GAFANEH: RIWAAYADI CANADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • GAFANEH: RIWAAYADI CANADA

ความคิดเห็น • 78

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac12 11 ปีที่แล้ว +9

    Moustafa Abess, we missed you too. Allahu ya rahmu isaga iyo Ahmed Gafaneh iyo Muslims o dhan.

  • @maxamedshire59
    @maxamedshire59 8 ปีที่แล้ว +3

    alle how naxariisto isagiyo dhaaman intii islama ee dhimatayba anagana haynoga daba naxariisto aamiin

  • @alexlegrand6669
    @alexlegrand6669 6 ปีที่แล้ว +5

    Heesta abees
    Indhuhu meel ay jiraan
    Qalbigu ma ka marmayaa
    Dheguhu waxan maqleen
    Naftuna maahay tidhaa
    Maqaarka halkii an dhigay
    Inay madhantahaan ogaadey
    Markhaati waxaan lahay
    Miyaa marag lagu furaa
    Jacayl magtiisa keen
    Wuxuu miidho u qabo
    Masuul adigaa ka eehee
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Wixii muuqdee arkaa
    Afkani maka maagayaa
    Yartii mirashadaa ku raagtaa
    Rag baa miciyahaa u lisani
    Maqaarka halkii an dhigay
    Inay madhantahaan ogaadey
    Markhaati waxaan lahay
    Miyaa marag lagu furaa
    Jacayl magtiisa keen
    Wuxuu miidho u qabo
    Masuul adigaa ka eehee

    • @deega1234
      @deega1234 3 ปีที่แล้ว +1

      what is the song at the beginning?

    • @abasmax674
      @abasmax674 2 ปีที่แล้ว

      3yuiopppp00000p0pppppooop

    • @shucaybpipo-ur9se
      @shucaybpipo-ur9se 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@deega1234j

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 ปีที่แล้ว +1

    ilahow unaxariso abees iyo gaafaneba dhaman musliminta wixii dhintayna u nxariso aamin

  • @xaqiiqotv5662
    @xaqiiqotv5662 9 ปีที่แล้ว +2

    ruwaayad wacan gaafane allah u naxaristo canada iam going to canada lkn ale ila kulmiyo wxan

  • @zaki6822
    @zaki6822 11 ปีที่แล้ว +3

    Alloow nii naxariiso abess iyo gafaneh

  • @muusekibaar8052
    @muusekibaar8052 2 ปีที่แล้ว +1

    waar yaada reer djibouti gaafane ubadkisa yaan la dayicin iyo mustafe abees ba alle ha u naxariisto ahmed mousa gaafane

  • @naasirxaashi5951
    @naasirxaashi5951 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah hawnax riisto gafane iyo dhaman umada muslimiinta ah

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 8 ปีที่แล้ว +4

    allha unaxrristo inta dhimaty sida gaafane abees allh yarxamuk

  • @hamzeabdourahman1386
    @hamzeabdourahman1386 5 ปีที่แล้ว +3

    GAFANEH QUE DIEU LUI ACEUILLE A SON PARADIS

  • @hamzamahamed1468
    @hamzamahamed1468 5 ปีที่แล้ว +2

    İlaahayo u naxariiso gafaneh

  • @queenrasha5390
    @queenrasha5390 7 ปีที่แล้ว +5

    Allah u naxarito gafane

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว +1

    Iloohoow igeeh Canada aamiin

  • @africanunity1077
    @africanunity1077 7 ปีที่แล้ว +2

    Ya amar u siiyyy fanaanyi qaqr in ay qadaan hees qofki iska laha nool yahay

  • @abdirashidshide9954
    @abdirashidshide9954 9 ปีที่แล้ว +1

    Alaha hanaxariisto
    Gafane inagana
    Ha Inooga dabanaxariisto
    Yaa rabbi

  • @ancientstaffpub
    @ancientstaffpub 7 ปีที่แล้ว +4

    "Ma anaad rabtaa in lay celiyo, ood adna xagan joogtid ood cadaatid? Hadii lay jeelo, waa lagu jeelay, hadi lay celiyo waa lagu celin, anaa adi ku qarxin."
    gafanoow you were funny.

  • @sakariyeibrahim7393
    @sakariyeibrahim7393 7 ปีที่แล้ว +1

    Gafane allow ku naxariiso amiin qosliye weyn

  • @KaysahassanA
    @KaysahassanA 8 ปีที่แล้ว +2

    kakakkakaka kaa kakakakak a kkkakk mantaa Waaa sidaa aan ku sugaan nahay kakkakakaka kaa kakaakakkkk

  • @MrBarisle
    @MrBarisle 11 ปีที่แล้ว +1

    alaow u nacariisto walaaleheen moustafa abees iyo gafaneh dhamaantena ha inooga daba naxariisto !!!!!!!!!!

  • @sahalomar3810
    @sahalomar3810 5 ปีที่แล้ว +2

    Qoxotiiga waa dhiibtoo badanyahay

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuleyahy Waysista wan inigaaga qadiye

  • @abdirasakhussein837
    @abdirasakhussein837 11 ปีที่แล้ว +1

    gaafane allah yaa raxma waxuu ka mid yahay majajilistaysha iga qoslisiiyo

  • @mustafeibrahim1115
    @mustafeibrahim1115 8 ปีที่แล้ว +1

    gaafane allah unaxariisto inakana allah inoo gadaba naxariisto

  • @raadreebmedia6754
    @raadreebmedia6754 9 ปีที่แล้ว +1

    ilaahayo u naxariiso gafen iyo dhamaan islaamka

  • @abdurahmanmohamad1733
    @abdurahmanmohamad1733 2 ปีที่แล้ว

    Oct 2021 inta dawtay ☝

  • @suadosmansalah6573
    @suadosmansalah6573 7 ปีที่แล้ว +1

    alle ha u naxaristo wele dad waa dadki hore

  • @moustaphaokiehbouh8074
    @moustaphaokiehbouh8074 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla u naharisto Gafaneh 😣😣😓

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂way jola joleeya way ninka la u sareeya🤣🤣🤣

  • @nimcomohamed5754
    @nimcomohamed5754 8 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Aamiin
    Aamiin 😢 Aamiin💖

  • @bilebulsho
    @bilebulsho 10 ปีที่แล้ว +1

    waa qosol ruwayadan rafadka canada lagugalo iyo siday isku ilaabaan

  • @ahmadmurtiyaqaan2695
    @ahmadmurtiyaqaan2695 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxariiso

  • @wadani77radio
    @wadani77radio 11 ปีที่แล้ว +1

    allah u naxariso all twee wa deux grand chef. amin main

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 8 ปีที่แล้ว +1

    cugagiyo jacaylki kala caabanaan jiray ayaan cawa labadaba la cawaysinaya

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 8 ปีที่แล้ว +1

    heesti khadra daahir
    heesti saynab
    si wacanbay halkeedi ayay dhigtay

  • @qarandoonjararaawi1995
    @qarandoonjararaawi1995 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkk xususu riwaayadan 2006 ayaan daawaday dibna uma arag masha alaah

  • @djanalehbouh4979
    @djanalehbouh4979 2 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam

  • @mahamedcamale7967
    @mahamedcamale7967 9 ปีที่แล้ว +1

    ala u naxriisto gafane iyo dhamna wxiii muslim ah

  • @davidluizteamball8449
    @davidluizteamball8449 8 ปีที่แล้ว +1

    aaamiin dhamaan umad muslimka unaxariiso yaa aah😀

  • @calihassanabddi6866
    @calihassanabddi6866 9 ปีที่แล้ว +1

    Gafane allaha ku naxariisto

  • @ahmedmohamed-vp7oy
    @ahmedmohamed-vp7oy 11 ปีที่แล้ว +1

    best canada

  • @gududow
    @gududow 11 ปีที่แล้ว +1

    Dowlo.

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 8 ปีที่แล้ว +1

    talaw waa sanadke sanadkaasi

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 8 ปีที่แล้ว +1

    ale haw naxariisto

  • @kaltoumwaiss2763
    @kaltoumwaiss2763 5 ปีที่แล้ว +1

    Canada tageya iyo keadeeki ka dambeye

  • @ibraahimmahamad3878
    @ibraahimmahamad3878 11 ปีที่แล้ว +1

    ali ruydi hotyooo

  • @deega1234
    @deega1234 3 ปีที่แล้ว +1

    what is the song at the beginning 1:00min?

  • @raadreebmedia6754
    @raadreebmedia6754 9 ปีที่แล้ว +5

    ilaahayo u naxariiso

  • @captainnaaji849
    @captainnaaji849 7 ปีที่แล้ว +2

    Anigu ma curi baan ahay😂😂😂😂

  • @munirupdihakiim9300
    @munirupdihakiim9300 7 ปีที่แล้ว +1

    allaha ha unaxariisto

  • @shakiradare4832
    @shakiradare4832 2 ปีที่แล้ว

    Waxan daawaday markii iigu horaysay anoo ah 14 sano maantana 29 sano

  • @farxanabdi3279
    @farxanabdi3279 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk Allahu yarxamou

    • @rakuubtube4158
      @rakuubtube4158 3 ปีที่แล้ว

      xilimuu horta dhintey ma 2006kii

  • @adamyaakiini2077
    @adamyaakiini2077 8 ปีที่แล้ว

    allow kunaxaristo gafane

  • @arafoabdi637
    @arafoabdi637 9 ปีที่แล้ว +2

    I'd love to know the name of the last song at the ending of the theatre

    • @aliahmedmoussa2624
      @aliahmedmoussa2624 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jWOgZPgWC1Q/w-d-xo.html
      Arafo i think you’ve found the name of the song that you were looking for. If not you got the link.
      6 year oh my gosh. Hope you alive lotta things changed since.

  • @hothojamal4095
    @hothojamal4095 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh

  • @siciidismaacil1151
    @siciidismaacil1151 8 ปีที่แล้ว +1

    amine

  • @ladaneladane8944
    @ladaneladane8944 8 ปีที่แล้ว +1

    what's the song name at 2:30:46'''pls....tks

  • @ameinabdiqadirtupe3451
    @ameinabdiqadirtupe3451 6 ปีที่แล้ว +1

    Intii dhimaty alle ha unaxariisto

  • @superzamiirsamiirsaleeban7037
    @superzamiirsamiirsaleeban7037 3 ปีที่แล้ว

    Ma nimcadaydi buu nin kale ka sareeyaa🤣🤣

  • @arafoabdi637
    @arafoabdi637 9 ปีที่แล้ว +1

    Plz???

  • @hakimarnild3192
    @hakimarnild3192 8 หลายเดือนก่อน

    2024😅

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkk

  • @adanali7924
    @adanali7924 11 ปีที่แล้ว +2

    dadkan reer jabuti burburkii somaliya wayi ku faaiden waayo somalinimo bayi ku dhoofan ilaa imika somaliya inayi nabadi ka dhalato ma jecla waa aduunyo somaliya nabadi way ka dhici insha alaaah

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 7 ปีที่แล้ว +3

      adan ali dhoof ma faaidaa u aragtaa miskin

    • @ahmedkhader6163
      @ahmedkhader6163 4 ปีที่แล้ว +1

      Idiot

    • @rakuubtube4158
      @rakuubtube4158 3 ปีที่แล้ว

      baasaboorkoodey ku dhoofaan laakiin paris waxaan ahayn matagaan

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 2 ปีที่แล้ว

    hhh

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    Suudaaysi goormo hijronaya

  • @moweli9768
    @moweli9768 8 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u na xariisto gaafane