Marka ay gambar noo dhiganaayàn Ma,anagaaba dad waa weyn ladhelayno wey waa sheen fc parnk & Man city tàagerayaashoda ILmaha Xitaa dad waa weyn ayayba umaleyen Gambar dambo yaan na loo dhigan Liverpool wey tagtay weyna talabsatay Hinda qurux Liverpool Barcelona fans 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Jamie Carragher 🗣️ "Manchester United and Liverpool will forever be the biggest clubs in the Premier League. That will never change, no matter how successful Man City, Chelsea or Arsenal are, those two will always be the biggest." 👀 Foos Manchester English mataqaana haloo Fasiro plz arsenal kunaxsan tahy.
WAXAN HALKAN FAREE UGA DIRAYAA BALIIL SHOW ITI ZAKARIYA IYI FOOS MANCHESTER IN U MAXAMED QAADIR U FURAAN SIMINAAN SIDA CIYAARAHA LOO FAN QEEYO IYO HADALADA LA ADEEG SADO OO SHEEKADIISU WAA CR7 IYO MAYSI QABKUU U SHEE KEEYAA WAA SHEEKO DARJINOOYINKA mahamed deeq is not professional🤪❤
Abaayo Noolaaw❤❤ rijaal warkiis iska daa maseer lee kakeenee😊❤❤
Walahi bilahi sister I love you more because of the right ✅️ ❤️ 💕 keep going sister again
Liverpool guul wcn ❤❤❤
We never walk alone. Foosey keep going
Hambalyo Hambalyo Liverpool ❤❤ guuul wacan 💞💞♥️🥰
lifar aya qadeyso 2 arsinaal 3nukasal 4 siti 5jalsi❤❤❤
Hambalyo Liverpool ❤❤ guuul caawa tàagerayaasha Liverpool fans 🎉 hinda qurux Liverpool Barcelona fans ❤
We are family Liverpool we are friends Liverpool Fans ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Abaayadiis rijaal dhuusa wayne cabaadkiisa aa caawa baxaayay
Hambalyo Reds❤❤❤❤
Hampalyo reds❤
Foos ❤😂😢 qalpi noo laaw
from Liverpool ❤❤❤❤
Fans aresnal❤❤❤
Dominik zobazla 🫶🫂🫂🫶🫂🤓🤓💕💞
Liverpool hanbalyo 🤓😎😎😎
Liverpool funs ❤
Marka ay gambar noo dhiganaayàn
Ma,anagaaba dad waa weyn
ladhelayno wey waa sheen fc parnk &
Man city tàagerayaashoda ILmaha
Xitaa dad waa weyn ayayba umaleyen
Gambar dambo yaan na loo dhigan
Liverpool wey tagtay weyna talabsatay
Hinda qurux Liverpool Barcelona fans
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@AbuuHinda ciyaarta ino dhiman baan ugu quus goynaynaa insha allah
🎉❤❤❤❤❤
Liverpool champions 🏆
Aqliga alaah hakudhafo abaayo
❤LIVERPOOL ❤BARCELONA ❤THANKS FOOS MANCHESTER GUUL GABADHEEYDA ❤😂😂😂
Last game beel last man dheh
Last man dheh lastgame mahan
Liverpool fans ❤🎉
Say last man
FOOS Daacad eeuhadashaa taageero nimo imahadashi Thanks you
Abaayo adiyo rijaal waxatin labatagero lakin waxa lasku dhafay ciyaar aqon rijaal ciyaar mayaqano wuxu maqlay tageero yalanoqda tageere xasid lagamarabo abayo aqliga alaah hakudhafo
Rijaal wixiisa wàa Liverpool iska dhicis waaye gabdhaan muu gaaraa foos waa aqoon yahanan ciyaaraha taqaan keep going foos abaayo waa hinda qurux Liverpool Barcelona fans ❤❤
Been ma ahan wllhi gakbo saas looma qaad qaado 😔
Last man dex
Dex ma ahan ee dheh weeyaan😅😅
Rijaal Adiga Ka Khabiirsan Fooseey Ninkaa Rijaal Arsenal Ayaa Madaxa Ka Gashay 😂😂😂😂😂😂
Least man dheh
Last man waye dheh wallalshey 😅
Waan kaa heynaa hadaa nahy ree Liverpool foosey
Isaak ayaa badinaya gool dhalinta way iska caddahay, 5 ciyaar ka dib gool dhalinta ayuu la wareegayaa.
Arsenal forever ❤❤.. Liverpool will never win epl
Fc:prank 😂😂😂
Last game 😂maxaa laga wadaa foosay😂😂Last man ayaan maqli jiree
Jamie Carragher 🗣️
"Manchester United and Liverpool will forever be the biggest clubs in the Premier League. That will never change, no matter how successful Man City, Chelsea or Arsenal are, those two will always be the biggest." 👀
Foos Manchester English mataqaana haloo Fasiro plz arsenal kunaxsan tahy.
Last man not last game
Kaas kubada mayaqano😂
Arsenal😂😂😂😍🤜🫶
Fooseey 3dhibic ma iga heesaa reds gambar ha u dhigan beri fulham booqanee waa kuu baqaa 😂😂
Tiktok maxaa kusoo gashaa Murwo
WAXAN HALKAN FAREE UGA DIRAYAA BALIIL SHOW ITI ZAKARIYA IYI FOOS MANCHESTER IN U MAXAMED QAADIR U FURAAN SIMINAAN SIDA CIYAARAHA LOO FAN QEEYO IYO HADALADA LA ADEEG SADO OO SHEEKADIISU WAA CR7 IYO MAYSI QABKUU U SHEE KEEYAA WAA SHEEKO DARJINOOYINKA mahamed deeq is not professional🤪❤