BEESHA CAALAMKA ISCASIL MW XASAN SHIIKH (4046)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 หลายเดือนก่อน +9

    ASC wll Adan. Alxamdullillah this is good news. Let him resign 😂😂😂😂😂thank you International community ❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 หลายเดือนก่อน +9

    Xasan fashil waa inuu iscasilaa!

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน +4

    MAASHA ALLAAH RUN ALLAHA KA DHIGO ALLOW XASAN MUNAAFAQ NAGA HOR WAREEJO MID KA KHEYR BADANA NOOGU BADAL

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l หลายเดือนก่อน +3

      😂🎉😂 Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🇸🇴😆😂🇸🇴👍

    • @abdidegan8452
      @abdidegan8452 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin inchallah iyo farmajo

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l หลายเดือนก่อน +1

      @@abdidegan8452 🤣😆😂❤👍🇸🇴 ILAHAYOW Waa n'a dhaafinaya 👍 xafido laha madaxwene farmaajo guul guul ❤️❤️ ILAHAYOW i no so celi 👍❤️

    • @abdidegan8452
      @abdidegan8452 หลายเดือนก่อน

      @@user-om9wu9nc7l amiin inchallah

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน +7

    SHACABKA MAREEXAANOW ISKA JIRA HORGALADA. CIDNA HA AAMININA WARNA HAKA YEELINA.

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l หลายเดือนก่อน +5

    😂🎉🎉😂😂❤ Warkaan Waqti badan ayaan sugene 🇸🇴😅👍🇸🇴😂😆❤🌾❤️💯

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah warka run ka dhig Amin

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj หลายเดือนก่อน

    Siyaasadi ismaaciil kula taliyey oo soo xirantay🎉 besha caalamka Capri soomaalida ha u joojin🎉😢hada waa jiq sheekadu 🎉

  • @user-yc3uy4sg3b
    @user-yc3uy4sg3b หลายเดือนก่อน +3

    Good news. Xasan waa la kari waayay hada maa la helay 😅

  • @kiinmaxamed
    @kiinmaxamed หลายเดือนก่อน +5

    Xasan tuug dag

  • @saidabdallah1048
    @saidabdallah1048 หลายเดือนก่อน

    Mashallh Hooyadaa warkeeda waa xaqiiq

  • @YasinYonis-gt4qu
    @YasinYonis-gt4qu หลายเดือนก่อน

    Alla jareer munaa faqnimo bartay meel aad kudili kartona joogin 😢😢😢cako ilaahey kuma baro😮😢😢😢

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +1

    XASAN DHIIQO YUU IDIN SHIRQOOLIN WIILASHIINA YAAN LAGU AAMININ FARTAAG WAA JAAJUUSKA XASAN DHIIQO ISKA JIRA INSHALLAH GUUUUULEYSATA IDIN ALE AAMIIN

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 หลายเดือนก่อน +1

      Haday yelan wàa doqon nimo

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +1

      inshaAlaah ma ogolaan DOONAAN KHAAIMIINTA XASAN GURGUURTE ugu horeeyo ma AAMIIN DOONAAN AYAAN rajeynayaa

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 หลายเดือนก่อน

    HADDII REER CABUD WAQ AY SOO URURIYAAN IN LOO QARANAMEEYO DHALINTA YARADOODA WAXAAD OGAATAAN IN MADAX FURASHO LOO AYSAN DOONO AMA LOO LAYN DOONO HUBKII AY FURTEEN IYADOO LAGU ANDACOONAYO IN AL SHABAAB LAYSEY. KOLEY MARAAXAAN HA OGAATAAN IN SHIRQOOL HALIS AH LOO MALEEGEY.

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty หลายเดือนก่อน +1

    WALEE MAREEXANOW MAALINTAA DHALINYARADIINA LA IDIIN QARAMEYO WAA LAWADA SHIRQOLAYAA DHAMAANTOODA GAMTA AYAA LAGA QAADAY EE YAAN DABIN LA IDIIN DHIGIN.

  • @user-ce7rm2dq5y
    @user-ce7rm2dq5y หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shiikh inuu is casino wuu ku qasban yahey

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha na dhaafiyo kan

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน +2

    MAREEXAAN UMA HAYAAN CIIDAN UU XERO ISUGU GEEYO KABACDINA XASUUQO😅

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 Waa run 👍🤣

    • @user-ft9zr8dk4t
      @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

      @@user-om9wu9nc7l SAX🤣.
      WELIBA WAXAA XASAN DHIIQO KA SUUROWDA IN INTUU HUBKA KA XAYUUBIYO, UU KABACDINA MAXKABAD SAARO OO UU DIL KUXUKUMO SI UU CAALAMKA U TUSO IN UU YAHAY NIN MELESHIYAADKA IYO ARGAGAXISADA DALKA KA SAFAYNAYO. ILEEN BEENTAAS BUU CAALAMKA LACAG KAGA CUNAAYE 🤣

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน +2

    Hasan waa ciyaal suuq

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Haduuba sidaa igu yidhaahdo waan dililahaa

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    Waxaan dowlad ma aha allaha na dhaafsiiyo

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 หลายเดือนก่อน

    Waa induktion iscasilaa

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน

    Mareexaan wiilasha dhalin yarada yaan loo dirin waa khaaimiin dhulkiina ilaashada Daarood waa garabkiina yaan la aamini xasan dhiiqo Beeenloow iska jira oo iska ilaaliya Alaha idin ilaaliya xasan dhiiqo wuu dhacay

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud หลายเดือนก่อน

    Xasan. Isagaa. U baahan. Hantida dad waynaha ee uu dhacay in la qarameeyo

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    Adam aad baan warkaaga u jeclahay thank you very much

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa xasan dalkaan ma hogaamin karo sabtoo ah waa munaafaq qabyaaladiiste waana tuug

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน +1

    Ka reeba diyarada u qaatay

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 หลายเดือนก่อน

    Waxan ale ka baryey inuu xasan shiikh maxamuud ka dagto xukunka waayo waa ku fashilmay talada waddanka wabilaahi towfiiq

  • @abukar1636
    @abukar1636 หลายเดือนก่อน +1

    Midooba oo difaac adag gala hubkiina idinku filan yaan la idin qaybinin farataag waa tuug iyo intawla socota

  • @cagajabeymedia6229
    @cagajabeymedia6229 หลายเดือนก่อน +1

    Xgee ku danbeysay sheekadii hore oo aheyd xasan shiikh buro ayaa madaxa uga taal xagee ku danbeysay cid warkaaga romeyneyso majirto ee xishoo nin weyn ayaa tahaye

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน

    Let him go !

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน +3

    MAREEXAAN IYAGAA U BAAHAN CID DIFAACDA IYO HUB. XASAN WELI ALE IYUU QABIILKIISA HUBEEYEY. WAA UU HAYSTAA ASKAR ALSHABAAB AH OO UU KU XASUUQAY DALKU WUXUU CIIDAN LAHAA. WIXII GAADIID AHAANA IYAGUU SIIYEY. IS JIRA OO ISKA DHACSHA CIDII IDIN SOO WEERARTA

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shekh tuug dag dee

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน +3

    MAREEXAANOW WAA LAYDIIN SOO SOCDAA. YAAN LAYDIN GAADIN. HUBKIINANA QARSADA. IDINKAA LAYDIN KU DILAYAA HUBKAAS.

  • @fadma638
    @fadma638 หลายเดือนก่อน

    Beenta jooji Somalia waa xor

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 หลายเดือนก่อน

    All Spmali waa dad liita Mylamd Ha ugu darnaadeem xiñdhibamadooda ñagu gprgprtamp Jago iyp laaliuush ña siiyo loona adeegsado walaalkood waa ka xumahay inaad garan weydaan mustaqbañkiina dhowr qof oo laaluush qaatey ideedna la idin rarto yo danta shacablkiina kee room!!!!!!!!!

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuul. ❤❤❤❤❤❤❤ 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน +1

    Sax

  • @Haawo-fm4cz
    @Haawo-fm4cz หลายเดือนก่อน

    Mr waa dad aan wax looyeerin

  • @cabdiwelicabdulaahi
    @cabdiwelicabdulaahi หลายเดือนก่อน

    Sheekadaa qaramayntu wax Jira maahan ee waa Gogol kaga Ka

  • @dacadboy
    @dacadboy หลายเดือนก่อน

    turam siyasadisa ma fahimi kartin wa qaain ween quf wax toganayo o dheeg toganayo xage laga arkay wa qorsho 100k 100 laga so baran dagay ninkas asiga balansaday waxo yiray dhegta iga toogo lacag qaado naftadana wa lugu badbadina turam markow qorshahisA u toosay quf ayow balamiyay waxo ku yiray dila kan wax togtay

  • @CubeedCali
    @CubeedCali หลายเดือนก่อน

    ملعونين أينما ثقفوا

  • @Imraan12
    @Imraan12 หลายเดือนก่อน

    Beesha caalamku mayagaa doortay bal fiiri waxa aad dadka usheegayso ruuxkasta wuxuu jecelyahay ayuu iska dhihi

    • @zainabhassan4266
      @zainabhassan4266 หลายเดือนก่อน

      Soo iyaga ma masruufaan 😮😮😮😮

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน

      Somali Beesha caalamka ayaa haysta idin xukuma ma qaar saar walba oo la keeno fartaa loogu yeesha Mida kale xaarka muxuu la shubayaa haduu rag yahay ha ka eryo Beesha caalamka Somalia

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Hubka ad shegaysan away shacabki reer cabudwaq a laxasuuqay Hassan munaafaq wa criminal ana wa danbiile yey ka caqli badan yihin damuljadid

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt หลายเดือนก่อน

    Waa been

  • @adullahiabduqadir8956
    @adullahiabduqadir8956 หลายเดือนก่อน +1

    Reer galbeedka waxay Ogaden innaftoodo khatar kujirto afrika oodhan

  • @dacadboy
    @dacadboy หลายเดือนก่อน

    Aniga rer cabudwaq waxan dhihila yan lila wawinin dagalki badar rasulka waxow hestay ciidan yaar quresha waxe ahayen cidamo ad u tiro badan wey isobahesten waxey rawen haqa in ey la dagalaman maxa dhacay kabtey away aya ka dhacday rer cabudwaq haqA ayad ku tagantan jiljilec iska daaya shartas Allah ay idinka badbadiyaay hadi ad hub ka dhiibtan ciid idin dhafeyso majiro sharaf ayad ledahin sharaf daro ha isku ridina intey naf idinku jirta dadala .. wxan mesha lowaday yaa og waxow aha shirqol iyo qosho la dagayi galmudug lakin wa fashilmay 🎉🎉 qorqor guul marksto liwax asiga wax ugarsado e lam ugarsado 🎉🎉

  • @maryamamohamoud2470
    @maryamamohamoud2470 หลายเดือนก่อน

    Uuuf uuf waryaa adaa jecel lkn alle ma dhihin

    • @City-sr4iv
      @City-sr4iv หลายเดือนก่อน

      Alle madhihin wuu dhahey dee
      Inuu dago dee