Qiso cajiib ah oo aan maqlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2022
  • Qiso cajiib ah oo aan maqlay

ความคิดเห็น • 148

  • @abdirashidneeqn5209
    @abdirashidneeqn5209 ปีที่แล้ว +8

    Ma shaa Allah wa qisaa cajiib ah shukran

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +2

    Qisooyinka aad soo gudbiso waan jeclahey sidaan u daawanayey waxaan ku tagey vedio gii ugu horeeyey ee aad soo dhigto Drs Sawda soo dhawoow.

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllaah walaal qaali waxaad soo jeedisaa wax faaiido leh jazakallaahu khayr.

  • @dauddiriyekariye4582
    @dauddiriyekariye4582 8 วันที่ผ่านมา

    Maa shaa Allaah wallaal aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Waxa u baahan in aad tilmaanto waa in la ogaado dhibka ku jira jaceylka dad aad kala wadan tihiin in ay adag tahay in la ogaado xogtooda oo dhameystiran.

  • @Al-hiaallah11
    @Al-hiaallah11 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allh abyo hor mar wacan aya kuu rajeyna iyo manta mesha tagantahay meel kasii sareysa insha allh

  • @fathyamoussa4861
    @fathyamoussa4861 2 หลายเดือนก่อน

    Manch alla hooyo rer djabuuti ah oo qisoyin aad sojedisid manchala

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah sowda walal wan la socda shekoyinkada jzk Allaah qeyr xabibty ❤

  • @anfaccabdiraxmaan4894
    @anfaccabdiraxmaan4894 ปีที่แล้ว +6

    Gulayso insha allah xbbti qaaliyah sawda

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +10

    Subxanallah Subxanallah allow na xafid jasakallahu khyr wll

  • @hagarfarax9195
    @hagarfarax9195 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah alaha kuxifdiyo dar sowdo

  • @hassanadow5596
    @hassanadow5596 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh Dr souda

  • @farxyomaxamed4590
    @farxyomaxamed4590 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah drs sowdo shekoyinkaga adban uc jeclhy ❤

  • @dekaibrahim6266
    @dekaibrahim6266 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Alah waan ubogay qisooyinkaga habo noo soo badi insha Alah

  • @fariihaqueen4678
    @fariihaqueen4678 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah abayo welcome to TH-cam horey usoco qisoyinka na noso baadi

  • @wesellurphone3873
    @wesellurphone3873 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wlshy sawda allah haku xafido

  • @muxubomuuse7362
    @muxubomuuse7362 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaah abaayo allaah ku jeclado aamiin aamiin yaa allaah

  • @anfaccabdiraxmaan4894
    @anfaccabdiraxmaan4894 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wan kutaageraa xbbti

  • @nadiirac.3115
    @nadiirac.3115 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allh wllshy Qali farxad kuwaaar wllo mcn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahimohamudali6416
    @abdullahimohamudali6416 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Allah Ku xafido wllshey qaali ah

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 ปีที่แล้ว +4

    Maansh Allah Ilaahay haku Barakeeyo Ukhti qaali ❤

  • @naimakhalif9894
    @naimakhalif9894 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah sodawawa abayo ❤❤

  • @faraxsane9887
    @faraxsane9887 ปีที่แล้ว +7

    Sir,maqabe Allaa u,sahan maqan. Mar walba asagaa faaiido haysta.

  • @habibahassan4057
    @habibahassan4057 ปีที่แล้ว +9

    Mash Allah sawda

  • @maxamedaxmedsugule248
    @maxamedaxmedsugule248 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah abaayo waa qiso macaan mid la mid ahoo aniga igu dhacday ma kuu dhiibaa

  • @kamilohassan5161
    @kamilohassan5161 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abaayo

  • @Ghnivx
    @Ghnivx ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah abayo

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah Allah dhibka intaa le,eg qof islaama Hatusin

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 ปีที่แล้ว

    Qiso cajiiba iga dheh !mhadsanid sawda

  • @muslimsomali8747
    @muslimsomali8747 ปีที่แล้ว +3

    Masham,ALLAH

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว

    فريدة من نوعها. Adna qisadaada nala wadaag.

  • @suheybaismail4814
    @suheybaismail4814 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah hormar waacan abayo mcn

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa qiso xanuunbadan wallahi lkn khayànada maficna marnaba halaga digtoonaado inshaa allah

  • @Nurcalanur724.
    @Nurcalanur724. ปีที่แล้ว +3

    Qisoyin kaga wan kaheley horey usoco

  • @mohamedsaciid6316
    @mohamedsaciid6316 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wll horay u soco, aad baan kuu taageeraa shekooyinkaaga ama qisoyinka, facebookna ku sow kordhi wll

  • @fatimasulayman4095
    @fatimasulayman4095 ปีที่แล้ว +3

    Welcome abayo

  • @maryamaabdullahi3772
    @maryamaabdullahi3772 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah 🥰🥰

  • @fadxiyamuse6969
    @fadxiyamuse6969 ปีที่แล้ว +2

    Soo dhawaw wllshy Qli

  • @mohamuudgoos8556
    @mohamuudgoos8556 ปีที่แล้ว +7

    Sowda abayo soodhoww🥰

  • @najmonuura953
    @najmonuura953 ปีที่แล้ว +1

    Allow xafdi jasakallhu khry wll

  • @rahmahusenraxma5405
    @rahmahusenraxma5405 ปีที่แล้ว +7

    Mash Allaah washy 🥰 😋

  • @aaminahashia9285
    @aaminahashia9285 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo.mcnto.mhadsnid.qisoyinka noso badi.mcnto

  • @mohamedmohamudjimale3256
    @mohamedmohamudjimale3256 ปีที่แล้ว +12

    Tani waa bilow horey u soco wll
    Next time organise your mic 🎤 nsha allah 🙏

    • @hashigarabey6384
      @hashigarabey6384 ปีที่แล้ว +1

      Dumarka ayaa side ubadan hadii sii daba kacdidna wax ka daran oo kaa yabiya ayad arkeysaa. Allaha dumarka noo asturo.mahadsanid.

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abayo hore usoca 💯🥰

  • @fatushR
    @fatushR ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sister ♥️♥️

  • @abdisamadaadan4284
    @abdisamadaadan4284 ปีที่แล้ว +2

    Soo dhawaaw wll sawda maxamuud

  • @abdirahimmohamedisak5198
    @abdirahimmohamedisak5198 ปีที่แล้ว

    jazaakallahu kheyr al jazaa ustadi

  • @zamzammohaan7120
    @zamzammohaan7120 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah abaayo mcnto ale haku daayo 🥰🥰

  • @daddymusti7218
    @daddymusti7218 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abaayo hore usoco waan ku tageera😍😍

  • @zamzammohamed4300
    @zamzammohamed4300 ปีที่แล้ว +1

    M a waye qisoyinkadaa abyo lkn codsii gurigadaa nogu sodub besha waa buq Ilhye hakubarakeyo

  • @hibaaqnuure4976
    @hibaaqnuure4976 ปีที่แล้ว +2

    Soodo cadey hory usoco abyo quruxey masha allha ilhay dartis ayan ku jeclahay

  • @cqaadircalimaadey4934
    @cqaadircalimaadey4934 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sodhawow walashay macaaney wan kutàgeraa aniga saad

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว

    Af tahanad tahay horay u soco

  • @khadroguuleed3584
    @khadroguuleed3584 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha aalh

  • @ladanmohamed7578
    @ladanmohamed7578 ปีที่แล้ว

    Abaayo qaali waa qisoxanuunbadan

  • @bashirdulane9580
    @bashirdulane9580 ปีที่แล้ว

    Soo dhawow sowdaa. Allah haku xifdiyo

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 ปีที่แล้ว

    Kusodhawow TH-cam marwo sawda mohamud official ❣🥰🌹 xanun badnaa

  • @anisaabdikadir1585
    @anisaabdikadir1585 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah

  • @cabdiraxamaanmaxamd678
    @cabdiraxamaanmaxamd678 ปีที่แล้ว +1

    haye huuno insha allh waan kuoodhawynynaa

  • @buzhramacow4902
    @buzhramacow4902 ปีที่แล้ว +4

    Welcome abayo from tiktok

  • @dahabomahamed227
    @dahabomahamed227 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 ปีที่แล้ว

    Shukran xbbti👍❤

  • @fartuunqalbisafi6745
    @fartuunqalbisafi6745 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey sir waxil uma aha. wax walbo ood quf ku sameysid way kasobaxayan ugu danbeyn

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Xasbiya laah wanicmal wakiil

  • @fatimasulayman4095
    @fatimasulayman4095 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalh abayo

  • @MOHAMMED....6
    @MOHAMMED....6 ปีที่แล้ว +1

    Well come my sister

  • @mouminbouh85
    @mouminbouh85 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allah wlshy

  • @salahudinmuhumed9863
    @salahudinmuhumed9863 ปีที่แล้ว +1

    , ماشاء الله تبارك الله وتعالى سوداء محمود

  • @maanaf_photograph6975
    @maanaf_photograph6975 ปีที่แล้ว +2

    Kamira manka mxa usoo xusi weysi kkk m.a horay usoco

  • @hamdaqalib2902
    @hamdaqalib2902 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abaayo welcome to TH-cam

  • @Nurcalanur724.
    @Nurcalanur724. ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله

  • @ayaanlibaan2609
    @ayaanlibaan2609 ปีที่แล้ว +3

    Sowda waa ku sugi la,anahay.ku away abyo macan teeda kale qofka kula soo hadlayo waa ayaan xasan nuur intaa kala socodaa horey usoco qisooyinkana ha nagala soo dahin xbbti😍🥰

  • @queendheman9839
    @queendheman9839 ปีที่แล้ว +1

    Welcome mcnto qisoyikada kamadali mcnto horomariwacn

  • @feysalabey7530
    @feysalabey7530 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @maryamo99
    @maryamo99 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo

  • @ahmedabdi3262
    @ahmedabdi3262 ปีที่แล้ว +1

    Maxatsanit walal sodowow kherka kufafi yutubekadha wanafican waye shekadha maxankacudsanayo inatwado wanadhan macan

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaalaah abaayo❤

  • @saafo8032
    @saafo8032 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah

  • @omanisuldan6214
    @omanisuldan6214 ปีที่แล้ว +2

    Reer Somaliland 2bo saac ma fahmyane nala soco kkk

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco wll

  • @hashbeige8913
    @hashbeige8913 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah alha Haku bareyo

  • @garyaqaanqaalib592
    @garyaqaanqaalib592 ปีที่แล้ว +1

    M. A Sis keepgoing

  • @abdiaziiz362
    @abdiaziiz362 ปีที่แล้ว +1

    Su aal wll

  • @dhamasyare561
    @dhamasyare561 ปีที่แล้ว +2

    Sodhawow drz sowda cdey

  • @nasteexamaxamed7067
    @nasteexamaxamed7067 ปีที่แล้ว +1

    Waalashay soo dhowaaw

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 ปีที่แล้ว

    Caawa farxad ayay iitahay inaan dawado yutub kaaga wlshey tiktok ayaan kadawan jiray
    Aad ayaad ugu mahadsan tahay qisooyinka aad soo godbiso

  • @Salmaabdirisaq
    @Salmaabdirisaq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manta sawday waxan dhegaysto ayan wayay saa qaybihi ugu horeyay ayan tegay san uso dhegaysto laga bilabo 😂

  • @fathiamuktar1368
    @fathiamuktar1368 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allaah

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah
    Keep your hijab on

  • @abdifatahsalat7825
    @abdifatahsalat7825 ปีที่แล้ว

    Wcs wll aad ayaad u mahadsantay

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว

    𝙢𝙖𝙨𝙝𝙖 𝙖𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝

  • @MahatYussuf-ig7uo
    @MahatYussuf-ig7uo ปีที่แล้ว +1

    M.a my sstr

  • @user-yp9ls2wh8x
    @user-yp9ls2wh8x 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cqaadircalimaadey4934
    @cqaadircalimaadey4934 ปีที่แล้ว +2

    Ceep going abaayo qaali

  • @hamzearab528
    @hamzearab528 ปีที่แล้ว +1

    📸 man inaga hagaaji sis sharafeeey wllo

  • @abuharith7082
    @abuharith7082 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin ปีที่แล้ว

    Sheeka fiican oo cajiib ah.

  • @khadiijoxuseen5497
    @khadiijoxuseen5497 ปีที่แล้ว +2

    khadiijo qiyaana badanaa💔🤣

  • @shacnisharaf5542
    @shacnisharaf5542 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @BIDHAANMEDIADH
    @BIDHAANMEDIADH ปีที่แล้ว

    Soo dhawoow