Xildhibaan abdirahman abdi shakuur wuxuu ka hadlaayo oo dhan waa hadal micno iyo u jeedo leh farmaajo waa qaldan yahay 100% boqol ee ha ka garbaxo Ninkaan odayga ah Fahad yasiin, Xasan Ali kheyre , sadaq joon, intaba way ka gar baxeen inti uu kaga Soo hoyanayo wlhi waxaa tahay denbiile farmaajo caruur Badan oo somaliyeed baad agon ka dhigtay 5 nin ee aad dishay amarkada lagu dilay caruurtooda baa xaq kugu leh ee cafis weydiiso agontas aad abayashoda dishay
C/C/Shakuur. ilaah xaqaada ha kuu soo dhiciyo si deg deg ah. Waxaad u ektahay nin daacad ah oo run sheegaayo oo si weyn ay Somalinimo uga muuqato. Guuleyso. Insha alaah
Farmaajo isagana gurigiisa ayaa lagu weerarayaa, markuu dhintana waxaa si fudud loo oranayaa sharciga ayuu ku xadgudbay, ee adigu markaa sidaan u hadal, ha is badalin.
sheeko ccw wa un ccw hadii dawladiina aad la wareegtay wali ma kabtii no11 aheed uga iga carasiiyay ayaan u haystaa miyaad ledahay..ninkan haloso gado kabtii uu ka cararay farmaajoy wad maqasha....
@@mowisha xarmaajo cid xamar uga baqeyso ma leh, kaala an ku dile lacag yar na odayasha beeshada hala siiye, somali intan CBB aheyn wa ku khasaarney bakhtiga dictator nimo jaceelka badan, 5 sano bu ku qasaarshey su usi joogi laha bas
@@Professor4555 anaga hadaba ku fa'idnay oo ciyaal xamar ah gargurte iyo waxa kalood sheegaysid oo melaha ka calacalaya oo wuu ina dilay ku hayo meesha orodo u daba dhaq hadaba cidna ha aabo yelinee...inad ku qarawdana wa macquul
Amarki lagu laaye dadkiisa ina xarmaajo ba bixiye hadana xildhiban sharafeed bu rabey, gun iyo doqonimo idin kama foga , xil yar reerka hadey arkan caqliga ba ka taga, 30 sano o kale reerka wa ka nasaneyna nacnacdodi
Ninkan waa jaahil hadana aan dastuurka dalka aan siwanagsan usoo akhrin, xeerka eedayta madaxwayne hore wuxu sheegaya in hadii dacwad lagu gudbinayo dariiqada saxda ee lomara aytahay maxkamada sare ee dastuurka dalka mahan barlamanka dalka, hadana wuxu rabaa in u dal hogaamiyo usan shrcigiisi waxba ka aqoon.
@@farxiyacarab5197 CIDA CIIL QABTA, EE CUQDADAYSAN WAA LA YAQAAN!!!!!!.XAARMAAJO ISAGOO MARAYKAN BUU NAXLI IYO NACAYB DAD DADKA KULA DHEX JIREY!!!!!!.WAA XAQIIQ TAASI!!!!!!!MAREEXAANA SOMSLI HALKAAS ISAGAA SOO GAADHSIIYEY, OOD KU TAAGEERTAAN WUXUU ALE UMA NAXARIISAYGII AFWAYNE KU HAYEY DADKA!!!!!!.
@@mustafahassan2555 alle ma adiga ku weydinaya naxariista naxli iyo ciil idinka ku nool 40sano xabalaha so fagta markasad nin daarooda afka ku taageysa adigo awoowga uqdad dishay iyo abka aragisu hadu ku dhibayo media ka bax anagale adigo xun o iidoora laangaaba markasta ku hadaaqa wa lay dilay adeer naga dhamow viruz land
@@xaajia2219 DULMI & DIL qof muslim ah ama denbi aan lahayn FARAAMJO daayee xataa AABAHAY baanan ku taageerayn kuna ayidayn ee sheekada Ninkaan ina warsame Waxa ka khaldan Waxa weeye inuu si qaawan oo Qabyaalad iyo caadifad ah kuwana bilaa denbi ka dhigay Nina uu denbiile u haysto, wadanku nidaam DAWLAD buu leeyahay MADAXWEYNE farmaajo Raysal wasaare, wasiir arrima gudo, Sarkaal booliis, mid maxkamad midna muu ahayn Kuwii ahaa ee denbiga dhacay loo Qabsan lahaa isaguna ina cabdishakuur ay ahayd inuu maxkamad furto iyo dacwo midna ma samayn madaama uu ogyahay in denbiga SAADIQ JOON uu galay oo isla HG uu ku soo noqonayo!! Haddii uu CADAALAD iyo XAQDOON yahay KIIS ha furto si TOOS ahna ha loo sii daayo wixii denbiga ku lug lahaana ha la soo taago! Intaas wixii aan ahayn BAL wax ku sheeg saaxiib.!
Mashallah ilaahay ha ku xafido runta iyo caliga wanaagsan baan kugu jeclahay si xaq ah baad u hadashay, Somali waxaa silicaan baday waa’meen dad iyo dal diin midna u naxayn runa aqoon qabyaalad laaluush tuganimo argagixiso lashaqaun dawladao shisheeye la shaqayn intaas oo dhan dad isku darsaday bay rabaan in ay wali ku dhejiraan dadka iyo dalka Subxaanalaha
Ujeedaddu ma in adi lagu yimado oo cafis lagu waydista adi gacan ba ka jabtaye dad kii dhintay away xaqooqdii ma in adi lagu yimi oo ad cafisay buu xaqoodii noqday
Xilkan u shegayoh yuh u hayah war dameryahow xil u mah haysid somalih waxad xil u haysah waa qabilkagah tuugyahaw fosha xuun wuxuu yirih kaboh bah lagu Asay waxaa wanagsan in Adigah lagugu Asoh sababto ah waxad tahay tuug
Adiga ya kula xisaabtamaayo 1991 waxad dishey shacab Soomaaliyeed. Wa sidan maqley. Inbow adiga is xisaabi intan lagu xisaabin.xaasid ma yaflax. Wa naxdey markad aragtey xabiibu malaayiin oo xildhibaan noqdey.ogowkuli shey biyadi Laah.xaasidnimada ma fiicno.
Abdirahman Abdishakur waa halyey qaran
Ina aderadada umada somaliyeed dhigoda baneste lasow xisabtan Ile iyaga argagexiso aow umada somaliyeed qarax kudhameye MW hore waye ay kafuq doqon yahow magaca dowladed tuugsi kucanbexiye tuug masakinta xolohoda baneste Aya tahay tuug?
Lixdii sarkaal sad disheen we mareexaan malooma hadlaan baa habar gidir dalka halaydinka masaafuriyo mooryaan yahay hodon sanaag
Xillkii laguu dhiibay ee abaraha ma farmaaja kusoo aruurday hhh qayre baa ka danbeeye la xisaabdan aryaa qabo shaqadaada
Mudane farmaajo guuleyso marwalba
Kkkk intuu horta farmaajo ku gariiraayo kilkilaha ha usoo gato (body spry) intaa markaan arko saasuu udhididaa war horta iseeg. Rooboow baa kuu dhex fadhiya iyo kuwa kaloo badan. Khabiiliiste khasaarey.
Xildhibaan abdirahman abdi shakuur wuxuu ka hadlaayo oo dhan waa hadal micno iyo u jeedo leh farmaajo waa qaldan yahay 100% boqol ee ha ka garbaxo Ninkaan odayga ah Fahad yasiin, Xasan Ali kheyre , sadaq joon, intaba way ka gar baxeen inti uu kaga Soo hoyanayo wlhi waxaa tahay denbiile farmaajo caruur Badan oo somaliyeed baad agon ka dhigtay 5 nin ee aad dishay amarkada lagu dilay caruurtooda baa xaq kugu leh ee cafis weydiiso agontas aad abayashoda dishay
Bacaaaac c.raxman macaluul
Hadal aa macna lahay abdishakur baa leh😂😂😂
Anaga ayuu macne no leeyahey waa fariid. Abdirahman Abdishakuu warsame ❤️
Dadba kan madax waynaha u aminsan Astaqfurah 😂😂😂😂
Tuugii waa ceeboobay farmaajo waa la dhaariyey
farmaajo wey ku waash teen farmaajo madaxwene sharaf mudan
Hadaa qof eed u heysto maxkamad ayaa lala adaa waxaa layab ah hala iiso hoydo ama sbaro ayan dhigana waa dhaqan cusub
Gurigaga ban so weerara, dadkagi na wan dila, ina sharaf, iga dheh caqliga reer xarmaajo
Ccw 5 wiil baa laga dilay cidii doonto ha bixiso amarka lkn operationka waxaa horseed u ahaa Rw kheyre iyo Taliye Saadiq john dhib baa dhacay rag lagu laayay soomaaliyeed lkn arrinku muxuu ku dhamaaday wuxuu ku dhamaaday in saraakiil soomaaliyeed oo Argagixisada la diriray oo dhiigooda u huray ummada ku nool Galmudug amar lagu bixiyay in la laayo iyagoon wax danbi ah lahayn kaliya danbigu yahay Farmaajo inay la hayb yihiin Falkaas argagaxa leh waxaa maleegay CCW iyo Reerkiisa oo isu arkayay inay aargudanayaan marka odaygu saaka taa qalbigiisu ma ilaaway mise Caqligii Muqdisho anagaa leh buu taaganyahay.
Kkkkkkkkkkkkkkk war ninkaan yaa dhaha iska fariiso
C/C/Shakuur. ilaah xaqaada ha kuu soo dhiciyo si deg deg ah. Waxaad u ektahay nin daacad ah oo run sheegaayo oo si weyn ay Somalinimo uga muuqato. Guuleyso. Insha alaah
Oo weli xanuunkii farmaajo miyaa ku haayo
Guriga maxaa laguugu soo weerarey? Waxaad ku xadgudubtay sharciga.
Xarmaajo o dictator daciifey ahaba rabey inu caburiyo hawiye
Farmaajo isagana gurigiisa ayaa lagu weerarayaa, markuu dhintana waxaa si fudud loo oranayaa sharciga ayuu ku xadgudbay, ee adigu markaa sidaan u hadal, ha is badalin.
@@sayidka6911 Farmaajo TUUG maaha, BADAR ma dhaco, BAD ma gato maxaa lagu xiraa???
CBB ma sariigtaan
@@user-sr86ui3xsuexi farmaajo hadaanu tuug aheyn, markaa tuug wax la yiraa maba jiraba
sheeko ccw wa un ccw hadii dawladiina aad la wareegtay wali ma kabtii no11 aheed uga iga carasiiyay ayaan u haystaa miyaad ledahay..ninkan haloso gado kabtii uu ka cararay farmaajoy wad maqasha....
Ninkan xaq bu xarmaajo ka galey gar bu sheegtey,
@@Professor4555 maxay tahay xaqa uu ka galay eed sheegeyso...dhiigoodii ba xita la baxshay waxkale iska daye. Owr ku kacsi iyo farmaajo marku arkaba ayu mooda kabkale inu ka carayo hadana..xuux hayey wakana farmaajo ayu khawaf ka qaadaa..🤲
@@mowisha xarmaajo cid xamar uga baqeyso ma leh, kaala an ku dile lacag yar na odayasha beeshada hala siiye, somali intan CBB aheyn wa ku khasaarney bakhtiga dictator nimo jaceelka badan, 5 sano bu ku qasaarshey su usi joogi laha bas
@@Professor4555 anaga hadaba ku fa'idnay oo ciyaal xamar ah gargurte iyo waxa kalood sheegaysid oo melaha ka calacalaya oo wuu ina dilay ku hayo meesha orodo u daba dhaq hadaba cidna ha aabo yelinee...inad ku qarawdana wa macquul
Geesi geesi dhalay cabdi rahman cabdirahman cabdi shakuur warsame
Suu farmaajo ugu masayrsanaa baa madaxii cadaaday
Farmaajo, Daawo Madoobeeyso ayuu iska soo buuxiyey. iyo make up
Qabiileyste
Xasan shiikhna uqabso waxoo robow xilka ugu dhiibe farmajo kaligiis dhibato kama geesan dalke
C.cabdishakur waaa nin lagu takooray #aqoonta uu leyahay xaqiiq
C c/shakur waa besigyihii somalia
Yes cabdi rahman cabdi shakuur warsame
Daalim hadii dastuur laraacayo ama cid lamaxkamadeeyo oo xabsi abadiya lagaliyo adaa istaahila khaainu wadanimada aad ku kacday iyo badda aad gadatay farmaajona qabiil yaad ugu faanaysaa ood leedahay annaa xammar kaaga xoog badan kuwa aad sheegaysona qabiil yaad ku dhaaftay iyagaana dhibka geystey oo kabaha dadka ku aasay adaana dawlada amarkeeda qaadanwaayey oomalaeyshiyaad kuriga ku aruursaday in lagugu daro yey ahayd dhibkaaga umada aad kala hartide mana istaahishid baarlamaanka aad dhexfadhido ee daa geesiga gunyahay aad baalaha ka rifteen eed gaalada iyo carabtii uu ladagaalamayey aad u jabiseen gun baad tihiin tuugsi iyo jaajuusnimo iyo cuqdad iyo xaasidnimo iyo xaarancunid ku caan baxday wadan uu dhisay oo soo kabanaya yuu kategay asagoon 3bilood sii maqnayn yaad diirateen oo guri ba,ay iyo galaangal ka dhigteen
Walaal run ayaad ka hadashay ilaahay haku xafido walaasheey
balaya ku soo hoyatay waliga dhiqada dhaxda kafanijintay
Amarki lagu laaye dadkiisa ina xarmaajo ba bixiye hadana xildhiban sharafeed bu rabey, gun iyo doqonimo idin kama foga , xil yar reerka hadey arkan caqliga ba ka taga, 30 sano o kale reerka wa ka nasaneyna nacnacdodi
Sawdigii maalintii aad musharaha ahayd yidhi dhamaan waan saamaxay ma beenaalaadtahay wuu waashay kani dawladiiba dhibaato iyo qaaylo ayuu ku daaliyay kan illahaw umada ka qabo waa qabyaalad waxa uu ku dhiiranyahay
Arinta badda ayey ahayd taas Markii lagu tilmamay inuu iibsaday badda somaliya
@@abdirahman6113 beenta reer xarmaajo ka sheegen wa fashilantay ee badda bu gadey ahed, ha gar baxan ama intey u geysteen le lo geysan
Beenloow tuug ah, adaa maxkamad u baahan badii Somalia oo aad iibsaday.
Cadeyn keen meeshuu kuiibsaday mise waalayiri ayaad kuduushaa miyaa.
40 kontineel baa nasoo gaadhay
Asc viva7up CCW sax ayuuuuu ki tagan yahay
Kahadal mida hatan tagan aya mudan tuuksadayahow
Ninkan waa jaahil hadana aan dastuurka dalka aan siwanagsan usoo akhrin, xeerka eedayta madaxwayne hore wuxu sheegaya in hadii dacwad lagu gudbinayo dariiqada saxda ee lomara aytahay maxkamada sare ee dastuurka dalka mahan barlamanka dalka, hadana wuxu rabaa in u dal hogaamiyo usan shrcigiisi waxba ka aqoon.
war damer yahaw tuugah war wax isku fal hawiyeh wuxuu moday inay dowladuh tahay hawiyeh
in dastuur la sameysta marka hore ma gaalnimaa mise waa islaamnima kitaabkii allah oo yaala hadii aad dastuur worta xukunkaada muxuu yahay
@@cabdulahidubad2018 kitaabka meel looga isticmaaley dastuur ahan o argagixiso iyo dhaqanki shabaab yeelan no sheeg caalamka dhan
@@Professor4555 ogow marka hadii aaad isticmaali weysa kitaabka oo maxkamadaha kuu yaali waaya gaal alle iyo kitaabkiisa beeniyay ayaad tahay
@@cabdulahidubad2018 aniga gaal ha igu tilmaamine ka jawaab waxa an ku weydiiye
Tuug tuug tuug ilaahay kusooqabay
Hinaase ayaa ka hadlinaya AA Shakur
Farnaajo hadaaw soo laawanaa majoktidoo kawaaw kaasiinaa
C c Shakur wa masuul qlbi furan / farmajo asaga wa masuul jcl wadiniyad
Cabdirahman xaar wayne
Nin Landheere ah sharci maqanto calacalka mesha kalatag Moryan yahow daroodka sharci maqabto yaad moday
Xayawaan yaa naga aamusiya kan
Sida naagihii ayuu maseera
Geel jir muxuu xukun ka yaqanaa
Aamus farmajo gactisa ma gaartid
Habar ma seertey uma xumid
Sax runta usheg pm c shakuur
Xitaa ma ixtiramayo hal mar oo qura ma oran madaxwayne ma wuxuu rabaa inta ay isku beesha yihin kaliya in uu madaxwayne u aqoonsado away umadii kale.
Maashaa-Allah nooloow CCSakuur
Cadaalada ha shaqeyso
INA CABDI SHAKUUR, WUXUU KU JIRAA, DADKA SOMALI UGU CAQLI BADAN!!!!!.REERKAAS NA MA IHI!!!!!!!.XAARMAAJO WAA DADKA SOMALI UGU CAQLI XUN!!!!!!!.WAX UU SHAQSIYAN, ISAGOO SHICIB AH MARAYKAN KA SAMAYN JIRAY AYAANAN KU CABIRAY!!!!!!!.
Iidoor ba thy uqdadeysan xnun mareexan ba ku hayo kk
@@farxiyacarab5197 CIDA CIIL QABTA, EE CUQDADAYSAN WAA LA YAQAAN!!!!!!.XAARMAAJO ISAGOO MARAYKAN BUU NAXLI IYO NACAYB DAD DADKA KULA DHEX JIREY!!!!!!.WAA XAQIIQ TAASI!!!!!!!MAREEXAANA SOMSLI HALKAAS ISAGAA SOO GAADHSIIYEY, OOD KU TAAGEERTAAN WUXUU ALE UMA NAXARIISAYGII AFWAYNE KU HAYEY DADKA!!!!!!.
@@mustafahassan2555 alle ma adiga ku weydinaya naxariista naxli iyo ciil idinka ku nool 40sano xabalaha so fagta markasad nin daarooda afka ku taageysa adigo awoowga uqdad dishay iyo abka aragisu hadu ku dhibayo media ka bax anagale adigo xun o iidoora laangaaba markasta ku hadaaqa wa lay dilay adeer naga dhamow viruz land
@@farxiyacarab5197 CADAABTA ALAHA KU FOGEEYO!!!!!.
@@farxiyacarab5197 JAAHIL BAAD TAY, WAANU AAR GOOSAN LAHAYN HADAANU CUQDAD QABNO!!!!!!.
Adiga wasiir kadhigay roobaw
Waar.ninkan.ina.ccshakuur.waa.doqon
Maanta mahadashen ee waxay ahayd in kabaha lagugu xabaalo adigana xaaranyahow
Awooodas maheeesa adiga xooolo😏😏
Nin cuqdadeysan waa ula ekeyd halkuu marey.
Saadiq joonbaa ku galay is celi xanuun farmaajo la dhaho baa kugu dhacay luugo dheere
Garta ilaahbeey leedahay halaga garbaxo
Tuug ilaahay ka go ay cidi kuu joojin mayso
Yaa' ina gumeed' ma xishode wali qawan ka xishood umada' malin walba walaydilay ayan laso tahantahay ka waran mata xamar ina shakuurwo?
Amusnaan ayuu ku dilay kan hadal ayuu dilay haloo kala garqaado diyo ayuu rabaa lacg kaash halogo dhigo
Khain rug dheh qabyaladesta ah
C/raxman shakuur naasoole
War ninyahow,maquusqaadatid miyaa?
Caaac ha,qeeylisee daa
Qofkii alshabaaba gurigiisaa logu dhacayaa wana lawasayaa sida laguu wasey
GARI
ALLE bay TAQAANEE weerarkii ninkaas lagu qaaday DULMI iyo XADGUDUB buu AHAA, LAAKIIN Kuwii falkaas fuliyey ee SAADIQ JOON iyo KHAYRE ugu horeeyeen inuu yiraahdo waa Ehelka oo saaxiibo la yahay, FARMAAJO oo QABYAALAD uu ku colaadinayey kuna mucaaridayey isaga iyo mooryaantiisuna uu ku dhego XAQDOONIMO & CADAALAD DOONIS maahee waxay tahay waa la FAHMAYAA! 🤔🤔
@@xaajia2219 DULMI & DIL qof muslim ah ama denbi aan lahayn FARAAMJO daayee xataa AABAHAY baanan ku taageerayn kuna ayidayn ee sheekada Ninkaan ina warsame Waxa ka khaldan Waxa weeye inuu si qaawan oo Qabyaalad iyo caadifad ah kuwana bilaa denbi ka dhigay Nina uu denbiile u haysto, wadanku nidaam DAWLAD buu leeyahay MADAXWEYNE farmaajo Raysal wasaare, wasiir arrima gudo, Sarkaal booliis, mid maxkamad midna muu ahayn Kuwii ahaa ee denbiga dhacay loo Qabsan lahaa isaguna ina cabdishakuur ay ahayd inuu maxkamad furto iyo dacwo midna ma samayn madaama uu ogyahay in denbiga SAADIQ JOON uu galay oo isla HG uu ku soo noqonayo!! Haddii uu CADAALAD iyo XAQDOON yahay KIIS ha furto si TOOS ahna ha loo sii daayo wixii denbiga ku lug lahaana ha la soo taago! Intaas wixii aan ahayn BAL wax ku sheeg saaxiib.!
Farmajo waxbo kama qadi kartidee tuug yahow ha is ceebeen Farmaja waqtigaasa inuu ku dilo ayee aheed
Xaqbay ahayd inlaugu weeraro sababtoo ah jaajuusbaatahay
Mashallah ilaahay ha ku xafido runta iyo caliga wanaagsan baan kugu jeclahay si xaq ah baad u hadashay, Somali waxaa silicaan baday waa’meen dad iyo dal diin midna u naxayn runa aqoon qabyaalad laaluush tuganimo argagixiso lashaqaun dawladao shisheeye la shaqayn intaas oo dhan dad isku darsaday bay rabaan in ay wali ku dhejiraan dadka iyo dalka Subxaanalaha
Sheeko walee maad iskadheh qabiilka baan kugu jeclahay
😳🤔😂😂🤣😂😅🥹😂😂😂🤣❗️
Farmaajo qof dilay, lkn argixisada waxay laynayso waxba laga soo qaadi maayo.
WAAR MAXKAMAD HALA SAARO TUUGA XAARMAAJO TUUG WAAYE
Kkk magareesiin farmajo
Mr hoogaYo ba ay kabaha iyo dharkaba wa lagu aasaya maxa ka badi kadha 9walidka wse🤟😏
Ujeedaddu ma in adi lagu yimado oo cafis lagu waydista adi gacan ba ka jabtaye dad kii dhintay away xaqooqdii ma in adi lagu yimi oo ad cafisay buu xaqoodii noqday
Masha Allah Xildhiban CCShakur President
Kkkk cabdiraxman waxuu sheeko ayuu waaye Korean idinkey idinkumaqantahay kkkk
waa markii ugu horeyese AAW oo xanaaqsan ruuntii wuxuu sheegey waa gaar
Xilka aad heyso qabiilkaaga ayad u heysa ee soomaali xil uma heysid
Xilkan u shegayoh yuh u hayah war dameryahow xil u mah haysid somalih waxad xil u haysah waa qabilkagah tuugyahaw fosha xuun wuxuu yirih kaboh bah lagu Asay waxaa wanagsan in Adigah lagugu Asoh sababto ah waxad tahay tuug
Adiguba wxa tahy eedesane kueedesan inu gatey bada.
Wali ma oohitiiba wadaaa
C/raxmn C/shakur "AAN OOYEE ALBAABKA II XIRA". waa ina adeerkaa waxa ku dilay. Ragga ama sin ama daa. Buuq looma baahnee.
Ina adeerki waxa so adeejiye farmaajo, cafis bu na weydiiste
Kan Yuu shaqo uheeyda
Nin walaan oo cugdadeysaan
Geesi geesi dhalay AAW
Asc viva7up ==== Dastuur jebshe ayaaaaaaaaaaa manta dastuur ku doodayo dastur donow dhalay arin saxa ma aha farmajo sow ku yimid
CBb ayan halkan buux dhaafiyey wixii dhaqankan idin barey oo quutka idin ku siiyey
Xoolo iska deraadhay doqon kalay farmajo xoog hakuugu raligaliyeee
Oohin ahaaaa coooc
Cabdiraxmaan cabdishakuur alle ha ku barakeeyo waa gacan ku dhiigle
Waxan xoolaha dadka kaqabta
Waxan umada alaha kaqabto baahanahan toogsiga ku jira
Ninka dil oo afduubo ama iska caafi 2 mid waaye
Farmaajo Wuu ku wallacay Najaaskan
Xoolo ilaahey ninka kuso weerayay wataqana maad iska celisid farmajo ayad kuqafiiftay 😀😀😀
Ninkan ninkii Somali Katey ma aho oo Kenya kagatey max kama halageyo
Cuqdad farmaajo ayaa hareysay ninkaan dawane malaha ee yaan looqabanin
Farmaajo waa Dahab
Dameerkan Muxuuu ku hadlaayaa Yaa nooga tarjuma
Kan waa ceeboobay
Tuuuug
CCW waa xoolo kkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂
Eeee adina in la guugu xisaabtamo waaye badii aad gadatay 😂😂😂😂
Bacaaaaac. Adigu dambi buiga galay badledahay anad cadeyn uhayn walayiri cadeyn manoqote ninki malayin somaliah ama andhoho somaliodhan budambi kagalay isaga iyo kuwo kaleba bad owlada kujira owaliba bosasfican haysto melosarsare lomagacabaye farmajo maxakasouray maskina miskolafuloleh Miya cadalada farmajo kaga dhexluntay kumadhigto acudubilah🙊👎
Aniga waan ku raacsanahay fikirkiisa cadowgaaga alaha qabto
Kkk lacagtii imaratka tii abaraha Saad ula aamusnayd ayad hada markii lagaawarejiyey waxad sooxasusady cabaadki adoo farmaajo leh may naftu kaadhin haday maxkamada noqoto habargidir oo dhan maxkamada baalakeenin mida holand kutaal waa cida kaliya ee ku nool waxay dhaceen iyo waxay dileen
C c shur waxa ku dhihi lahaay ? Waxi dhacaay in add cafiso qof wlbo dhib kaas ka qeyb qabtaay
Kkk yaad shaqo uheesa ada shaqeeste Ina mako
Ninkan habaar waalid bu qabaa malaha geedka u qabsadaa wuu ugo.aaa hhhh
waruntiis cabdiraxman
Doqon liito aawey midkaan kuwii dhalay doqonkaan waa eber walaahi oo hadaad wax rabto maad ehelkiisa utagtid