FILMKII l TACAB IYO MAAL l QISO l WAANO l Q 3AAD l 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2017

ความคิดเห็น • 206

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 6 ปีที่แล้ว +16

    Axyaa my home jigjiga deegaankaygii inta uxiistay deegaanka like Igu caawi

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha reer jigjige waxey kujilayaan si xishood iyo astur somalidakale aqlaaqdeykatadaan guul reer jigjige MashaAllaah musigada bis ayaa idhibtey lkn habkey wax ujilayaan waa ficantahay waana sheeko xigmad leh. Somaliyey shekadaan waano ha idiin noqoto.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 ปีที่แล้ว +2

    Maashallah jilayaash jigjig. ee soomaaliyeed waa wadaniyiin Somali hadaan nahay dhibaato ayaan na dhibtay Marka soomaalia meelkasto aay dagantahay nabad allah ku siiyo iyo horumar

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 6 ปีที่แล้ว +17

    Horay baan arkay somali oo leh " Ana ugu horeeya like iisara" Wa ika maanta. Dadka ugu horeeya baan ahay. Waxaan is lahaa, JigJigaTube lacag bey siyaan dadka commentka FIRST kuso qoray. Aniga marka ha la isiiyo hadiyadeyda. TACAB IYO MAAL WAA NUMBER 2 MUSALSAL because Laaqiya is number 1 kkkkk

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 ปีที่แล้ว

    Tima tajir lagu noqdo reer jigjiga laga hela Naga cilmi badan qabalygee kuyaal timajara has an an markan imado an wax kudarsadee ar laaqiya qebta dhibka Ku fcnhy blhi nabad kuma sobaxeso inta ila aragtay like isar

  • @sagalmuseharun4192
    @sagalmuseharun4192 6 ปีที่แล้ว +9

    waan jecelahay riwayadaha ddsi wana tagera hore usocoda idinleyey from hargeisa Somaliland

    • @caanaliido5132
      @caanaliido5132 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Muse Harun
      Tnkx huno
      Darizka tihiine noolada

  • @xaqiiqohadaltv
    @xaqiiqohadaltv 6 ปีที่แล้ว +15

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin reer jigjiga asalkii dhaqanka soomaaliyeed.

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 6 ปีที่แล้ว +4

    yackoo naani wali xayraan

  • @riyanaskar3422
    @riyanaskar3422 6 ปีที่แล้ว +8

    inta somali riwayad dhigto ta jigjiga aya icajabisay rawayadaha kale wa caajis 😕😕😕😕

  • @ayanabdi6842
    @ayanabdi6842 6 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah Waa arin fican aya filmka kafahmay in dadka danyarta shaqoyin fudud losamayeyo sey nololmalmodkoda umareyan reer ddsI Mashallah

  • @abdiqaniali8136
    @abdiqaniali8136 6 ปีที่แล้ว +8

    iga walee hami bay nagaliyeen DDSI noolaada
    salaan kal iyo laaba iga gudooma dhamaan shacabka
    {dawld deegaanka Somalida Ethopia }
    from Waqooyiga Somalia
    gaar ahaan Hargeysa

  • @naciimoabdinor9641
    @naciimoabdinor9641 6 ปีที่แล้ว +2

    Qeybta filsan iyo mustaf noo soo badiya

  • @hamdasahal161
    @hamdasahal161 6 ปีที่แล้ว +24

    viva ddsi wlee waa Gop from Hargaysa 😍😍😍

    • @abdimlk7044
      @abdimlk7044 6 ปีที่แล้ว +2

      Hamda Sahal re hargaysa❤❤👈 Poqortoyo weye

    • @hamdasahal161
      @hamdasahal161 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdimaalik Mohamed
      cabdi malik maxamed
      mhdsnid hno nazap thee

    • @mohamedabdi7884
      @mohamedabdi7884 6 ปีที่แล้ว

      Hamda Sahal thanks hablihii reer Hargeisa ee qottonka dhererkiyo Qurux Eebe ku mannaystay baa tahay

  • @xaalixassan9011
    @xaalixassan9011 6 ปีที่แล้ว +12

    jecliyaa riwaayadaha Ddsi

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว +1

      Xaali Xassan ddsi one love 😍 😍

  • @caashahaboon2801
    @caashahaboon2801 6 ปีที่แล้ว +3

    Cabdilaahi cabdiraxmaan aadan waa macalinkaygii somaliga ee fasalkaygii saddexaad macalin daa,uud school from the hargeisa Somaliland

    • @nimanabdi7032
      @nimanabdi7032 6 ปีที่แล้ว

      caasha haboon
      Walal aniga waa macalinkaygi janan dauud long time ago

    • @jalqsanmohamed5448
      @jalqsanmohamed5448 6 ปีที่แล้ว

      Hno xagaad ku argtay idhaa maclinkan lkn imkan gartay

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 6 ปีที่แล้ว +16

    Alla maanta hurdaa ila tagtay hadaan soo kacay

  • @mukhtaarabdirahman5819
    @mukhtaarabdirahman5819 6 ปีที่แล้ว +8

    Odeygan wuu ka qomameeyay inu u diido ma aheen

  • @dhemanlula4820
    @dhemanlula4820 6 ปีที่แล้ว +11

    jijiga tube pls xariri igu soo jidha wan u bahnahy

    • @mustafeabdi2921
      @mustafeabdi2921 6 ปีที่แล้ว

      queen said anigaa kugu soo xidhi ee ila soo xidhiidh

    • @zuhrahzfx119
      @zuhrahzfx119 5 ปีที่แล้ว

      @@mustafeabdi2921 wasmo

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 ปีที่แล้ว +25

    WAAYAHA ADUUNKA ✊🙌🙌🙌
    WAA MISKIINKII ALLE Camaar yare. Idiin xiisay Dadkii LAAQIYA IYO LURKI JECYLKA LA SOCOTEY 😎🙌🙌

  • @amaltmuhumed8592
    @amaltmuhumed8592 6 ปีที่แล้ว +3

    Ana 1aaaad,ayaaan ahay

  • @abdikadirmoalin6265
    @abdikadirmoalin6265 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa ruwaayad aad u wngsan
    Mxa yelay wxd u jisheen qaab wngsn oo kudayasho mudan

  • @rahimaahmed8161
    @rahimaahmed8161 6 ปีที่แล้ว +1

    Amazing film runti big respect my dadkygi

  • @hodanaliabdallah9966
    @hodanaliabdallah9966 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa igu socdaa flimkaan

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 6 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh lacagtaan soo shaqeeyo hadhaw hagbad hakugalin

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +1

    Shaaxad ayaan udoonanaya oo anigan cunto iwaydinaysa goorman daawada ruwaayadan🤗😊

  • @starry5275
    @starry5275 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxad inooga joojiseen filmka waanba jeclaye😥😥

  • @ducaysane288
    @ducaysane288 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadiina ma wada shukaansi iyo jaceyl uun miyaa.
    Wax kale maad ka ruwaadisaan
    Wax kale keena
    Gabar gabar ka baxaa ee hore u socda

  • @abdimlk7044
    @abdimlk7044 6 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan heestaan halaso galiyo TH-cam heesta xariir.

  • @suleekhamacalin3708
    @suleekhamacalin3708 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah my country hambalyo

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 6 ปีที่แล้ว +1

    yackoo manaana ayan taagera

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 6 ปีที่แล้ว +9

    dhankii somaliYeed wakaa ninkii garanbaa garane ilahow dadkayga daa

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 6 ปีที่แล้ว +26

    Cawa kliyaaa noqDy qofka kowaaad mrka Ilmo aderyaLow subscribe igu shrfaaa iyo like tnx

  • @amiinyare7858
    @amiinyare7858 6 ปีที่แล้ว +1

    Ax deegan keygii aan ku soo wax baatahay allah maxaa idin xiisey

  • @oliversharma3595
    @oliversharma3595 6 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh odyga shaqo lagu karimayo hhhh

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂😂😂😂 rer qudhac ayaa arlada rogay soco xero kabixiya ku hayee xerada kabax kulaha farxaan horay ba loo soconaya inshallh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @amaltmuhumed8592
      @amaltmuhumed8592 6 ปีที่แล้ว

      muna Love Ddsi

    • @zainhaji8987
      @zainhaji8987 6 ปีที่แล้ว

      Reee qudhac dad Deeganka kucusubaa?

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว +2

      Zain Haji 😂😂😂😂maya wll waxa loga jeda Dadka ka faana shaqooyinka qaar soo ma jiraan dad dhaha rerkanagu kama shaqeyan timo jaraha rerkanagu biraha ma tumaan oo sas ayaa jirta somalida in dad la yaso ay hawlahas qabtaan marka sas ayaa loga jedaa rer qudhacna waa Dadka ka faana shaqoyinkas Lkn shaqo waa sharaf. Ceeb ma aha

    • @zainhaji8987
      @zainhaji8987 6 ปีที่แล้ว

      Waan gartay ree Qudhac Markii hore Dad DDSI kucusuba modayay kkkkkWllo Muna Thnx Shaqaa sharafle Shaxaada Ceeba

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว +1

      Zain Haji waa caynkas huuuuuno shaxaad sharaf noqon waaa

  • @shiwawe-oneloveleotyga9379
    @shiwawe-oneloveleotyga9379 6 ปีที่แล้ว +3

    DDsi love you

  • @zainhaji8987
    @zainhaji8987 6 ปีที่แล้ว +1

    Aar kolay turaahdaa Qado la aanba uga imiday. 😂😂😂😂😂😃😃

  • @zuzunazir17
    @zuzunazir17 6 ปีที่แล้ว +4

    3:40 gabadhaasi aadbay u quruxbadantahay

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad6787 6 ปีที่แล้ว +4

    Odaygani 3da fargal tolow xuu uga jeeda waa yaabee 🤔🤔🤔🤔😂😂😂

  • @naimamahamed2652
    @naimamahamed2652 6 ปีที่แล้ว +10

    sharkada gabadha guurkeda loga fasaxqadana wa sheko qosol badan I love ddsi pic up

  • @alfanaannasiralaqe2065
    @alfanaannasiralaqe2065 6 ปีที่แล้ว

    hhhhhh war horta axmed iyo laaqiya maxaa is daba dhigay axmed wuxuu qabaa inantii ay dhashay laqiya lkn filin waa xili dambe ee wuxuu kala kulmo ayanu eegi walee waxbaa salagle laqiya la iskuma haleeyo ciidi igu RACSAN happy new year

  • @asmaqurux7345
    @asmaqurux7345 6 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂 yackoo nana wan jeclahay rageedii

  • @dhemanlula4820
    @dhemanlula4820 6 ปีที่แล้ว +3

    xariir ayaan u bahanay jijiga tube pls ha ligu soo xidho

    • @khadar9082
      @khadar9082 6 ปีที่แล้ว

      queen said wllo xariir number kiisa waan kuu hayaa hadaad u bahanthy

    • @dhemanlula4820
      @dhemanlula4820 6 ปีที่แล้ว

      Khadar Abdirizaq pls ma isiin kartaa adoo raliya wallo

    • @khadar9082
      @khadar9082 6 ปีที่แล้ว

      queen said haa lkn halkan waa public number laguma soo qorikaro ee mxaa xal ah

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 6 ปีที่แล้ว +8

    war shaqa ubaahanahye shirksda maal iyo tacab iiigeeya yaa tola

  • @allawayn1005
    @allawayn1005 6 ปีที่แล้ว +9

    Ddsi #one_love
    wixi ka xun sakiin liq
    Lawaa lugta dhulka siiboo sii soco
    We don't need u any more

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 ปีที่แล้ว

    Waa goorma!!!. Dhawaaq dgegaysi iyo dhega adayg la yuurareen. Markii Mareexaan arkay isha Cali ka laalaada ayay imika isu ekaysiinayaan dadja gacanta sare leh. Waxay arkeen inay Farmaajo u dgammaatay. Ma waxay islahaayeen 21 sano sidii Afweyne ayuu madax ka garaaci dadka. Mareexaan waa wada munaafuqiin.

  • @farxiyocadeey6654
    @farxiyocadeey6654 6 ปีที่แล้ว +4

    Axmade inkaartisu waa taa idin haysa ee shaxaadka aad ku noshihin kkkkkk

  • @shukulaatiina1657
    @shukulaatiina1657 6 ปีที่แล้ว +2

    Maad no so gaalisaan meqaa maalin laaa maqaantihiin plz sogaali

  • @anisomohamed4664
    @anisomohamed4664 6 ปีที่แล้ว +2

    heesta magacada isheega plz

  • @hodaali6768
    @hodaali6768 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaha I’m so proud to be from jigjiga inshallaha one day I will make difference in my home town jigjiiga too mark my words guys inshallaha

  • @SadSad-dk7dm
    @SadSad-dk7dm 6 ปีที่แล้ว

    Wlh riwayadaah igu jacelahay kuwaan iyo kuwii hore reer jigjiga salaan sare

  • @dhemanlula4820
    @dhemanlula4820 6 ปีที่แล้ว +4

    heestan ka helay uu ku soo gali

  • @ayancadey4252
    @ayancadey4252 6 ปีที่แล้ว +40

    Saanaa wax loo jilaa reer qooto qooto cashar ka qaata reer DDsi

    • @ruqiyashmohmed8248
      @ruqiyashmohmed8248 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa wll hadaynu nhy rer dds qabyalad iyo istakor manaqano tssaynu somaalida kalle kaga horumar nay

    • @anab6974
      @anab6974 5 ปีที่แล้ว

      Asaal

  • @yasiinhusein9253
    @yasiinhusein9253 6 ปีที่แล้ว

    wwww maasha allah wan ka heelaayweliba barmaamijka faarsamada gaacaanta wayo aigu waxaan ahaay civil enginerig mr road cunestruction from bangladesh country dugsi dhaaxe ka baaxaay jigjiga xaafada 5aad jaaraaqato wwwwww ddsi wan jeclhy hoormaarkina waxaan ku dhaasheey guradhamole dds ha noolaato daadaala caabdi maaxamud noolaaw

  • @husseinmohamed3131
    @husseinmohamed3131 6 ปีที่แล้ว +3

    WAaaw

  • @fadumodirie2501
    @fadumodirie2501 4 ปีที่แล้ว +1

    Alamaxan radiyey ruwayadan 2 sanokadib ban helay

  • @laqanyojacayl9580
    @laqanyojacayl9580 6 ปีที่แล้ว +12

    Kkkkkkkkkkkkkk yackoooo tolow armay dhahdaa qado la.aan baan uga imid

    • @sadiahussein9760
      @sadiahussein9760 6 ปีที่แล้ว

      mohamed ahmed is a

    • @kalidmohamed9368
      @kalidmohamed9368 6 ปีที่แล้ว

      mohamed ahmed walaahay ddsi way horu martay reer qooto wax ka barta ddsi inta ddsi jecel like ii saara plz thnx ddsi one love

    • @kalidmohamed9368
      @kalidmohamed9368 6 ปีที่แล้ว

      maasha allah ddsi one love

    • @kalidmohamed9368
      @kalidmohamed9368 6 ปีที่แล้ว

      mohamed ahmed hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj waa qos;

    • @abdimlk7044
      @abdimlk7044 6 ปีที่แล้ว

      mohamed ahmed nio armay dhahdaa qado la aan ayaan uga imid. Maye armay iska ilowda yackoo. Kkkk

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 ปีที่แล้ว +4

    DEEQDA SUBSCRIBE KA HALKAN MALAGA HELAA TOLOW ASXAAABTA

  • @akib7103
    @akib7103 6 ปีที่แล้ว +3

    woooo

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayada wa in ay dhaqan ku qotobta qooto qooto waba dhaqan dooris wax unba is luxaya

  • @shiwawe-oneloveleotyga9379
    @shiwawe-oneloveleotyga9379 6 ปีที่แล้ว +9

    Laqiya cadimahan hada ayan kutagera hadaad dhibtii dhaftay

  • @mukhtaarabdirahman5819
    @mukhtaarabdirahman5819 6 ปีที่แล้ว +3

    DDSI one love

  • @salmanhightech2161
    @salmanhightech2161 6 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan soo saari rabnaa flimaan taxane ah , qofkii jecel inuu ka qayb ahaado nalaso xidhiiish

  • @farxiyocadeey6654
    @farxiyocadeey6654 6 ปีที่แล้ว +3

    Maaansha alaah heer jig jiga nolaada laqiya matana badashay kkkkkkkkkkkkkk

  • @hamdiamoha646
    @hamdiamoha646 6 ปีที่แล้ว +4

    laaqiya meeed

  • @user-rp7fm5bo1p
    @user-rp7fm5bo1p 5 ปีที่แล้ว

    manshallah reer jigjiga

  • @amiinyare7858
    @amiinyare7858 6 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww viva rer jigjigaa balse ka saara rer gobolka

  • @NimcocabdiCabdi
    @NimcocabdiCabdi 6 ปีที่แล้ว +35

    Mantay anaa ugu horeeyo lkn waxan fahmi la.ahay hadi lasoo hormaro mxaa la faidaa

    • @laqanyojacayl9580
      @laqanyojacayl9580 6 ปีที่แล้ว

      Anaaa ugu maalayacnisan oo shaqo la.aan aha aya lagawadaa kkk

    • @nimahanna4916
      @nimahanna4916 6 ปีที่แล้ว

      Nimcocabdi06 Cabdi06
      Like baa laxayraamaa😆😆😆😂😂

    • @mohamedabdi7884
      @mohamedabdi7884 6 ปีที่แล้ว

      Nimcocabdi06 Cabdi06 like badan o bilaash ah

    • @farhanqassim7233
      @farhanqassim7233 6 ปีที่แล้ว

      Nimcocabdi06 Cabdi06 👍✅

    • @somalihanahilaa6891
      @somalihanahilaa6891 6 ปีที่แล้ว

      Nimcocabdi06 Cabdi06 hhhhh xataa anigi waaa yaabaa

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 3 ปีที่แล้ว

    Intaan mushaar helsayo cuntada lageenay yaay dhamaan kuyeh

  • @maxamecusman4804
    @maxamecusman4804 4 ปีที่แล้ว

    Axmed yare ama cali waa ninka mesha ugu feedho yaryar hadana ugu taajirsan filmkasta kkk indhaha waa fuul damamka 100 sano buu istimcmaalay.

  • @ubaxaahmed3347
    @ubaxaahmed3347 5 ปีที่แล้ว

    Tusaale aduun filimkii ahaa maxaa loo sii wadi waayay talaw

  • @xikmaawixuseen2688
    @xikmaawixuseen2688 5 ปีที่แล้ว

    Asxpay ii sheega heesta magaceeda marka ugu horeesa ku bilaaabmasa

  • @jamaalgeesoos4193
    @jamaalgeesoos4193 6 ปีที่แล้ว +3

    yackoo manaaana💪💪

  • @rahmamohamed2287
    @rahmamohamed2287 6 ปีที่แล้ว +1

    I love this film, waa wacyi gelin and educational

  • @leylaaxmed6383
    @leylaaxmed6383 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @CabdiraxmaanYamani01
    @CabdiraxmaanYamani01 6 ปีที่แล้ว +1

    wll seen ku heli kara
    hestaan oo dhamays tiran

  • @faaraxcumar6955
    @faaraxcumar6955 5 ปีที่แล้ว

    Ax wllhi Hani waan ka xumaaday waxaa ku dhacay😭😭

  • @shukriabdi5228
    @shukriabdi5228 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk Yackoo caadi maaha wuxuu yiri koley aniga oo reer qurac ah army tiraahdaa qado la’aan baan uga imid.

  • @maxamecusman4804
    @maxamecusman4804 4 ปีที่แล้ว

    yackoo nana waa baahi gaasteri buu tufayaa riwaayad walba kkkk

  • @user-rp7fm5bo1p
    @user-rp7fm5bo1p 5 ปีที่แล้ว

    manshallah ogadeniya

  • @iidoismail326
    @iidoismail326 6 ปีที่แล้ว

    hno qaybti kale soo galiya

  • @cadnanmahrez9175
    @cadnanmahrez9175 6 ปีที่แล้ว +2

    Qaypta afraaad mso bxin miyaaa

  • @shanlenino9124
    @shanlenino9124 6 ปีที่แล้ว +4

    Wxii reer jgjgaaa ah wxaan weydinaaya xafadaaa dul qabooow ma aqaane miyeey iga dambysy xgeeyse ku taaaala

    • @anasmaxamed7789
      @anasmaxamed7789 6 ปีที่แล้ว

      haa sxb waa xaafad cusub oo qurux badan

    • @qoranedaadax1438
      @qoranedaadax1438 6 ปีที่แล้ว

      Shanle Nino waa xfd inga danbaysay mlha

    • @shanlenino9124
      @shanlenino9124 6 ปีที่แล้ว

      Dhinaace ayeey mglda kga taaaala ugaaaz

    • @qoranedaadax1438
      @qoranedaadax1438 6 ปีที่แล้ว

      Shanle Nino ugaas ma aqaan Kula mid ayaa ahy

    • @laqanyojacayl9580
      @laqanyojacayl9580 6 ปีที่แล้ว

      Waa xaafad cusub oo real estate waxa lo yaqano aha ee tayyada iyo adeeg buuxa isku darsatay waxana inta badan guryo laga siiyay odayal dhaqamed iyo masuliyin hore iyo kuwa hada xilalka hayaba . Waxay kutala ayan filaya dhinaca madaxtooyada ama wadada dheer ee qabriyayax ubaxda ayay bidix ka xigtaaaa

  • @idmanqeuun2822
    @idmanqeuun2822 5 ปีที่แล้ว

    Awey qabti 4 filmska

  • @laqanyojacayl9580
    @laqanyojacayl9580 6 ปีที่แล้ว +7

    3aad baan ahay lol

  • @rahimaahmed8161
    @rahimaahmed8161 6 ปีที่แล้ว +1

    Tina lacag laga sheqeyay la ino keeni maayo ku lahaa

  • @Kadranura
    @Kadranura 9 หลายเดือนก่อน

    Kafeeya badawad xun

  • @Kadranura
    @Kadranura 9 หลายเดือนก่อน

    Yaçkoo maneeno

  • @AhmedIbrahim-gj9ij
    @AhmedIbrahim-gj9ij 5 ปีที่แล้ว

    Madahabuu helay😂😂

  • @abdimussa1558
    @abdimussa1558 6 ปีที่แล้ว +2

    Abihin iyo soo galetiga tihin wasa dadka been haa ushegina ninka wax noqonaya waa reer cabdule uune imisa arday oo qalin jabisay oo jigjiga ku dhax washay wax maa loo qabto iyo ardayda qalin jabisay oo tahribeysa shaqo maa lasiyo abdi iley maskaxdisa weeyan taan

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 6 ปีที่แล้ว +1

    Kuwana musiga badan iyo heesaha aan ku nacay uf wa halkii hawenkee

  • @ina7168
    @ina7168 6 ปีที่แล้ว +1

    Miyu dhamaaday

  • @reo9475
    @reo9475 6 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️♥️👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @azmamacane9233
    @azmamacane9233 5 ปีที่แล้ว

    Film daadaxa

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 6 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh ala filinkan qabtiisii labaad ayaad habayn hore daawaday waban sugi la aaaye xataa filinka madaaaan qaytuu yahay Lkn waan kahely meshi hablaha lagu kala donayaa igu danbysay iii ega daba geeya noh hhhhh qaybtii sadexaad yana sugayayay

  • @ilovemyslf31
    @ilovemyslf31 5 ปีที่แล้ว

    Odaygan faraantiyada badan dhib badanaaa hhhhhh

  • @idirshayre3743
    @idirshayre3743 5 ปีที่แล้ว

    Wartolow qaybahakale xageenkahelaa misa sidaasuu kudhamaday

  • @Paaxo_corazzonn
    @Paaxo_corazzonn 6 ปีที่แล้ว

    horta riwayadan ma la jujiya man diba uu arky

  • @cilmilove2376
    @cilmilove2376 6 ปีที่แล้ว +2

    Yacko manena hhhhh

  • @murayaabdirahim8284
    @murayaabdirahim8284 6 ปีที่แล้ว

    what is your name