Koley aniga ahaan waxaan la qurx badnaada marka nin kala tagno waqti isgaliyaa iyo qarash niyadaan dhistaa si aan ugadmo alx wana ku guuleystay ilaa laysku keey dagaalo walhy caasho qurux guuleyso@@Cadnanyare36
Ninka aqtiisa lagu dhibanyahy yaa ka qurxoonadaa That is why ayey u qurxonataa Marka la Soo furo bcz dhibkii ayaa ku nasatey faarax marbuu haduu hunyahy aqtiisa mood mooyee Nuur mataalo
Sas bay u qurux badanahay hada nahay dumarka somaliyed lakiin raga na guursaday aynu guriga u joognay aynu quruxdeena u hibeynay nama arkaan marka ka tagto ayey arkan quruxdeena walaalkey
Markii nala furo waxan u qurux badnanaa balayadii nagu dheganeed ayan ka rey sanaa😊
casha maasha Allah illah ay ha kaqabto cadow nin ka wuu mi ser san ya hay casha guul leey så ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aisha yar qurux badan ❤baan wadana iga wlle
Aisha farxadeda io quruxdeda buuka naxay esixir mahin😂😂😂❤❤❤❤
Aisha la jiraaaa wlhi ❤❤
caasha queen ayaan la jirnaa
quruxbadan
Casho gulayso abayo❤
Aisha ❤❤❤❤❤
SUBXAN ALLAH
Waxay karaysaadaaa Niyaad jab war xumada qaylada buuuqa ayey kanasaadaaa
Casha Masha allha illah ay ha kaqato cadow nin ka wuu mi ser san ya hay casha guul leey sa❤❤❤❤❤❤❤❤ keep going qalbi wngsn
Marka nala furo waxan u qurux badnana maskaxda na dagtaa buuq ban ka nasanaa 😂😂😂😂
faarax luga baasto maseerbaa ladhimanrabaa
Wilasheen caydaa noga dayaa wah❤Love
Asha.guul abayo wayo waxaan laqurubanaana waan idinkaraysanaaa
Aisha guuleeyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nimanka xasidnimada idunku jirta ayaan uqurxanaana kkkkkk
Gabar nin fiican qabo maba foolxuma stress bay kaso baxday naag quruxbad naata hada aragto casho ban wadana qofkan ilmihisii dayacay marabnee 😂😂😂😂
😂😂😂😂
Run iga dheh
Koley aniga ahaan waxaan la qurx badnaada marka nin kala tagno waqti isgaliyaa iyo qarash niyadaan dhistaa si aan ugadmo alx wana ku guuleystay ilaa laysku keey dagaalo walhy caasho qurux guuleyso@@Cadnanyare36
Waa masayrkiina ayaa idin tusaya ee waligeed saasay u qurux badnayd
Yes I support Asho😊😊😊
FAARAX GABAR QURXOON HADU ARKO WABAAA SAA WAABA MID MAR MARSIIYO UHAYSTA WADO UHELAY UF CAASHO NOLOW ABAAYO QURUXEEY❤❤❤❤
Kkkkkk wlle isares lata waye😂😂😂❤❤❤
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂caasho queen 👑 kaas haku noqonin yu ku sir siranin ina dhibaatoto jecel yahay wa cadowgaga iska ilaali
Masha’Allah Asha quruxda Hooyaded iyo raxweyn bay ka keentay, inla Kala jeexad mooda
Caash horey u soco awalbaa kaas ilmihihisa gaalada siiyay awalba faido malahayn isagaaba saaxir u eg
Waaa laga raystaa. Ninka
Waa cadaw ninku waxa uu u quudhi la yahay Quruxdeeda nolosheeda
Ninka aqtiisa lagu dhibanyahy yaa ka qurxoonadaa
That is why ayey u qurxonataa Marka la Soo furo bcz dhibkii ayaa ku nasatey faarax marbuu haduu hunyahy aqtiisa mood mooyee Nuur mataalo
Faarax baa lagaraystaa buuqisa 😂😂😂
Caasha Qoor dheer Quruxda way u dhalatay
Caaasho❤❤❤❤❤❤❤
Stress nimanka oo laga reestay lee quruxdeena badiso
Horay usoco walalkey❤
Gabdh gasta wey gurux badan 😅. Lakin wa la iniga qariyey
Xornimey heshay shilinkaad dhaquuleyseen bay ka raystee weyshaqeysteen wey is qurxiyeen gacanteey isulatageen cream iyo is nadaamin
Walal mar walbo gabdhan lajira waxa ay laqurux Bataan waxa kadhamaday istareski iyo fikirka
Ninka shaqo iyo stress le waye
😅😅😅😅😅😅😅😅
Dee buqa io.stress ka farax baka nasany😂
Xalimo ma buuq badne dhibka adinka wyaa😂💔
Walaxuroobay❤😂😂😂
Walaalkay gabadhu kamayhadal wilashiin eewaxay kahadashay ninku marguu gabadh uu furo ayuuna rabi inaay waxa qabsato
Waxa fiican ayey sameysay casho
Casho la jiraa kaas waa qeyral masuul duqunka
Mashallah caash qurux
Stress free
Casha viva nolow
mar walba wan qurux badanahay lakn idinka dayusa ah oo xasaskina indha uhayninba markan idinka tagno ayad so bararugtan asa kubabaxsatan marki laidin furo mxa u qurux badnaatin
Markad nala jogtan mel kale aya no cad mia 😂
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Sas bay u qurux badanahay hada nahay dumarka somaliyed lakiin raga na guursaday aynu guriga u joognay aynu quruxdeena u hibeynay nama arkaan marka ka tagto ayey arkan quruxdeena walaalkey
Asgaa ayaa daryeel laa an kohysata nh 🤣
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Horry usoco wllo
Caaishaay wixii ku soo maray ka maydho
Adhibkiina la idinka raystay kkkk
Nio naga xishood wax wayn ayaan kaa filaynee Waa maxay madhaxni
Hhhhh😂
Casha qurux
gabadha miskinta ah daayaa ragow
Casha qurox ayan wadana miskinta waki adunka kuso yareyay Yurban kunidhi
❤❤❤❤😂😂😂😂❤
Aisha guuleeyso✌️✌️✌️✌️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️⭐⭐⭐⭐⭐🌺🌺🌺🥇🎈
Asha
Ninka laga nastaa
SAS u qurxanaatin mia
Qayladiisa iyo murugtiisa bay karaysataa
Cadaabta uuninka kuhaayo ayey kareystaan
❤❤❤❤😂😂
Gabadan halugoynina ee ilamheda ka cawiya sidey kuso ceshan lahed
Nimanku yaga gabdhaha foolxumeyah
naag areeba ah oo ilmaheeda laheysta oo gaala qaadatay oo qeyru jabaan ii oohin mediyaha kuso gashay maxey qabsatay areeba bagaf ah iney tahay cid walbaa aragta
Wuu masayray markaasuu ceeb uraadiyay
Malaha asagaa sixray waxbuu isku ogyahay
Waxba salag le isaga isasa soo qarxiyey 💔😂
😂😂😂😂 Astaqfurallah @@اقبالعبدالرحمن-ص9د
maskaxda udagty😂
Caasha is illaali ukudilay
Rafadka farax ban ka nasanaa
Dumarlaanoow Dahab u soogada Aisha
Soma ahan😂
Ilamahada melaha bay ku Dayacanyihin ayadone melaha ka jasaysa Ciylkeda galada haystooo
Dhibkiina Ka reesanaa iyo jiq jiqdiina
No barbareelen
Marka nala futo balaayo nacunaysay baa naga fuqa gafanaa naga fuqa
Faarax markaad kamaaranto ayuu kugu soo walanaa yaab
Kkkkkk
Caashaan lajiraa
Kkkkkkk
Caasho quruxdeeda waxba ma tareeyso saqraamad
Maxaad u cayaysaa gabadha