ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Heesta Amxaar ayaa xamar iga xiga Abwaankii Sameeyay oo hadda....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2024
  • 83,835

ความคิดเห็น • 27

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 หลายเดือนก่อน +4

    Haasta waa sameeyay abwaan dameer gaas kaliyo wayn 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan Wa Runtii re Sh. Isxaaq asal ethiopianka Kübadan ee Somali dhaqanka ku noqdey, İsaaqa dhaladka, dirta, darod Hawiye gaboye dadkan xuduudka ha dhaafiyan.

  • @queency7943
    @queency7943 หลายเดือนก่อน

    Viva axmato iyo Ethiopia ❤❤❤❤❤❤❤

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ mahsan❤ run sheegida ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ iyo daacad nimadaada

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 หลายเดือนก่อน

    Waa daciifnimo nafsaaniya oo ku jirta naftooda iskuma kalsoonaya marwalba gaal ayuu iidoor wax ka raadiyaa

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliland gobobollada la yiraahdo iyo qabiilka Isaaqa Kala saar.
    Beentii Isaaqa ayaa kaa gadmantay. Goosasho Isaaqa qeyb Ka mida ayaa wata. Ma ahan rabitaanka dadka Soomaaliland Ku dhaqan.

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf หลายเดือนก่อน

      75% of Somaliland are Issaq. The majority rules

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedwali-ji2sf that's just bollocks! Isaaq are less than 40%, In Somaliland. In addition most Isaaq in Hargeysa are from DDS, therefore not in favour of separation because they understand what unity means.

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaali waa dad mid ah soomaaliyana waa waa dal hal ah waxaa dib u dhac noogu filan qoqobkii cadawaha na kala qoqobay in ay nala wanaagsanato oo dib udhaca nagu dhacay aan sii jeclaano oo aan sii kala qaybsano iyada oo ay tahay danta cadawga soomaaliyeed iyo siyaasi immaan lawe ah ummaddii na ay noqoto dameeri dhaan raacday

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf หลายเดือนก่อน

      The failed state of Somalia. Viva Somaliland Republic

    • @ilmo1234
      @ilmo1234 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedwali-ji2sf wiilow armaa la wada dayac may oo nin gaar u guuleystay uusan jirin

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 หลายเดือนก่อน +1

    Waa saxe hadiiba aad ka naxaysaan ood Somaliland jeceshiin
    Ood Axmaar nacaysaan
    Maad somaliyey Aqoonsataan Reer Somaliland

  • @user-jw2pp7yw9n
    @user-jw2pp7yw9n หลายเดือนก่อน +3

    Dadku waa kala rayi haday reer somaliland idhaahdeen dee wll maan isaga hadhno oo beereheena naga badane aan ku mashquulno

    • @hooyoaamaguul3673
      @hooyoaamaguul3673 หลายเดือนก่อน

      Horta ma la hubaa inaadan reer waqooyi ama itoobiyaan ahayn?

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน

    allaha kasoo hadeeyo khaladkey kujiraan somali dadaan lalayan male dadkii somaliyed waa ilaawen dhimkasto ninacyo kaladuwana loogu geystey weyiska hilmaamen ilaa snmma ahee marka xaqa iyo wadajirka somaliyed haku soohadeeyo aamiin kalatag khayr madhalee aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @habiboelmo7877
    @habiboelmo7877 หลายเดือนก่อน

    Aniga habargidir maxamed siyaad bare waa ixasuuqay dhigeygu dhiga isaaq kama fiicna waa ina ictiraaf radina galmudug waa dal hadaba ogaada

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน

    Isaaqow hanoqanina Falastiinta Africa.

  • @sulubyarecabdalla2562
    @sulubyarecabdalla2562 หลายเดือนก่อน

    Suaashu waa gaal maxas miyuu dhowraa???

  • @Suaad8
    @Suaad8 หลายเดือนก่อน

    Amxaar wax loyeerto ma aha

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Waxaab. Amaxaaro. Iyo. Oromo. Ku. Maarnarasooniina. Soomaali. Baa. Reerkan. Foogaasay. Iyaga. Ayaa. Ugu. Soomaali. Jeceel. Dawalaada. Dhaan. Baa. Ku. Sooduushaay. Dadkoodii. Marakay. Waayeen. Ciida. Garoowaaday. Ma Jiiri. Iyagaaba. Lacaayey. Oo. Laasii. Foogeeyey

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI หลายเดือนก่อน

    Haaa abwane saxiix kor io hos ayaga waa somaali anaka waasomaali ❤❤❤❤ amxaar waaa itibiyaan 😢

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 หลายเดือนก่อน +1

    Waa saxe hadiiba aad ka naxaysaan ood Somaliland jeceshiin
    Ood Axmaar nacaysaan
    Maad somaliyey Aqoonsataan Reer Somaliland maxaa Xaasidiin idinka dhigay Somaliland in ay Somaliya la midowdo waa waxaan dhacayn

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 หลายเดือนก่อน

    Aqoon yari ayaa ku haysa ee isaaq makeensan xoriyada mana ay ladagaalamin ingriiska ee xisbiyadii kale iyo daraawiish ayaa ingriiska kiciyay ayagaana midow ga dagaalamay iyagaana hada diidan ma qoys ayaa la go'i kara dhul aanay dagin

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 หลายเดือนก่อน

    kaadhkii somalinimada ee dadka lagu beer laxawsan jiray laga bax waa allahaa nimuu ka dhigay iyo camalkaa nimuu kugu daray ka dhamaada dadka dantoodii raacday oo idinku tiinna hoos eega iyo waxaad meesha ku haysaan

  • @CabdiCartan
    @CabdiCartan หลายเดือนก่อน

    Abwaane qaybta danbe maxaa daaray