @Mohamed.kaise99 11 หลายเดือนก่อน

    Ishadani yey ilmayn
    Qalbigu yu axda baran
    Adkaysa lagu baxaaa
    Iimanso how nuglan

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 5 ปีที่แล้ว +5

    Rago markiina adkaysta😁

  • @allpaniapdinour7628
    @allpaniapdinour7628 4 ปีที่แล้ว +2

    2020/11/27 xasuus waagag soo baxdey xataa maan dhalan doonin😂

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 5 หลายเดือนก่อน

    Wuxu waa dameero oo hadaan gowdaa uun laga saarin hagaagi maayan kulahaa

  • @moussaragueh9450
    @moussaragueh9450 9 ปีที่แล้ว +4

    amazing

  • @indocase223
    @indocase223 2 ปีที่แล้ว +1

    Saalax cismaan indho

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 9 ปีที่แล้ว +4

    nice ruwayad very funny

  • @Mohamed.kaise99
    @Mohamed.kaise99 11 หลายเดือนก่อน

    Mariin dhalaaliyo
    Hablaha madowga diidaya
    Ee qurxdi maydhan ka dhigay
    Manyna doonaya
    Hablaha marime wajiga
    madhiyey dirkisa
    Maskax xumoo kolba locaba mudh iyo dibaqe
    Malab iyo midan kala aqon midhaha wabayga
    Isaguba kolbu maxamedow dacar magabshaye
    Hadii ay masibada og yin mowd ku dabayalo
    Oo ay micnaha garanay may ismariyene
    Maxa midabka dhehale iyo hablihi kala haysta
    Malay qarar iyo kuwa so qoshtay
    Sidi nef mulqobay lugaha marorshane
    Maxa kii murqamay iyo qofwayn manta kala haysta

  • @AhmedNourHassan-n1v
    @AhmedNourHassan-n1v 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂