masha allah illaahay cimrigiisa, caqligiisa, iyo dhammaan awlaadiisa ha u barakeeyo abwaanka halkan laguma soo koobi karo wax qabadkiisa iyo meesha uu bulshada ka taganyahay. abwaan cisamaan cabdinuur xaashi waxa uu ka mid yahay dadka riyaaqayga ah ee aan ku daydo illaahay haku dhawro ustaad.
M.a ALLAH allw barakee abwanka iyo heer sool ee xarunta laascaanood
masha allah illaahay cimrigiisa, caqligiisa, iyo dhammaan awlaadiisa ha u barakeeyo abwaanka halkan laguma soo koobi karo wax qabadkiisa iyo meesha uu bulshada ka taganyahay.
abwaan cisamaan cabdinuur xaashi waxa uu ka mid yahay dadka riyaaqayga ah ee aan ku daydo illaahay haku dhawro ustaad.
Alle ha U Naxariisto Mujaahid M C Xasan Halyeygii Guumeysi diidka ahaa
Abwaan cisamaan Alle hakubrakeeyo
Maansha allaah ilaahay haku barakeeyo macalinkaygii hore
Yaa ustaad waxaa horay nin xikmad badan I u sida ay ajsaaddu ugu dhimato markay waydo quudkeedii xagga cuntada iyo cabitaanka ayaa qalbiguna ugu dhintaa hadduu waayo quudkiisii xagga xikmadda. ..
Machalh abwaan cimri dheeri caafimaad qab
Wliba kuugu mahad celinayaa intaad wax ibartay
Hhhh been iyo belo badana berbera iyo burco way diiden waxayna ka baqayeen gaaladii ingiriiska
😂😂😂😂
Kaleexi afkaaga taariikhyahanka adduunka weeye
Gaaladaa idin raran Jirtay idinka halka daraawiosh iyo dhulbahanta ka halgamayey
Daraawiish ku Mahdi hadaa Sida kenyatiga Loo adoon san jiray baa laguu adoon san lahaa with out daraawiish Halyeeyo