SOMALIA waakana gurigii aan ku dhashay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • CODSI: INTA RIIX to SUBSCRIBE CHANNEL KEENA CUSUB / @maryamandmohamedshorts
    --------------------------------------------------------------------------------------------
    Follow us:
    TikTok: Nolosha.Farxadeeda
    IG: Nolosha Farxadeeda
    FB: Nolosha Farxadeeda / noloshafarxadeeda
    -------------------------------------------------------------------------------------------
    ASC, ku soo dhawaaw Nolosha Farxadeeda. Channel kaan waxaa daadihiyo Mohamed iyo Maryam. Waxeeynu nadhahay lamaano ku nool wadanka Mareykanka kana soo jeedo Somalia :)
    Nolosha Farxadeeda wuxuu ka hadlaa sida loo dhiso guri dhameeystiran, waxa kale oo aan ka hadalnaa waxbarasho, aroos, jaceel, wada noolaasho, Talo bixin, iyo arimo kale oo taabanaayo bulshadeena Somaliyeed meel walbo oo eey joogaan.
    Insha Allah waxaan rajeeyneynaa in aad ka faaiideysi doontid.
    Hadii aad heeyso talo fadlan nala wadaag, comment ga noogu soo qor ama inoogu soo dir emial kaan Noloshafarxadeeda@gmail.com
    Hadana --------SUBSCRIBE
    Hi guys, welcome to Nolosha Farxadeeda. We, Mohamed and Maryam, make family videos where we talk about some struggles that our Somalia community goes through day-to-day life. We also touch subjects such as education, living in harmony with your spouse, save money, etc
    If you have any question or suggestions, please let us know in the comment section :)
    #NoloshaFarxadeeda
    #NoloshaFarxadeedaShorts

ความคิดเห็น • 109

  • @soosabd7986
    @soosabd7986 ปีที่แล้ว +11

    Gabadh kasta oo somalia saas inay u faraxsanataa u rajeyna ayaga ilaahay ha u siyaadiyo 😍😍😭😍😍😍🎉🎉🎉

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allaah laakiin waxaa ka sii fiican adigoo af soomaaliga yaqaan oo caruurtaadana bari kara. Ingiriiska ma aha afkaaga hooyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa Allah walashay maryam, am so happy for you and I can see how proud you are for visiting your grandfather house and where you born, Alhamdulillah, you are so lucky to get this golden opportunity sis😊❣️

  • @darishore814
    @darishore814 ปีที่แล้ว +2

    Farxadaas Sidaas kuu badashay meel kle lagama helo only In xmr that’s how I felt when I visited there Masha allah

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah Allaha idiin xafido dhismihi hore wax kafiican majiro anigaba markaan wadanka tago waxaan adaa xafadaan kusoo korey dariskeeni hore ayaan soo booqdaa inkastoo dad badan kajoogin hadana markaan soo boqda ayaan dareema in aan wadankeygi hooyo imid farxad gurigeni in aan leenahay ayaan mooda dadki naga gatey hadey iibinayaan dib ayaan ugu iibsan lahaay Allahayoow wadankeena Amaan nooga dhig

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 5 หลายเดือนก่อน

    Ma Sha ALLAAH

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 ปีที่แล้ว +6

    MasshaAllaah,runtii waxaa tihiin lamaane aad isu qadariyo oo ku dayasho mudan guuleysta.

  • @aasiyamaanka7469
    @aasiyamaanka7469 ปีที่แล้ว +5

    I love it, the way to express your happiness, and i am so happy to you ❤❤ great couple

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 ปีที่แล้ว

    ManshAllah tabarakallah .Good souvenir long ago waaa bless 😊

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah, waa farxad aan la koobi Karin Guuleeyso & tariikh.

  • @haninora533
    @haninora533 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah😊 ka faa ideysta waqtigiina inshallaah ☀️🌻✨❤️🇸🇴❤️

  • @نوريوعدن
    @نوريوعدن ปีที่แล้ว +15

    I am coming to see Somali inshallah Next weeks after 21 years

    • @NadifaaliAli
      @NadifaaliAli ปีที่แล้ว +2

      Your welcome 🇸🇴

    • @anasmohamed7808
      @anasmohamed7808 ปีที่แล้ว +2

      Welcome back to your home 🏡

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 ปีที่แล้ว +1

      Lagaama laha lagaamana xigo
      Home is best u coming home back.

    • @mhassan9288
      @mhassan9288 ปีที่แล้ว

      I found you will feel something that cannot be explained when you touch down..motherland

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaaraka allaah
    Alxamdulilaah alshukru allaah

  • @ahmedmohamoud3974
    @ahmedmohamoud3974 ปีที่แล้ว +2

    Wow, you are so lucky to see where you were born. Congratulations

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah shangaani waa xudintii xamar cadey ilaahay ha xifdiyo ilaahow nagu celi

  • @saidali7233
    @saidali7233 ปีที่แล้ว

    Happy nice holiday ku raaxaysta muqdishu allah ha idin ku badbaadiyo

  • @makohersi5856
    @makohersi5856 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah macalin mohamed.

  • @mohamedilyaas2773
    @mohamedilyaas2773 ปีที่แล้ว +1

    maryan cadeey, ninkii dadaalo xaaji cabaas waa gaaraa,allayraxma,awoowgaa xaaji cabaas, allaha idiin barakeeyo,.

  • @bastinojeylani711
    @bastinojeylani711 ปีที่แล้ว +1

    We used to eat qoono from this tree, xasuus dheeraa na giliseen wwaalidiinta dhamaan Allah hau naxriisto aameen

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق ปีที่แล้ว

    waa idin salaamay maxamed iyo marayan masha allaah nasiib badan tahay

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah my sami iyo dumashi allaha idin xifdiyo ❤

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +1

    Mogadishu xamar cadeey we loving it ❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 ปีที่แล้ว

    ManshAllah tabarakallah strong tree 🌲

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa dagan ma kireysteen Mise way Ku habsadeen
    Akhiro warbaa jiro

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 ปีที่แล้ว

    Mashallah reer shingani I remember xafadena shingani ❤

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah abaayo Maryan wax lagu farxo weeye gurigii awoowgaa adna Aad ku dhalatay Masha allaah it’s very beautiful and big house. Haye Maxamed adna maadama Aad tiri geeley baan ahaan jirnay xiradii ama geedkii aad ku hoos dhaltay soo booqo kkk kaftan weeye intaas laakiin almost 40 years ago geedkii aan ku dhashay hoostiisa baan soo booqday last summer

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +4

    Manshalah😍shangani xamar wayne xaafadahi shidnay magalo faras magalo 😊😅xamar ❤

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 ปีที่แล้ว

      Aaheey old is gold.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    Subxaanlaah
    Guri reereed ayaa ganacsi loo badashay
    Islaamna waa la sheeganaya
    Wal ciyaathu bilaah

  • @sulthansuhith
    @sulthansuhith ปีที่แล้ว +1

    Wow masha Allah 🥰

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 ปีที่แล้ว

    Maasha-allah guriga waa xasuus iyo taariikh.
    Qoonaha af engriis waxaa lagu dhahaa doum palm.
    Beledwayne ayuu aad ugu baxaa.

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ❤ yaa degen hada.

  • @idilomar3051
    @idilomar3051 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah, Allahumabaarik 😘

  • @sophieh.o.a127
    @sophieh.o.a127 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Tabaarakallaah waa xasuus aan la ilaawi karin 🎉 🎉

  • @maryamahmed3136
    @maryamahmed3136 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baba Cabas May Allah grant him the highest levesl of Jannatul Fordowsa Ameen

  • @anwarahmed5342
    @anwarahmed5342 ปีที่แล้ว

    Geel jir wax ka fiican male Maxamadow, nebiyada badigood waxay ahaayeen xoolo jir
    معظم الانبياء عليهم السلام كان يرعوا الاغنام

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว +2

    It's beautiful I love these old houses ..shame about sectioning it into small flats it would've made one grand house. I believe these houses were made of stone so explains their durability ..they're structurally very strong. I read also that coral was used extensively as a building material. If it was whitewashed and had carved doors(like the houses of old in the historic areas of Xamar) roof terrace with a makuti thatched roof and coconut palms it would look like Lamu or Zanzibar in no time.

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah family kaftan badan noolaada❤

  • @Mahad-ih6ge
    @Mahad-ih6ge 10 หลายเดือนก่อน

    Somali keeda ma fahamyo wu igu adagtahay

  • @hamdixariiro8996
    @hamdixariiro8996 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah meshad ku dhalatay hadiba aragtay meshan ku dhashay wa qoryoley 21sano ka hor aya igu dambeysay I was like 5to6 year's lkn ma tagi Karo cabsi cabsi waye meshas😂😅

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @farxaanyuusuf
    @farxaanyuusuf ปีที่แล้ว

    mansha allaah ❤❤❤❤

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว

    Mashallah haaji abaas

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 ปีที่แล้ว

    Sarta xaaji cabaas, masaajidka shariif saadat, maxaan ku dukuday

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of ปีที่แล้ว

    Waa. Guryo. Gaboobay
    Waana. Khatar

  • @Edebsan444
    @Edebsan444 ปีที่แล้ว

    Mashaaalh tabaarakalaah family

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว

    MAASHA. ALAAH. YAAHELIKARO. MEESHA KUDHASHTEY. ANIGA. WAABARI KUDHTET😊😊😊❤❤❤

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah ❤

  • @cabdinasir0981
    @cabdinasir0981 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah, unukane waa kula faraxsanahay 😄😄👍👌☝🤲

  • @mohayaasir1812
    @mohayaasir1812 ปีที่แล้ว

    Woow amazing i love that

  • @fardowsohasan744
    @fardowsohasan744 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @fartunabdirisaq144
    @fartunabdirisaq144 ปีที่แล้ว

    Msh allh familyga an iska ieclhy

  • @Qaali-ts4ke
    @Qaali-ts4ke ปีที่แล้ว +1

    Qoono mirihiisa ayaa la dhahran Geedkana waxa la dhahaa Baar.heesta baarti muuqa dheereeyd bartkediyo Balad Wayney ku nooshahay mamaqashay? BELEDWEEYN AAD UGA BAXAA GEEDKAN❤❤

  • @luulgaaid5542
    @luulgaaid5542 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @abdirazaqabdulle5467
    @abdirazaqabdulle5467 ปีที่แล้ว

    Mashallah Hajji Abaas was one of richest men in Shingani.

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 ปีที่แล้ว

    Gurigaga lugugu Dhalay Ina boqatid wax ka Farxad Farxad badan jiro majiro wa laga hubaaa waligaa Dareen Farxad buuxdo Ayuu watay

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah tabaarakallaah xabiibti waa hanti maguiraan…. Maxamed noosoo sheeg gobolkee ku dhalatay adne

  • @naimodahir8761
    @naimodahir8761 ปีที่แล้ว

    Mashallh ❤

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 ปีที่แล้ว

    Mashalahu

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu ปีที่แล้ว

    Ma la idinka taabsan miyaa?

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 ปีที่แล้ว

    Woooow masha allah

  • @kowsarmohamuud7930
    @kowsarmohamuud7930 ปีที่แล้ว

    Hhh maryaney ana ka nasb fcn gurigi aan ku dhashey ayan wali joga i thing marka ka tago ina uxisi dono

  • @zahroabuukar8585
    @zahroabuukar8585 ปีที่แล้ว

    Maash allh

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 ปีที่แล้ว

    Ayy good memories❤❤❤

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 ปีที่แล้ว

    Lafahii hore Lee yaaqana qoone

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 ปีที่แล้ว

    The tree could be palm.

  • @lalakids907
    @lalakids907 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️

  • @amiinabdulkadir7844
    @amiinabdulkadir7844 ปีที่แล้ว

    Maxamed wa no dhumatay ila geelay aya aheyd maryan wa asal ka shifuu kkk

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 ปีที่แล้ว

    Anaa aqaano qoono anaa ciyaal xamar jajab ah

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 ปีที่แล้ว

    MARYAMA GEEDKAAN GEED QOONE AYAA LA YIRAAHDAA💯🔥✅🤣😂🤣😂

  • @fartunhussein5935
    @fartunhussein5935 ปีที่แล้ว

    Kkkkk masha allah

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 ปีที่แล้ว +1

    Wlh Aniga waaan yaabey Af,soomaaligii waaa dhumey 😂 hadey iyada saan tahy ilmaheeda maxaa lagu eedi doo naaa 😂

  • @luqmaanahmed3308
    @luqmaanahmed3308 ปีที่แล้ว

    Please maryama and mohamed gurigaan mesha kuyaalo shangaani itilmaama aniga jecel inaa dagaa rabi lahaa rer shangani ahay .Please intaas iga cawiya

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 ปีที่แล้ว

    Nin jeeda Af,kiisa hooyo ayuuu ku hd looyaa lakin iyada waaan layaa banahy 😂

    • @aishaahmed5803
      @aishaahmed5803 ปีที่แล้ว

      Ayado 1 sano jirto ayaa Somalia laga waday sidey sheegty

  • @fatimanrunabonini9748
    @fatimanrunabonini9748 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq ปีที่แล้ว

    Asc walaashey hadaan su'aal ku weydiiyo X Cabaas odeygii ganacsadaha miyaa Shirkadii Rayaan ka mas'uul ahaa wiilkiisa Caydaruus ayaa uweynaa sidaan filaayo

  • @deqamohamud9804
    @deqamohamud9804 ปีที่แล้ว

    Awoowga taajir buu ahaa guriga waynidiisa ka dareemaya weliba isagoo xili hore dhistay😅

  • @darishore814
    @darishore814 ปีที่แล้ว

    Magaalka ina na tustaan Aya fiicned ama maxamed kamerada kaa qabto

  • @boqolcabdiraxmaan5999
    @boqolcabdiraxmaan5999 ปีที่แล้ว

    Shangani i am sorry

  • @binthassanhaji8369
    @binthassanhaji8369 ปีที่แล้ว

    Mohamed gaaljecel miyaad tahay bowe❤

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤🌹😇💐

  • @naimayusuf9563
    @naimayusuf9563 ปีที่แล้ว

    masjidka ugu duqsan east africa aaa ku yaalo shangani so booqo, building ga hada dhisan aa waxa laga hoos helay masjid kale.

  • @naimayusuf9563
    @naimayusuf9563 ปีที่แล้ว

    3 da geed akteeda ma ku dhalaty mase 5ta geed ee aheed, shangani waa meel fcn.

  • @yaaasmiinyaasmiin-xw5hy
    @yaaasmiinyaasmiin-xw5hy ปีที่แล้ว

    maxa ed mj maa tahay calisaleeban ama crise maxamuud ka kismaayo dego

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 ปีที่แล้ว

    Geedka guriga hortiisa kabaxaayo waa qoone ama qoono ama baar.

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 ปีที่แล้ว

    Still u family own ir someone else?

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  ปีที่แล้ว +1

      Yes we still own it

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 ปีที่แล้ว

      Masha Allah it’s a big house pls don’t sell it Shangaani is good place we will come back our houses one day insha Allah.

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 ปีที่แล้ว

    Manshalah xusuus dadkii soo qaxay aa idinka dagay miyaa waa lakala googooyey aa la ijaartay miyaa xaqa alaha tuso umaddaan guryaha islaameed dagan

    • @fadumosahra734
      @fadumosahra734 ปีที่แล้ว

      Intee u wadaa maxaad ka ogtahay in ay ka ijaarteen oo heshiis ku yihiin ma iyadaa kuu dacwootay

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤❤