DEG-DEG Dagaal ayaa u bilowday ogaadeen iyo raxanwayn somaliyey nakala gaadha anaga & mayland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 20

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhibmaleh raxaweyn juboland halaga eryo.koley cawlyahan iyo raxaweyn wey is arki sidoodii bey kabaha ka carari.

  • @AbadirAbadirIbrahiim
    @AbadirAbadirIbrahiim 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤jubbaland baa Naga boobteen haddana koonfurgalbeed baad nagu heystaan ogaadeen shame on you

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    iilayda hawiyey daba socdaan ooku shaqaysanaysa waa dad liita oodantooda aqoon 😂😂😂😂😂

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Somalidu waxay ka mideysan tahay in beesha Daarood la dhiaateeyo balse weli lama hayo qolo damaceeda hirgelisey.

  • @moa.9902
    @moa.9902 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma jirin degmo Aato la yiraahdo oo ku tiil Soomaaliya. Degmooyinkii Soomaaliya ee 18-kii gobol ee xilligii xukuumaddii kacaankii brakaysnaa waa la wada yiqiin kulligood. ilaahay ka baq Maxamed Siyaad uma magacaabin degmo meel la yiraahdo magaca Aato.

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa nin lacag soo qaatay halla iska qabto

  • @moa.9902
    @moa.9902 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma fiicna in dadka COLAAD laga dhex huriyo.

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa degmo auto diiwanka degmooyinka bey ku jirtaah

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sh tuug bye 🦗😂

  • @ChaiGhu
    @ChaiGhu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    You are threaten reporter 😭😭😭

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eelay waa kibirtay ha la soo garaaco wixii diley yaqaaniin sidii luuq loogu laayey ha loo laayo

  • @ugaasmaxamed1063
    @ugaasmaxamed1063 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aato waligey ma maql

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogodenow gobalka Bakool hadamo ayaa haystey kadheef ahaan ninkaa aad shegtan madhaafto xaqiq besha hadamo manta 120 Ciidan gaarayo haduu kusoduulo iskama celinkarto oo mabaheyso dhaqale ahaan iyo dad ahaanba 3dex bey uqebsamen mid
    1 khawarij ta kuwii kubirey oo dagal ladii dalka ku dhintey mid ay qaraxa kuxigeen sidaas bey kudabar go'aan koxdas
    2 Kooxdii dowlad da fadaralka iyo maamul goboleed kubirey iyagana curyaamo barakacyaal Baydhabo iyo mogdisho qaxooti ku ah bakaso harey
    .3 koxda kale aa coladii iyo abarihii kuxola beley wixii gaajo udhintey Moye wixii soharey wabiga ayey kagudben oo Ethiopia ayaa xeryo qaxooti usameysey oo halkas bey kunoolyihiin reer DDS ayaan uga abaal haynaa oo abuurka nobedbadiyey
    Waxaa soharey waa intaas Xuddur joogta laga bilaabo yeed oo hadamo Dhinac ka deganaa ilaa magalada Wajid Loma dhaxeyso 4 madobaatey oo khawarij ah bajooga dhulkas
    Laga bilaabo Ceelbarde iyo magalada Xuddur na Loma dhaxeyo oo dad kuma noola aa hadamo dad ahaan iyo dhaqaleba lehaanba waa baba ay oo wad ogyihiin aa maxaad ka calancaleysan oo idinka ceshaney naa war rabdhurada qaado inta aysan dir. Ta kaqadan yeed iyo Wajid inta udhaxeyso isku fidi Dhanka ke na Ceelbarde iyo Xuddur inta udhaxeyso isku fidi dorashona kusogalo raxaween nosogurman majirto mana sugeyno aa darood Dow gobalka Bakool ukaca oo intas yet aa magalada Xuddur joogta ayaa hadamo usohartey aa intaas nobedbadiya oo amnigoda nokafala qaada hadaan beri idinla dagaal lijirney manta ma jirto aa Dhulka in lakala dhaxlo waa suno sojiren ah aa qabsada Dhulka oo nobed baadiya abuurka yet aa naga harey runta in aan she ego ma Ceeb sanamyo nin tabar hayo ayaa Ceebtu qabataa manta ogadenow inaad naqabsatan ayaa hiil noo ah oo abaana idinkugu heyneynaa alxaqiiqa m.m sheikh from hadamo

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AATO 1983 .AYAA IIGU DANBEEYSEY.WAANA KA SHAQEEYN JIREY GOBOLKA.BAKOOL 5.DAGMO AYAY KAKOOB NEYD MAGALO.MADAXDA.DAG.1.XUDUR.
    2.CEELBARDE
    3.YEED.
    4.WAJID.
    5.TAYEEGLOW.
    6.SHINBIRAALE..AATO.IYO.WAAQSHIIN.MAGAALO.SALDHIG BOOSLEH BEEY AHAYD.IYADA.IYO RABDHUURE.QURACJOOME.ABEESAALE.SALKUDHOOBLE.IYI.CEELMAGAD

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waryaada cawlyahanow oo hada ma aato wadegmo baad nagu dileysan hhhhhh war hedhahaya wax intaas kaween baan idin haynaye horta no imada walayalow war inkaar qaboyin manta gurmad ban idinka sugeynaa Moye majiro Cid aad ujawabtan bokool aa kaca fadhiga oo gobalka ugurmada nabed badiya argagixiso ayaa daqada nagasartey

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar calaacalka dhaaf ee idinkaa halkaa is dhigtay. Meeday gobolkii Bakool sare ee Axmad Mashruuc madaxda ka ahaa. Waar ku dhawaaqa maamulka Bakool sare oo ka kooban degmooyinka Aato, Ceelberde , Yeed iyo waajid oo Maxamd Zubeer ah. Nimankii Bakool sare xaraashay waa Xalane , Abduwahaab khalif iyo Axmad Xaraash. Waa khaaimiin tuugo ah.

  • @ugaasmaxamed1063
    @ugaasmaxamed1063 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yeed Rab dhuure ceelbarde tayeeglow xudur

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meel walba dambi iyo shar isku dir umadeed baa ka socda

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar orom baan ku moodayay illayn cawlahan baad ahayd. kkkkk

  • @ChaiGhu
    @ChaiGhu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Stop crying