WILKEYGA EEDADIISA CANJEERO ITOPIAN IGU CASUNTAY😍

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 156

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  2 ปีที่แล้ว +37

    50k subscrube gaarsiya waakan😍👉🏻 th-cam.com/video/oYVq4G7lauI/w-d-xo.html

  • @dagmo6166
    @dagmo6166 2 ปีที่แล้ว +56

    Amiira iyo azim Aabihi
    Inaay hishiyeen oo amira
    Farax santay ayaa igu raaacsan
    Alle haysu keeno 🥰😍

    • @manaalqurux9067
      @manaalqurux9067 2 ปีที่แล้ว +1

      Instagram hada so arki lahed sas mad dhahden 😂😂😂asag ma ahn wxa so dhigay hadyada wa rux kle

  • @narimiinabdullahi5518
    @narimiinabdullahi5518 2 ปีที่แล้ว +21

    Alaha unaxaristo waxa cawa naga baxay wariyahi ugu qali sana an marnaba la ilawi donin abdilcasis alaha siyo naxaristi sa🤲😭🤲😭🤲😭🤲

  • @barwaaqoyusuf5442
    @barwaaqoyusuf5442 2 ปีที่แล้ว +16

    Cawa dadaki xagay qabteen adan iyo amiirab ana ugu horeeyaya yaab😍😍😍😍amiira wilkeen asiima idhunko inbtigay qali wan ilashadaye

  • @umusalammuse4916
    @umusalammuse4916 2 ปีที่แล้ว +31

    Rabi haysku kiin sakhiro adiga iyo xaajigaaga o haysku kiin soo celiyo inshallah Ameen Yaa Rabi

  • @ummhaneen7401
    @ummhaneen7401 2 ปีที่แล้ว +5

    Adna wanadaan iga gaarsee yaa amiira
    Adna abaayo allaah swt ka cabso
    Dharka aad xiraneyso ha ahaado mid aan jirkaga mo qaaneynin
    Hada tarxada ku xiran tintada wey mooqataa madownanteeda ma wanagsana allaah ka bacdo

  • @rolaothman7700
    @rolaothman7700 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha alah amira qurux qalbi wacan ninki ku hantiyaa aduun hantiyay amira you are humble and smart you should always be like that 🙏💜

  • @suubansmile9388
    @suubansmile9388 2 ปีที่แล้ว +9

    Maancha allah xataa hablaha aan kala tagno ma goyno dumaashi mcn wiilkena noo dhunko eedo soo bar baar

  • @Queen-fu9bi
    @Queen-fu9bi 2 ปีที่แล้ว +11

    Mash allah tabarakllah amira qurux allah ku dayo ilmahaga idhunko abaayo

  • @hanimuhumed8160
    @hanimuhumed8160 2 ปีที่แล้ว +19

    inta asiim cidiisa ah oon jeclayn amiira qurux inay ina dhaafto like saara saan u jecelahay waad yaabee

  • @nooranoor784
    @nooranoor784 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu guurkeeda ugu horeya ninkay guursto waliged ma ilawdo hady ilmo isku dhalaana kaba si farxd badn mnshalha amiira wllshayeey xaajigaagi ku labo naagtu gursady ada ka horeyo ka muhiimsan illhy xaajiyda ha ino daayo qar khayr qabna hanoga yeelo ilmhana allha inla koriyo ha ino wanjiyo

  • @mohamedelmi5575
    @mohamedelmi5575 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Amiira qurux hor usoco video yashada wa inan fiirsno

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 2 ปีที่แล้ว +9

    Amiira labadaan bari makuu bogin farxadaada zaaid waaye reer xididkaana waaka dhamaan la 'adahaye xiliga xalwo cunoow lee isoo qabo Illahay hakuu siyaadiyee

  • @aishaabdalla656
    @aishaabdalla656 2 ปีที่แล้ว +2

    Smirk 😅😅😅sikala uqoslosa see cml abyo masha allah farxada allaha kuu siyaadsho😘😘

  • @fadumoismail9092
    @fadumoismail9092 2 ปีที่แล้ว +34

    Waxan rajeenayaaa inaad iadeerkay iskuu noqotaan ilamahaa kalaa abahaa maa wangsanaaa waxaan kugu duceeyeey nuunuugaa abihii inshalahaa ❤️❤️❤️❤️♥️🤍💚❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

    • @muna4224
      @muna4224 2 ปีที่แล้ว

      Ilaha kuma celiyo ninki laha naya ado qawan ku so dhigaya subxanalah

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +11

    The one N only QueeN 👸 amira keep it 💯 sis

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +16

    Manshallah 😍 amiira qurux waa la soo alkuntay waa no shegtey qosol ayaa nogu shegtey qosolkaba hilo gal 🤣❤👌✌

  • @caaishoxasan5974
    @caaishoxasan5974 2 ปีที่แล้ว +50

    Amiira maku bogin ayantan wiilkeyga ayeeydiis iyo edadiis ka bixi la,aday Ex husband isku laaban rabtiin miyaa wilkada abihiis 🙄🤣🥰

    • @amiramoha7053
      @amiramoha7053 2 ปีที่แล้ว +8

      😂😂😂😂 Maxa ka fiican Haday isku labtaan Ana azim edadiis ayn ahay 😘😘

    • @hanimuhumed8160
      @hanimuhumed8160 2 ปีที่แล้ว

      @@amiramoha7053 wax ka fcn ma leh

    • @ayaanabdi2626
      @ayaanabdi2626 2 ปีที่แล้ว +1

      Mcha alah udhaha wabay isku labtene

    • @ugbaaddiamond6244
      @ugbaaddiamond6244 2 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahay dhexdooda maslaxad hadhigo hana isku socesho waa riyo qurux badan wayao gabdhan yar uma qalanto Kelinimo sidokale wiilkayar uma qalmo aabo la aan inuu koro abahana uma roona in ilmihisa uu ka fogado wax Dana uguma jidho midkoodna

    • @umuaishamaxamedmaxamed2802
      @umuaishamaxamedmaxamed2802 2 ปีที่แล้ว

      Walle waa iga qoslisey hhhh

  • @adoontiallen986
    @adoontiallen986 2 ปีที่แล้ว

    Amiira cadey Marka ilkaha xiratay folxume noqotay Ayado cadiya ogaaye markasto I love you abyo hore usoco❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

  • @feyruzqasimmaxamed2730
    @feyruzqasimmaxamed2730 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah Farxada illahay haku ziyadsho baayo

  • @الدأعيهرحمهنوره
    @الدأعيهرحمهنوره 2 ปีที่แล้ว

    Edadi manay aheen walalky caruurtu dhalo wllhy rerxamer somaligiiba waykuciyareen

  • @murtimadadaalo5937
    @murtimadadaalo5937 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow miss amiira waan kusalaamay keep going

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha ma queen sister amira qurux woow farxad kunolow abid ♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @naazliabubakar8349
    @naazliabubakar8349 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah abayo allah haku xafido👑❤

  • @farxiyokiin6639
    @farxiyokiin6639 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah abaayo keep going 🥰 💖

  • @fartuunmuhudiin642
    @fartuunmuhudiin642 2 ปีที่แล้ว +1

    First Amiiraay ❣💯🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @Dajiya001
    @Dajiya001 2 ปีที่แล้ว +6

    Inankaan eedadaa u ahaa ii dhunko dumashi🥰💋

  • @rukiawarsame4794
    @rukiawarsame4794 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkas iyo cidisa yey kusasabanin wilkagq kudhawad sanad jira intas kaliga ladalan dhaceysay cidne kuma so firin intas ayeyo iyo eda inte kumaqnayen bal hada le mey dhashen wa yabe marka isku filnatey kuwali raban

  • @maysuuncumar3108
    @maysuuncumar3108 2 ปีที่แล้ว +6

    Wiilkayga azim cade ii shumi😘

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaaha abaayo qurux iyo Adnan

  • @nawaalnjama8396
    @nawaalnjama8396 2 ปีที่แล้ว

    Amiira waxey dhahdhey qofka umaleyneysin ma ahaan gabadha mashqulka Ka dhaafa

  • @albahussein5115
    @albahussein5115 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayyyyyyy Amiiro Caawa qosolkaan waa badalnyahay anaga Calool xumaan kuu Haynaynaa intaas waa kugu xiranahay News Mobile Farantiga Naga daba gee Hee😂😂

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah caadi maahan keep going

  • @kowsarkiin805
    @kowsarkiin805 2 ปีที่แล้ว +4

    Amiira go.an yeelo sistarey ninkas loserka hakunoqon o nagaha badan lkn san arko raja kaga jirta ada cafimad ka og abay

  • @ruuxiruun1853
    @ruuxiruun1853 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh wan furay amiira sanaa intaan haddad so gartay wa war jeceshahy lagu lahaa waayahay wey no talaa ado dhirir badan sida aniga

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ee walaashay horey usoco

  • @filsanshaaciyedesigner1171
    @filsanshaaciyedesigner1171 2 ปีที่แล้ว

    Manshaallah tabarakallah saxaaf mirayada ka arkay

  • @raxmajamac8793
    @raxmajamac8793 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo muusiga naga daa pls waan ku jecelahy ee iga daa muusiga ma jecliye

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 2 ปีที่แล้ว

    Maaash allh

  • @zeinabibrahim6080
    @zeinabibrahim6080 2 ปีที่แล้ว +5

    amiiroy inta hada sogarte waa warjacashahay markad dahday wanisku qosle😅😅

  • @qadroaadan9362
    @qadroaadan9362 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaha 🥰🥰❤❤cajeerda saxa wahna😜😜😜

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah farxadiina Illahay ha idin Ziyadiyo

  • @zabnabintucabdi3868
    @zabnabintucabdi3868 2 ปีที่แล้ว

    Amiira qurux keep going abayo

  • @manaal3968
    @manaal3968 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ☝️❤❤❤🏃‍♀️

  • @ikranabdirahman4157
    @ikranabdirahman4157 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiira wa nacaysay hhhh wa war jeceshy adile kow ka eh vaar kana wa ujeda hhh farantiga hee...😅😅😅

  • @marwobishaaro3795
    @marwobishaaro3795 2 ปีที่แล้ว +1

    Xppti ana uhoreya👏 love you Amira

  • @sabrinmahamud5594
    @sabrinmahamud5594 2 ปีที่แล้ว +1

    First🥰luv u sis

  • @yasmiin1993
    @yasmiin1993 2 ปีที่แล้ว

    intas hada sogaarti waa war jeceshahay amiro wlhi waan iska kaa jeclahay vediyowkasto waan dhamesta

  • @xayaatjaamac8620
    @xayaatjaamac8620 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh hambalyo wll qaali

  • @fadumoismail9092
    @fadumoismail9092 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaha mashalaha ❤️❤️❤️❤️ my sister

  • @raxmajamac8793
    @raxmajamac8793 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah amiira qurux

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 2 ปีที่แล้ว

    Ninki miyaa isku noqoteen

  • @ayubbeast5921
    @ayubbeast5921 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllllah

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 2 ปีที่แล้ว

    Amiiro sana nogale miya waa war jeceshahy hada halahan sogartay kulaha markle video ma dhameysanayo😄🤣

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 2 ปีที่แล้ว

    M,a m,a m,a adna maseer lee mii😂😂😂 madaama iskorkii jabiday,
    Team Adna hor 🤣🤣🤣
    Team Amira kor🤣🤣🤣,
    Amira🧜‍♀️🧜‍♀️🧜‍♀️, Adna👸👸👸 Salaaman.

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xbbti keep going qali

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 2 ปีที่แล้ว

    Wwwwww pppppp nice masha alha ilahey haku xafdiyo xabibti ❤💋👈

  • @shariiff114taano4
    @shariiff114taano4 2 ปีที่แล้ว

    Haaska king ck mustaqbalka dhow is guursaneyan insha allah

  • @umadaahirumadaahir175
    @umadaahirumadaahir175 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo

  • @fiidowweyne9488
    @fiidowweyne9488 2 ปีที่แล้ว +1

    amiira qusulkaa iga dhameys walahi caawa saa uqusoshay farxad aa kaa muuqatee naga daba geey yaaqee 😂😂😂

  • @zamzamaxmad4432
    @zamzamaxmad4432 2 ปีที่แล้ว +2

    Gif tigi iyo casuumada dumaashi ma fahmin hala iisharaxo

  • @zahiiraabdallah5813
    @zahiiraabdallah5813 2 ปีที่แล้ว

    iPhone 14 mar dhaw filo 😍🥰🥰

  • @ramlacraxamn4672
    @ramlacraxamn4672 2 ปีที่แล้ว

    Naa waxan doqontaa yaa iga aamusiiya tolow ee strssku waalay

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allsh👍👍

  • @shaaficiabokor4449
    @shaaficiabokor4449 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว

    Cafimd kucun mcney🥰🥰🥰

  • @sacdiyostar8743
    @sacdiyostar8743 2 ปีที่แล้ว +2

    Waankusalaamay amiiro

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha'allah

  • @lovemeifyoudare7778
    @lovemeifyoudare7778 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka rafaadka lala soo maray markoo duurka maray moo soo macaaday easy gaas hakuso celin 😂😂😂😂😂😂

  • @ady426
    @ady426 2 ปีที่แล้ว +10

    Amiroy kas hada ku noqoti wale dhadhan aya thy wale 🙄

    • @dreamgirl544
      @dreamgirl544 2 ปีที่แล้ว +3

      Bahdli ween waye wlhi nin shale kala dagten naag so dhig dhigayo hadane gu qorayo xaaskey mcn 😏maa inta cafiyo gulawana no way bahdil ween waye wlhi

    • @susuhenna6975
      @susuhenna6975 2 ปีที่แล้ว

      @@dreamgirl544 mxaa uku qoran abyo ninkeeda hore

    • @kowsarkiin805
      @kowsarkiin805 2 ปีที่แล้ว +1

      Goan maleh abayo

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 2 ปีที่แล้ว

      @@dreamgirl544 maxaa ugu qoran nh

    • @ady426
      @ady426 2 ปีที่แล้ว

      @@dreamgirl544 ha wlhi miskiin wye amiiro kas wlhi malinba nag ayu wata so dhiga😭

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว +3

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕🧡💕🧡💕🧡💕🧡💕

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah cfmd kucuna

  • @maryanabukahasan741
    @maryanabukahasan741 2 ปีที่แล้ว

    Ninka ey hada aroosi rabto walalshiis waye yaah kkk

  • @c.casiisabdalla8395
    @c.casiisabdalla8395 2 ปีที่แล้ว

    Abayo amira luuqa Gmail aa codsi kasoo dhiibte ee iifiri abayo

  • @keep9815
    @keep9815 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء لله حلو

  • @kooshdul
    @kooshdul 2 ปีที่แล้ว +1

    Dariska Yurub iyo Soomaaliya
    th-cam.com/video/WlUakAbBV_Q/w-d-xo.html
    Dariska Yurub iyo Soomaaliya
    th-cam.com/video/WlUakAbBV_Q/w-d-xo.html ' vc

  • @salmoaxmed2363
    @salmoaxmed2363 2 ปีที่แล้ว

    Amiiro ilmah adno naga daa sabbro ah janalkedan ku nacnay

  • @qadroqaali7436
    @qadroqaali7436 2 ปีที่แล้ว

    Farxad igu nolow mcnto

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 26 วันที่ผ่านมา

    💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @luulhagio3866
    @luulhagio3866 2 ปีที่แล้ว +8

    Amiiro io ninkeeda wey isku soo noqon rabaan yaa illa arkey😁

  • @beautifullady2819
    @beautifullady2819 2 ปีที่แล้ว

    Walaley mxa laqelinee dagaha ibujise bee😂😂

  • @safiyomohaz
    @safiyomohaz 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep going

  • @muniiraabuukar6781
    @muniiraabuukar6781 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @asmaayusuf6404
    @asmaayusuf6404 2 ปีที่แล้ว

    Wiilkada Somaliyan u maleynayee ma itobiyanbaa mugoo allaha kuu barakeyo 😂😂😂😂

    • @indhouroon5649
      @indhouroon5649 2 ปีที่แล้ว

      Somali weeye ee canjeerada itobiyanka lee lagu casuumay caadi iska Dhiif😬

  • @marwaaadan9122
    @marwaaadan9122 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiira iPhone iska tuurtay isii habo mcn 😭😭😭🙏🙏

  • @shimali761
    @shimali761 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @yasminadan3125
    @yasminadan3125 2 ปีที่แล้ว +1

    Atoraha mala heshisay dumashi an maqle😄

  • @zey1822
    @zey1822 2 ปีที่แล้ว

    Amira ninkagi ma iskulabaten

  • @casalyusef8666
    @casalyusef8666 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkii maa ku noqoty

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 2 ปีที่แล้ว

    Amiira mobelka hadiyada aawi

  • @umuaxmedcabdallah8968
    @umuaxmedcabdallah8968 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigana asiim edadisan ahay iidhunko

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 ปีที่แล้ว +1

    Amira ma is aroosna xageensa kaasoo qabta

  • @siyoliinaofficial7553
    @siyoliinaofficial7553 2 ปีที่แล้ว

    Waa idin barin 1k subscribe igar siya iniga aay igar sii mart tiin😭😭😭😭😭😭😭

  • @nimciizhfaraxzan8940
    @nimciizhfaraxzan8940 2 ปีที่แล้ว

    Amiiro mobelka kale intee loo gamay kkkkkkk Somali aaaa e😄

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +4

    Shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi subescrib 😂

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud5532 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @farhanjunior7431
    @farhanjunior7431 2 ปีที่แล้ว

    Edada hanala baro amiira