Jaceylkii Raaso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 446

  • @faadumomohamedabdi131
    @faadumomohamedabdi131 ปีที่แล้ว +24

    Yaa iladaawanaayo 2023 xasuus walhi🙌😭💔

  • @azuz6657
    @azuz6657 4 ปีที่แล้ว +36

    Ruwaayadan waxaan daawaday bari hore malin qudha wllhi waxaaan xasuustaa inaan aabahay iyo xaafadayadoo dhan aan dawanaynay imikana aabahay uu dhintay alle ha unaxariisto 🤲lkn ruwaayadii waa sideedii

    • @malabey197
      @malabey197 4 ปีที่แล้ว +2

      Inna lillaahi wa inna ilaayhi raajicuun ALLAH ha u naxariisto abaayo

    • @shujacalqadafi8587
      @shujacalqadafi8587 4 ปีที่แล้ว +2

      Abayo u ducey abahag mar wlib at salada dukato u ducey ino alle qabrigisa u wasiciyo anigab abahey wow dhinty xita manan arkin waxn jiry 45malin wllhi mar waliba markan arko datka abhoda unol musan is garab tagan wn ilmeya wayo Abe mcntisa mana arkin alla yaraxma Abe MCN

    • @Hassan_Turki
      @Hassan_Turki 2 ปีที่แล้ว +2

      allah ha u naxaristo amiin

  • @farxiyokaftan9466
    @farxiyokaftan9466 3 ปีที่แล้ว +31

    Riwaayadaan yaa ila daawadi sanado ka hor oo hadane fiirsanaayo2021😍

    • @fardowsasheikh8386
      @fardowsasheikh8386 3 ปีที่แล้ว +1

      aniga kula mida

    • @abdirazakali7144
      @abdirazakali7144 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga waxan daawaday 10 sano kahor hadana waa 2022

    • @mohamedbihi7098
      @mohamedbihi7098 2 ปีที่แล้ว

      @@fardowsasheikh8386 ⁸4r oh p⁴what I'm 9e8]÷&]]]=] as 4 sets p re st I edge 3rd st p 4th Rio edge Dr see 9pp reduce edge rSry as possible 3rd e8se,9;-9⁹

    • @qalbisafi6649
      @qalbisafi6649 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂aniga kula mid ah waxan umalen jire iney run run udhimate

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 ปีที่แล้ว +1

      Aniga ayaa kala dawan haya Dalka Austaralia

  • @hadiibrahim7667
    @hadiibrahim7667 ปีที่แล้ว +2

    12 sano ka hor ayaan daawaday ruwayadaan xasuus ayaan galay wllhi habeenkaan daawanaayay guriga hooyo iyo aabo ayaan joogay hadana aduunka ayaan dhinac kagalay oo qurba joog ayaan noqday xasuua ayaan galay wllhi yacko is the legend wllhi long live ayaan kuu rajeeynayaaa inshaAllah

  • @hodancabdulaahi160
    @hodancabdulaahi160 ปีที่แล้ว +3

    Yacko actor weyn waa nin gugundhabe jijeele ah🥰🤴🥰

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 5 ปีที่แล้ว +20

    Rer muqdisho dadka ugu ilbaxsan somalida

  • @Team_27-x8q
    @Team_27-x8q 9 หลายเดือนก่อน +8

    2024 hasuus😢😢😊

    • @Digsiboy27
      @Digsiboy27 3 หลายเดือนก่อน

      Dad manool yihiin

  • @mohamedabdikafiahmed4711
    @mohamedabdikafiahmed4711 8 หลายเดือนก่อน +1

    2011 ayaan daawaday ruwaayadaan mudaan raadin jiray, caawa ayaan helay, wlh ruwaayadaan si dhaba ayaan waqtigaas ugu qaatay wax xaqiiq waxyaabaha ku jira sida geerida oo kale.

  • @msshalgan7336
    @msshalgan7336 ปีที่แล้ว +3

    Riwayadan xasuus igu ledahay runtii anigoo yar talefanka hooyo kadawan jiray hada maskaxdeyda kuso dhacday aan soradiyay anigoo naag weyn wax fahmeso noqday wlhi markey sunta cabeso zamzam run baan umalen jiray ilmonimo waa cudur laga koro wale 🥺💞

  • @mumtascali7076
    @mumtascali7076 ปีที่แล้ว +1

    22/10/2023 sunday maanta ayan dawdey anoo yar aan arkey manta hooyo sooxasuustey waad jecled baa leydhh7 ana waan firsdey alx old is gold 👌 ❤🎉

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 5 ปีที่แล้ว +20

    intii Ree raaaso Ah like Saara

  • @feisalabdullahi230
    @feisalabdullahi230 5 ปีที่แล้ว +8

    The father is understandable nd humble

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xasuus 2024😮

    • @CumarJafaal
      @CumarJafaal 10 วันที่ผ่านมา

      adoontiii waaaan ku slmy qali ❤

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 5 ปีที่แล้ว +20

    Who is watching
    2019

  • @c.rahmanjaban4170
    @c.rahmanjaban4170 3 ปีที่แล้ว +5

    Jcylku ma aha shay laysgu deeqo waa dareen aan deeq iyo iib midna gelin always i support raaso

    • @hafsahaji9155
      @hafsahaji9155 ปีที่แล้ว

      Wllhi taasan beenta eheen😢

  • @hamdi.
    @hamdi. 4 ปีที่แล้ว +22

    Yaaa 2020 daawanaya somaliyey 🇸🇴🙏🙏🤣🤣🤣🤣

    • @ezharquruxofficiall5970
      @ezharquruxofficiall5970 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga 😢💔✌

    • @kingdiamond8970
      @kingdiamond8970 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga pilaaahi

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 4 ปีที่แล้ว +1

      Kama daalo in aaan daawado

    • @hamdi.
      @hamdi. 4 ปีที่แล้ว

      Wa mahad santhiin walalehey adunka waimtixan hala sabro sidaa jeceshahy marwalbo maheleysid❤💯🙏

    • @canaweeyinaabdiqadir5486
      @canaweeyinaabdiqadir5486 4 ปีที่แล้ว +1

      😄🤩😄😃🤩ani sharfey

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 3 ปีที่แล้ว +1

    Odayga waa best actor 2009 ayan daawan jiray filimada uu jilay

  • @delovelyyaya1595
    @delovelyyaya1595 4 ปีที่แล้ว +12

    2020 hadaad daawatey like

  • @FarxiyoXasan-mq7ut
    @FarxiyoXasan-mq7ut 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inti dawatey 2024 04 07 ❤

  • @cadecabdi8638
    @cadecabdi8638 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah axsan filim wan in ihtimaamka lasiya filimada dhalintena ay sameynayaan ma ahan filimo shesheeye in ihtimaam weyn lasiyo de kuwan somali waye an ladhihin de

  • @prince4057
    @prince4057 6 ปีที่แล้ว +19

    jacaylku maaaha shay laysugu deeqo. waa dareen aan deeq iyo iib midna galin

  • @axmedgalad4519
    @axmedgalad4519 3 ปีที่แล้ว +5

    Riwaayadaan waxaan daawaday 2013 wllh xasuus😢

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine 3 ปีที่แล้ว +1

    Sat 3April 2021 caruurnimadydii kadib cawan dawanayaa anigo naagweyn noqday

  • @faadumomohamedabdi131
    @faadumomohamedabdi131 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waaayo walhi 2023 baadawanaya mudobdher kadib

  • @kingdiamond8970
    @kingdiamond8970 4 ปีที่แล้ว +16

    2020 yaa dawanooyo😂😂🙈

    • @mumtaazcabdullaahimunasar8502
      @mumtaazcabdullaahimunasar8502 3 ปีที่แล้ว +1

      2021 dawanoyaaa😂😂😂

    • @Hassan_Turki
      @Hassan_Turki 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mumtaazcabdullaahimunasar8502 2021 aana kula dawanoya😁00 2022 ka dhiman tahay 2 days

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 ปีที่แล้ว +2

    Ala maxaa ooyay oo run mooday old is gold

  • @umuabdirahmanchannel3169
    @umuabdirahmanchannel3169 3 ปีที่แล้ว +12

    Walhi waxan xasusta riwayadan ano tel qabiin ayan talefayo shinesa oo walaladey leyihin ka dawan jiray markas waxan is dhihi jiray markey sunta cabeysay amran oo samsam ku jili jirtay san u maleynayo walashey iga yar fardowso ayaan isla dawan jirnay oo waxan ehen labo isku xigto oo anaka weynay inta ugu badana xafada labadena isla jogi jirnay ilma nimadi oo wax kasto isla qaban jiirnay ad ayan u jecla walashey wayo nolasha carurnima ayan iskuso adnay ilmaha kale iskuma dhaweyn iyada isku dhaweyn marka waxan is dhihi jiraay san cml hadey fhici lahed walasha wa udhafi lehed alle naguma kene inkaston anan markas micnaha jacelka aqon hadana waxan arkayay jilinkoda maxa wayo laso maray 😭🙏😭😭😭🙏🙏🙏🙏

  • @WaliyoowWaliyoow
    @WaliyoowWaliyoow 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasuus when I was a young!!! Waxaan run ban moodi jiray😱😢💍❤️

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 2 ปีที่แล้ว +7

    2011 ila 2012 xasus🤣ba dawan jiray filim kan hada wa 2022 ya ila dawanoya🤏😎

  • @queentacadalefaadumoladan4122
    @queentacadalefaadumoladan4122 ปีที่แล้ว +1

    6/3/2023yaaa ila daawanayo 2011

  • @mrslowamoore1209
    @mrslowamoore1209 ปีที่แล้ว

    I use to watch 2011 when I was class 5

  • @kowtharally2911
    @kowtharally2911 3 ปีที่แล้ว +4

    Yaa uxiisay oo dawanayo 2021🤣🤣

  • @zahramohalin3573
    @zahramohalin3573 6 ปีที่แล้ว +5

    Somali caay madhafeyso subxaana Allah war caadi iska dhiga oo Allah kabaqa mxaad ucayneysiin gabadha

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 3 ปีที่แล้ว +2

    Alla aduunyo orod badna wlh ameka daawan jiray caqli kaamil ah malahen mopil wiil dariskena ayaa kadaawan jire Muqdisho 2012 hadana tariqdu wa 28 Jan 2021 waqtiyo xusus mudan wala somaray

  • @maidacadey3751
    @maidacadey3751 6 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😢😢😭😢😢😭😭😭😭😢😭😭😢😭😢😭😭😢 xasuua ayee i kaliyeyn markuu ika tagayay horeesay oo jacaylkeyga ika tagayay ayaa soo xasuustay

    • @hamdihashi9828
      @hamdihashi9828 6 ปีที่แล้ว

      maida cadey 😢😢😢 sorry

  • @akyaarjama450
    @akyaarjama450 11 ปีที่แล้ว +5

    woooooooooooooooow jacal qurux badan ... nasteexo ... .. qoftaan waa iga luntay pzz... qof kiigarana meesha laga helo ... halaysheego pzz....

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 5 ปีที่แล้ว +4

    First time 2012 ila cawa o ay tahay 2019/7/22. Kama xiiso gooyo

  • @zadamhusien1244
    @zadamhusien1244 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024 markii labaad an dib udawanyo ruwayadan jecelka
    Marki hore iyo markan farqi udhaxeeyo wlhi

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +3

    Riwayadan anoo dugsi dhigta ban daawadey wlhi Zakariye wiilka waxan u qabi jirey in run run loo dhaho waa dhaweyd bartey inuu yackoo yahey😂😂

  • @saabiqaabdirahman2007
    @saabiqaabdirahman2007 5 ปีที่แล้ว +17

    2019 yaa daawanaayo 😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😂😂😂

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 6 ปีที่แล้ว +11

    Ala maxaan jacalahy riwaayadan Kama dhergo waxaan daawan jirey anigoo jira 13sano hadana aan ahay 20 mashllah yacaka wn ku heestaa ilove you yacaka

    • @hasankafiyuusuf1434
      @hasankafiyuusuf1434 5 ปีที่แล้ว +2

      Mxaad cashir ood ka qaadatay. Wankula jili lahaa

    • @shujacalqadafi8587
      @shujacalqadafi8587 4 ปีที่แล้ว +1

      Hasan kafi yusuuf wax laga barta jacelka ino Daren yahy iyo in balanta LA atkeyo ani iyo gabadhan isku MIT ayan nahy waqtigi ey jirty an wan jiry hadan waxn jira 2020 m.a

    • @bilanbeauty8208
      @bilanbeauty8208 4 ปีที่แล้ว

      @@shujacalqadafi8587 aniga iyo adiga ayaa mar labaad riwaayadan sameyneyno haye dheh

    • @shujacalqadafi8587
      @shujacalqadafi8587 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk abayo telkan wllkey aya leeh anigan comntig aya soqory magaceygan waa ikraan bashiir xbbti

    • @bilanbeauty8208
      @bilanbeauty8208 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shujacalqadafi8587 hhhhhhh I'm sorry

  • @fmehek3204
    @fmehek3204 4 ปีที่แล้ว +1

    Todoba sanno kahor meel aan kuriyoon jire ayeey sheegaayaan balse alxamdulilah waxaan kufaraxsanahay in aan maanta joogo

  • @mehdi5244
    @mehdi5244 4 ปีที่แล้ว +2

    Anoo yar kuso celceshan jiray riwayadan ❤️❤️🥺🥺😰😰

  • @anizainacarab8638
    @anizainacarab8638 4 ปีที่แล้ว +6

    Anigoo yaraa fiirsaday oo xitaa mobel aqoon hda nh 19 jiraa ahy😹😹🙈🙈

  • @ugaasadii
    @ugaasadii ปีที่แล้ว +2

    Walasheey oo ila joogto manba nin i love you dhihi karaa🙈😂

  • @cabdimaalikcabdi5915
    @cabdimaalikcabdi5915 8 หลายเดือนก่อน +1

    13 sano kadib caawaan dib usoo booqday hadad iga dambeyso like iisaar

  • @manka0968
    @manka0968 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofki mar dhaw zakarye iyo yacko iney hal qof yihin like isara

  • @amiiraabdifatah9935
    @amiiraabdifatah9935 3 ปีที่แล้ว +3

    😍😍😍 mrkn jcyl daremo daawadaa flimkan 😭

  • @walalapdizechannel4079
    @walalapdizechannel4079 3 ปีที่แล้ว +3

    Yaa 2021dawanaya😀😀like saar wallo

  • @FardowsaAbdi-hm2lm
    @FardowsaAbdi-hm2lm หลายเดือนก่อน +1

    Team 2024

  • @cabdisalansiibaay4338
    @cabdisalansiibaay4338 3 ปีที่แล้ว +4

    Watching 2021 for relax

  • @hasankafiyuusuf1434
    @hasankafiyuusuf1434 5 ปีที่แล้ว +3

    Love is emotional if it gets u. U wll b having alot of lessons to tell

  • @yusufnuur2525
    @yusufnuur2525 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi 8 sano ka hor daawanaye waa flin aan waqti walbo aan firsado aad iyo aad aya u jclhy 🙏💯

  • @naasirnaasir4546
    @naasirnaasir4546 3 ปีที่แล้ว +1

    Unforgatable watched 2014

  • @ikiiomar3358
    @ikiiomar3358 3 ปีที่แล้ว +1

    2021/July/14 🥀😢waqti dheer kadip

  • @mizamohamud7511
    @mizamohamud7511 6 ปีที่แล้ว +3

    yacko actor qatar eh aywa tahe uska mad iska rebtid hda ee jishid belo aya tahe

  • @ciisudiin6726
    @ciisudiin6726 4 ปีที่แล้ว

    Riwaayadan waxan daawan jira 2015 maantana waa 2020 xiliga sifiican uma Faham saneyn lkn manta sifiican ayaan ufahmay jacelku waa sidaan

  • @alihassan-ry7sn
    @alihassan-ry7sn 10 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheekho dhici karta allways hablaha somalia dhoofka aad by u jecelyihiin

  • @husseinomarbood1959
    @husseinomarbood1959 10 ปีที่แล้ว +9

    caadi maaha sheego macaan masna wax dhacay waaye sakariye sxb waxaad tahay sharuqanka xamar wakusiiyay

  • @drsnadiifoabdalla6252
    @drsnadiifoabdalla6252 29 วันที่ผ่านมา

    2024 yaadaawanooyo mrkle

  • @saprinaebrahimmohamed6858
    @saprinaebrahimmohamed6858 ปีที่แล้ว

    2023❤️😭🫶🏻😂still waa xiisenoya🥵🫶🏻

  • @naste1
    @naste1 2 ปีที่แล้ว +6

    Caruurnima walhi wax run modijireh😂

    • @Najma-b1t
      @Najma-b1t หลายเดือนก่อน

      Ma qosli kari😂

  • @younesenjoa9479
    @younesenjoa9479 2 ปีที่แล้ว +1

    yaa 2022 dawanaayo Somaliyey

  • @imranhassan7148
    @imranhassan7148 3 ปีที่แล้ว +1

    2011kii intii fiirsatay Riwaayadaan is muujiya

  • @momkhadanawdahir8231
    @momkhadanawdahir8231 7 ปีที่แล้ว +5

    waan isdilyaa waaa qaldan daaadkka maanka gaban wayaa kudayan karaan

    • @zamzamcali7073
      @zamzamcali7073 7 ปีที่แล้ว

      Mo M khadan Awdahir mxaad swir hindi ah saarty

  • @naste1
    @naste1 2 ปีที่แล้ว +4

    Marka daawanayeh iyo hada waqtiga ku ceshanayo waa waqtiyo aad ukaldheer 9sano jir anoo ah dawanjireh😭😂

    • @poqran6679
      @poqran6679 2 ปีที่แล้ว +2

      Hbn walpa wa dawan jiry anoo yariis eh walhi xsus xita sakarye yackow inu aha hada ogade😂😂

    • @naste1
      @naste1 2 ปีที่แล้ว

      @@poqran6679 ma argteh 😂😂

    • @CumarJafaal
      @CumarJafaal 10 วันที่ผ่านมา

      qaaali alx hadad intaas oo dhan noo shahy mnsha allh

  • @samiyahusein8261
    @samiyahusein8261 6 ปีที่แล้ว +2

    Nasteexo waa doqon bilaa damiir ah sidee ninka wllsheed u jeclaatay subxaanallahiye😓😓😓

    • @anisaabdihirse4320
      @anisaabdihirse4320 3 ปีที่แล้ว

      Ma runbaa u maleysaa🤣

    • @atikamohamed688
      @atikamohamed688 3 ปีที่แล้ว

      @@anisaabdihirse4320 weyba iga yabisay😂😂

    • @mustalifamohamet8864
      @mustalifamohamet8864 3 ปีที่แล้ว

      @@atikamohamed688 ani xitaa waqoslay wlhy abyo😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shuremabas6557
    @shuremabas6557 ปีที่แล้ว

    Riwayadan wahan dawaday sanatki 2012 hadana wan dawanaya 2023

  • @aasiyah2601
    @aasiyah2601 ปีที่แล้ว

    2023🖐❤

  • @mssxilwa412
    @mssxilwa412 ปีที่แล้ว +1

    Alla sidaan u jeclaa riwaayadaan ma maleysan kartid waxaaba kaaga daran sidey iila shidnaayeen markaas iyo hada😢😅 yackoo nin soo jabey 31/07/2023 baan daawanaya sanado ka dib

  • @mulkicali9963
    @mulkicali9963 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa dawanuya 2022

  • @yacquubmahamed7148
    @yacquubmahamed7148 2 ปีที่แล้ว

    Yaa fiirsanaya 2022 like fadlan

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 4 ปีที่แล้ว

    Woooooow mashaalaah mashaalaah riwaayadaan inkastoo calool xanuun wadato lkn ilaa hada daawanooya maalin Wednesday July’ 22 ‘2020 keep going

  • @samiirayusuf8533
    @samiirayusuf8533 6 ปีที่แล้ว +10

    Ruwaayadaan waxan dawaday 2011 hadana waa 2018 bisinka

    • @AaAa-mg7rg
      @AaAa-mg7rg 5 ปีที่แล้ว

      Allah ugu mahdi

  • @AaAa-mg7rg
    @AaAa-mg7rg 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaw yackoow nice pro

  • @iqracadeyiqrocadey8341
    @iqracadeyiqrocadey8341 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa kali oo aan bar weliba aan raadiyaa hadana aan waaye riwaayadii maxama dooli alaha u naxariisto oo agtar ka ahy oda cabdule na uu abe u yahy ee gabna uu jeclaa inta abihii u diidyo gabadha abti geed uu utagayo ee inta gebadha loo guuriyo abtiga uu dhahayo ii haay abti wn u soo shaqeey sanaa kadibna markuu shaqadi kasoo laabto ayuu wuxuu imaan gebedhi oo jeclaa oo dhimaty wllo qftii garanayo ha igu cawiyo si aan u helo

  • @fardowsoibraahim7413
    @fardowsoibraahim7413 3 ปีที่แล้ว

    2021 yaa iila soo xiisay

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 ปีที่แล้ว

    Yaa ila dawanayo fast day of ramadan🥰🥰

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 3 ปีที่แล้ว +2

    1:38:45 heestaas darted ayaan usoo radiyay wlhi xasuus😭😭heesta hda uu soo qaday qalid kamil ayan kusoo xasusty wlee boqoradii jclka ooy isku laxan egyihiiin😭😭😭bilahi nolol hore aya jirta aan la ilawi karin

    • @WaliyoowWaliyoow
      @WaliyoowWaliyoow 3 ปีที่แล้ว

      Xasuus anoo jaceyl aqoon ayan dawan jiray 😥

  • @respect1587
    @respect1587 3 หลายเดือนก่อน

    2024 ya joogo😂😊

  • @naphizaahmad1599
    @naphizaahmad1599 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 baan soo raadiyey anoo yar baan daawaday ano micnaheeda fahmin

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 ปีที่แล้ว

    riwaayadan ayadoo goosgoos ah ayaan kadaawan jiray tel nicla ah shinees ah anigoo zaa'id ujeclaaa

  • @maryanabdiali1979
    @maryanabdiali1979 3 ปีที่แล้ว

    After 7 year dawaday filim nolosheyda kadhigay nolol io bar 3 october 2021 🥺🤦‍♀️😢

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 7 ปีที่แล้ว +9

    Raaso I love you forever 💯💯❤❤

  • @dradnan1593
    @dradnan1593 6 ปีที่แล้ว +4

    2018 madawaty?
    Frta taag👌😋😋😋😋😋😋👌👌👌👋👋👋👋👋👋👋

  • @ruweidahmahmett2680
    @ruweidahmahmett2680 3 ปีที่แล้ว

    Wagaaan ciyaaalka ahaaaa oo wxan aan run moodi jiray kadib hada ayaan dawanaaaa 22/11/2021🙏

  • @asiyoaxmed6454
    @asiyoaxmed6454 5 ปีที่แล้ว +3

    Ruwayadan marka dawanaye 14 jir aya aha hada 23 jir aya ahay 2019 10 15

  • @ayaanmaxamed8615
    @ayaanmaxamed8615 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 yaa dawanaya😁

  • @bisharonurfarah2293
    @bisharonurfarah2293 3 ปีที่แล้ว

    2012 baan dawan jirey anoo aad uyar maantana adduunyo

  • @sihaamahmed3452
    @sihaamahmed3452 9 ปีที่แล้ว +2

    woooooow wlh waan ka helay filmka nice

  • @mustafxashi56
    @mustafxashi56 ปีที่แล้ว

    2012 to 2023😂😂

  • @yuukeycaliyuukey4492
    @yuukeycaliyuukey4492 8 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaw
    isha calaa filin

    • @ghhfghh4262
      @ghhfghh4262 7 ปีที่แล้ว

      Yuukey cali kYuukey

  • @iqracadeyiqrocadey8341
    @iqracadeyiqrocadey8341 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi riwayadaan waxaan daawady waqti hore anoo aad u da yar oo run iyo riwaayad mid ee thy aan aqoonin saas oo eythy arimaha jeceyl ka aad iyo aad ayaa u jeclaay marka aan xasuus to wn ooyi jiray runti markaas kadib sidaa u raadinaayay wn hely hadana waa 2021 2 bisha 8 wlhi waa iska xaal aduun yackoo waxa keli ya ee aan ku jclhy ama aan ku ama aan ku barty waa riwaayadaan runti

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 ปีที่แล้ว +1

    Amran nakataa inay sidaas kudhimatay baan umaleyn jiray ilaa wagaas 2019 baan arkay markan xamar imod😂
    Inay dhimatay leee uhaystay yaraanta wa wax laga Koro

  • @salmancaato9068
    @salmancaato9068 10 ปีที่แล้ว +5

    maalinta ugu horeeysay leeba la arkay aad aan u jeclahay kulahaa maxaa jacaylka express miyaa unuka waaba yaabnee

  • @yusufnuur2525
    @yusufnuur2525 7 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah filimkan qayaastii muddo 10 years ago ayan dawaday. ilaa iyo iminka kama xiiso dhicin inan TH-cam ka daawado

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 7 ปีที่แล้ว +1

      Yusuf Nuur kkkkk filmkan 10years maba dhamo qiyaastii 6-7 years walaga joogaa

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 5 ปีที่แล้ว +2

      @@intisaardahir4345 xiligii laduubay waa 2008 ama 2009 dhawr toban sano weeye

    • @yusufnuur2525
      @yusufnuur2525 4 ปีที่แล้ว +1

      @@intisaardahir4345 Abayo waqti bdn aya kasoo waregatay teeda kale waqtigaas aad aya u yaraaay waa sabbta aan u daawado waqti walbo waayo waagaas jcl ma aqoonin waana qiiiimeen jry inaan maalin uun jcl yeelan doono nsbna uma helin my first love lkni nolol raaxo leh aya u rajeeyay🙏💯

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 6 ปีที่แล้ว +14

    Ruwaaydan mudo badan ayaan radinayay alx Hadi an helayanta

    • @bintaahmed7064
      @bintaahmed7064 6 ปีที่แล้ว +1

      hoodo faisal zakriye adogisa magacisa isheg hada taqaano

    • @hoodofaisal6709
      @hoodofaisal6709 6 ปีที่แล้ว +1

      binta ahmed markay bilaabmayso ruwayada eeg mid walba magacisa lagu so qora

    • @bintaahmed7064
      @bintaahmed7064 6 ปีที่แล้ว +1

      hoodo faisal hye abyo

    • @qwinmandekchnnel1660
      @qwinmandekchnnel1660 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xita wan radhin jiray Wana xilay cawa

  • @munacabdullaahi4783
    @munacabdullaahi4783 5 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayadan anoo yar wlshy iga wen I dhihi jirtay howsha iqabo wan ku dara markas igu boodi Jirtay Inaa howsha dhan qabto wllhi xusuus walashey soo xasustay hadane laba wadan ku kala nool nahay alaha nabad igu keeno

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 5 ปีที่แล้ว

      MUNA Cabdullaahi allha isukeno walalha kala maqan

    • @yusufnuur2525
      @yusufnuur2525 4 ปีที่แล้ว

      MUNA abayo iyadoo cfmd qabta iyo adigo cfmd qaba ilaah ha isku kiin keeno Aniba sdkle waqti aan yaraa ayaa aad iyo aad u dawan jry

  • @qureysh6434
    @qureysh6434 5 ปีที่แล้ว +3

    Aniga yackow hadalkisa iyo socodkiisaa jeclahay

  • @galeefyare6710
    @galeefyare6710 4 ปีที่แล้ว

    11sano kahor ayaan daawan jiray riwaayadaan waa lasoo qorsheeyay lkn waxaa dhici karta in ay sababto dhimasho run ah oo qof is dhaho ku xali dhibaatada jacaylkaaga