FULL : DOORSHADA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA 08 02 2017 : SBC TV

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 117

  • @MohamedAhmed-do2fl
    @MohamedAhmed-do2fl 6 ปีที่แล้ว +53

    Yaa ku ceshanaya inuu daawado 2019❤

  • @suldaan2005
    @suldaan2005 4 ปีที่แล้ว +5

    maaalinti madax weyne farmaaajo la dooranaaaye iyo maaanta isku si ayaaan u jeclahay alow nuugu soo celi madax weyne farmaaaaajo guuuuul💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @ismahanmohamud9797
      @ismahanmohamud9797 4 ปีที่แล้ว +1

      Anigaa kula mid ah ilaahey markale hanoo soo celiyo

  • @raaidaosmaan1846
    @raaidaosmaan1846 5 ปีที่แล้ว +11

    Tariikh xusid mudan iyo habeen qurxoon bey ahayd runtii❤❤ mudane farmaajo allah haku dhowro markasta maqaam kastaad joogtid iyo meel walbaad ku sugantahay❤❤

  • @khadargure6279
    @khadargure6279 5 ปีที่แล้ว +25

    Wa malinti igu farxada badneyd walahiii Bilahiiii
    Xaasus

    • @MohamedMohamed-nc7ff
      @MohamedMohamed-nc7ff 4 ปีที่แล้ว

      Sx lkn manta into waxageeyey hada kutagertey horumara

  • @raalliyayuusuf3755
    @raalliyayuusuf3755 6 ปีที่แล้ว +14

    mudane farmaajo guuuleyso guul gaarteeeee guuuleeeyso🇸🇴🇸🇴💙👍

  • @mohammeddek5427
    @mohammeddek5427 4 ปีที่แล้ว +6

    Farmaajo Tookadaan Wareega Koowaad Inuu Kusoo Baxayo Hada Aminsantahy Like Saar

  • @hudeyfinur1494
    @hudeyfinur1494 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ku ceshanaye 2022❤️

  • @faaidochannel2200
    @faaidochannel2200 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa uso xiisay daawashada dorashaan u inu ku indho doogsado uso galay 2020

    • @blueskytv5678
      @blueskytv5678 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga wlhi☝🏽🇸🇴

  • @maxamuudcabdi9095
    @maxamuudcabdi9095 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa kuceshanaya 2020

  • @mohakabyar7566
    @mohakabyar7566 4 ปีที่แล้ว +6

    Yaa kuceshanayo 2020

  • @maryamcali3614
    @maryamcali3614 8 ปีที่แล้ว +9

    alxamdu lillaah mahad allaah ayey u sugnaatay.
    hambalyo sbc aad ayaad umahad san tihiin

  • @alibalbala1186
    @alibalbala1186 4 ปีที่แล้ว +6

    Wa gushi uhoraysay ee somaliyeed

  • @mrrobotxb7352
    @mrrobotxb7352 5 ปีที่แล้ว +7

    Marka xalkaa oo xomado waxan firsda dorshda 2017

  • @ismailhusseinshismail7378
    @ismailhusseinshismail7378 3 ปีที่แล้ว +2

    farmaajo madaxweyne markale inoo soolaabo🇸🇴❤

  • @darwiish3454
    @darwiish3454 ปีที่แล้ว

    17/6/2023 baan dib udaawanayaa 😢😢

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman5747 8 ปีที่แล้ว +4

    waxan umahad celinayaa marka hoore allah marka xiigta sh Bashir salaad iyo sakariye xaaji

  • @farhiabeelo5834
    @farhiabeelo5834 8 ปีที่แล้ว +8

    hambalyo madaxwenahena Mohamed Abdullahi Farmaaaajo

  • @lacibyare2491
    @lacibyare2491 7 ปีที่แล้ว +11

    Moxamed Cabdullaahi farmaajo

  • @ambassadorhassan4789
    @ambassadorhassan4789 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah waxay ahad maalin xusuus leh

  • @osmanjabane3914
    @osmanjabane3914 8 ปีที่แล้ว +7

    Madaxwayne Farmaajo Insha Allah waa midkii dadka iyo dalka midayn lahaa Raaskaanbooni ilaa iyo Raas Casayr..
    One Somalia one people Insha Allah...Together we are stronger

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa xasuus aan laga dhamaankarin guuuul mudane farmaajo malinkas ladoranaaayey iyo maanta isku si ayaan ujeclahay allow nooogu soooceli tandanbe insha allah

  • @kamilahmed1712
    @kamilahmed1712 8 ปีที่แล้ว +4

    asc asxaba waxan kasugaynay ilaahay in uu nasiiyo mid dacad ah mashalah congratulations farmajo

  • @Abdisalam.22
    @Abdisalam.22 2 ปีที่แล้ว +1

    2022/12/5/ qofka dawanaya Like ii saar kuna soo biir Yutube kayga Wali ma jeceshahay Farmaajo

  • @walalozil4746
    @walalozil4746 4 ปีที่แล้ว +2

    Who's hera after 3years and haff

  • @ismahanmohamud9797
    @ismahanmohamud9797 4 ปีที่แล้ว +1

    Maanta ayaan soo xusiistay doorashadi farmaajo maalintaan sidaan u farxay doorashada soo socoto allahayow nooga farxi markale farmaajo iyo doorashada soo socoto insha allah

  • @cabdirasaaqsaleeban
    @cabdirasaaqsaleeban ปีที่แล้ว

    Inta daawaytay 2023

  • @blueskytv5678
    @blueskytv5678 4 ปีที่แล้ว +1

    Am Still watching 07-2020🇸🇴☝🏽☝🏽
    #NabadiyoNollol_2021 Again
    Isha allah

  • @xogeuruuriyemedia5743
    @xogeuruuriyemedia5743 8 ปีที่แล้ว +6

    Hambayo. Hambayo. Hamlyo madaxwaynaha fadaralka somalia

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 3 ปีที่แล้ว +1

    So noqo farmajo mar kale 🥰🥰❤

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 8 ปีที่แล้ว +9

    guul

  • @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345
    @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345 5 ปีที่แล้ว +1

    very president of somaalia Federal Republic Mr Mohamed cabdulaahi farmaajo Congratulations

  • @muuzawichanel9201
    @muuzawichanel9201 5 ปีที่แล้ว +5

    2011 ano jira 13 sano ayunba maqli jiray raysul wasare fican aya wadanka yimi kadib sidas ayan waxan ugu qaday jecel aad u wngsan anigu rajeynaya in dalka uu so laban dono ayunba maqlay waa laga qaday xilki aqona uma lahyn ilmo yarna wan aha oo kuma tageren qabil iyo wax lamida sbbto ah aqoonba uma lahyn qabiladan hada jira madama ilmo yar aan aha waxa dhacday 2017 in aan maqlay madaxweynihi dacada aha aya qabtay wadanka aadbana ugu farxy runti marks frm three ayan aha schoolka waxa niyeystay waxad heli donta wxbrsho firi ah iyo cafimad feree ah madama dadku isdhahayen rajadu wa so labatay lkni sorry hada intiba ma helin inksto arday ahay wali lkni wxan ka xumahay jecelki wadaniyad nimo oo aan u qaday farmajo wax wad qabatay mdax wayne lkni wixi niyadayda kuso dhacayey oo dhamays tiran wali ma arkoyo lkni waa rajeyn in matkle dowld wngsan dhici donto insha allh😭😭

  • @blueskytv5678
    @blueskytv5678 4 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏽#Vivanabadiyonollol2021

  • @Futuresompres
    @Futuresompres 4 ปีที่แล้ว +1

    Maalinkii ay doorashadaan dhacaysay bada ayaan saarnaa liibiya iyo italy udhaxaysa maanta aya wakhti uhelay ina dib udaawado 2020 bishop 10aad 9 keedi

  • @cabdishakurmollo8675
    @cabdishakurmollo8675 3 ปีที่แล้ว +1

    Insha AllaH sanadkana waxa kugulaYsanaYa MD farmaajo hadu alle idmo

  • @MohamedAli-so1jv
    @MohamedAli-so1jv 8 ปีที่แล้ว +13

    walee soomaalida waa dad wamagsan hadee doorteen farmaajo amisom.ethiopia ciidamada wakhti haloo khabto burundi ukandha ethiopia waaa mahadsantihiin cidamada aad no hureen jabuuti abaalkii aan u galnay nooma gudin iyo kenya

    • @blueskytv5678
      @blueskytv5678 4 ปีที่แล้ว

      Wow once again bro
      2021NN🇸🇴☝🏽

  • @manuelebalemula1031
    @manuelebalemula1031 8 ปีที่แล้ว +6

    farmajo guul farmajo farmajo farmajo farmajoooo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Golden day aheyd 8.2.2017 ❤❤❤😂😂😂

  • @asmaatamhiid4215
    @asmaatamhiid4215 8 ปีที่แล้ว +3

    farmaaaaaajooo hambalyoooooo guuuuul

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 8 ปีที่แล้ว +3

    hambalyo madaxweyne farmaajo

  • @naimoelmi4856
    @naimoelmi4856 3 ปีที่แล้ว

    Aniga ku ceshtay lkn maxaan ka dheefnay

  • @lakimaan8506
    @lakimaan8506 ปีที่แล้ว

    2023 ayaan dawanaya 1/8/2023

  • @ramatgan1
    @ramatgan1 8 หลายเดือนก่อน

    Farmaaajo 😘😘😘😘

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 4 ปีที่แล้ว

    2020 qofka dawanayow like isar

  • @loriinabby3781
    @loriinabby3781 8 ปีที่แล้ว +8

    hampalyo hampalyo hampalyo farmajo farmajo farmajo

  • @umuayman757
    @umuayman757 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah markale iyo farmaajo

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 8 ปีที่แล้ว +3

    maansha allaah nimco

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr1902 4 ปีที่แล้ว

    mar kale siiya fursad 2021

  • @kadijafarah5560
    @kadijafarah5560 4 ปีที่แล้ว +1

    Ducadas ilaahay wanuu aqbalay malintaas tan shiikha kaliyana mahaynee inagu malinkii odhan ilaahay ban baryayey anigoo lahaa ilahoow Kan nooroon adigaaa yaqaane nodor anoo, mararka qarna oohin ceshan waayayey

  • @cllahikhalifxirsibulxan
    @cllahikhalifxirsibulxan 7 ปีที่แล้ว +1

    sareeyaw ma nusqaamaw aan siduu yahay ee gaw kanna siib kanna saar

  • @ifrahhassan3381
    @ifrahhassan3381 8 ปีที่แล้ว +3

    alxamdu lillah
    hambalyo farmaajo

    • @mustafeilig5515
      @mustafeilig5515 8 ปีที่แล้ว

      hambalyo hambalyo MUDANE: madaxwayne mahamed abdilahi farmaajo

    • @abdishankar1293
      @abdishankar1293 8 ปีที่แล้ว

      Mustafe Ilig hambaliyo

  • @abdirashidafrah337
    @abdirashidafrah337 7 ปีที่แล้ว +1

    Yaasheegi kara aayada uu wadaadka akhriyay suurada ay ku jirto?

  • @UpdiQani-dq6qh
    @UpdiQani-dq6qh 13 วันที่ผ่านมา

    2025 🎉alxmadulilah allhow qar noga dhig

  • @theboyz4383
    @theboyz4383 7 ปีที่แล้ว +1

    Man aha alaah

  • @liimohaosmaan1295
    @liimohaosmaan1295 4 ปีที่แล้ว +1

    Mar labaf guuleso farmaajo

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 8 ปีที่แล้ว +1

    nice

  • @mustafenuurdiin2488
    @mustafenuurdiin2488 3 ปีที่แล้ว

    2021

  • @mohameddiriye7315
    @mohameddiriye7315 2 ปีที่แล้ว

    Allaahu S c w

  • @lacibyare2491
    @lacibyare2491 7 ปีที่แล้ว +3

    Xasan Sheekh wuxuu ahaa nin wanaagsan lakin dadkii la taliyaha u ahaa aa ladagay

  • @leylodhubad9166
    @leylodhubad9166 7 ปีที่แล้ว +1

    Xassan shiekh wey ku goobteen kuligood ee wuu guuleysanlahaa

    • @ahmedyarestudio9394
      @ahmedyarestudio9394 4 ปีที่แล้ว

      Tuugaz shacabka maraban 2021 farmaajo dalkan ubahanyhy ee uma bahna nin maka al mukarama dawaqyo kadhisanyo👎👎👎🇸🇴💉💯

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan4881 3 ปีที่แล้ว

    Maliinta waxaybahayd maliin tarikhiya waxan dawanayaa manta oo aan afartii sane mudane farmajo xilka hayay ayka hadhsantahay hal malin tarikhdu waa 6/2/2021
    Ilahayow midkhayr qaba noogu badal

  • @daadaxsn934
    @daadaxsn934 5 ปีที่แล้ว +1

    Tolow dorashadan cml ma qabandona farmaajo we hope our president insha allah

  • @geelleofficialchannelgeell6554
    @geelleofficialchannelgeell6554 3 ปีที่แล้ว

    Guul markle farmaajo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Nin kasta musharax ah qof u tagan sandwich agtisa u ilalin musuq masuq codka in Hal nin logu gedinin

  • @yemaniabdull2537
    @yemaniabdull2537 6 ปีที่แล้ว +3

    doorashadii Farmaajo waxweyn ayey u ahayd shacabka soomaaliyeed

    • @khalidlive8679
      @khalidlive8679 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa lkn somali waad arkta sida aye tahy hormar badan aye samesay dowlda farmajogo

  • @og2me
    @og2me 7 ปีที่แล้ว +1

    Dooro dooro dooro? ...where the hell is the diiq

  • @nadirajamac9250
    @nadirajamac9250 7 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo Hambalyo guul Hawaarto dawlada Nabad iyo Nolol

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 5 ปีที่แล้ว +5

    Uuf ciidanka xilligaa ammaanka sugayay waxay ahaayeen amisom fiiriya goobta doorashada halka hada xassan ali khayre uu habeeyay ciidankii jammuuriyada somaalia

    • @MohamedMohamed-nc7ff
      @MohamedMohamed-nc7ff 4 ปีที่แล้ว

      Malinta muqdhisho iyo barawe iyo jowher baa isku afurnaa Mataan mugdhisho baa kal xireñ

    • @habiilmire964
      @habiilmire964 4 ปีที่แล้ว

      farmajo ayaa cidanka nisay

  • @caydaruuscumar8492
    @caydaruuscumar8492 7 ปีที่แล้ว +1

    doorashada farmaajo

  • @naimoelmi4856
    @naimoelmi4856 3 ปีที่แล้ว

    Qax ka dheefnay

  • @leylodhubad9166
    @leylodhubad9166 7 ปีที่แล้ว +2

    maalin xamaasadeeda leh ay eheed

  • @saciidjamac4425
    @saciidjamac4425 8 ปีที่แล้ว +2

    hambalyo farmajo

  • @waheliye44
    @waheliye44 8 ปีที่แล้ว

    is ka hanbalyo waanu eegin

  • @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
    @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 4 ปีที่แล้ว

    Farmaajo doorasho daban ayuu kusoo baxay, Lakin maanta inuu doorasho dhaco marabo, waa cajiib.

  • @abdijabaarhersi61
    @abdijabaarhersi61 8 ปีที่แล้ว

    Hambalyo farmaajo

    • @vhhcvh9607
      @vhhcvh9607 7 ปีที่แล้ว

      Abdijabaar hersi soomacli

    • @vhhcvh9607
      @vhhcvh9607 7 ปีที่แล้ว

      Abdijabaar hersi soomacliy mogdishoo

  • @awdalorg
    @awdalorg 8 ปีที่แล้ว

    Walaal somalia waa wadan somali ayaa iska hel dadka somaliland waa kuwa aduunka ugu wanaagsan ee arag

  • @hamzeabdiqaadir6601
    @hamzeabdiqaadir6601 4 ปีที่แล้ว

    Dd

  • @ayaanabdulkadir3840
    @ayaanabdulkadir3840 5 ปีที่แล้ว

    Shiit maxay u doorteen farmaajo feero dhagax

    • @Garaar
      @Garaar 5 ปีที่แล้ว +1

      Nacas doqon ayad tahya cadowga somaliya Ayad doonaysa in LA doorto.

    • @MohamedMohamed-nc7ff
      @MohamedMohamed-nc7ff 4 ปีที่แล้ว

      @@Garaar waye manta intey waxa marayan

    • @YFcompany
      @YFcompany 4 ปีที่แล้ว +1

      @@MohamedMohamed-nc7ff
      Meshi ugu ficned sababto ah cidan aya hesata hawadana wa hesata.

  • @qanciyeproduction
    @qanciyeproduction 6 ปีที่แล้ว +2

    SIDI MALINTASI NIYADA OGU HAYNAY IYO SIDU NOQDAY ISUMA DHAWA FARMAJO MAR LABAD SOMANOQOTID🤔 ✔

    • @abdicismaan6788
      @abdicismaan6788 6 ปีที่แล้ว +2

      #UPDI RAXSHID ooo hada maxaa khalada uu galay huno

    • @sahalyare7653
      @sahalyare7653 5 ปีที่แล้ว

      Sax waaye

    • @abdihakiimgorse3437
      @abdihakiimgorse3437 5 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhh midwalba markii ladorto kadib ladhaha masonoqotid mardanbe lkn markan waxan rajaynayaa in uu sonoqdo farmajo

  • @abdirizakicic2384
    @abdirizakicic2384 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa maalin aan ku hungownay nin waalan oo aan moodnay nin fiyoow

  • @yemaniabdull2537
    @yemaniabdull2537 6 ปีที่แล้ว +23

    Doorashadii Farmaajo waxweyn ayey u eheed umada Soomaaliyeed

  • @ayaanabdulkadir3840
    @ayaanabdulkadir3840 5 ปีที่แล้ว +3

    Shiit maxay u doorteen farmaajo feero dhagax

  • @odayjacfar2794
    @odayjacfar2794 8 ปีที่แล้ว

    hambalyo farmajo