Laamiga lagu nacfiyey ee Muqdisho iyo Balcad | Warbixin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 57

  • @omarabdi8515
    @omarabdi8515 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Mohamed Abdullahi farmajo

  • @blfarm8831
    @blfarm8831 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid mudane madaxweyne Farmaajo

    • @ugaskabeesha4539
      @ugaskabeesha4539 ปีที่แล้ว

      Farmajo kuwas maxa kaqaldan cabtoy miya tahay

    • @blfarm8831
      @blfarm8831 ปีที่แล้ว +1

      Farmaajo Nin raag umadiisa wax uu qabthy waye xiligii u joogay madaxtinimada ee ina lugu mahdiyo weyee.

    • @omarabdi8515
      @omarabdi8515 ปีที่แล้ว

      @@ugaskabeesha4539 Ilma isbaaro

    • @nin-geed-saaran
      @nin-geed-saaran ปีที่แล้ว

      ​@@omarabdi8515cbb

  • @fe8445
    @fe8445 ปีที่แล้ว +7

    Allah baa mahad leh. Ka dib dawlada Qadar iyo madaxweyne Farmaajo. Ciidamada nabada sugaya thank you.

    • @nin-geed-saaran
      @nin-geed-saaran ปีที่แล้ว

      Farmaajo wax dheexaa muusan dhisin lkn xsm ayaa ilaa hada wada

    • @fe8445
      @fe8445 ปีที่แล้ว

      Mashruuca qofkii keenay ee Qadar ka dhaadhacsiiyay baa iska leh. Xasan mashruuc degsan oo gebogebo ah buu yimid. Xaasidnimada iska dhaafa.

  • @fartun9944
    @fartun9944 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulilaah ilaahey nabada iyo horumar hanoo siyaadiyo guul soomaaliya inshaalaah

  • @Zakiict
    @Zakiict ปีที่แล้ว +6

    Formaajo mahadsanid

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂dowlada Qatar waxay laamiga udhistey shacabka Somalia ee farmajo am dhisin 😂😂keep dreaming Ina. Xaroood

    • @nin-geed-saaran
      @nin-geed-saaran ปีที่แล้ว

      Cbb

    • @UAM37
      @UAM37 5 หลายเดือนก่อน

      @@macrobianson2glaaami hadi la idin dhisay xita ma isku cayneysan 30 sano isbaro utalay muuse sudi iyo habargirin xerada maslax waligood ma idin dhisen carurta isbarada ku kortay. 😂

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Mashallah runahanti lamiga wa lgu barwaqestay dadk safarki wa ufududatay❤❤

  • @getreal4189
    @getreal4189 ปีที่แล้ว +3

    Ilaaheey ka sokow mahad waxaa leh madaxweeyne FARMAAJO ciidankena geesiyaashaa dowlada qadar iyo enijineeradi fuudiyadi iyo cid kasto oo gacan ka geeystey Waa ku MAHADSANTIHIIN❤❤

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g ปีที่แล้ว +2

      Farmajo ka hor ayaa heshiis la galay hadadan ogeyn hurdadada iska laabo 😂farmajo dhociil ayuu ahaa

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +2

      Thank you President Farmajo.
      Bal imaaraat wax u qabatto kuwa daba socda

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedkulowabdi821 Somalia waxay ubahantey qof la jiihadtama khawariijta farmajo midaas Ma sameyn sorry 😂farmajo lacag ayuu uso shaqo tagey

    • @mohamedabdi9801
      @mohamedabdi9801 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid Madaxweyna mohamed Abdulahi

  • @anisaabdi3749
    @anisaabdi3749 ปีที่แล้ว +3

    Guul yarabi dowladena

  • @ayanomarfarah1996
    @ayanomarfarah1996 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah ilaah baa mahad leh

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 ปีที่แล้ว +2

    Guul Dowladeena ❤❤❤

  • @najibjama4025
    @najibjama4025 ปีที่แล้ว +4

    Inaydhiseen ma moodaa yaab 🤔 illaahay umada hadin ka qabto tuugo isbahaysatay ayaa tihiine 🫤

  • @طونيستار
    @طونيستار ปีที่แล้ว

    الحمد لله لا بد من وجود الانارة والرصيف جزاكم الله كل خير

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad ปีที่แล้ว +2

    Laamaga wuxuu u baahan yahay in la ilaaliyo oo dayactir lagu sameeyo markasta si aysan u burburin..

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 ปีที่แล้ว +3

    Oo jidkaan waxay ila ahayd xiligii farmaajo in doowlada oo qadar kaashaneeyso ladhisay waayo waxaan xasuutaa ayakoo dadkii dhisayay qaar kamid ah ladilay balse qawaarijta waa lala dagaalamay waana laga hor istaagay in eey carqaladeeyaan xiligaas hadana wariyuhu waxa uu leeyahay doowlada Iyo qadar ayaa wada dhisay isagoo uhadlayo sidii jid cusub oo xariga Hada laga jaray doowlada hada jirto waxa eey amaanan tahay ladagaalanka qawaarijta Iyo amniga in eey wax badan ka qabatay laakiin in danta guud laga shaqeeyo shacabkana wax loo qabto musuqmaasuqana laga hortago waxaa ku amaaneeyd doowladii hore gari alley taqaan ninba libintiisa yaan loodiin war sax ah hala tabiyo. Asc. 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴👍.

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo gobanimo❤

  • @bincamir1
    @bincamir1 ปีที่แล้ว +1

    FARMAAJO❤

  • @batulabarako8866
    @batulabarako8866 ปีที่แล้ว

    Madaxwene farmaajo ayaa kumahadsan iyo dowlada qadar masha alaah.

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 ปีที่แล้ว +1

    SABABAY SABABAY SABABAY BIRMADE XASAN SHEIKH MAHAMOOD SABABAY ILAAHEY KASOKOW

    • @najibjama4025
      @najibjama4025 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂 adeer dowladi hore ayaa siyaasad lashiilay kadib dhistay iyada oo lakaashanayso dawlada Qatar 🇶🇦
      Viva N&N Team Farmaajo 💪

  • @Kaftan688
    @Kaftan688 6 หลายเดือนก่อน

    Dameerada dhib baa ka jira
    Waxay marayaan dhibac khaldund Iyo dhaxda ,
    Laamaha wadooyinka
    Hala wacyi geliyo ,
    Mid dagmo Iyo mid gobal
    1. Dameerada dadka wada
    Oo mara dhaxda ama ka horimaadka gawaarida
    2. Hala dhaho marka aad
    Leexanaysin gadaashada
    Fiiri , oo Dhanka aad u leexanayso ( Gacataada tusi
    Gaariga kaa danbeeyo
    Tusaale ahaan waxaan rabaa
    Inaan midig uleexdo ,
    Hataagan Gacanta midig 👍)
    Dhanka bidix ayuu rabaa
    Ha fiiriyo gadaal In Gaari
    Udhawyahay kadibna
    Kuwa danbe ha fiiriyaan
    Gacata ninka wadaha
    Dameerka , dhankuu gacanta
    Utaagay fursadna ha siiyaan
    Ninka dameerka wado
    Markaas si taxadir ah Ganta
    Bidix ha utaago 🫲)
    Sidoo kale Baaskilada waa lamid , Guuleysta .
    Halays wargeliyo si shilalka
    Uyaaraan

  • @bushra445
    @bushra445 ปีที่แล้ว

    Wadada dhir ha lagu beero meeshii jabtana halaga dayac tiro ee yaan la sugin inteey ka wada burbureyso

  • @Liiloowe
    @Liiloowe ปีที่แล้ว +1

    ABGAALOW WIILASHIINA ISBAARADA KA ILAALIYA. WAA CEEB IN DEEGAANADIINA ISBAARO LA DHIGTO WAA CARUURTIINII IYO DEEGAANKIINII. ISBAARO WEXEY KU HARTAY DEEGAANADA ABGAAL KALIYA. TOLOOW HALA DADAALO

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g ปีที่แล้ว +1

    Ciidanka qaranka iyo madaxweyne xasan wey ku mahadsanyihiin hormarka iyo dadaalka ay wadan aallah idin garab galo

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

      Farmajo ayaa disay wadada

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g ปีที่แล้ว

      @@ahmedkulowabdi821 hhhhh farmajo iyo dowlad somaliyed madhisin dal shisheye ayaa dhisey oo somalida jecel so farmajo time is over been iyo malayacni daroodka igu sheeke

  • @zizuu001
    @zizuu001 ปีที่แล้ว

    Farmajo Project

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 ปีที่แล้ว +1

    Hala badiyo wadooyinkan caml

  • @liibaanhuseein5040
    @liibaanhuseein5040 ปีที่แล้ว +1

    Waaxa sadaaqo xiitamaaahan ayan u maleena lamii mahaan dhabtii Lamaa oraan kaaro wa laamii dhamestiiran oo Aagabkiisa u dhaanyaahya ee xarfaane waxan Somalia haku ceebeesanaaha please kadaaya fildaarada wadanka 😮

  • @DrcabdulaahiCabdi-xq4vc
    @DrcabdulaahiCabdi-xq4vc ปีที่แล้ว

    Mashaalah farmajo dhaxal fiican ayuu ka tegay

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk socdaalkeenii dheeraa aaaa?
    Balcad miyaa socdaal dheer ah?

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

    Farmajooooo

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 ปีที่แล้ว

    Socdaalka dheeri waa kee 30ka km miyaa safar dheer ah. Kkkkkkkkkkk

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว

    away hiraan maxa loo dhisi wayay lamiga hiraan.dagaalka bis ma lagu qiray iney ku la daan

  • @hagajiye8549
    @hagajiye8549 ปีที่แล้ว

    Away kii xamar ilaa afgoye kan wa nagala dhamanladihin afgoye somaliya ma han miya sanTV qaranka makutahay cebey tacal😮😮😮

  • @jgsytsugdgcr6135
    @jgsytsugdgcr6135 ปีที่แล้ว

    Wariye afkaga ku hadala, waxaa tahay nin Hawiye eh, away afkaga ku hadala please.😮

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

    Waxaan socdaal unahay afsomaliga walaal sada udhaama

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      maxaad ka hadlaysaa????