Mashaallah qof qalbi wanagsan Al fanaan marwan yare walahi reer Nairobi waan Ku jecelnahay Allah kudahayo fananita kale waa ka dibac badsadeey walahi love you marwan yare
Ninkaan gaaban waxwalba qosal ayuu ka dhigey heestaan anaa la iga xadey kulahaa waqti munaasab muu dac woodo muxuu meesha lasoo istaagey sacadaan nin gaaban waa caqli badan yahay maxaa loodhahaayey kan camal ayaa ku jiree sida loohadlaayo aan aqoonin aw koobi.
walahi bilahi reer koonfur dadka xun lama sheegin ilaa tii adan cade xasidiin waligiin ma aflaxaysan bk waad soo erideen idinkuna waad is marti qadan dhibvma le waa markiina adkaysta
Mashaallah qof qalbi wanagsan Al fanaan marwan yare walahi reer Nairobi waan Ku jecelnahay Allah kudahayo fananita kale waa ka dibac badsadeey walahi love you marwan yare
Inta Iidle Tagerta Like Iizara
May sidaan qur,aan ka u hooriyaan
Inta marwaan taageerta like ii saara waa sxibka fanka
Waakalkicsay walhi
Mahadsanid daacad yare
M,a
Marwaan yare waa kaa sharaf lagu sooray soomalinimada awoodle gulleysta dhalinyarada soomaliyeed ee kenya tuura oll cusuri soomalidiida💖💝👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
Horta ma Hooyaddin baa leh Kenya iyo etopia waa yaabnayee maxaa iskugu dhejisaa wadamo shisheeye halka reeraha qaar 1 and 2 kala heystaan hhhhhh
Inta iidle tageerto iyo marwan like igu caawiya plaz subscribe
showgii marwaan la isku arag marwaan real life baan u aqanaa waa wiil qalbi wanaagsan oo farxaan ah guuulayso ina adeer ❤️❤️🌹
Walalyal iga farxiyo Allah niga farxiyo inshlx subscribe Lee igu cawiyo
Wan kusra isr jwb
Qofkii subscribe iisaara abaalkiisa janatul firdows Alllaha ka yeelo
Kuuu zaare iizar
Marwaan yre hore usoco
Idle he is funny 😂 😂 😂 😂
Mandhlll marwaan and hee nairobi one love
Wa abwankina 1k xoga yar iga dhiman isaara igarsiya sxbeey 💗💗💗💗👌👈
Wll kuu zaare iizar
@@S.S.NUUR14 ok sxb
Inta ila aragty qaali ladan in shawba kaso dhax muuqan liketa
Reer Nairobi wan idinku fanaa
Iiidle iyo marwaan mar ku casuum barnaamijka xiisaha wararka was dad funy ah wlhi allaha dhowro
YEES anaah ugu horeeYa idle Yare ku taageeta
legend hadal maba dhibo keep go
marwaan yare fanaan lajeclyHy
keep giong
iidle nin no cuqdadle ah keep goin and marwaan
Tolkey aan kufano like isara
Reer yaryare ciyarta nagadaaya marwan yare, idle yare, iqra yare
Ply bac wan ka maranay masha Allah fanan qiimo leh
Wiilasha dhaadheer oo cad cad oo ilkaha cas cas oo farxiya kabayare sheegtay qofkii arkay like dhac igu sii 😂😂😂
Ani markin kuwas
Hoorta marwan maxa daadka dhan ka dheereeye wanna yabe
Aawaya aawaya asxabta like iigu kasbeeya
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh biibshe brother benta naga aayari marwaan kama dheeride hhhhh
Micnaha wanka gbnhy weye huno wax fhn
Sxp faisal maxamed wn oghy amba kisto warjecli aa iska jirtoh hhhhhhh
Reer nairobi waa dad martida ukala harin
Bk maxey u racdeyeen hadii eey rer neyrobi marti jecel yihiin
Waa qof cunzuri ah
Marwaan yare tageer hayga kobad
Waan Ku baryaye wxn kaa codsanay inaada heesiiqaadi oo ah najx iyo jookar
Marwaan taageeraha labaad koobaad waalaga horeey marwaan waxaa ka codsanaya inaad sooo qaadid hees saciido pleace tageerayaasha daan ahay
Kkk idle yare he is funny guy
Dadkan wawen waba dad tagaye midkan yar oo buran oo xiligas mesha tagan awy dadki dhaley wa yabe 👀👀👀👀🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Marwaan yare Fanan somaLiyeed ooo banaankiisa kudhacay weeyeHweeyeH
Acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim
Iiidle sidu inglishka ugu had lo kahela😂😂
Meshan Ck idla yare kuwada arkaa mashalh
Din din ni smart ama vipi
Ck bn ujedaaa
Wiilkan miskiin u egyahay kuwa kale sisi u egyihiin Allaah kasoo hanuunsho heesaga...
Fanan Aan tagero
Wow
Ck jareer le lagu ekiisiiye
iide yare ✌
Somali dhaba wa kas 🇸🇴🎤
Hooyo macan wll qali zubscribe
Viva marwan yare
Iidle english waa toktay
cod mcnq😅😅😍💖😂
sxbyal subscribe isiiya anigana islamarkiiyaa kusiiyaae. One love
👏👏👏👏👏💪💪💪
Kkkkk idle waba iska qosol
iidle Yare laydh ayuu baahay kulahaa heesta aniga ayaa layga dhacay 🤣🤣🤣🤣👈👈
Fanaaniinta keenya waa gob gob dhashay see dadka usoo dhaweeyan
Bk maxeey u so dhaweenwayen
Ninkaan gaaban waxwalba qosal ayuu ka dhigey heestaan anaa la iga xadey kulahaa waqti munaasab muu dac woodo muxuu meesha lasoo istaagey sacadaan nin gaaban waa caqli badan yahay maxaa loodhahaayey kan camal ayaa ku jiree sida loohadlaayo aan aqoonin aw koobi.
Kanyari codweynaa markuu heesayo iyo markuu hadlayo iskuma eka
Ninkan muu ooyaa horta markuu heesaaayo hhhhh
Nayroobi inaan tago weeye waxa kale ma jiran
Iidle abaha xarabada🤣👍
bibshe
Xly waan ku qaday serekasi dome
Ar asxabey bibshe jaket halo gado xey tahay alabtii so dhaweyntuu wataa
Hhhhh ninka jokes ayaaa kawa wax ka dhar badan mijiran
jamaal jecelow nolow
Axsan fanano horey usocda xisaha wararka
Zamuu Ali Aad baad umahadsan tahay
Arbeenbadnaa iileyare manta mudisho aya maqaayid kahayeysiineysey hadana nairoobi ayaad joogtaa waliba showga marwaan kkkkkkkkkkk buufle
Video gas Aya Mar hore aha🤣🤣
walahi bilahi reer koonfur dadka xun lama sheegin ilaa tii adan cade xasidiin waligiin ma aflaxaysan bk waad soo erideen idinkuna waad is marti qadan dhibvma le waa markiina adkaysta
Arliya Anwar
Sas maha Abayo yurub geenyaba wa laguso dhaweye nerobi
Ooo kaaalay Marwaaan yaaa waaaye ? Cakuye aqoon LA,aaan
Dad waawen inu isku imdaan waaw io wuuw ku haayo 😏
War meesha waa laysku arkay fanaaninta reer nairobi dad qalbi wanaagsan inta samaha jecel wn salaamay
🎤🎤🎤🎤🎤🤘