Ruushka Caalamka ayuu Qabsaday Kadib Marki Kuubiyiinta ey ku cawiyen Qabsashada Marekanka || Qiso ❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 194

  • @sagalsandarella1644
    @sagalsandarella1644 ปีที่แล้ว +22

    Keep going bro captain maajid 💯💯
    Mar dhaw 1M I.a ayn rajeynaa 🥳🥳🥰

  • @axmedfarxan7649
    @axmedfarxan7649 ปีที่แล้ว +39

    Fadlan ku saliya nabiga scw

  • @realog2022
    @realog2022 ปีที่แล้ว +35

    Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like Ku raadsaayo soo hanuuni 🥺😭🤲🤲🥺

  • @kiikolyrics143
    @kiikolyrics143 ปีที่แล้ว +9

    Ku saliya nabi muxamed scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya

  • @princess___amath1399
    @princess___amath1399 ปีที่แล้ว +13

    Dunidaan ma soo marin RUUXA ka sharaf badan nabi MAXAMED SCW ❤️‍🩹صلی الله علیه وسلم❤️‍🩹

  • @iam_farhaan3
    @iam_farhaan3 ปีที่แล้ว +49

    Ader Aflaamta jugta iyo feerka soo badi 2 saac film soconaayo mid yaro lasoo gaabiyay baan ka jeclahaye 👍😅

    • @xusenadenosman460
      @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว +5

      Ha waa run zxp

    • @Lisa-zm8th
      @Lisa-zm8th ปีที่แล้ว +2

      @@xusenadenosman460inte lkn sxp ku noqoten😅🤨🤔

    • @xusenadenosman460
      @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว +1

      @@Lisa-zm8th adigu waa waalan Tay🦍🦍

    • @Lisa-zm8th
      @Lisa-zm8th ปีที่แล้ว

      @@xusenadenosman460 ma indhahaaga ayaad igu aragtay inaan waalanahay doofarow 🐖🐖

    • @Majidabd.b5
      @Majidabd.b5 ปีที่แล้ว +6

      @@Lisa-zm8th yaci xishmad ayuu u muujinaya

  • @shamsashamscilmi8058
    @shamsashamscilmi8058 ปีที่แล้ว +9

    Wiilkan waa miskiin wllhi 🥺❤️‍🔥keep going mi bro💜🔮

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +13

    Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ

  • @cristiano289
    @cristiano289 ปีที่แล้ว +4

    Maanta waan soo daahay

  • @pogbapogba1808
    @pogbapogba1808 ปีที่แล้ว +2

    Captan Fiidiyoo Wada Soobadi Saaxiib Wallahi 100/100 Waaku Wataa Ee Noo Soobadi FiidiyooWada...👍👍

  • @maxamedjeceel7
    @maxamedjeceel7 ปีที่แล้ว +7

    قل هو الله أحد

  • @tomymahad4584
    @tomymahad4584 ปีที่แล้ว +2

    Wll kusali nabiga scw

  • @A_R_B1
    @A_R_B1 ปีที่แล้ว +5

    Taageere weyn captain keep going 💪 👏

  • @mustafeabdiqadir5679
    @mustafeabdiqadir5679 ปีที่แล้ว +3

    Waad soo dhigtay sxb malin hore😊😊😊

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v ปีที่แล้ว +3

    Qulasad filimada waan ku salaamay

  • @rahmahaashi
    @rahmahaashi ปีที่แล้ว +2

    Maashallh illahy ha ku bara keeyo

  • @ahmedabdillahi7438
    @ahmedabdillahi7438 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wllo

  • @sihamiita4898
    @sihamiita4898 ปีที่แล้ว +7

    Qofkasta anaa ugu horeyo ayuu leyahay yaaaaab😐

  • @abdiaziizmohamed1135
    @abdiaziizmohamed1135 ปีที่แล้ว

    Filimka the 100 no soo dhig zhp

  • @IdilAhmed-m4o
    @IdilAhmed-m4o 11 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going 😮

  • @Hamzemuxumed
    @Hamzemuxumed ปีที่แล้ว

    pro films oo dagaalka soo badi waliba kuwa askarta

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 ปีที่แล้ว +1

    Kabtanow filmantan magacoda soo raaci

  • @xamdinafyar5822
    @xamdinafyar5822 ปีที่แล้ว +4

    Plz Naga daaya zombie 🧟‍♂️ kaliya kuwaan ba macan

  • @mohamedcabdi7035
    @mohamedcabdi7035 ปีที่แล้ว +1

    Captain majiid pro plz noo soo badi vidoe

  • @cabdirahmaanmaxamuud1722
    @cabdirahmaanmaxamuud1722 ปีที่แล้ว +1

    Siuuuuuuuu❤👊

  • @abdiqaniphabdilaahi
    @abdiqaniphabdilaahi ปีที่แล้ว

    Keep going bro captain maajid
    Keep going bro captain maajid

  • @Mo-Azaam
    @Mo-Azaam ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah kosoco walaal ama kabtan maajid lajan

  • @wifekookie5907
    @wifekookie5907 ปีที่แล้ว +4

    50 minute♥️😍

  • @saynabcabdi9544
    @saynabcabdi9544 ปีที่แล้ว +2

    Keep giong pro

  • @ZALAX.WADANI
    @ZALAX.WADANI ปีที่แล้ว +5

    Asc wllkey capta majiid waan KU salamay wllkey waaxan inan noqdo adi camal marka wllkey side loga hadla filimda jawaab isii wll mcn 🙏

    • @FadilaZinabu
      @FadilaZinabu 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      😊

  • @JOKERGAMER12E
    @JOKERGAMER12E ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro

  • @Nuradiin9415
    @Nuradiin9415 ปีที่แล้ว +1

    War ani lake ta lama gafo I love you abdi halim ali

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA ปีที่แล้ว

    WAR WIILYAHOW! MAASHA ALLAH! MUCJISA TAHAY SIDA RAKAADKA SARE LEH, EED WAX U TARJUMEYSO!!!!

  • @daadircade5990
    @daadircade5990 ปีที่แล้ว +2

    Waw filim

  • @IstanbuulHasan
    @IstanbuulHasan 2 หลายเดือนก่อน +1

    2:03 ❤😂

  • @queenmariam206
    @queenmariam206 ปีที่แล้ว

    Mogadishu nabad allah nooga dhigo 😔

  • @maryamizmail2475
    @maryamizmail2475 ปีที่แล้ว +3

    Captain shaly vidio madan soo dhiigne🥺😭

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 ปีที่แล้ว +2

    WaaaR Lpx Waxn ku Dhahy Film walba Soo dhiGto magacisa Soo Raaci si aan u daaaWano👁👁👁

  • @yussufahmed1167
    @yussufahmed1167 ปีที่แล้ว +1

    Abdi xaliim blz 500k hadad Garton inad wajiga ga na teesside yaa igu raacsan Arinta Asxbta fantastic taaga blz

  • @ayanali7875
    @ayanali7875 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan alice inbordeland filaimantan

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 ปีที่แล้ว

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @kimzinuu1044
    @kimzinuu1044 ปีที่แล้ว +3

    Wan ku salamy 🥵💗

  • @halimanuni4824
    @halimanuni4824 ปีที่แล้ว

    Doon 3 soo dhig sxp

  • @updirahmanahmed9455
    @updirahmanahmed9455 ปีที่แล้ว

    pro filimada so padi ❤❤❤

  • @samiyanoor690
    @samiyanoor690 ปีที่แล้ว

    Aniga wa kutaagera keep going bro wlhi

  • @ISRAABDIKARIIM-xv8go
    @ISRAABDIKARIIM-xv8go 9 หลายเดือนก่อน

    Wll filimka cusub ee roxanta iyo sixirka badow soo gali❤

  • @yaxyenoor5655
    @yaxyenoor5655 ปีที่แล้ว +3

    Coming soon 500k 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @princesssmilemiss8606
    @princesssmilemiss8606 ปีที่แล้ว +2

    Wiif jug frist ☻️🖤

  • @asmaaanajmaa6912
    @asmaaanajmaa6912 ปีที่แล้ว

    👍👍👍✌🏻hore usoco noosoo badi

  • @Enahedittz
    @Enahedittz ปีที่แล้ว +2

    Wllo filmka ginny ee hada socda plz plz 🙏🙏

  • @daadirsaliim8303
    @daadirsaliim8303 ปีที่แล้ว

    Captain waxan kugu hambalyeynaya kudhawanta 500k i.a si dhoqso ah ayan kugu rajeynaya

  • @cabdikahinhirsi7681
    @cabdikahinhirsi7681 ปีที่แล้ว

    Captain majid zidani xaq maha de wx dhahday 5:00 soo galinaa video waa maxay xiligan🥰

  • @yaxyecawil20
    @yaxyecawil20 ปีที่แล้ว

    Abdihliimow sxp isofsir filmka twilight saga plz sxp

  • @queenmuna2048
    @queenmuna2048 ปีที่แล้ว +16

    Golden voice ❤❤

  • @mohamedamiin1909
    @mohamedamiin1909 ปีที่แล้ว +2

    Waaba ciyaal weero caadiya

  • @xariiradandiiriye
    @xariiradandiiriye ปีที่แล้ว +1

    Xariir Aadan dirir

  • @safwaanxirsi
    @safwaanxirsi ปีที่แล้ว

    Noo soo qulaasee Kelvin beacon

  • @somaaliqueen6712
    @somaaliqueen6712 ปีที่แล้ว +1

    Filmanta gubeysiga calol xumo wan lamurugodaa❤️❤️❤️

    • @sulaymansulaymanibrahi.7741
      @sulaymansulaymanibrahi.7741 ปีที่แล้ว

      Aflamta gumaysiga calool xuma maaha ee aflamta adoonsiga aa calool xuma ah
      Gumaysi waa tan shabaab ay ku haayan umada somaliyed adoonsigane waxa noqoney sida xoolaha oo kale ilhy xitta wax maku waajibinin adoonka waayo waa xoolo

  • @maxaayare6059
    @maxaayare6059 ปีที่แล้ว

    ALi baba noo soo gali boowe

  • @axmedcadaana6128
    @axmedcadaana6128 ปีที่แล้ว +1

    Legend alweys legend

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma ปีที่แล้ว

    Keep going pro🤴✌️

  • @filinmaataegyxos946
    @filinmaataegyxos946 ปีที่แล้ว

    Captain maajid waxaan rabaa innan filin turjumo sidee baan u turjumaa

  • @cadeyare1809
    @cadeyare1809 ปีที่แล้ว

    Soo badi

  • @hindasiciidxasan742
    @hindasiciidxasan742 ปีที่แล้ว

    Noo soo basically aboowe

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Sheekooy kunacay, dacaayadihii yuhuudda ahaa

  • @abdirizakqurbo7887
    @abdirizakqurbo7887 ปีที่แล้ว

    Videoyada soo badi bro

  • @samaaracadey4584
    @samaaracadey4584 ปีที่แล้ว

    Masha allh horu mar wacan teams

  • @abdirahamanxuseen4568
    @abdirahamanxuseen4568 ปีที่แล้ว

    Mr.captain majid maxaa kugudhacay baryahan waxba masoodhigtaanee

  • @lossman3369
    @lossman3369 ปีที่แล้ว

    first one

  • @mohaan-kp5tj
    @mohaan-kp5tj ปีที่แล้ว

    Zhp banshees of inisherin noo soo fasir

  • @FeysalFeysal-lk3gv
    @FeysalFeysal-lk3gv ปีที่แล้ว

    Captanka filimada noso badi

  • @dhalanubad5580
    @dhalanubad5580 ปีที่แล้ว

    Keep goin ligend

  • @fy4r
    @fy4r ปีที่แล้ว

    Coming soon 500k pro

  • @MOHAMETH12
    @MOHAMETH12 ปีที่แล้ว +2

    Captain noso Gali money heist 🙏

  • @ahmedabdillahi7438
    @ahmedabdillahi7438 ปีที่แล้ว +3

    Waxan sugeyna filmkii 🎞 GAME OF THRONE

  • @hassan.keykey783
    @hassan.keykey783 ปีที่แล้ว

    500k coming soon

  • @ahmedapraham4477
    @ahmedapraham4477 ปีที่แล้ว

    Wll 👋abdi caziizow waxaan rabaaa sheekada habeen iyo kun habeen in and noosoo diyaariso 🙏🙏🙏🙏 kaliya qisadaaas kaa cobsanayaaa

  • @Eprahim_1
    @Eprahim_1 ปีที่แล้ว

    Waa xasuuqii. Siyaad Barre u geeystay somaliland oo.kle 🥺

  • @naimaahmed3545
    @naimaahmed3545 ปีที่แล้ว

    Filmd no zo kordhi wllo ileen cid kle ma dawanE

  • @sabrinahajihassan6129
    @sabrinahajihassan6129 ปีที่แล้ว +1

    Filimkan magaviisa igu caawiyaa ciddi tiqaana team qulaasada filimada

    • @QuenAnush143
      @QuenAnush143 ปีที่แล้ว

      Filmka magcisa dhamadku ku shegaya wxa la dhaha Red Down

  • @fahmo6011
    @fahmo6011 ปีที่แล้ว

    gib.goin.bro😊

  • @cadeyare1809
    @cadeyare1809 ปีที่แล้ว

    Kusali nabiga

  • @nalayhassan364
    @nalayhassan364 ปีที่แล้ว

    Pro wabiga wax yar baa ka qaldanaa ee waa wabiga misasiibiya

  • @maxamedbarkhad6839
    @maxamedbarkhad6839 ปีที่แล้ว +1

    Wll qisada Asad hagio film kasoo Samee haday mac quul tahay

  • @naziimmuztaphanaziimmuztap3912
    @naziimmuztaphanaziimmuztap3912 ปีที่แล้ว

    noosoogaabi TarazanY jane

  • @muxidiinyare1035
    @muxidiinyare1035 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @halizka7
    @halizka7 ปีที่แล้ว

    Filmka London has fallen
    Angel has fallen inoo so duub wllo

  • @saadaamtorres7
    @saadaamtorres7 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @fififatouma8520
    @fififatouma8520 ปีที่แล้ว

    Keep going 😘😘

  • @blackpink44555
    @blackpink44555 ปีที่แล้ว

    Kusoo dar

  • @sahramahmed8649
    @sahramahmed8649 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @abdixakiinhassan6264
    @abdixakiinhassan6264 ปีที่แล้ว

    Kep goin

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 ปีที่แล้ว

    Filmanta cusub no so gali

  • @deeqahusein952
    @deeqahusein952 ปีที่แล้ว

    𝗌𝖺𝖺𝗇 𝗎𝗌𝗈𝗈 𝗈𝗋𝖽𝖺𝗒 𝗅𝖾𝖾😭😅🥺

  • @tomymahad4584
    @tomymahad4584 ปีที่แล้ว +2

    Film waliba oo kanalkaaka yaalo waafiirsade thanks

  • @saciidclahi9738
    @saciidclahi9738 ปีที่แล้ว

    Ana uharyay🥰🙄

  • @sulaymansulaymanibrahi.7741
    @sulaymansulaymanibrahi.7741 ปีที่แล้ว

    Aflamta gumaysiga calool xuma maaha ee aflamta adoonsiga aa calool xuma ah
    Gumaysi waa tan shabaab ay ku haayan umada somaliyed adoonsigane waxa noqoney sida xoolaha oo kale ilhy xitta wax maku waajibinin adoonka waayo waa xoolo

  • @saadaqmaxamuud80
    @saadaqmaxamuud80 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ingiriska kama mid aha miyaa yurub😂

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA ปีที่แล้ว

    Kacaanki shiinaha ee lagu xoreeyey shiinaha noo tarjun maandhow DUCA QABE! HOOYADA IYO AABAHA OO JANADA KU WAARE.

  • @khadaryare9738
    @khadaryare9738 ปีที่แล้ว

    Filimkq iron fist kaso samee zhp walhi waa filim aduun