Asc wll waxa kuriyoday ano arkayo lo,🐄 badan isbursanayan oo an kabaqan ina wadada goyo sbtoah ina idardaran diday lkn loyasha waxa usocdan lo kalo dhashay plz plz iso fasir Allah kheyr bdn adun iyo akhiro hakusiyo mahadsanid
Asc ustaad waxan kuriyoday ano meel bad leh jooga oo badu ay wax yeelo samaynyso taas oo ah inay kor u boodayso biyaha badu ,kadipna aan xaaskyga gacanta sooqabanayo anoo doonaya inan ka bad badiyo biyaha bada Xalada an ku sugnahayna xaas ayan leeyahy lakin wili gurigeedii ma gayn Rapi haka abal marayo ustad ajar iyo xasanadna rapi haka siiyo
saas haday tahy waxy ila tahay in gawadha aad gursaty laakin adan kugu gaysan waxa macquul ah in guriga ay joogto ay dhibaato ka dareemeyso adiga aad kaso bixinayso
Iyado waliba gel iyo ilmihisa daqayan ayaa ku riyodey ohhh mansha allah
Wlh anigaa kuriyoodo subax kasto markan salatu laylka dukado oo ducaysto wiliba istiqfaar badn sameyo subaxdas hadan hirdada kunaqsato waxan riyo ku arkaa anigoo meel cagaar badan joogo oo wiliba roob qafiif ah da ayo aniga anku tadaburayo nimcada ilaahy naxariistisa wiliba sujuudayo raxmada ilaahy wlh alxmdulilah ajar allaha idin siiyo walalahyga
Mansha allah
❤❤❤
Masha allah wali ma wada salaatu laylkiii
Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha kuu siyaadiyo cilmiga aamiin yaa allaah
Mashaa allah shekh shukran markasta waxan ku riyodaa anigoo meel beer ah dhex joga ama mel duuur duura oo doga
Aniga xata waku riyooday
Mnzhallah alle haka jasaaid siiyo🥰
Mashallah
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Masham Allah shukran
M.a barkallaah
عليه افضل الصلاة والسلام
maqrib wanagsan waa nisalama🤚🤚
Man sha Allah sheekh
Wll hada beer ku riyooto oo beertaasi saytuun un ka baxo saytuunka ado cunaya ad aragto hadana mid kasi wayn ifasir🥺
Manshlh wllo mahadsanid
Maxaala gufasiraa
Asc sheekh wxn ahay wiil dhalinyaro ah oo qur.aanka dadka baro wxn ku riyooday wxn arkey geeed aad udheer oo oo leecay ..ama sii dhacayo .ana wxn sameeyay intoon toosiyay .oo aan quseeyay ama ka jarey intii sare
ayaan sifiican ubeeray .oo aan toosiyay .markaasna aan ku farxey ...
Asc
Wllo wxba lagama maqlaaayo
Anoo akmaraayo kuriyooday
Shiq waxn Ku riyoday Ani iyo ninkeyda o meel barwqo Ku dhax sucuno ad Ugu farxsan
Wad mahadsantiin wllo ee waxad iiso shegta waxan ku riyoday Aaba hay oo ii Aroosaya
Asc walal waxan kuriyooday Anoo daawanaya beer ukabaxaya qari aad uwaaweyn waxaan ahay gabar garoob ah jwb wacan
Shiiq riyadan ii fasir ani iyo dadaa garanayo oo joogno meel beera ayaa nin macalinkena ehe wuxuu noosoo guraa miro aan hore u arag coloerkod waa jaale wuuna macaan yehe waana cuneena maxa waye
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Sheekh fasirada riyayonkaga wax badan Bay kubkala dewan yihiin xata ibnu sirin marka bam ku noqo
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Asc wll waxa kuriyoday ano arkayo lo,🐄 badan isbursanayan oo an kabaqan ina wadada goyo sbtoah ina idardaran diday lkn loyasha waxa usocdan lo kalo dhashay plz plz iso fasir Allah kheyr bdn adun iyo akhiro hakusiyo mahadsanid
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Walk
Wll shugrn 3 Mar waxan kuriyooday anoo uur leh oo beer ween miro kagura Naya waxna beraya leymana qabo wll
Waxan ku riyooday dhul gariir fasirkeedu maxuu noqonaa
Asc walal wxan kuriyoday sariirtaydi jifka la igaxaday midkle laikeenay oo oynayo marwalbo wankaradiyay wan wayay mxa waye riyadas
Asc Wll wxn ku riyooday hal geed o avacado aha midho badan leh o qof leyahay wan idinka iibsnaya midhaha
Single ahay
Asc ustaad waxan kuriyoday ano meel bad leh jooga oo badu ay wax yeelo samaynyso taas oo ah inay kor u boodayso biyaha badu ,kadipna aan xaaskyga gacanta sooqabanayo anoo doonaya inan ka bad badiyo biyaha bada
Xalada an ku sugnahayna xaas ayan leeyahy lakin wili gurigeedii ma gayn
Rapi haka abal marayo ustad ajar iyo xasanadna rapi haka siiyo
walal macnaha xaaska wali lama aqal galin laakin wad mehersaty miya
saas haday tahy waxy ila tahay in gawadha aad gursaty laakin adan kugu gaysan waxa macquul ah in guriga ay joogto ay dhibaato ka dareemeyso adiga aad kaso bixinayso
Waxan ku riyoday ari wadato waxar yar qolkyga jiifka ku jirto &bisad ku dhex jirto borsadayda dharka waxan ka codsna inad i fasirto walalkyg
masha allah waa bisharo weyn
@@fasirkariyooyinka mhdsnid walalkyg
صَلَى ٱللّٰهُعَلَيْهِ وَسَلَمَ
Riya suuratu caba
Waxan kuriyodey beerta guroga iado baxeysa
hadalka waad yara dadajinaysaa halka eray bixintana af soomaali nooga dhig sida ninka xaaska leh nika doobka ah eray bixintaadii oo dhami waa af carabi
Scwscw❤❤❤❤
Markasta dhedig ayaad kahadlaysa mise waa isumid ma fahmo hadalkaaga dhamaan mufasiriintu sidaa ayey ubadanyihiin is barbardhig kufiicanaa