Fahad Yaasiin Oo Riyo Ku Waraystay Siyaad Barre | Siyaad Barre: Madaxweyne La Tabay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • #Qaamuus #Maqaallada_Fahad_Yaasiin
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 390

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +6

    Alaaaaah u naxariisto aabe siyad alle waxa alle ka barine janad fardos aamiin ya raaaaaaabi

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah walaal waamahad santahay siyaad bare Allah ha unaxariisto aamiin aamiin Insha Allah ❤🙏🏾😹

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 ปีที่แล้ว +23

    waa riyo qiiro leh subxaana allaah ilaahay hawnaxariisto siyaad bare

    • @samiiramh6301
      @samiiramh6301 2 ปีที่แล้ว

      امين

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว +1

      waa riyo oo somalia habaartay! iyo dembigii Siyaad Barre laga galay😥

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว +1

    Ilaahadda kuwo badan oon garaninba jiro, danahooda iyo dowladnimo toona, Alloow nabadbaadi, amiin amiin🇸🇴💙❤️‍🩹💔💞👍

  • @SLM277
    @SLM277 2 ปีที่แล้ว +12

    alla yaa arxamuraaximiin ale jadiisahakuugubishaareeyo

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah,dalku fahad ayuu u baahan yahay

  • @gamaalfaandhe6271
    @gamaalfaandhe6271 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha alkah fahad alle haw naxariisto.aabo siyaad

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 2 หลายเดือนก่อน

    🤲yaa rabi unaxariiso aboo siyaad iyo dhman umada islaam ka oo dhaan

  • @saahirlayl7882
    @saahirlayl7882 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashallh wuu mahadsanyahay fahad yaasiin waa khabiir aqoonyahan mashallh

  • @فاعلخير-خ4س
    @فاعلخير-خ4س 2 ปีที่แล้ว

    Runtii riyadan waan ku braaxeystey waana filayeyv odeyga inuu ka xumaan doonon wixii looga sheekeeyey. Waaaaw
    Thank u.

  • @HonorRashka-e5e
    @HonorRashka-e5e 6 หลายเดือนก่อน

    Al yaa raxma raximiin jalle ilaahey ha u naxriisto Mohamed siyaad bare

  • @dahirawale4237
    @dahirawale4237 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk faqashtii oo mar iswaraysanaya marna riyoonaysaa
    Oohintaas ayaa faqashtii u danbaysay
    Waa lagu digtaa ruuux hadduu kuu darraan jiray

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 หลายเดือนก่อน

    Allah yarham

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah ayaa raxama

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ปีที่แล้ว +4

    FAHAD jaajuus u shaqeeyo Qadar

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 ปีที่แล้ว

    Allaw unaxariiso madax waynaheena maxamed siyaad barre waan fahmi Wayne faraj buu ahaa

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว +8

    FAHAD YAASIIN WAA NIN UMMADDAN KA HORREEYA,
    WALLEE WAA MUFAKIR , CAQLI BADAN, GARASHA DHEER, WADDANI AH.
    NINKASTAA HA ISKA HADLO.

  • @Luul7979Lola
    @Luul7979Lola 11 หลายเดือนก่อน

    Illahow u naxariisto 'walee waa la gu tabey❤

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว +1

    Fahad Yasin waa Siad Barre ha xilligan

  • @AbdullahiMohamed-r6k
    @AbdullahiMohamed-r6k หลายเดือนก่อน

    Adiga iba siyaadbanaarta allaha idii ku fogeeyo.

  • @ikraaanmaxamuud1000
    @ikraaanmaxamuud1000 ปีที่แล้ว

    Ale ha unaxariisto Aabe siyaad Bare waa riyo qiiro leh

  • @AliganeyGaney
    @AliganeyGaney ปีที่แล้ว

    Warmer
    2baat
    Madaxway
    Farmajo
    Iyofahadyaasiin

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 ปีที่แล้ว +1

    Was kani waaqora somaliyed okahadla waxyalaha dhabtaah osaxah

  • @Clay-u6h
    @Clay-u6h ปีที่แล้ว +1

    jaale waa lagu tabay 😭😭😭😭😭

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wax walba in qabiil la geliyo ma fiicna gumaysi ayuu dalkiisa uga bedely in dalkiisa uyo dadkiisuba ka xoroobaan gumayasi wuxuu gaadhsiiyey dalkiisa iyo dadkiisaba meelo aan gaadhin dawlado badan oo aduunka ah in dareentay waa jirtaa laakiin shacabka soomaaliyeed waa mid aan aqoon qiimaha dalka iyo dadkaba ee yaqaan qabiil iyo qof kabaqaadna u badan gumaystahan aanba dareen u lahay caalkamka markaad eegto waxay ku odhanayaan wadankaa ayaan ahay soomaaliduna waxaay odhanaysaa qabiil hebel ama gobol ebelmarkaa lama waayin wadani marxuumkaas oo kale ah laakiin cid buusan haysan markaa soomaalaay Ilaahay qoon ma bedel in ay iyagu is bedelaan mooyaane wadanka ugu fiican dunida ayuu Alle inagu beeray laakiin dad la.aan ayaa haysa toosa oo toosa dalka Ilaahay ayaa inagu beeray dadkuna waa wada soomaali weliba wada muslim ah ma dalkeena ilaashada oo cadawgiina iska eega ayaa laynaga kari la'yahay gumaysigii oo aynu arkayno inuu ina jar jarayo ayaan daleenii ku sii deyney ma cadaw ayaa furahaaga loo dhibaa oo la yidhahdaa ku furo gurigayga dhalinyarooy toosa qof walbana waa suaal u taal ilaa qiyaamaha inuu wadankiisa wax xun ku eegto fadhiga ka kaca wada wadaniyiin mustaqbalka magaciina iyo dalkiina cado saaxiib ma leh keeniya iyo etoopiya ayaa inagoo soo taagan wadankeenii siday doonaan ka yeelaya

  • @foosijaamac4983
    @foosijaamac4983 ปีที่แล้ว +1

    Waar wax noo sheeg, riyo beena looma baahnee , ma dhalintii kacaanka(wecelada).

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

    Ilaaheybaa na dhaafiyay.

    • @abdik9002
      @abdik9002 2 ปีที่แล้ว

      Maxaad haysataa? Waad iscuntay oo bahdil ayaa lagugu haystaa!

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      @@abdik9002 inta uu isagu noo geystay cid noo geysatay ma jirto, dowladnimadii somalia ee africa iyo caalamkaba ka dhex muuqatay ayuu inta xoog ku qabsaday dabadeedna ka dhigay dowlad qabiil iyo sharci nin jeebkiis ku jira, xasuuq iyo boob hantiyeed iyo naceyb kadib waxay dhaxashay tan maanta nawada heysata. Alle ayaan ka magan galnay nidaam la mid ah kii dalkeena burburiyay ee keenay inaan illaa hadda la is aamini.

  • @dahirgabobe5213
    @dahirgabobe5213 2 ปีที่แล้ว +7

    Fahad waa nin umadeed hadii laga faa'ideysan lahaa way fiicnaan laheyd lkn soomali buu ka dhashay

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 ปีที่แล้ว

      Walaahi beenta maa ahaa

  • @abdisalaan6226
    @abdisalaan6226 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😅😅😅😅😅😅kadaro dibi dhal

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 2 ปีที่แล้ว +1

    Riyadaanu ma riyo dhab ah baa tolow yaa iisheega

  • @aichaloule6618
    @aichaloule6618 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @khadarcalishir9955
    @khadarcalishir9955 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @Ahmedabdirisak
    @Ahmedabdirisak 2 ปีที่แล้ว +3

    Fahad yaasin waxaa madax martay afkaarta wahaabiga iyo nacaybka dadyow gaar ah

  • @haliseid020
    @haliseid020 2 ปีที่แล้ว

    Je vous nomme président Mr Fahad Yasin

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 หลายเดือนก่อน

    Fahad ilaaheeygii naga waday ayaa mahad leh. Intii uu talada hayey wax badan ayaa Soomaaliya ka hallaabay oo hadii inta lagu falanqeeyo dheeraanaya. Balse waxaa nooga filan inuu na tusay inuu yahay nin cuqdad qaba iskuna dayey Siyaadyare inuu wadanka ku hayo 30 sano.

  • @deeq9159axamedXusen
    @deeq9159axamedXusen หลายเดือนก่อน

    abee siad bare alaha ynacaristo waa habeen jimco ah abee

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 2 ปีที่แล้ว

    nin ninku shaqeysanayey ayad bun Bunineysa fahad yaasin ayad awliya illahay nooga dhigeysaa farmaajo dakano geliyey waana Gedanke dhiigle hawiye meeshi ayku arkaan weydilayaan fahad yaasin

    • @mohamed-dx8lr
      @mohamed-dx8lr 2 ปีที่แล้ว

      Siilkaaga weyn ee shuunku ku batay warna uma haysid markaasa leedahay hawiye wax dilaya maxaad dili kartiin adoonyahay adoontu dhashay nacalaa idinka iyo dameeradiina kuyaaale waalagu rartaa wasaqyahahy ureyso fahad uma dhawaan karaan hawiye haday isku tagaaan dhamaantood nacalaa aabaha kuyaaale

  • @ayaanibrahim3491
    @ayaanibrahim3491 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Qaamuus

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk walayab

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 8 วันที่ผ่านมา

    adeerkaa maxmed siyaad bare kalidii taliesin lancay sooma noqdo

  • @hamdibayo
    @hamdibayo 2 ปีที่แล้ว +1

    Fahad waa geesi qaran oo garab wayey

  • @somafia8840
    @somafia8840 ปีที่แล้ว

    Rufyaankaa mosaad israel uu shaqeynaayo fahad yasiin

  • @farxiyaqaran4343
    @farxiyaqaran4343 2 ปีที่แล้ว

    Carabta maantay dalkeena kusoodushay m siyaad sigaarka buku afuufijiray wuxuu dhijirey gogarado wenayaal

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว

    Siyaad wuxu ka soo jeday oo u ku dhashay itobiya

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว +1

    siyaad bare wadani Buu ahaa lkn ilaahey aayadiisa Buu beeniyay

    • @ayaan7472
      @ayaan7472 2 ปีที่แล้ว

      Walaaleh qudbada dhageyso ,aayad uu beeniyay majirto. Hadaad dhab doon tahay ,soo dhageyso.

    • @xilkascade
      @xilkascade 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaan7472 markuu dhahayay qumus rubuc magaranaye dhaxalka nin iyo naag wey sima yihiin culumadii saxdayna dilay aayad beenin miyaysan ahayn

    • @fatumali4500
      @fatumali4500 2 ปีที่แล้ว

      Aayad ma beenin sidan maqlay
      Wuxuu yidhi dumarka yaan la liidin oo loo Larkin dumar

    • @xilkascade
      @xilkascade 2 ปีที่แล้ว

      @@fatumali4500 taariikhda dib ugu noqo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 หลายเดือนก่อน

    Sheydaan shuuci ahaa baa la kulan tay ee ka cuudi bileyso..
    Sheekadaas raqiusta ma naga gadmeyso nacasyahoow ...

  • @Somalitravel
    @Somalitravel 2 ปีที่แล้ว +17

    It seems to me that Fahad, was way a head of his time with no tunnel vision like the old Somali Salafi’s. Somali talk is still active but I was unable to pull out the article for verifications. Always verify the sources of the social media you consume. Keep a kin eye of the language used and idea that is pushed on to to you and the hidden agenda.

  • @MohamedHassan-d1h
    @MohamedHassan-d1h 3 หลายเดือนก่อน

    Musqushii nageria miyuu ka sheekeeyey adiguse ma curuurtuu koriyey baad ka mid tahay 😂

  • @deeqjama6455
    @deeqjama6455 2 ปีที่แล้ว

    Kuwishi sheyekal laalka dalloway babies iyer

  • @hamsejama2894
    @hamsejama2894 2 ปีที่แล้ว +2

    Dareenka uu gudbinayo maqaalku waxa laga dhadhan sankara hab qoraalka xirfadaysan ee uu usoo gudbinayo qoraagu

  • @daahirhonest2825
    @daahirhonest2825 2 ปีที่แล้ว

    Haddii aan fasiro fahad riyadiisa
    Waxay ila tahy in fahad noqon doono ugu dambeyn hogaamiye kaligii taliye ah oo misna shabaha siyaad barre

  • @fatimabarre936
    @fatimabarre936 2 ปีที่แล้ว +6

    Fahamkii ba inaga lumay qoraagu Riyada waku halqabsadey balse fikirkiisa bu cabirayay wuxuu shegeyna lama beenteynkaro wa waxan wado arkeyno hadan leys indho tireynin ama Adan kala soci Karin maxaa xaqa maxaa Badil ah manta “siyad wanaga hoseya sax qalad Alle horti bu la Joga diinta kumu wanagsaneyn balse wadanki gadaashii lagama baraaroobin wata qoraaga nuxurkiisa

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane ปีที่แล้ว +4

    5:44 abshir bacadlihii kkkkk Duqii doona ducana ugu dara, waad na dubateen'e

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +25

    Sheekadaan, ama riyadaan run iyo been waxay tahayba Way iga gadantay Masha'Allah🇸🇴🙌💟

  • @hamdiyahassan6975
    @hamdiyahassan6975 2 ปีที่แล้ว +16

    Mashaallah alaha ku barkeeyo feeding baad tahay, Maxamed siyad allaha u naxariisto

    • @zarahmohammed573
      @zarahmohammed573 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin Amiin yarabil caalamiin

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 ปีที่แล้ว +2

      ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 2 ปีที่แล้ว

      AAMIIN ALLAHA U NAXARIISTO

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว +6

    Omg!!! Fahad waa halyey geesi ah

  • @kelciaaden2488
    @kelciaaden2488 2 ปีที่แล้ว +16

    Ciil badanaa siyaadbare alowkunaxariiso badalkiisa waa farmaajo ilaahownoosooceli ee ♥ 💖 😍 cadawga nagakhabo Aaaamiin Aaaamiin yaarabi

    • @marwansuufi1401
      @marwansuufi1401 2 ปีที่แล้ว

      Alle uma naxariisto

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว

      @@marwansuufi1401 naxariista Alle adigu mabixisid ee adigu xaasidnimo haku cadaab tagin

    • @marwansuufi1401
      @marwansuufi1401 2 ปีที่แล้ว

      @@amatallahbintuosman1092 inta habaareysaa iga adan alle SW umanaxiisto fircoonka umada nacday

    • @raguehosman2783
      @raguehosman2783 2 ปีที่แล้ว

      Allah u naxaristo maxamed siyad barre

    • @raguehosman2783
      @raguehosman2783 2 ปีที่แล้ว

      Waa riyo culuus oo cajiiba

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +23

    Ziyad barre allaha u naxariisto wadankeenana Allaha inoo nabadeeyo

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 2 ปีที่แล้ว +6

    fahad hooyo koris inuu yahay noo sheegte aaway aabihiis waa inuu soo caddeeyaa inuu yahay .
    1.Fahad Axmed Daahir.
    2.Fahad Yaasiin Xaaji Dahir
    3.Fahad Daahir xaaji Axmed.

    • @sahalhaykal9958
      @sahalhaykal9958 2 ปีที่แล้ว

      Waa Garac Ma Garacbaa Hayble Kkkk Insaan ilma Xalaal ahi Noociisa ma Falo Ufiirso hitdlar hogaamiyihi germalka kaligii taliye Mosaleni iyo wixii lamida garacbay ahaayeen cuqdad kaqaday curaaha waalidkood gacanta ahayaan

    • @aishacayusha8486
      @aishacayusha8486 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll aabihi wuu noola lkin inuzan lajoogin umalyn

    • @qasali5992
      @qasali5992 2 ปีที่แล้ว +1

      xoolaha aad ka tirsantahay warayso.

    • @dhuubowchanneltv4900
      @dhuubowchanneltv4900 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaasi waa nin horta is qariya sidaa darteed muhiim maahan in lahelo sources laga helo aabihiis in aan la aqoonsan isagaaba ku tala galay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +29

    😪😪😭😭💔💔💔Aabaheen Siyaad Barre Alloow kuu Naxariiso, Janatul firdowso, Allaha kurisaaqo, Siyaad Bare amiin amiin yaarabi Fahad yasiin, Farmajo iyo Siyaad Bare oo kalle Allaha Nosoo Badiyo, amiiin Allahuma amiin🤲

    • @dhuubowchanneltv4900
      @dhuubowchanneltv4900 2 ปีที่แล้ว +2

      Aabbe nooma ahayn walal waana kalmad khaldan nabigeena Muhammed SCW ayaa loodiiday saxaabadu in ay dhahaan aabe xagee qof kale joogaa

    • @FaAGTe_FaAGTe
      @FaAGTe_FaAGTe 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin

    • @masertoy2328
      @masertoy2328 2 ปีที่แล้ว

      @@dhuubowchanneltv4900 aniga abahey ayu ladashey wana abahey ma dod bad ka qabtaa stupid 😏

    • @diinibaaba
      @diinibaaba ปีที่แล้ว

      @@masertoy2328 caqli dameer

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliya dadbaalaayay walahi

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah fahad yasiin guul iyo gobanimo fahad 😭😭😭🇸🇴🇸🇴❤️👎🔵⚪️🔵 allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari 😭🔵😭⚪️😭🔵

    • @maxamedshugri9296
      @maxamedshugri9296 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 ปีที่แล้ว +19

    Allaha unaxariisto abo m.siyaad bare wadani Libaax😭😭🤲🤲❤❤

  • @shikriahmed2386
    @shikriahmed2386 2 ปีที่แล้ว +6

    Fahad yaasin allha ha xafido

  • @abdig6153
    @abdig6153 2 ปีที่แล้ว +22

    WHY SOMALIA PEOPLE JEALOUSY WHITH FAHAD YASIN ANY WAY MAY ALLAH BLESS YOU FAHAD YASIN

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 2 ปีที่แล้ว +2

      AAMIIN AAMIIN AAMIIN ALLAHA XAFIDO AMIIR FAHAD

    • @qasali5992
      @qasali5992 2 ปีที่แล้ว

      Bal adba..

    • @ShaxdaiyoShaax
      @ShaxdaiyoShaax ปีที่แล้ว

      Sual qaldan fahad somali ma ahan miyaa waxaad ka dhigtay fahad qof ajnabi ah somali jealous kama ahee waxaa ka ah waa mooryaan aan jecleen ninka somaliga ee kartida iyo aqoonta leh alle ha xafido fahad

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว +9

    ilaahay haku naxariisto aamiin laakiin somaliya dhibteeda meel xun bay gaartay
    haduu heshiiskii odayaasha 100 ah qaaadan lahaa hadaa sidaan waa dhaami lahayn

    • @maclie7078
      @maclie7078 2 ปีที่แล้ว

      Haduu baxay jabhadaha waxay xukunka meeshii uga sii wadi wayeen intay bili qsysteen

    • @mahadomar5944
      @mahadomar5944 2 ปีที่แล้ว

      Allah u naxriisto.lkin runta wa dhibkii u somali u geystey wa tan wali taaqgan.

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 2 ปีที่แล้ว

      AAMIIN ALLAHA U NAXARIISTO

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว

      Odayaasha Manafeesto tiro Ahaan waxay Ahaayee 114..SXB..Sc.

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว +15

    MashaAllaah Ilahay haunaxarsto wuxu arkey wiil yar oo qaranimada kuweyntahay inu yahay Fahad Yaasin

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 2 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad Barre ka hor Somalia jabhado ma jirin. Siyaad Barre wuxuu dilay is aaminaadii ay Somali isku aamini jirtay xukunka, ka dib markii u la yimid car yaa ra'yi kale yeelan kara, car juuq dheh. Hadii kale waa dil ama xabsi jirdil leh iyo waxyaalo badan oo xun oo asaga ka hor aan horey loo arag.

  • @kinglove6299
    @kinglove6299 2 ปีที่แล้ว +12

    siyad Barre Allaha unaxarista

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ilin ayaa iga timid xaqiq waxaan dhowarano ma yalo mesha

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 2 ปีที่แล้ว +3

    somali hada nahay geesi ga lamagarab istago waxa laga yaba in dadka qaar ay u arkan qaska maslaxo shalay waladhalilay maantase waloduceynaya wa gorma Somaliyey kudhawad 40 sano marking jebkenay illahow nacafi masibada umada iyo Dalka kakorqaad aaamiiiiin yarabi 🇸🇴🇸🇴

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 ปีที่แล้ว +1

    President 2025 fahin yasin inchallah somali power iyo nisa president

  • @zarahmohammed573
    @zarahmohammed573 2 ปีที่แล้ว +13

    ilahey janafardow ha ugubishareyo iyo mansil jana Amiin Amiin yarabil caalamìin

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin

    • @ahmeddhamac3288
      @ahmeddhamac3288 2 ปีที่แล้ว +1

      Kaaz Jano galimayeeh wax kle blze waxan leenahy Alle ha u naxariisto 🙏

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +1

      ANUUUUU UU DUCEYNO MARKA : HITLER/ FIRCOON/ GADDAFI/ XAFIDAL ASAD/SADDAM'S/ BUSH'S/ EVERY GROUP OF HYPOTHESES

    • @mohamedbarkhad2818
      @mohamedbarkhad2818 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmeddhamac3288 Janada Adi miyaa Gacanta ku hayo Jaahil yar baatahy ee Awoodaha Alle Haku qabsan waa un iga talo

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 2 ปีที่แล้ว +1

      AAMIIN ALLAHA U NAXARIISTO

  • @nassir4425
    @nassir4425 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah waa barnaamij aad iyo aad umacaan ilaahey haku xafido aabe siyaad ayaad ixasuusisey jisaaa Kuma laah qeer thanks bro

  • @zeylicimursal5465
    @zeylicimursal5465 2 ปีที่แล้ว +10

    1 qaamuus. allehabarakeeyo
    2 fahadyaasiin. Allehabarakeyo
    3 siyad bare. Alleha unaxaristo

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxaanalaah subxaanalaah 🙉🙉

    • @Canada-1958
      @Canada-1958 2 ปีที่แล้ว +1

      #Zeylici Mursal- AMiin! Amiin1 Amiin!. Adheer you are absolutLY right on. #President Moxamed Siyaad Barre was Way ahead of today's fake, phony #SOMALI Pseudo-Leadership WHO ARE CORRUPT TO THE CORE, WAR-PROFITEERS, WAR-LORDS, CLAN-WARLORDS, CLAN-CHAUVINIST AND 110% FOREIGN AGENTS AND MERCENARIES ALL OF THEM. PLS DON'T TAKE MY WORD, JUST LOOK BK, RESEARCH THEIR HISTORICAL, POLITICAL, SOCIO-ECONOMIC AND PERSONALITY PROFILES FROM 1970'S UP TO NOW WHO THEY WERE AND WH0 THEY PRETEND AND ROLE-PLAY. AUN SIYAAD BARRE WAS A HEROIC, PATRIOTIC, NATIONALISTIC, VISIONARY AND REVOLUTIONARY(KACAAN) LEADER WHICH NEVER EVER EVER WILL APPEAR IN SOMALI HISTORY, LEADERSHIP, AND SOCIETY. I GREW UP UNDER BOTH MUSUQMAASIQ CLAN GOVT OF 1960-9 AND UNDER KACAANKA SOMALIYEED 1969-91 . NOW IN MY LATE 60'S I WOULD NEVER EVER WANT WISH SOMALIA TO CONTINUE CURRENT FILTHY, VILE, CORRUPT WARPROFITEER, CLAN-OLIGARCHY + FOREIGN AGENTS OF EMIRATES, UK, US, ISRAEL, EU, AND KIKUYU KENYA. LONG LIVE THE LEGACY OF AUN PRESIDENT MOHAMED SIAAD BARE AND VIVA GREAT PATRIOTIC, HEROIC AND NATIONALISTIC #FAHAD YASIN WHO IS ATTACKED 24/7 BY CLAN VULTURES, DAMALLJADIID TERRORIST, HIRAAB WAR-PROFITEERS AND THEIR MUZUNGU MASTERS & FOREIGN MINIONS AND SUB-SPECIES WHO GREW UP AND FATTENED ON FOREIGN #HUMANITARIAN AID AND INDUSTRY I.E. 30JIR & 30 MILLION+ #ROOBLE BAHANE AND AL-QABYAALE

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว

      @@Canada-1958 that's you opinion to siyaad bare was criminal dictator that no one elected him ..what he did to somali ppls and country itself f.. pathetic after he cause the downfall of somali ..its crime against humanity " one hadith states if people didn't appoint you and took over the way bare did its forbidden in Islamic law it like you rape women little along country with millions of human being now because of that we have foreign soldiers in our land rapping women and country a whole okay so

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan waa riyoonayaa ilaa hadda, hadduuba yiri siyaad barre ayaan ku riyooday. Dambiile ,dambiile ayuu raadsadaa, waayoo siyaad ayaa diiday markii uu diiday in nabad ku tago.

  • @farxiyaqaran4343
    @farxiyaqaran4343 2 ปีที่แล้ว +3

    aabe m siyaad ilaahow unaxariiso fahad ilaahow xifti aaamiiin

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +2

    Fahad yasin hdi hada laweydiiyo
    Arinkas farsir ma u heshey
    Wxuu oranlaha
    Haa oo m farmajo ayaan
    5 sano lashaqeeyey Hh

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 ปีที่แล้ว +2

    Fahad yasiin somaliya alle ku ma sooceliyo

  • @yamaniosmanabdille4266
    @yamaniosmanabdille4266 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa hadal qiiimo leh kaliya waxa fahmi kara intiii caqli iyo garaad Eebe sw siiye
    Riyo' kaliya ha u qaaadan blse hadalka dhuuuxisa kale qaaado

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa riyo (Dreams)
    Lakiin Vission) ka aragtidiisa siyaasadeed qaybtq Wadaniyada ayuun baan ku jeceley Fahad yasiin.lkiin isaguba Qatar) Doha. Ayuu ka Dabqaataa Waa halkii Formaajo Yidhi Cadow shisheeye faraha kulajira Somaliya
    Allow Sahal.weli wax Lagu Faano meynu Gaadhine midkastaa Dawlad shiisheeye Ayuu Wataaye

  • @aweystaakow4891
    @aweystaakow4891 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadalkaas riyo miyaa mase calwasaad

  • @adancabdi3749
    @adancabdi3749 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo maxaad udhihi waysay waxaad nabaday waxaa nooga darnay waxaad nabartay siyadow diin xumadii aad nagu haysay waan kaaresanay diin ahaan

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashallaah tabarakallaah walaahay marna waa qiirooday oo xaqiiq buu ku riyooday ama kahadlay marna waa qoslay oo waxaan layaabay dadka ka xanaaqay sikastaba hanoqotee Fahad waa halyeye somaliyeed cadawga iyo caqli gaabkaba Allaah haka xiftiyo amiin.

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033
    @maxamuudcabdiraxmaan75033 ปีที่แล้ว +1

    Somali took maxay ahayd Adeer waa wax kaa dambeyey madaxweyne

  • @atishh7332
    @atishh7332 2 ปีที่แล้ว +4

    Alaah yarxamo way yesguno ianaat raxmaan yaa raxmaan 🥺💔🤲☝😭😭😭

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahoow unaxariiso maxamed siyaad bare janatul fardowsa aclaa alaha geeyo aamiin yaarabi

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 2 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay ha u naxariisto maxamad yiyaad bare

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha u naxariisto siyaad bare janadii alle ha geeyo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 10 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢 wlhi aadbaan umurgay

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 2 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad Barre madaxweyne lama dhihi karo iyo dowlad midna cidna ma dooran wuxuu ahaa regime arxan daran oo inqilaab wadanka ku qabsaday wadankana gacantiisa ku burburay.

    • @nuucmanabdifatah7394
      @nuucmanabdifatah7394 หลายเดือนก่อน

      Hassan,sheikh sharif farmajo ma shacab ba dorteey mangabtaa cunee 😂😅

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน

      @@nuucmanabdifatah7394 Jaahil in aad tahay ayaad ii cadeysay. Siyaad Barre cidna ma dooran baan ku iri, ani shacab kama aan hadlin. Madaxweyneyaasha kale oo dhan waa la doortay.

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah riyadan waa mid dhicikara walee siyaad bare waa latabay

  • @mohamedsheekhosman7867
    @mohamedsheekhosman7867 2 ปีที่แล้ว +3

    Siyaadbare allah hakugu naxriisto 😭😭😭😭😭

    • @ayanbaban859
      @ayanbaban859 ปีที่แล้ว

      Allahuma amen 🙏🙏🙏

  • @fardowsaseyloon453
    @fardowsaseyloon453 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilahey ha unaxariisto janatul.fardowsa.allah.kawarabiyo.aamiin

    • @diinibaaba
      @diinibaaba ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @diinibaaba
      @diinibaaba ปีที่แล้ว

      Lkn ogoow khalad weyn inuu galay

  • @shamsamohamed7000
    @shamsamohamed7000 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah wadani igasoo qabri kujira ayuu kufekeraa jaale maxamet siyaat bare ilaahay hakuu naxariisto

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare wadan democracy ayuu afganbe ku qabsaday waana sababta uu wadanku u burburay. Taas waxaa ka siidaran markii dagaalku qarxay wuu diiday in uu wareejiyo dowladnimada. Halkaas ayuu wadankii ku burburay. Sootii Maslax tartamay ma duhurkii ayaad indhaha naga duubeysaa. Meeqa dad ayuu dilay siyaad Bare, culumo, caaqil iyo cariirba madeyn

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 2 ปีที่แล้ว +2

    ilaaheey ha inaxariisto janadana ale ha geeyo mw maxamad siyaad bare alaa huma aamiin yaa rabi aamiin

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed siyaad barre hadduu xilka iska wareejin lahaa waxaan oo dhib oo burbur ah ma dhaceen isku dhejintii kursiga ayaa keenay in lala dagaalamo oo shacabka hubkii gacantooda galo,

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 หลายเดือนก่อน

    Wacal wacal dhalay Fahad yassin Calool Wayne. Wax badan ayaan dadka usheegay in inafarmaajo iyo Fahad yassin ay labaduba ahaayeen carrrurtii xaaraanta kudhashay abahoodna ahaa Gaalkii siyaaad barre ee Dalka soomaaliya baabi’iyay…

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 หลายเดือนก่อน

    Waxaan xusuustaa 2001 ama 2002 meelahaas joornaal la oran jiray xog ogaal baanka akhriyey sheekadaan mid u eg