Masha Allah Waxa nasiib xuma ah dad qabiil dhago iyo indhaba tiray ineey isku dayaan ineey xaqiraan Dadka dadaalka intaas la eg qabanaya ee waliba marxalad aan inaba macquul ahayn in lasoo saaro batrool ku dadaalay inay ka dhabeyaan. the circumstances are impossible to pull off anything like this enormity in a crisis we are facing. yet they have managed somehow. Give them credit they deserve. Wallaahi I don't care hadaad soo caaytamto iyo hadii aad habaartanto. Sababta oo ah Jahilnima ka liidataahi majirto inaad iska hor istaagto dantaada. Waxaan macno laheyn iyo xasad kadaba wareeg adigey kuu taala. Dalkaan iyo dadkiisaba waa tagay. Ps. Dadka af somaliga kuhadlaahi mawada aha Somali ogaada taasne. Cadawgeena ayaa inta aan kuhadalno iyo inkabadanba maanta kuhadla oo iska dhigaaya Soomaali. Alxamdulillah dheh nimcadaan Allah SW nasiiyey waa hadaad Somali tahay aadna jeceshahay horomarka Somalida
Shirkadaha qandaraaskan la siiyay sow ma aheen in shacabka loo soo bandhigo saamiyadooda si cidii awooda wax uga iibsato mise howashu gacan hoose ayeey ku soconayaan?
waa sax in dalka daqlikiisa kordhayo lkn dadka soomaaliyeed maxaa loo qorsheyay taas cid ka hadleyso ma arkin africa musuq masuq iyo shacabka laqadinayo ayeey yaqiiniin siyaasiinta sidii carabta ama reer galbedka dadka maxaa u qorsheyseen mise sidee Nigeria dadka ay faqri u yihiin dalkana uu shedaal leyahay ayaa noqoneynaa dal waxuu qani noqdaa markii shacabka dhaqaalo hestaan lkn dhaqalo siyaasiinta iyo shisheyaha cunayaan walee warbaa jiri doono soomaali dhaqan african ma lahan ee dhaqan reer galbed ayeey leyihiin waa dad soo jeedo oo xisab tamayo wax waliba oo socdo waxbey ka rabaan ee intaa la kicin ama xalka uu is badalin qorsho halakeeno umad bahan waxey ka naxayaan maleh
Tvga Qaranka,, maadama muraayada wadanka uu yahay calamarkana laga daawado, studio ga iyo decoration ka in laga dhigaa haboon mid dunida la jaanqaadi karo,, safiitadan tacbaanka ah la badalo..!!
The federal government is very careless to produce such a inaccurate map of states were ssc-khaatumo map hasn’t been shown whilst the minister mentions holhol. Unprofessional
Wadan aan is difaaci karin hadana inay patrool soo saartan rabaan saxiib horta ciidan bad iyo mid beri dhisa xataa iskama cwlin kartaan haday xabashi idinku soo duusho
Guul Somalia 🇸🇴 I,a
Masha Allah
Waxa nasiib xuma ah dad qabiil dhago iyo indhaba tiray ineey isku dayaan ineey xaqiraan Dadka dadaalka intaas la eg qabanaya ee waliba marxalad aan inaba macquul ahayn in lasoo saaro batrool ku dadaalay inay ka dhabeyaan.
the circumstances are impossible to pull off anything like this enormity in a crisis we are facing.
yet they have managed somehow.
Give them credit they deserve.
Wallaahi I don't care hadaad soo caaytamto iyo hadii aad habaartanto.
Sababta oo ah Jahilnima ka liidataahi majirto inaad iska hor istaagto dantaada.
Waxaan macno laheyn iyo xasad kadaba wareeg adigey kuu taala.
Dalkaan iyo dadkiisaba waa tagay.
Ps. Dadka af somaliga kuhadlaahi mawada aha Somali ogaada taasne.
Cadawgeena ayaa inta aan kuhadalno iyo inkabadanba maanta kuhadla oo iska dhigaaya Soomaali.
Alxamdulillah dheh nimcadaan Allah SW nasiiyey waa hadaad Somali tahay aadna jeceshahay horomarka Somalida
❤❤❤ masha,alah ad iyo aad waku frxsanahy wana ku amanayaa.
Lkn... Madaxda somaliyed ay ka dheradan habsami usocodka somaliya
Masha Allah
Wasiirkeena shaqa wacan ayaad haysaa guul wacan i.a
Alaha natuso mar uun qeeraadkeena lasol saaro ilaahow cadowgen jabi iyo dabinadisa ❤
@@HaabiilLove amin
Guul
M.a waa arin wanagsan guuleysta dowladena
Shirkadaha qandaraaskan la siiyay sow ma aheen in shacabka loo soo bandhigo saamiyadooda si cidii awooda wax uga iibsato mise howashu gacan hoose ayeey ku soconayaan?
Insha Allah dalkena inow qani noqdo ayan rajeyna i,a
M.a guul somlia🎉✊️✊️✊️
waa sax in dalka daqlikiisa kordhayo lkn dadka soomaaliyeed maxaa loo qorsheyay taas cid ka hadleyso ma arkin africa musuq masuq iyo shacabka laqadinayo ayeey yaqiiniin siyaasiinta sidii carabta ama reer galbedka dadka maxaa u qorsheyseen mise sidee Nigeria dadka ay faqri u yihiin dalkana uu shedaal leyahay ayaa noqoneynaa dal waxuu qani noqdaa markii shacabka dhaqaalo hestaan lkn dhaqalo siyaasiinta iyo shisheyaha cunayaan walee warbaa jiri doono soomaali dhaqan african ma lahan ee dhaqan reer galbed ayeey leyihiin waa dad soo jeedo oo xisab tamayo wax waliba oo socdo waxbey ka rabaan ee intaa la kicin ama xalka uu is badalin qorsho halakeeno umad bahan waxey ka naxayaan maleh
Musuqa ayaa kor u kici doona hadaan la helin sharci dhaqan gal ah Iyo isla xisaabtan dhab ah
Wllhi tasaa been eheen dad lacag yar lagu aamini wayi hdii shidaal oo Billions dollar helaan qalaas wye
Musuq malaha waayo waa transparent
@@saadaqnuurgeedi7777😂😂
Masha allah wasiir, halasoo saaro iyadoo biiada deeganka shuruucda la dhowrayo. Soomaalida faqriga isku heysata hadii nolosha la hormariyo dagaal u degdegeyso ma jireyso insha allah.
hirshabele link wasogalayaa
Hadii lasoo saaxo xataa lacagta meel ay ka baxday yaaba arkaaya ?
❤❤❤❤❤
Shidaaalkiinana xaraash miyaaa xaraashle yaaal
shirkadahaanbmaxay ahaayeeen,
tan turkida sadex kaliya kaliyaa lasiiyay😂
Waa kugu kalsoonahay wasiir waa dadaashay
War si dagdag ah ku soo saara sidaa usugeyne ayaa duqoowne. Soomalida gaaja haka baxdee soo sara
Tvga Qaranka,, maadama muraayada wadanka uu yahay calamarkana laga daawado, studio ga iyo decoration ka in laga dhigaa haboon mid dunida la jaanqaadi karo,, safiitadan tacbaanka ah la badalo..!!
😂😂😂 walaahi wax aan in badan la yaabanaa ayaa ka hadashay
NOLOSHA WAXAA KOW KA NABAD GALYO IYO XASILOONI!!!!!.BATROLKUNA DAB BAABU QABADSIIYAA MEEL NABDOON!!!!.WAA XISAAB QALADAN!!!!!.
Mooryaan nacalatullah
The federal government is very careless to produce such a inaccurate map of states were ssc-khaatumo map hasn’t been shown whilst the minister mentions holhol. Unprofessional
Laakiin caqligu ha shaqeeyo oo dhigah colaada hala joojiyo wada jirku waa awooda umadi ku hormato guushan alle ayaa bixiya ciduu doono ayuu ku dhareeya ee Hal cadow ayaanu leenahaya ee indhahaad isku fiirinayasaan cidkale aa u baahan inaad isaga eegtaan oo idinka dhex faaiidayas neeyas markaya arkeen inaana idinku dhicin ayeey caqligooda ka shaqeeysiiyeen oo isticmaaleen qaybi oo xukun hurdada ka kaca oo ortiina eega
Hirshabelle io puntland ma laga yaba ine Galmudug qabsadaan. Qeyradka dartiis ileen badoda waxba lagama helinee,🙉
Meshas meel lasoohaweesankaro maahn
Galmudug wax ayeey ka leedahay
Inta kale na ganacsatidii maalgashatay iyo dowlada ayaa kala qaybsanaayo
Amiga oo reer hobyoaad ah waxaan soo dhaweynayaa hirshabeele iyo pontland intaba iyo soomali oo dhan waa dadkeyga ilaahay colaadda falhriga ha noogu badallo nadab iyo walaaltinimmo
xududa labada gobal halafiriya
Soomaali waa qabaa into laakiin wax wada cunka waa ku fiicanahay isbeeshali hawiye cidan wax Uma diidan waa gotta soomaali ayaan orankaraa qolo inta loogu tago magaalada aya leeyihiin waxooda lalacuno waa iyaka oo kaliya marka soomaali meelkasta oo aaya joogaan haku soo dhawaadan barwaaqad dalkeena cidikaama laha
😂😂😂😂😂😂😂😂😅
Somali waxeedi ayay hawiye xamar ku cunaan haday ceelasha nooso saaran way fiicnan lahayd
Wadan aan is difaaci karin hadana inay patrool soo saartan rabaan saxiib horta ciidan bad iyo mid beri dhisa xataa iskama cwlin kartaan haday xabashi idinku soo duusho