Kala googaynti ma munaafaq nimaa hadii lays laayay oo madaafiic diyaarado miini hubka noocyadiisa kala duwan hubka culus iyo ka fudud laysku adeeg saday oo lays cunay laskufsaday lays dhacay waa in lakala go,aa ardulaahi waasac ilaahay xataa wuu baneeyay nin iyo naag isqabaa inay kala tagaan macadalaa dad dhan oo waxaa isku gaystay Muuminka hal god laba jeer lagama qaaniino mar idage Alle ha dago laba jeer idagana Anas baday
Mansha Allah
Sheikh moxamed comar dirir xafido Allah ❤❤
Masha’Allah, sheikhuna Sh. Dirir
Allahayow jidka toosan igu dil
جزاك الله خيرا
Somalida Madax dooda ayaa ubadatay munafaqii io Kala goo goonta umada muslimka ah
Kala googaynti ma munaafaq nimaa hadii lays laayay oo madaafiic diyaarado miini hubka noocyadiisa kala duwan hubka culus iyo ka fudud laysku adeeg saday oo lays cunay laskufsaday lays dhacay waa in lakala go,aa ardulaahi waasac ilaahay xataa wuu baneeyay nin iyo naag isqabaa inay kala tagaan macadalaa dad dhan oo waxaa isku gaystay Muuminka hal god laba jeer lagama qaaniino mar idage Alle ha dago laba jeer idagana Anas baday
Bal kawaran Kan jaasuus u ah dawladaha cadawga ah ee doonaya inay dalkeena baa biyaan oo googoostan
@@majid2968 silkii hooyadaa ayaa kala gooyay
@@majid2968 waanu kuu nimi waanu kaa noqonay uff uff uff kumarabno miyaad na qasbi