Wararkii ugu Danbeeyey Ninkii Jabiyeye CIidamada israa'iil oo Fariin Soo Diray & Dagaalka Socda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAH NUURO MOHAMAD TAYIF INCHAALLAH WAY GUULEYSANY DOONAAN IYO REER FALASTIIN

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 หลายเดือนก่อน

    Heer kulka wuxuu gaadhay meel adag allow hanacadaabin fidduunyaa wal aakhirah allahuma aamiin yaa rabbii

  • @CabdikaafiCabdirisaq
    @CabdikaafiCabdirisaq หลายเดือนก่อน +1

    ilaahow muslimeenta reer falastiin guulee o cadawgooda jabi

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 หลายเดือนก่อน

    Allow ugar gaar wa anta khayr naasiriin allow nasri deg deg ah sii reer falasdiin aamiin

  • @Nuuraxmed-yr4vp
    @Nuuraxmed-yr4vp หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw u gargaar muslimiinta meelkasta hajoogaane

  • @hassansadaaq4988
    @hassansadaaq4988 หลายเดือนก่อน

    Palestine 🇵🇸 inshalah wey guuleysaney waa libaaxo oo baqdin ahoon long life Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ intii ka dhamatay waa dad alhu jana

  • @GureeyHaabay-lf9og
    @GureeyHaabay-lf9og หลายเดือนก่อน

    Alaha u gargaaro falastiiin iyo musliminta odhan

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj หลายเดือนก่อน

    bismillah asc mana shiiqnimey sheegaayaan balaayo allaha kuridee illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa xaqqooda usoodhici illahow cadawgoda burburi oo ciidagali illahow badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow aamiin

  • @snw9257
    @snw9257 หลายเดือนก่อน

    Illahayow reer Qaza iyo Falastiin iyo dhamaan umada musliminta uu gargaar 🤲🙏Allahuma Amiin Amiin

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheyow guul sii reer falastiin markasta yaarabi Aamin Israel ciidamadooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +1

    asc illaahay wallalaheen reer falastiin ha uhiiliyo guusha kuwo hantiya allaha kadhigo aamiin🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️🥰💘

    • @syusuf9063
      @syusuf9063 หลายเดือนก่อน

      Aamin

  • @user-jd1iu4wm5e
    @user-jd1iu4wm5e หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha ugargaro xamas iyo guud ahan reer falastiin cadogoda alah hajebiyo insha alah aaaaamiiiin

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic หลายเดือนก่อน

    Allaw Ugargaar walalaheen falstiin🇵🇸

  • @user-zx5hl9co6p
    @user-zx5hl9co6p หลายเดือนก่อน

    Masha Allah horfadhi TV keep going ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏✅✅ ilahow rabow ada qufuura raxime umada rer falstiin dhibka ka dulqaad cadwga dueyana ilahow ka qabo ilahow guusha sii xaq u dirirka rer falstiin allhu ma amiin

  • @maxamedcali412
    @maxamedcali412 หลายเดือนก่อน

    waa maxamuud cal falastiineey ilaahayoow tiiguulasata kaadhig yaarabi yaaalaah ilaahayoow ilaah xaq lagu caabudaa majiro adigamooyaane xamaas guul sii yaarabi yaarabi 🕋 yaarabi

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน

    waxan alaha baqiga boqorka ah ee aysan waxba ka qarsoonayn ka baryaynaa in uu gargaarkisa cidankisa badan ee aan la cabin Karin nasrigisa iyo naxaristisa badan uu kaga dulqado shacabka gasa dhibatada iyo xasuuqa kufarta yuhuda rabiyow guule jihadka xaqa ee musliminta si guud. si Gaara kan rer gasa rabiyow rer gasa u dir cidan cawiya rabiyow adaa boqore oo cadalad badan leh ee dule oo burburi halaag iyo hoog ku rid kufarta yuhuda maraykan iyo kuwa tagera rabiyow ciqab mid daran kufarta badilka ah aamin yaa rabi

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 หลายเดือนก่อน

    Allaaahu akbaàaar Rabooow
    Diintaada ugargaaaaar 🌳🤝🌳

  • @cabdirisaaqmaxamed5138
    @cabdirisaaqmaxamed5138 หลายเดือนก่อน

    Ilahayo falastin uu hiili

  • @hudaayusuf5587
    @hudaayusuf5587 หลายเดือนก่อน

    Asw saliman xashi eedo waan ku salaamay

  • @PiccoloFeedho-vd5zm
    @PiccoloFeedho-vd5zm หลายเดือนก่อน

    Warkii.ugu.dameeyey.ee.nadaara.shows

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax หลายเดือนก่อน

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh หลายเดือนก่อน

    Sacudiga anagaa joogna mana arag koronto la.aan

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Rag aqoon ciidan leh miyaa laga waayey dalka imaaraadka marka eey wiil iyo aabihiis meesheey rabaan iyo sida eey rabaan eey ugumeeysanayaan

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير

  • @user-gf4pw6uy9j
    @user-gf4pw6uy9j หลายเดือนก่อน

    Gulisita

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤

  • @ashawooo
    @ashawooo หลายเดือนก่อน

    illahaya adiga awooda leha uu gara walaalah reer falsatina rabi ka dula qada dhibtada hesata walaalah reer falsatina rabi inta cawisaya yuhud rabi jabiya cadawaga isalanka inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa

  • @guleedaxmed3853
    @guleedaxmed3853 หลายเดือนก่อน

    Allow quwe mjahidiinta xamas

  • @user-lb4ct6vr2e
    @user-lb4ct6vr2e หลายเดือนก่อน

    Walhi markasta o aan salaada tukado wan uduceya reer falastiin garaahan reer Qaza

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l หลายเดือนก่อน

    Dadbadan oo sharci haysta ayaa lugeeyey ee waa dadkii ajashoodu gashay

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน

    Maahe sucuudiganiyo hindiya iyo kuwo basan oo addduknanah waxa keena musuqmaasuq iyga oo sheegta in ay horumar sameeyeen.way la yaabbaan reergalbeedku waayo waa waxay sheegtaan horumar loo yiri
    Waa horumar beenaad .
    Garo xaqiiqda .

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p หลายเดือนก่อน

    Eebow caawi falastiin iyo kooxaha iska caabinta eebow xoree falastiin
    Eewo cadawgaada jebi