🥺Wiil cadaan kaheley gabar say wallahi ah iyo somalidi kahele maxa kalaqabsadey 😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มิ.ย. 2024
  • #america #europe #subscribetomychannel

ความคิดเห็น • 17

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 หลายเดือนก่อน +5

    Soomaali cadaan ayaa laga raacay nin qaxooti ah oo aan waxba haysan intay qoorta gashanayso may raadsato mid Soomaaliyeed oo walaalkeed ah. Wax la yaqaan guurso wax la yaqaan aad dhashid.
    Xaliimooy nimanka la soo hambeeyay ee ay dumarkoodiiba soo naceen maxaad ka doontaan.
    Viva Faaraxyada Soomaaliyeed

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน

      Where is cadan adiga cadan iyo Asian kala garaneyn sida. Ninkaa iya anagaa naagaha ka caadansan waa Asian

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 27 วันที่ผ่านมา

      Layla is realy brave

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 หลายเดือนก่อน

    Maama ahaa war walaalo dheh

  • @haayoliin956
    @haayoliin956 หลายเดือนก่อน +4

    War kan cadan ma ahan ee waa Asian kala barta cadanka iyo Asianka

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน

    5:03 waa ku dhaafe Ankara’s inaysan somali asal ahayn, ormo Sudan xabashi weeyan taa iyo somali kala fog yaa laqoyaamaya

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 19 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad wuxu ka hadlay

  • @dekamohamed2194
    @dekamohamed2194 หลายเดือนก่อน +1

    Asc siz what of a woman who is 50s in Africa,kenya and wants a somali man age 50s

  • @KojLok-dy6gp
    @KojLok-dy6gp 24 วันที่ผ่านมา

    Pathetic, she said, maskiin, and he continued the conversation.

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 19 วันที่ผ่านมา

    GUURKA QABYALADA MA GAASHO

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 หลายเดือนก่อน +1

    Nimcooy dee waad fahmaysaa qabyaalda ee maxaad isku yeelyeelaysaa wallo? Qabyalda way qadhmuuntahay wiil baa ku dhinta ee wiil kuma dhasho, gurina way dumisaaye, guri kuma dhismo! 🤍🤍🤍🤍 I am qabiil neceb, waxaan u dhexeeya Dir, Daarood iyo isaaq, and I can’t afford it to loose any one of them!!! 🤍🤍✌🏼

  • @abdisheikh2151
    @abdisheikh2151 หลายเดือนก่อน

    Naagtaan halagaqabto fasahaad ayay wadaa

    • @abdulganinur9062
      @abdulganinur9062 หลายเดือนก่อน

      Haa runti naagtan dib weyn bay nagu haysa hablihi ayay naga heylasaa

    • @user-ts2jf9md1q
      @user-ts2jf9md1q หลายเดือนก่อน

      Mee shaan xanta kajoo jiyaa 😳🤣😳

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d 29 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-ts2jf9md1qhhhhhhh halima qoftan dhar xiro hala dhoho

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 21 วันที่ผ่านมา

      👎👎👎👎

    • @abdulganinur9062
      @abdulganinur9062 21 วันที่ผ่านมา

      @@nimcomaxamed123aadan6 👍👍👍👍👍👍