Xisbi Qaran Ayanu Moodaynay Wadani Laakin Wuxu Noqday"Dallaada Hadhac Oo Huleshay Waddani Kulmiyena
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024
- Xisbi Qaran Ayaanu Moodaynay Wadani Laakiin Wuxuu Noqday"Dallaada Hadhac Oo Huleeshay Waddani Kuna Biirtya Kulmiye
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Mansha Allah soo dhawaada geesiyaal kulmiye guul
Maasha allah damiirku hayadina shaqeeyo mucaarada lagu noqoda cayada muuse iyo maxamed kaahi maaha geedo meela cidala ka baxaye
Bariisdooon😂😂😂😂😂
Maxaan cunaaa maxaan dhuuntamarinaaaa😂
Qof waliba intuu radinyaa waa intaas ee wadani waa xisbi reer maad diidan tahy
Fadlan kushubo
Shan shan dollar kawarama haddaan idinku shubto
XISBIGA KULMIYE ayan Doronayan waan gulayasanay.
sacad muuse qabyaalada aasa indiinka cookaniy 7 sano idiinku fiilaney
Waa hadan kaa dhegeysto
Waa qudhmiye qarankuu qaawinayaa.
Afxun eaddani umabaahana dalkubuuq.
Kulmiye walaga yacay
Kulmiye xusbi aan ahaynba ma jiro😅
waa runtaa kulmiye waa mideeye kulmiye guul Mansha Allah
Waddani wuxuu toshay shaadh la yidhaa garxajisnimo
WAA UMMAD AAD CALIGOODU U HOOSEEYO, WAXAY KU HADLAYAANA GARAN MAAYAAN, ADEER KULMIYE MAXAA MARKII HORE KAA KAXEEYEY?
BAL DADKA U SHEEG...
Iimaan lii baaka kaxaaysay
Ka yaaca tuugta wadanka shisheeyaha uwada ilahay sharkooda ha,inaga qabto xisbi ku sheega
Kuwani markii horeba hoostay,kulmiyeka,ahayen,xisbiga,basasinbyahyen
😂😂 markii horeba iiman la i baa lacararteen. Maxaa kuu geeyey wadani. Inuu reer sheegto waad ogtahaye
Noocaan muxuu ahaa oo kaneecooyinkan yaa soo istaadhay
Qudhmiye,kiraysan lacagtuwasto dalku wuudhaafay.
Yahuu
Kulmiye wuxuu noqday xisbi reer keliya kusoo hadhay.
Muuse iyo xaafadiisa ayaa kusoo hadhay, qaar badana waaba ka yaaceen kulmiye
Yaaxidin kireystey idinka maxaa ahaydeen xisbiga mabaydaan ahayn
Wadani tuugtii munafaqiintii dibjirtii baa iskugu tagay.
w,guuli
Maydunka dayn haday reer noqoto 10 iyo 0 ayay noqone G36 ma ogtiin horta inatay somaliland kadagaan 😊
Mooji imisa ayay dagaaan 😂😂😂😂
@@ismailismail_mohamed1342 is dhaafinta jooji shaqadiini ha ilaabina siyaasad shaqadiina maaha beeraha inoo fala dalkii cunto la aan iyo gaajaa laga soo sheegaa taasaa kaasala mooji aad leeday
😂😂 KKK g36 degaankiisu waa balaadhanyahay laakiin dhulku waa madhanyahay. Anaa dhawaan soo marey gobolka togdheer siiba daad madheedh iyo inta tuulo ee hoostagta. Meeshu waa tiro madegana waa aad Bey uyartahay
Daay daay huunadii sac sac muuse yaa idin raba hooyadiin siilka kawasee nadhaafa oromayahay
😂😂😂 😂
Marki hore maxaa idinsii waday wadani waala ogaa inuu yahay xero shaydaane Alle haka badbaadiyo wadanka wadani iyo xulafiidisa ilaa qaadaad wayntu wadato
Kulmiye waa xisbi reer oo muuse reerkiisa ayaa iska leh
Hj waa iska tageen markii lagala wareegay
Hunguri ayey moodayeen inay meesha taalo
Idinkaa xuun ee shacbka somaliland ciraa medeeyiy
Waar kuwan janadii ka baydhay maxay ahaayeen way xero weydaarteen, baastaa loo qaaday naclatulaahi calayka
Kuwan muuse isku qolo yihiin
Waarmiyaanu Ahayn Xil, Ooyaaye
Kkkkkk
Waad siqirteen
Adigu maxaad ahayd oo haysay xarka kugu gubtay
War.mafutadada.kahadashay.basas.dalada.basas
Soo erya inta kalena indr yey idin basaasine noosoo erya iska haysta Cali guray iyo xamarje iyagu ma digigixoodaane. U sheega isbadal doonka idiin yimi in kulmiye qashin qubkiisii wadani ka buuxo iyo reerkii lahaa xisbiga wadani intaasuun meesha lagu hayo😂 cukuse xirsi caashi ahmed caydiid muumin seed bal wakaase yaa isbadal keenaya walaahi anaa raba isbadale anaa kulmiye raba in la badalo lakiin maa claahi dahab soo saartaan habeen may qaadateen in la dareemo isbadal cusub imikase waa uun digo iyo dambas marka dhalinta soo erya 😂❤
Dadku inay qabyaalada kakoraan ayay waxkunoqonayaan
Reer iyo qabiil lagugaadhi maayo
Barina iyagoo ooyaya ayaad arki madax waynaha reer àhaan loo dhaliili maayo laakiin maamul kiisaa ladhaliilayaa
Mida kale dalada hadhac ee ay sheeganayaan ma 7 ba qofbay ahayd
Marka horeba inay
7 qof dalad noqdaan may ahayn reerkaygaan raacay waar uxu liitaa oo hadaad reerkiina raacayso maxaad wadani oo aan reerba aqoon oo umadii jsl isugu timi kasoo doonteen
😂😂😂😂
Wadaniwaalagayaacay
Waa run
Oohinta lafadhiista
been ta dhaafe
klklllllll