KING CK MAXAA SIDAN U SAMEYSAY?? | BELLA MUSIC VIDEO REACTION

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • GEEDO GEEDO | CK X LIL BALIIL BELLA MUSIC VIDEO REACTION!!!
    KUSOO DHAWOOW TH-cam CHANNELKAYGA
    #BELLA #BOQORKAGAMBISKA #GABARMAAYO
    SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!!!!
    LIKE SUBSCRIBE IYO SHARE SAARA
    Snapchat - ADNANOR NAWALMILA
    Instagram - Boqorkagambizka
    - Boqorkagambiskashow
    - Modernsomalifamily
    Facebook - Adnan Grateful

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @aliyusufofficial1949
    @aliyusufofficial1949 5 ปีที่แล้ว +1491

    Aniga inaa magaca *Allah* ama *nabiga* kuraadsado marabi like ama subscribe
    Hadii aad awoodid isaar qasab maahin.

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 5 ปีที่แล้ว +10

      Ali Yusuf official subscribe isaar wll

    • @princessstyleso
      @princessstyleso 5 ปีที่แล้ว +10

      Walaalkeey subscribe iisaar Anna waan kuusaaraa okay

    • @aliyusufofficial1949
      @aliyusufofficial1949 5 ปีที่แล้ว +5

      @@princessstyleso ok wankusare isar

    • @Calagdoonliveduube
      @Calagdoonliveduube 5 ปีที่แล้ว +3

      Ali Yusuf official Waan kuusaaray adna iisaar wll

    • @princessstyleso
      @princessstyleso 5 ปีที่แล้ว +4

      @@aliyusufofficial1949 waan kuu saaray walaal

  • @adammohammed6565
    @adammohammed6565 5 ปีที่แล้ว +887

    Kawarama hdn is xasusino wanaga walalayal qof walibo alle ka cabso ee duko salada inta an lagugu dukan👀I.A

    • @munaiskufiln5279
      @munaiskufiln5279 5 ปีที่แล้ว +3

      Mnsha allh wllky

    • @islaqabwaynchenal2456
      @islaqabwaynchenal2456 5 ปีที่แล้ว +1

      Thnks sxb danbiheen ilaah ha dhaafo

    • @legendaj7763
      @legendaj7763 5 ปีที่แล้ว +2

      Prada meehsaan ma ahan meel mgc ilaah lagu sheego ma ahan meel fcn ilaahna meel heesa laguma xuso

    • @shiinemaalin
      @shiinemaalin 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa runta wll qaali

    • @wapanganomaster1505
      @wapanganomaster1505 5 ปีที่แล้ว

      Asxabey iisaara subscribe aan Anigane idin saaree asxaby subscribe

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 ปีที่แล้ว +407

    Inta heesta ck aan jeclaysan ee u arka dhaqan xumo like isaara.waan yaabay walaahi😥😥😥

    • @Zaak04
      @Zaak04 5 ปีที่แล้ว +3

      Zaxarla Ceebla adi mx u dawatay waba ujeda ine hees thy marka hore adi naftada ka ad kaw ee iska daa heesaha hada run shegesid

    • @aliyusufofficial1949
      @aliyusufofficial1949 5 ปีที่แล้ว +2

      @@64yearsago59 heesta hadee anshax xun tahay waad ujeeda maxaad udawanee

    • @GaaboHilowle3002
      @GaaboHilowle3002 5 ปีที่แล้ว

      @@aliyusufofficial1949 zax😂😂😂

    • @hehehehe7104
      @hehehehe7104 5 ปีที่แล้ว

      Nasro Hussein 💋💋💋 macaney halkana ma iigu jirtaa🥰

    • @shaamfanproj7986
      @shaamfanproj7986 5 ปีที่แล้ว

      hhhhh hees waa danbi marka daawashadeeda iskadah

  • @haniya_5600
    @haniya_5600 5 ปีที่แล้ว +228

    Qofkii igu raacsan inuu CK iyo Lil baliil Dhaqankii Iyo Diintii Ka Tageen Sidey Islahaayeen Horumar Gaar Bey Allahii Abuurtay Hilmaameen Like Igu Dhufta Hadaad Igu Raacsantihiin...

    • @amiishacadey9333
      @amiishacadey9333 5 ปีที่แล้ว +1

      Anaka unuka lee waayee

    • @ilyaasfarah1266
      @ilyaasfarah1266 5 ปีที่แล้ว

      Inte bro

    • @pexzon4944
      @pexzon4944 5 ปีที่แล้ว

      Naayaa fiirso yaakudhahay adiga dhaqan hadii kle gooy.

    • @Macruuf6658
      @Macruuf6658 4 ปีที่แล้ว +1

      fiiri ragaaas inta aaadan fiirin kan fiiiri

    • @pexzonmusic4101
      @pexzonmusic4101 4 ปีที่แล้ว

      @@Macruuf6658 sxb kuwaanmaxee heleeyeen lamaanaha jaceylka waaye kuwaan aad baan ujeclahay waana dad wanaagsan.

  • @fardusaabduhakim7500
    @fardusaabduhakim7500 5 ปีที่แล้ว +663

    I love you Gabar mayoooo inqta gabarmayo jecel like sar

    • @Arabianseaholder
      @Arabianseaholder 5 ปีที่แล้ว +7

      aniga xitaa waan jeclahay walasheey ma ogi wixii ku jeclaaday hhh kaftan lee love you nawaal😍😍

    • @fardusaabduhakim7500
      @fardusaabduhakim7500 5 ปีที่แล้ว +3

      Maria Channel kkk aniga sida yare ay tirtidhahdo an ka helaa runti

    • @saariyomohamuud1733
      @saariyomohamuud1733 5 ปีที่แล้ว +4

      Ani xatA waanjeclhy my boqrateyda

    • @abdihunoofficial3777
      @abdihunoofficial3777 5 ปีที่แล้ว

      @@saariyomohamuud1733 subscribe isaar abayo Allaha kusharfee.❤👍

    • @abdihunoofficial3777
      @abdihunoofficial3777 5 ปีที่แล้ว

      @@fardusaabduhakim7500 subscribe isaar Huno sharafey.❤👏

  • @muslimoducaysan6775
    @muslimoducaysan6775 5 ปีที่แล้ว +184

    Inta dhaqan xumadan kamurugotay👍

    • @ibtisamtimeofficial42
      @ibtisamtimeofficial42 5 ปีที่แล้ว

      suhuur abaayo isoboqo subscribe isar sharafey

    • @muslimoducaysan6775
      @muslimoducaysan6775 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ibtisamtimeofficial42 waankuu saaray xbbti

    • @ibtisamtimeofficial42
      @ibtisamtimeofficial42 5 ปีที่แล้ว

      suhuur Ali suusu tnx abaayo qer alaha kusiyo

    • @hassanyare2016
      @hassanyare2016 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahey haso hanuunsho subxanallah waa dad lunsan subxanallah.

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 5 ปีที่แล้ว +11

    Waxaan ahay hooyo solmaliyeed ii hiiliya hooyo like ii saara naag Swedish ah baan tartan kula jira

  • @sakibest7693
    @sakibest7693 5 ปีที่แล้ว +243

    "Soo fadhiista" Gabarmayo sey udhahyso inta kaheshay like dhac igusiya😂😂😂

    • @inasheikh150
      @inasheikh150 5 ปีที่แล้ว +1

      Ciil aaba iga qabto 😡

    • @sakibest7693
      @sakibest7693 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @hehehehe7104
      @hehehehe7104 5 ปีที่แล้ว +1

      Saki best 😂😂😂😂

    • @hehehehe7104
      @hehehehe7104 5 ปีที่แล้ว

      Zuuzuu Sheikh abayo macanto hadii ciil kaa qabto iska deey anakaa ku faraxsane oo ku jecele🥰🥰

    • @inasheikh150
      @inasheikh150 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hehehehe7104 walalkey inta kale waa ok lkn (so fadhiista) sidey u dheheyso aa lablabo eh wa fikradeyda lee 😊

  • @abdullahimoha3016
    @abdullahimoha3016 5 ปีที่แล้ว +177

    Haddi Aad Allah Kadheerato Waxaad Farxad Karaadiza Tumashada&Isticmaalida Daraaga Faraxdna Kaheli Maysid Illaa Aad Gaarto Heer Aad Kufakarto Inaad NAFTA Iska Goyso
    Dhaqanka iyo Diinta Yaan laga Tagin Aduunyo Waa IngaabanE

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 5 ปีที่แล้ว +78

    Oh I lost respect for CK wallahi please sumcadaada haku ciyaarin. And the another boy Balil you have a wife and baby respect yourself waxan hees maahan.
    Any way I liked this beautiful family's reaction.

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 ปีที่แล้ว +245

    Waa HormarnaY ani madhihin Ck ayaa dhahay subxanallah 😂😂😂 noocan miya hormarka

    • @princessstyleso
      @princessstyleso 5 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscribe iisaar Fadlan

    • @dhegdheerwalaashed3086
      @dhegdheerwalaashed3086 5 ปีที่แล้ว +3

      Salman Abdullahi somali sidan aye hor mar umaleyaan 😃😃

    • @mychannelbulshada6198
      @mychannelbulshada6198 5 ปีที่แล้ว +2

      Fadhi xume Adi cml wujira Lamayabayo xolo

    • @Mariam-hersi
      @Mariam-hersi 5 ปีที่แล้ว +3

      Salman Abdullahi ck waa dhan dhaan

    • @abdig7562
      @abdig7562 5 ปีที่แล้ว +6

      Horumarka ck sheegayo ma dhaqankii iyo islaamkaba in lagu xadgudbaa subxanalaah

  • @fulhamkid
    @fulhamkid 4 ปีที่แล้ว +6

    Hahaha randomly found your page and loving it keep it up from London England and your wife reaction for this video is the best 😂😂

  • @daacadabdikarim460
    @daacadabdikarim460 5 ปีที่แล้ว +270

    Mustaqbal bay gadal ka wadata xaar ma mustaqbal noqdy
    Xigasho dirisle abdi😂😂

    • @naciimonalka862
      @naciimonalka862 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @ibralove1435
      @ibralove1435 5 ปีที่แล้ว +1

      Liiibax 2020 lamaroya mustaq balku xarwaye

    • @asiaaragsan9089
      @asiaaragsan9089 5 ปีที่แล้ว +1

      Niyow copy badnidaa hadalkii dirisle maxa uxady

    • @zuhuurachannel6350
      @zuhuurachannel6350 5 ปีที่แล้ว +1

      @@naciimonalka862 xbbt quxureey subscribe igu caawi

    • @zuhuurachannel6350
      @zuhuurachannel6350 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ibralove1435 wlky subscribe igu caawi

  • @reymaz8
    @reymaz8 5 ปีที่แล้ว +206

    ck wuxu ku tilmaamay hormar 😂
    lkn waa dhaqan xumo👎😣
    like plz

    • @ramlahassn3585
      @ramlahassn3585 5 ปีที่แล้ว +2

      Haa dhaqan xuma wye waxn wlhi😏🤮

    • @saamqurux2062
      @saamqurux2062 5 ปีที่แล้ว

      Waa dhaqan xumo iyo waa fiiqsanaa meel islama gasho

    • @muztafejokar8580
      @muztafejokar8580 5 ปีที่แล้ว +1

      IntaD fiirsatey ayaa leedahaY waa dhaqan xumo ha fiirsan hortaH

  • @allyhaji1902
    @allyhaji1902 5 ปีที่แล้ว +28

    --G.manyo " runta sheeg videoga maisku naxdey been maficno ?
    --B.genbiska" walahi geedka markuu isku dhacdhacayey lee sii raba ani
    --G.mayo maxa kahadlosa ?
    --B.genbiska gabadha dabadeeda marku dhac dhac dhahayey na na😂😂
    --G.mayo maxa adi hees mafirsaneynin?😂😂😂😂😂😂😂

  • @mostafasulthan4650
    @mostafasulthan4650 5 ปีที่แล้ว +37

    Wlhi boqorka gampizka dhip pa hysta sidaydo kle😂naag maseer badaN😂😂😂🤣TeaM dhac dhac ❤️👸🏻🦅🙏🏾

    • @umuabdiraxmaan7866
      @umuabdiraxmaan7866 5 ปีที่แล้ว +4

      Naag Ku jecel aya kuu maseerto ay yeyna kaa fakan hhh

    • @senoritahamda1417
      @senoritahamda1417 5 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhh jaceylka micnihisa maseer waaye

  • @fardowsacabdiaziz3553
    @fardowsacabdiaziz3553 5 ปีที่แล้ว +12

    Ilove gabar mayo maserkeda wlh team gabarmayo

  • @nasrayaasiin6846
    @nasrayaasiin6846 5 ปีที่แล้ว +36

    Gabarey maayo wlhi waa gabar fcn dhaqan ka xun kumay farxin long life dear sis

  • @Kiddowolf
    @Kiddowolf 5 ปีที่แล้ว +5

    Guys its been a whole week and we miss you please come back ..we Need some dac dac in this streets...much love

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 5 ปีที่แล้ว +28

    Gabar maayo reaction keda ka helay without saying a word we know how you feel about this song and that's how we all feel about this song disgusting

  • @fagaarMedia
    @fagaarMedia 5 ปีที่แล้ว +25

    *Gabar maayo Waxaas lama tuso Niiko kenya 🇰🇪 ah Boqor Gambis Garanka sxbow Iga dhis Feeraha iga qarin Abahaa cun Feraha Ebarkaa iga dhis Brother*

    • @thegalabs
      @thegalabs 5 ปีที่แล้ว +1

      This is called celebrity body type... no body needs bodygaurd body type unless you are one....body fitness has so many categories and your preference always tells about your life standard.

    • @fagaarMedia
      @fagaarMedia 5 ปีที่แล้ว

      shaka Ahmed 👌 🗣🗣🔉🔉

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 ปีที่แล้ว +8

    Gabar maanyo love u dea zis reaction ka adika kufcn Ahah😂😂

  • @suusuu5541
    @suusuu5541 5 ปีที่แล้ว +64

    Hadad layaabtay daqan xumada ck iyo lil baliil ey sameyeen like isar plzz

  • @yuusufabdiaziiz5141
    @yuusufabdiaziiz5141 5 ปีที่แล้ว +47

    Boqorka genbiska kulaha gabdhaha kenyatiga wey kala shidanyihiin 🤣

    • @maahirproduction5088
      @maahirproduction5088 4 ปีที่แล้ว

      Mash allh bro mid aan ku wey diyo shabada maxaawaye soo madam mus lin aheyn

  • @fooshappy1604
    @fooshappy1604 5 ปีที่แล้ว +17

    Gawar maan yo iyo boqor ka gan biska aad baan idin tageeraa waan na idin jeclahay family qurux badan Masha allah 💖

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 ปีที่แล้ว +33

    I really like the song but not the video it’s too much subhanallah 🤦‍♀️ 😂

  • @MohamedAhmed-qm7fc
    @MohamedAhmed-qm7fc 5 ปีที่แล้ว +4

    This guy is a true comedian. Keep it up dude. 😍😍😍😍

  • @moshababdikherofficial5583
    @moshababdikherofficial5583 5 ปีที่แล้ว +5

    I love you gabar mayo for free. U make me stress less when ever I watch you rer london hada tahay like ta bela igusiya

  • @ilabogochannel3567
    @ilabogochannel3567 5 ปีที่แล้ว +20

    ck and lb is not shame
    they defy tradition of somalia and islam

    • @hanaanxuseen7657
      @hanaanxuseen7657 5 ปีที่แล้ว

      Ila bogo channel hurdo maa kasoo kacday sxpow

  • @sayidcali7813
    @sayidcali7813 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabar maayo iyo boqorkeeda dadka marka ay hormar gaaran hees sooqaadan adi sooqada hees ladhaho DHAC DHAC 🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞

  • @samiirnasri2820
    @samiirnasri2820 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta youtuber aan daawado familygan ugu jeclhy alle ha idiin xafido mar walpo waa naga qoslisan wlhi❤❤🙏

  • @lajeclowiskufilan9225
    @lajeclowiskufilan9225 5 ปีที่แล้ว +2

    Jag älskar boqorka gambiska asså haha han sa”gabarta wax Bela ay haysatay waana aragnay”😂😂 tumma upp om du förstår språket👍🏾

  • @kamalmuhamet9834
    @kamalmuhamet9834 5 ปีที่แล้ว +72

    Asxaabta 😊

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +61

    Ajnabi yee lukta kaqadeen dabadeeda oo nikineyso gabar maayo iga qoslisay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamacdahircabdi5522
    @jamacdahircabdi5522 5 ปีที่แล้ว +58

    Waxaan waa dhaqan xumo ck dadka ayow wax kashega asaga ayaana saansamenayo haduu qooq haayo muu guursado 😏😏😏🤣🤣🤣🤣

  • @nadarofficialchannel3295
    @nadarofficialchannel3295 5 ปีที่แล้ว +4

    Nawaaad I love ❤️ you sister wlhi la’aantaa abaar waaye channel kaan adigaa shida markaaan ku waadawo waad iga qoslisay 🤣🤣🤣❤️❤️❤️

  • @xalimacdy8775
    @xalimacdy8775 5 ปีที่แล้ว +35

    Gabar mayo ku hestaa anigaa ku salamay abayo

  • @farhiyaabdullahi8708
    @farhiyaabdullahi8708 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabr mayo Warka see uga kento Baqorka Ganbiska waaa jeclhy ❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux4104 5 ปีที่แล้ว +56

    Wa dhaqan xun heestan view ayay ku raadinaya dhaqan xumidan uf 🤮🤮

    • @mustafkaraama3730
      @mustafkaraama3730 5 ปีที่แล้ว

      Adigaa dhaqan xun dulufyahee

    • @axagaming3580
      @axagaming3580 5 ปีที่แล้ว

      Yaa dawo kuyiri adiga dhaqanxumada intaa dawata waxa ledahay dhaqan xumo

    • @hawamohamed5959
      @hawamohamed5959 5 ปีที่แล้ว

      qas waaye wlhi

    • @cadeeycadeeyqurux4104
      @cadeeycadeeyqurux4104 5 ปีที่แล้ว +2

      cabdulaahi yuusuf maxed hirsi Wax walbo youtube laso galiyo wan dawanaya telkana iyaga uma qaadan kaliya ina ku dawado marka waxii xun xur baan u ahay inan ka hadlo stupid luusar xun bad tahy

    • @saamqurux2062
      @saamqurux2062 5 ปีที่แล้ว

      @@cadeeycadeeyqurux4104 ee adna waa dhaqan xuntahay madaama aa fiirsatay macalaa ani igudar

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 ปีที่แล้ว +101

    Ck and liil balil 😏Muqal murankisa wata 😡🤦‍♀️

    • @altadabing1147
      @altadabing1147 5 ปีที่แล้ว +5

      Ooo heesta magacaaga baa kujiree " nac nac " 😂😂😂

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 5 ปีที่แล้ว +1

      @@altadabing1147 subscribe isar wll Mcn

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 5 ปีที่แล้ว +1

      @@altadabing1147 😂😂😂 waxa hes maha wa sheko music lasry 😏

    • @altadabing1147
      @altadabing1147 5 ปีที่แล้ว

      @@bbenacnac , Dee abyo heestaan gabdhaha mafahmi karaan 😂😂😂 anukulee

    • @altadabing1147
      @altadabing1147 5 ปีที่แล้ว

      @@KaafiShow , kusry iisaar

  • @fardowsoahmed3189
    @fardowsoahmed3189 5 ปีที่แล้ว +6

    Inta kuxiran boqorka gabiska iyo gabarmayo liketa Soo qarxiya hee dhag kuseehee 👍 👍👏

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 5 ปีที่แล้ว +2

    Garmaayo siday u tidhaahdo Soooooo fadhiiiiiista 🤣🤣🤣🤣 intaasan usoo galaaba . Love beuatiful fmly

  • @queenjooya2215
    @queenjooya2215 5 ปีที่แล้ว +5

    😂😂gabarmaayo Maseer lee 90ka somali lagarty lkn ajnabi ka maserosaa dhaaag noool iga dheh💪💪💪💪😜

  • @AliSokor1
    @AliSokor1 5 ปีที่แล้ว

    asc boqorka gambiska iyo gabar maanyo ur the best keep go on i wnt to say to gabar maanyo xogaa maseerka iska yareey plz thanks

  • @israbbe7461
    @israbbe7461 5 ปีที่แล้ว +6

    Gabar maayo maseeyrka iska dhaaf 😂😂😂bella awesome song 💜💜😍 Ck fam 💜💗

    • @ZUZU-wp6jv
      @ZUZU-wp6jv 5 ปีที่แล้ว

      Waxey ku maseerto ayay aragtay

  • @umuamiira6277
    @umuamiira6277 5 ปีที่แล้ว +1

    Sis gabar mayo Love kugu ahy illhy Dartii

  • @najaxabdulahi11najax47
    @najaxabdulahi11najax47 5 ปีที่แล้ว +8

    Gabareymayo oo say wlhi ah ayaba ka naxday wuxu sameyay ck doqon

  • @moha143bigshow8
    @moha143bigshow8 5 ปีที่แล้ว +1

    Anaa uhoreye qofka daawaday like dhac kusiiya waa hagiina plees

  • @salimabdalla5512
    @salimabdalla5512 5 ปีที่แล้ว +41

    It was disgusting.! Tasteless. Such music videos nah in our culture. It is like as if they are acting pornography.

    • @queenmuniramanka9962
      @queenmuniramanka9962 5 ปีที่แล้ว +1

      Yah Wallahi..Its Dhaqan Xumo...

    • @jejemdmdmdjdjdjdjdjdm6634
      @jejemdmdmdjdjdjdjdjdm6634 5 ปีที่แล้ว +2

      True wallahi uff they just want fame

    • @mohamedcarab5591
      @mohamedcarab5591 5 ปีที่แล้ว

      Adiga xanunsan waxa wa cadi

    • @queenmuniramanka9962
      @queenmuniramanka9962 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamedcarab5591 Allah haku so hanuniyo...its haraam what Ck is doing ...and u are saying its cadi...Subhan Allah ...Astagfur Allah...Allah hakuso hanuniyo adi iyo Ck

    • @comedy-club2452
      @comedy-club2452 5 ปีที่แล้ว +2

      Weird reactions, yall watch worse than tht.
      .

  • @zadrizamonchannel9836
    @zadrizamonchannel9836 5 ปีที่แล้ว +1

    Wa idin jacelahay Gawar manyo iyo boqorka gamiska Allh idin Xafido

  • @XYoungKillerX
    @XYoungKillerX 5 ปีที่แล้ว +12

    Cadnaan let me know if u gonna get copyright for playing the song tho whole time? Please reply and tell me

  • @Zahraxasan350
    @Zahraxasan350 5 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle abdi muxuu dhahay heee mustaqbalka gadaal heee xaarlreee miiii cmlhhhh gacanaa utaagr team dirisle like dhac dhac

  • @fartuunahmed4463
    @fartuunahmed4463 5 ปีที่แล้ว +11

    Hhhhhhh u guys r so cute together Masha Allah n gabareymayo ur reaction was priceless 😂

  • @salmaanalfaarisi7702
    @salmaanalfaarisi7702 5 ปีที่แล้ว +3

    gbr maayo & boqorka gmbizka noolada idinku heesana🙌😍😍

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 ปีที่แล้ว +5

    Haha 😹 CK an lB keep showing up 👽👽!!

  • @duniyoahmedgacal9474
    @duniyoahmedgacal9474 5 ปีที่แล้ว

    the best family horay usocday😍😍😍😍idin tageraa

  • @jubalandnewspoint4248
    @jubalandnewspoint4248 5 ปีที่แล้ว +3

    Adnan i really like how you handle gabarey maanyo keep it up, you are good man.

  • @salwaabdullahi5945
    @salwaabdullahi5945 5 ปีที่แล้ว +1

    Ani gabarey manyo aajeclhy❤😊love u xbbti💖😉inaa is sii asrurto jclaan lahaa bbeyh💍💎

  • @suleimanmuntana1696
    @suleimanmuntana1696 5 ปีที่แล้ว +8

    Wow am among 1st view live tonight

    • @princessstyleso
      @princessstyleso 5 ปีที่แล้ว

      Walaalkeey subscribe iisaar Fadlan

  • @firdowsaadam5950
    @firdowsaadam5950 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabar maayo waa masertay gabdhaha kenyanka kamaser tahy love gabar mayo

  • @nimcodheeman6919
    @nimcodheeman6919 5 ปีที่แล้ว +41

    Dadka dhahaaya waa hees shidan waxan moodaa inay ck caabudayan waxan idinleyahay waxan hees lagumasheegee waa dhaqan xumee runta kahadla dadow😎

    • @nazuurhassan8780
      @nazuurhassan8780 5 ปีที่แล้ว +1

      Hees shidan wyh keep go. Pro. Ck👑😍😂

    • @nimcodheeman6919
      @nimcodheeman6919 5 ปีที่แล้ว +3

      @@nazuurhassan8780 wali ciyalbadtahay waa iskaa

    • @codshini7249
      @codshini7249 5 ปีที่แล้ว

      abyo niki minaj ma dawata iyo rihanna Allah intaa ka baqdid

    • @nazuurhassan8780
      @nazuurhassan8780 5 ปีที่แล้ว +1

      @Nimco dheeman. 😂😂😂😂😂 ismoog bbe adi mxa kudawsiyey. Iska daa nh calacal meesha lgu hyaa ck io liil baliil waxy yhiin wayba yhiin

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 5 ปีที่แล้ว +4

      @@nimcodheeman6919 runtaa xbti waa dhaqan xumo

  • @noorsafa8980
    @noorsafa8980 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank u for supporting Lil baliil and ck I love u guys

  • @fatumishbbeiano6577
    @fatumishbbeiano6577 5 ปีที่แล้ว +17

    Gabar mayo funny😂😂😂😂😂😂

  • @farhiyazoona9011
    @farhiyazoona9011 5 ปีที่แล้ว

    gabar maayo iyo boqorkeda one love nolaada💋💋💋💋💋😗

  • @m.bashiir110
    @m.bashiir110 5 ปีที่แล้ว +10

    Boqorka gabiska. Xogaa kii markuu isku dhac dhacaa yay waa naxay kulaha 😂🤣😂

  • @twitterspace5290
    @twitterspace5290 5 ปีที่แล้ว

    Boqorka umada soomaaaliyeed waa saxiibkaa aar bro shaqo waxan saxiib dumaashina waan salaamayaa

  • @abdimoha8262
    @abdimoha8262 5 ปีที่แล้ว +3

    Who else was waiting their videos 😭💯 best couples 🔥

  • @juweeriacookingandbuety1559
    @juweeriacookingandbuety1559 5 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka Gambiska ma Ck baad ka baqaysaaa hhh dhacdhac kulaha team gabar mayo
    Sida dirizle waa xaar dhe sxb dhaqan xumada hhh

  • @salmantiger9004
    @salmantiger9004 5 ปีที่แล้ว +3

    This is my favourite couple wlhi mashaAllah

  • @ishqiharuun7777
    @ishqiharuun7777 5 ปีที่แล้ว

    boqorka gambiska io gawar manyo salaman ck king ck ft liil baliil adban u tagera keep going

  • @daadirhero2438
    @daadirhero2438 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta ila aragtay in boqorka gambiska you tubeka kga xirtay like me copyright dartiis😂😂

  • @ahmedmohammad8889
    @ahmedmohammad8889 5 ปีที่แล้ว +1

    somaliyey mashqul ka iska dhaafa😎 ck iyo liil baliil waa walaa laheena. keep it up guys☺..

  • @mohamedosman201
    @mohamedosman201 5 ปีที่แล้ว +25

    Waxaan agtina wax kama ahan naga daye dee beenta 😂😅😂

    • @kattysom4285
      @kattysom4285 5 ปีที่แล้ว +4

      Wuu kayahay. Dadka kale waxba kama dhigna haday isqaawiyaan lkn somaalideena mustaxiil inay waxan oo kale sameyaan ceeb

    • @mohamedosman201
      @mohamedosman201 5 ปีที่แล้ว

      @@kattysom4285 😂😅😂aryaa ma i taqanaa 😂👈

    • @kattysom4285
      @kattysom4285 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamedosman201 kolay Somali Hadlaya un baad thy

    • @mahiramin3917
      @mahiramin3917 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂Haa wlh dad marecan jogo hdane ayakoo yar tagy wexey soo arkeen🤣😂😂😂

  • @ahmedaqonbile3732
    @ahmedaqonbile3732 5 ปีที่แล้ว

    Ka salaami boqorka gembiska adi ii habartaa gabar maaya way siing lahaa soor ii suusa siing siyeeya baydhaba jinay iingka kooya

  • @maryanhaji7587
    @maryanhaji7587 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa hormarney 😍😍

  • @nasriinilshaam542
    @nasriinilshaam542 4 ปีที่แล้ว

    Hahahah ar ani tanaa iga badisay soo dhawaaadaaa sey udhaheeso 😁😁 funny tahay wlhi gabarey maayo

  • @burakobte146
    @burakobte146 5 ปีที่แล้ว +8

    Gabar maayo maseer badanaaa igaqos lisay walhi😂😂😂😂😂

  • @ezaldeendalluol9295
    @ezaldeendalluol9295 5 ปีที่แล้ว

    Boqorka gan biska gabadhu
    Adiga saba teeda leh
    In intaa farxad ah aay dareento
    Maasha allaah iyaduna
    Waan arkaa
    Waa ruux sida farxada la saaxiib
    Maasha allaah
    Isfahnku ayaa mihiim ah iyo kal sonida
    Iyo in figrad lakale qaato
    ❣❣😢💏😢🙏🙏💏🙏🙏💏🙏🙏💏❣🙏❣🙏❣💏💏✌
    Guuleesto lamaa nayaashu
    Dunida ugu fiican

  • @faysalhanad7711
    @faysalhanad7711 5 ปีที่แล้ว +5

    Waligey 50 magariN igaarsiya maanta

  • @hanamohammed9326
    @hanamohammed9326 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alh walhi labadan way iskuso baxayan run ahnti ad ayay iga qosliyan gamar mayo agshanadeda wan jeclahay 🌹🌹🌹🌹hestana wa 👍

  • @xaawogeesey5876
    @xaawogeesey5876 4 ปีที่แล้ว +3

    Are you kidding me still wondering is this a Somali music vedio I am dead 😂😂

  • @khaliilnour1500
    @khaliilnour1500 5 ปีที่แล้ว +2

    😅😅😅😅😅HeezTi waD Wda DhamYzeeN😅😅 Dhac DhaC Wan U GanBiYey ReactionKa😅😅🔥🔥🔥

  • @ctbwoy2251
    @ctbwoy2251 5 ปีที่แล้ว +6

    Hey nawaal and adnaan

  • @MyMaxamad
    @MyMaxamad 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhamadka kahelsy wllhi!! keep going 💯❤️🦁

  • @donaldbee_1234
    @donaldbee_1234 5 ปีที่แล้ว +5

    Anaa u horeyo cawa love g

  • @fartunahmed7675
    @fartunahmed7675 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabar maayo aadaa kuu jeclahay like ii saar abayo sxbkaanaa waa salaamaa cadnaan

  • @abubakarrooble2408
    @abubakarrooble2408 5 ปีที่แล้ว +16

    heesta Belo caadi mahan
    boqorka Gabiska iyo marwadisa qaaliga ah Gabar manyo inta jacel Anaa jacel

    • @himiton__boy2294
      @himiton__boy2294 5 ปีที่แล้ว

      bela

    • @abdimalikyunis9515
      @abdimalikyunis9515 5 ปีที่แล้ว

      3:14 boqorka gambiska wu isku DAC dacoyaa hhhh

    • @aishamohamed7181
      @aishamohamed7181 5 ปีที่แล้ว +1

      heesta Belo caadi Mahan9 boqorka Gabiska iyo Gabar manyo wan idin salamey

  • @siraajimohamed8894
    @siraajimohamed8894 5 ปีที่แล้ว +1

    nice reaction boqorka gembiska iyo gebermaayo waa idin salaamey

  • @kamaara6644
    @kamaara6644 5 ปีที่แล้ว +4

    gabarey maanyo 😂🤣😂
    you made my day 🤣😂🤣

  • @ayanabdullahi2821
    @ayanabdullahi2821 5 ปีที่แล้ว +1

    You guys are you cute together ❤️❤️😍 and ck he react his video 😂😍 and it was really funny 😆😆😆 love you guys

  • @muomara6984
    @muomara6984 5 ปีที่แล้ว +8

    Best reaction o hestan ck & lb laga bixiyay inta an dawaday❣

  • @moha.adan11
    @moha.adan11 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 inta aragtay daqiqada 5:17 waxay Gabar Maanyo u qeylisay halkan like ta dhac dhac ku so siiya hadii kale jiis ayaa idinka dhigaa lkn jiis idinkama dhigayo unuka unuka waaye😂😂😂😎

  • @fooshappy1604
    @fooshappy1604 5 ปีที่แล้ว +19

    Maan ta qufka koo aah kuman tiga soo qoro baan ahay eeh leki ta dhacdhac halee wasiyo✌💖💖

  • @rabiyaqaaan3829
    @rabiyaqaaan3829 5 ปีที่แล้ว +1

    Best Reaction inuu Kani yahay anaa markhaati ka ah
    Daliilkiisana Haya

  • @nasrihirsi2918
    @nasrihirsi2918 5 ปีที่แล้ว +18

    Boqrka iyo qoftiisa heesta way u bogeen inay hadlaan waydiideen waba ka tagi garay mesha🤣🤣🤣🤣

  • @sakariyeaden9873
    @sakariyeaden9873 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta ila aragtay gabarmayo inay yaabantay like iisara

  • @hanaappe6363
    @hanaappe6363 5 ปีที่แล้ว +9

    🤣😂😂😁😀 ck Wuu halabay wlhi 🙄🙄🙄🙄 sanaaaa 😏😏😏😏😏

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 5 ปีที่แล้ว +2

    ha noqon mid qoraalkayga kaliya aqriyo ee noqo mid subscribe iigu hiiliyo walaal

  • @hamzemuhumed5029
    @hamzemuhumed5029 5 ปีที่แล้ว +4

    Intelligent plus wife material wlh😂

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 5 ปีที่แล้ว

    Boqolka Gambiska Aad iyo Aad ku Tayeera keep going pro
    Gmar myo my sistr qli 🇸🇴👏🤞🤘☝️