OMAAR OO CABSAN AYAA I KUFSADAY XASHIISH AYUU KA DHARGAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 2 หลายเดือนก่อน +1

    Turjubaan waa dhexdhexaad fikirkiisa lama dhageysanayo waxa la dhageysanayo waa qofka xanuunsan. Dhaqtarka ayaa go'aanka qaadanayo markuu bukaanka dhageysto.

  • @Mousse-ll3hw
    @Mousse-ll3hw 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay.ha.usoceliyo.cafimadkisa

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b 2 หลายเดือนก่อน

    Meeshaad joogto ha usheegin sixrlyl😊😅😅

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b 2 หลายเดือนก่อน

    Hatidiisa ayey dhaceen naftiisa hada udigleeyihiin😊😅😅

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b 2 หลายเดือนก่อน

    Budlaan makasabreen rental halooshooga😊😅😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน +1

    ma islantu ku degay buu gabadha ka kufsaday waa yaabe gabdha uu laha wax bay iga xaday malaha waa iyada taa la kufsaday gabadha ay dhaleen ee uu sheegayay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน

    canada dadku ma laha lawyer hadanu denbi gelin hadu denbi leyahayna dowlada qabata qof lawyer leh ma jiro

  • @AweisIssa
    @AweisIssa 2 หลายเดือนก่อน

    Omar Barbara waan nin waalan oo I Bahan doctor

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 หลายเดือนก่อน

    sixiroole yaalki oo dhan wiilka ka daba dhareeraayey oo dhan ayaa hada fiyuus ku raadinaaya iimaanka la idinka qaad akhas

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 2 หลายเดือนก่อน

    Wax lawyer loo qabtay majirto cadowga ilaaheey haka qabto

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 หลายเดือนก่อน

    War waxba lama kusane waa sheeko kale

  • @FeruHassan
    @FeruHassan 2 หลายเดือนก่อน

    wax familkiisa oo qurbaha la joogo ma jiro waxan carcararaaya waa qaraabo guud oo lagu dhex dhuuman karo tan labadna wax kufsi la dhaho ma jiro ee shahwadiisa la xadey inta maandooriye la siiyey si marka uu amarkooda diido loogu rikarteeyo oo mid ka mid ah dhilooyinka masooniyada logu shubo kadibana marka la baadho walaga helaya wana lagu xidhaya tan sadexaad ma cispitaalbaa la isku xidhaa caqliga ha shaqeeyo somaliyey waxa la rabaa in xaqiiqada la tirtiro ee hadaad awood iyo imaan leedihiin oomar meesha uu ku jiro xoog haloogala soo baxo waxa haysta dawlad maaha waa tuugo iyo askar masooniyad oo dusha ka ilaalinaysa fahma why norway loogu gaaday waa meesha ay ku badan yihiin masooniyada

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน

    ninka hadu denbiile la dawanayo yahay cid loo ogolaan maayo waayo waa maxbuus jeel ku jiraa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน

    dadkan walaan wiilka reerkiisa haysto ayaay ku haystan wa umad walan view idinka galay

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 หลายเดือนก่อน

    OOMAAR BIS WAAYE WAA U WAASHAY .
    KADIB 10 KA BADAN AYUU WILLI SHEGAYA WIXI UU SHEGAY MAALINTII KOOBAAD DULI FOQOL DULI
    MAJEERTEEN QOFKODA GAAL AMA QANIISKODA IYO KOODA SHAFAR AAN JIRIN AYEE U YEELAYA DULI FOQOL DULI

  • @riyatomar4555
    @riyatomar4555 2 หลายเดือนก่อน

    Kubsi aa

  • @JaamcMaxamuud
    @JaamcMaxamuud 2 หลายเดือนก่อน

    Beenlaw