Hawaryar adi iyo as xaabtaada iisooduceeya waswaaska salaada ayaa igu dhacay salaada madukan kari hadaan duko is dhoho waxa la idhaha ilaahey Uma dulaneysid xataa hool aduun ayaan qabsan Karin mudo 4sano ayaan laxanuun sanahay salaada madukan mudo sidaxbilood waadhibanahay in aan is dilo ayaan kusiktay 😢😢😢😢😢😢😢😢 اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Waan dareema sida aa dareemeeysid. Ilaahey hakuu fududeeya salada. Hadii aad English takhaanid search sheikh Belaal. First waa in aad ogataa ama fahansantàhey salada micnaheeda. Salah benefits fahan. InshaAllah waad is badali doonta. Waligaa haka quusanin. Allah choose you to be here in this duniya. Allah waa naxariis badanyahey. Ha kuusanin. Waa aad dukandonta Dr. aad hadii aad awoodid. Read the quraan if you can abayo macaan. Maalintii isku dey hal salaah in aad tukatid if you can.😊😊😊.❤❤❤.
Maskiin Anisa daacad bay ahayd ninkiina wuu khayaamay. Dumarka minyarooyinka intooda badan sikhaldan bay u fakaraan bal haday nin keli ay ku tahay ay rabto marka horaba mid keli ah may raadsato intay reer dhisan dumintooda ka shaqaynayso
Allah dulmi Jira nabiga scw wuu diiday naag naag lala qabo in ay dhahdo fur say weelkeeda waxa Ku Jira ay ugadisato wa dulmi
ASC team Tawakal jimce Mubarak ❤ salan saree from Djibouti 🇩🇯 farxiya qaali dumar Allah haku dhawro 👸🏽💪🏾✌🏽
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Hawaryar adi iyo as xaabtaada iisooduceeya waswaaska salaada ayaa igu dhacay salaada madukan kari hadaan duko is dhoho waxa la idhaha ilaahey Uma dulaneysid xataa hool aduun ayaan qabsan Karin mudo 4sano ayaan laxanuun sanahay salaada madukan mudo sidaxbilood waadhibanahay in aan is dilo ayaan kusiktay 😢😢😢😢😢😢😢😢 اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Allah haku cafiyo abayo isdaawe dhaqtar psychology ah utag
Waan dareema sida aa dareemeeysid. Ilaahey hakuu fududeeya salada. Hadii aad English takhaanid search sheikh Belaal. First waa in aad ogataa ama fahansantàhey salada micnaheeda. Salah benefits fahan. InshaAllah waad is badali doonta. Waligaa haka quusanin. Allah choose you to be here in this duniya. Allah waa naxariis badanyahey. Ha kuusanin. Waa aad dukandonta Dr. aad hadii aad awoodid. Read the quraan if you can abayo macaan. Maalintii isku dey hal salaah in aad tukatid if you can.😊😊😊.❤❤❤.
Asc wr wll ilaahay ha kuu fududeeyo salaada iyo cibaadada allaah adigana dadaal waayo shaydhaanku wuu kuu fududaynayaa cibaada xumida
Abyo qofkii is dilo aqhiro wa laa cadabayaa.
Ee salada iyo istighfaarta saliga nabiga ku dadaal
Allah ha ka dulqado culayska iyo waswaska
Hablow farax JBSHalagu xiro😢iskana ilaliya yusan cuduro udiinkenin bara markuu yimado😢sorry inantaa lagu guray😢team farxiya❤❤❤jimce mubarik😍😍😍😍😍😍😍
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
farxiyo salama Caleykum maasha Allah abayo jimco mubaarak illahay haku brakeeyo aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hwen wngsn cawa waa hwen jimco ah badiya ku salinta nabiga scw scw scw scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Bismilah alaha 😢😢 farax الله muxuu kii melwaba kuxareyey cudur😢kama baqo ciyal dayacan bilaa aqlaq ah🎉kaga tagay ugudanbeyna kuxu kudhamadaa isamax😊😊 alaha ku asturo wll habeen wanagsan dhamaaan soomaliyey ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
Hayaaaaaaaaaay shekoyinki minyaro iyo minwayn xasaasi weeye
Aad iyo aad wanka helaa minweyn iyo minyaro😂
Sido kalle😂😂😂😂😂😂
Gabar walba allaha hamigeeda urumeeyo
Magacayga waa tirsadaa inta sheeko oo lagu soo gudbiyey 😂anisa waa markii 3xaad umalaynayaa ❤❤😊
Waa Saar nay farxiya Cadey
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso
Waaaw waa sheekadii ugu horeysay oo magaceyga wadato❤❤
Farxiyoy anaa u horeyo cawe ❤😊
Muqdisho ayaa mareykan ka fiicane😂😂😂illahey nabat waarto hanooga dhigo waa kahelaa quruhda muqdisho m.a quruh waaye muslimiinta ku nol oo dhan illaahey bogooda burcad haisu maariyo Amiin 😢❤😊
Nbd Allah nasiyo
Aniga ugu horeyo❤
Ilaahay abaalkeeda hamarsiiyo taas khaaimad ceyshow milix aqooninwaye
Farax bila waji waye leyskuma amini karo😢😢😢
Waaw magaceyga thanks❤😊
Waa sax , lakin inaga daa parts kan faraha badan
Farhiyo wa sheeko macaan tahay
Walal farxiya qaali walal sheekoyin ka istiqfaarta saliga nabiga (scw) soobadi
jimce wanagsan team farxiya anigu ilaa hada waxan layabay haweenka soomalida intoda badal maxay ragan u aminan😢sorry wll ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Ramadan ka dhanka ajarka aw xajka udhigmaa laakiin waajibka kaama dhacaayo
Time minwaan sallaan boqor tooyo ❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin aamiin 🤲🤲
Wcs abaayo macan
Farxiyo kaligaa mareekan ama yurub ma joogtit anagaba waa kula joognaa waayo anagaba waan ka dharagny xlda ka jirto
Waa is raaceynaa haihilmaamin😂😂😂
Diglaan miya gawada ninkada gabar lagu arke madexe igadaf😂😂😂❤
Ana uxoreya😂😂
❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
U horeeya NOT uxoreeya
@@nastedave9842 mxa kagale adhi 😀😀
He rws
Run tii nin aamin maleh 😮😮
Xbbti aniga kayga wuxu yiri cimri gayga adigaa kula joga Yaa lkin mar walba waxa ii muqata isagoo aros ah
@@Seynabcadey-t1t😅😅😅😅😅 wlhi ma la amini karo niyada ha kishanin
Wcs abayo mcn
Waxaan sugnaaba waa in lagu daneeysto kadibna lasoo tuuro sidii bac qashin ah 😂😂
Hablooy nin kutasho kana tasho niyadadana hasiinin ❤️🌹
Ana u horeyo cawa 😂❤
❤
🫶🏼💐💕
HAANBALYO❤❤
Wcs wca❤❤❤❤
Qofkii Kowda aan ahayey❤
Abaaya maryan xasbilaaha wanicmal wakiil badi😢
❤❤❤❤❤❤❤
Walee nim jira ma ahayn
Xagee kiyacaysaan hada leba sofhigee😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Hbo mcn ❤😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dumarka reraha dumiyow aqira maxad ku xisabtameysa iska rera ladumiyo ee gbr walasha ah hadey. Darada uu wel wesho ogaw inay deyn kuu tehe adine
Wsc
Hhhh😂
Maskiin Anisa daacad bay ahayd ninkiina wuu khayaamay. Dumarka minyarooyinka intooda badan sikhaldan bay u fakaraan bal haday nin keli ay ku tahay ay rabto marka horaba mid keli ah may raadsato intay reer dhisan dumintooda ka shaqaynayso
Bal eg dulmigaas bal irsaqad ay ledahay may cunaysa kas nin ma ahan lite waxid
Shekoyinkan cml imarayo😅😅😅😅😅😅😅
Asc abayo
Waaaduuyo🥱🥱🥱🥱🥱🥱
Abaaya maryan 3:36
Abaaya maryan xasbilaaha wanicmal wakiil badi😢
Abaaya maryan 3:36
Abaaya maryan xasbilaaha wanicmal wakiil badi😢
Abaaya maryan xasbilaaha wanicmal wakiil badi😢