2 Dhibka i qabsaday waxaa ka daran kan ku haysta ADIGA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 254

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 ปีที่แล้ว +15

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @luishamsik6017
    @luishamsik6017 ปีที่แล้ว +24

    Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created is prophet Muhammad 🕋🕋🕋

  • @faatimahayaat1597
    @faatimahayaat1597 ปีที่แล้ว +61

    Koleey waxaan kaa faaiday school xitaa kama faaidin jazaakallahu kheyar keep going 💪 👍 👏 the best 👌 teacher walahi

  • @djmahir9411
    @djmahir9411 ปีที่แล้ว +22

    Wllyal 3 bil kabadan baa shaqo sugaya wana La,hay plz ducada iguso qabta inta umuur heesato Allaha usahlo

    • @mucaashaqmuniirkah3518
      @mucaashaqmuniirkah3518 ปีที่แล้ว +3

      Haka qoosan naxariista ilaahay marwalba

    • @nimcaali3930
      @nimcaali3930 ปีที่แล้ว +2

      Allaha ku Sahlo wll

    • @deqaharoun5540
      @deqaharoun5540 ปีที่แล้ว

      Walaal waad mahadsantahay ilaahay hagaa abaal mariyo waxaan kaa qodsanaya inaad ka hadasho dhibta dhaxtaala lamaanaha isqabta ee afrika ta yurub maha waayo waxaad muuda in uu samirku ku yaryahay iina cafi hadaad garayn

    • @user-bh7xg2ig9w
      @user-bh7xg2ig9w 2 หลายเดือนก่อน

      Alle haku sodhaweyo wllo

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 ปีที่แล้ว +11

    Sharaf ayaad leedahay walalkey ❤🙌

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 ปีที่แล้ว +6

    Thanks walal waxaan ahay nin 75% taageersan videoskaaga marmar way dhacda inaan kaa weecdo balse waa qaliil sxb mahadsanid waxa tahay muunad iyo tusaale dhif iyo naadira mahadsanid in badan

  • @fatushmuqtar4748
    @fatushmuqtar4748 ปีที่แล้ว +5

    Runtii waxa tahay best teacher ever illahay hakudowraa my teacher

  • @somaliwarya015
    @somaliwarya015 ปีที่แล้ว +5

    Ayub waa kusalamay, taas kadib wlhi waxa tahy raga Somaliyedh ee tirade yar ee an jeclahay fikirkoda, waxa tahy nin Anshax, diin iyo waayo arag leh intan ka arkay muuqal baahiyahan..waxan jira 23 sano, runti waxa tahay diira galiye waliba taladisa danka diinta marka laga fiiriyo aad ubisil, waana wax wanagsan inad nalaqeybsato fikirkaga siibo waxey anfeceysa dadka dalinyarada ah oo diintoda, dantoda iyo damiirkoda raba iney kor uqadan...waxan isku dayay inan daqan galiyo taloyin badan oo an kaa qaatay...kamid tahy danka xirirka dumarka guurka kahor oo ah wax an uficneyn ninka raga ah waliba jira cimrigeyga oo kale, waxan iska daayay asxabta an wax fican nolosheyda kuso dareynin, sido kale waxan isku dayay inan jaro caado xun on an laha..si fcn ban uwada Allah haila garab galee. Mhandsanidh!

  • @Abu__yaxya
    @Abu__yaxya ปีที่แล้ว +15

    Ilaahay haku sharfo wll ayuub wax badan baan kaa faaiday ❤️❤️❤️❤️✅️

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi ปีที่แล้ว +2

    Walal hadal kaagu waa waano dhirigalin naftayada iyo maslaxadayada iyo toosin naftayada dariiqa toosan ku soco anguna garabkaaga ayaanu nahay adiguna anaga ayaad noshaqaynaysaa
    Fadlan ha eegin maangaab hadal kiisa hankaagu waa hagida umadeena hilinka toosan iyo hansare hadaf mustaqbal leh
    Thanks brother

  • @najahali9926
    @najahali9926 ปีที่แล้ว +4

    Keep going wllo ayuub dhiiri geliye wanaagsan ayaa tahy Aniga waxyaabo badan ayan kaa faaiday Waxa ka mida inan kala bartay dadka wanaagsan iyo dadka xun 😍

  • @mohamedibraahimalio8355
    @mohamedibraahimalio8355 ปีที่แล้ว +4

    Alle hanaga dhigo kuwa wanaaga xagiisa wax ka eega naftoodana wx kabadala 🥰I a thanks full my dear teacher 🥰

  • @Dania_3
    @Dania_3 ปีที่แล้ว +4

    Wxe doonan ha kaashegaan aniga xageyga positive katahay Macalinkyga Nolasha kuma xumeso🤲🏻♥️🙌 wcs

  • @shushushaxshaxle7723
    @shushushaxshaxle7723 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah tabarakallah waxatahay million iyo kabadan qof uu qalmo waxa qof dhankasta naga wansho diin iyo madibo dhaqo iyo waxkasta naga dhiiso aniga macalinkeyga batahay waxan kugu tuhmayana waa kheer inta an kaa aragno iyo inta kuu qarso sidan uu maleno Allaaha kadhigo wll illaahay darti baan kujacelnahay Allaaaha kuxafido aduun iyo akhiiro walal 🙏🥰🌹

  • @zamiiramaxamed7318
    @zamiiramaxamed7318 ปีที่แล้ว +6

    Our teacher 😘🤗🤗

  • @hormuudhorseed7135
    @hormuudhorseed7135 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi wax badan ayaa kaa faiday our teacher keep going we love you

  • @mohaqoranemahamed6059
    @mohaqoranemahamed6059 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid our teacher ayub.

  • @yusufmohamoud1056
    @yusufmohamoud1056 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah bro keep going dad jahel ayaa jiro ha u bixin hore u soco thanks dhirikilintada full recipe amiin yaa rabi sido kale Allah ha ku xafido ayuub

  • @zimraanabdiaziiz8756
    @zimraanabdiaziiz8756 ปีที่แล้ว +4

    Allah haku sharfo teacher 🥰
    Masha allah 🙏💯

  • @aliomarxasan7525
    @aliomarxasan7525 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله أستاذتنا المبارك

  • @youngbdi5590
    @youngbdi5590 ปีที่แล้ว +1

    Thank you 😊 so much 💖
    M'y Best ❤ teacher
    Ayub axmed

  • @Maahir397
    @Maahir397 ปีที่แล้ว +4

    Waa daris kamida nolosha qofna inuu kuraco qofna inuu kaso horjed saddo qofna Haa egin lkn hadafkagu haku muqdo Ayuub Axmed 👍👊

  • @husseinmohamoudomar368
    @husseinmohamoudomar368 ปีที่แล้ว +5

    M.a ayuub axmed waan salamay sxp sare fiid wanaagsan my dear teacher ♥️

  • @user-pv5mt4tf3v
    @user-pv5mt4tf3v ปีที่แล้ว +1

    Amiin adine sido kale qalbigaan kaga so duceyaay waxa jeceshhay alle ha ku siiyo🤲🤲

  • @hassanbilan1638
    @hassanbilan1638 ปีที่แล้ว +1

    MachaAllah dear teacher, waliga cadhoqaga ( xasidka) kumaqarayan ,MachaAllah Ayub axmed your best person in world.

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. ปีที่แล้ว +4

    Thanks dear teacher❤

  • @abdikanimohamoud6598
    @abdikanimohamoud6598 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah ilahay haku taageero aamiin

  • @xafsosalwa40
    @xafsosalwa40 ปีที่แล้ว +2

    Keep goin ustaad dhag ha u dhigin warkoda we love u

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx ปีที่แล้ว

    Thank you ustaad ayoub ahmett💙💯

  • @fatahdaud2751
    @fatahdaud2751 ปีที่แล้ว +2

    Guuleyso Ustad you are our idol ❤🙏

  • @updirahmanalap8570
    @updirahmanalap8570 ปีที่แล้ว +1

    Macalin ayuuub xaaladii xumaah aan ku jiray qayb wayn ayaa ka ahyd sidii aan uga baxay ee hore usoco coach

  • @ismacismac913
    @ismacismac913 ปีที่แล้ว +1

    M.a quuub runta ayaa ka hadashaa alle haku barakeeyo waxaatay qof aan ku daysado dadka warkooda waxba ha u arkin qof xun iyo qof fiican ayaa jiro

  • @farxiyoxasan9508
    @farxiyoxasan9508 ปีที่แล้ว +1

    masha allh alle ha ku xafido waxa tahy qof ku dayasho mudan qofan ha u jabin dhiga u sarey

  • @jamacsuleemaan563
    @jamacsuleemaan563 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahadsanid

  • @kaamilhasanali7944
    @kaamilhasanali7944 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub wll muddo sanad ah ayaan kugu xidhanahay dhirigalintada walhi nolosheyda waxbadan ayeey kabadashay jazakallahu kheyran wll ayyuub allaha haku xifdiyo isha xaasidkana allaha hakaa dhawro

  • @shamissalaad2440
    @shamissalaad2440 ปีที่แล้ว +5

    Keep going my brother 🙏

  • @roodajamac4041
    @roodajamac4041 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah wllky qali Alle haku xafido

  • @asadxaajiyo457
    @asadxaajiyo457 ปีที่แล้ว

    Masha allha wax badan ayaan akaa faa iday keep going teacher

  • @sacdiyoahmed7742
    @sacdiyoahmed7742 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ❤that’s true ina ader macn

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 ปีที่แล้ว

    Alxmdullah ilahy aya igu darin kuwa xumanta radiya ama vadio xumanta dawada ama qofka hadlaya hadalkisa xuman ka dhex bar bara tan kle o jirta gurkasta iyo xarir kasta mushklad wu leyahy ala ku barkeyo wllkay ayub ahmed jasakala khyr

  • @ahadamohamed8093
    @ahadamohamed8093 ปีที่แล้ว

    Mashallah xorta ani role model ayad itaxay runti markasto an vedio dawado nafiis iyo diri gelin badhan an tarema wllo keep going

  • @Mr.Hoiwa123
    @Mr.Hoiwa123 ปีที่แล้ว +1

    Thank you fre much ilaahy dartii bn kuu jecelahy wallo ayub axmadaw malin uu bn kula kulmi doona incha allah

  • @umulkayrabdi7272
    @umulkayrabdi7272 ปีที่แล้ว +1

    waa runtaa way jiraan waxaasi ilaahay haku barakeeyo teacher

  • @sahalmuk2832
    @sahalmuk2832 ปีที่แล้ว

    You are it is good teacher keep on

  • @nimcoaxmed8735
    @nimcoaxmed8735 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll ayuub ilahay haku barakeeyo aakhira iyo aduunba 🥰

  • @252soomali
    @252soomali ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid maclin Allaha kusharfo👑

  • @ugbaadcumar8211
    @ugbaadcumar8211 ปีที่แล้ว

    Keep going my brother ❤

  • @halimahassan8538
    @halimahassan8538 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 ปีที่แล้ว

    noloshayda wax fara badan baad ka badashay ayuub axmed alleh haku xiftiyo aakhiro io aduunba teacher💯❤

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 ปีที่แล้ว

    M.a keep going pro ayub

  • @luleyabdullahiabdi6396
    @luleyabdullahiabdi6396 ปีที่แล้ว

    Mabaidaafo wlhi video yadhadha waxanba kusocda videoyadhadha ur my teacher

  • @umumohamed293
    @umumohamed293 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walal koley Aniga waa ka faiday . Dadka warkoda iska dhaaf inta ku jecel ayaa kabadan . Qofkii hadal kugu dilo amus ku dil.😊

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 ปีที่แล้ว

    Ma.allh allh haku xafido hana ku dhowro horay usoco intaa aan kabrtay ayanba kobi karin rabi haku barakeeyo nolashada walala jzakalhu khyrul jza

  • @mamohalimoabdiabdilahi1629
    @mamohalimoabdiabdilahi1629 ปีที่แล้ว +1

    My brother keep going 💪 inshAllha

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku dhowro Ader keepgoing

  • @xasanxaseen6627
    @xasanxaseen6627 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku barakeeyo nacabka dhag ha u dhigin

  • @abdihamidabdilahi1301
    @abdihamidabdilahi1301 ปีที่แล้ว

    Thank you so much 😊

  • @norfynestjker6049
    @norfynestjker6049 ปีที่แล้ว +4

    My brother keep going wlhi 💯

  • @muaazyare1775
    @muaazyare1775 ปีที่แล้ว

    Guleyso ustaad❤

  • @cabdiyare833
    @cabdiyare833 ปีที่แล้ว

    Our legend teacher

  • @maanshiilmedia2814
    @maanshiilmedia2814 ปีที่แล้ว

    Wcz ustaad Ayub Axmed

  • @bakarcarab5383
    @bakarcarab5383 ปีที่แล้ว +1

    Aad iya aad walahi waxa shegesid wa run zxb❤💯

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 ปีที่แล้ว

    Mansho allh wll hore usoco 🙏🏻

  • @hodish128
    @hodish128 ปีที่แล้ว

    Illahey haku fududeyo ayubow

  • @mohaking7521
    @mohaking7521 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Allaha ku sharfo keep going haa jojin waxa magartada

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 ปีที่แล้ว

    Guulayso ustaad🧡👏

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 ปีที่แล้ว

    Wcs my teacher thanks alla yaxfadhka

  • @user-tg9cw5el2r
    @user-tg9cw5el2r ปีที่แล้ว

    Wllo
    Ayuub
    Alle haku shaefee
    Watus abkaaga iisheeg

  • @AhmedMohamed-mv3ng
    @AhmedMohamed-mv3ng ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsan tahay wll waad baraarugsantahay dadkana waad baraarujisaa

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 ปีที่แล้ว +2

    dadkas mashay ka arkanan là yabay wayo qof diin iyo dhaqan wngsn leh aya tahay dhirigiye aya tahay m.a wllky horey usoco 🥰

    • @mayamiisan4846
      @mayamiisan4846 ปีที่แล้ว +1

      Asc wll anigu waxan ku raaka qof ana raagbaden ena gadhey iyo gesisnimo badn batahay e halkas kasiwad dhirigalita buulshada 💯💯💕

  • @user-pv5mt4tf3v
    @user-pv5mt4tf3v ปีที่แล้ว

    Tnkis ustaad🙏

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @maryamamohammed5826
    @maryamamohammed5826 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah wallo saxiix waxaan kugujeclahy runta jasakallhukar

  • @usaamaahmed106
    @usaamaahmed106 ปีที่แล้ว +4

    Keep going dadkoo dhan iskumid ma'ahan walaal wayjiran dad fiican iyo dad xun dhag ha'udhugin hadaladoda xun

  • @drssamirosmanmohamed1025
    @drssamirosmanmohamed1025 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq waa wax jiro mahadsanid

  • @aichahoussein8196
    @aichahoussein8196 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤️

  • @xawanuur1019
    @xawanuur1019 ปีที่แล้ว

    Wsc wllo.alle haku sharafo in.shallh.igu dara.kuwa.garaka ha

  • @aminaabdi44
    @aminaabdi44 ปีที่แล้ว

    Keep going bro mcan 💪🥰 🥰🥰🥰

  • @xamdashire7980
    @xamdashire7980 ปีที่แล้ว +2

    Hore usoco Ustad hadhagysan cadawgaga

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 ปีที่แล้ว

    MashaAllah bro

  • @mowlidahmed4174
    @mowlidahmed4174 ปีที่แล้ว +1

    Legend koley anigu waan ku wataa

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxyaabo badan waan kugu raacsanhy, waxyaabo kalena ma kugu raacsani, nolosha ayaaba saasa, runtii waxyaabo muhiim ah waa lagaa faa,idaya 👍🏾👍🏾

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims ปีที่แล้ว

    m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc

  • @user-hp9op4mh4y
    @user-hp9op4mh4y 2 หลายเดือนก่อน

    Wll ayuub hadaad ka hadshid xataa qoyska waxii run ah unbaad ka sheegeysaa dadkaana ilaahay gii abuurtaa qancinwaayay ha ujoojin horay usoco qof diinlehna waathy waana waxaan kaa aaminsanahay❤❤❤❤❤

  • @sadamfarhan7645
    @sadamfarhan7645 ปีที่แล้ว

    Wcs wll ayub
    Allaha ku sharfo wll 🇸🇴💯✔

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah kheyran

  • @axmedmahad4136
    @axmedmahad4136 ปีที่แล้ว

    M.a walaal qaali ah allah hakuxifdiyo

  • @ismailupdi2051
    @ismailupdi2051 ปีที่แล้ว

    m.a wlalkey ayuub allaha ku xafido❤️❤️❤️

  • @nimcocabdiqadir5548
    @nimcocabdiqadir5548 ปีที่แล้ว

    Msha allh wll

  • @mucaadsabanyare9580
    @mucaadsabanyare9580 ปีที่แล้ว +1

    Ddka iinta Ku raadnyo wlh ana qryo inysn aqoonba Ku lhyn qf muxtrm ah oo wngzn dhiirglya ah qf nsb leh Aya channel kga kso bro kna brto am proud of you ustaad

  • @faysalcaydiid8110
    @faysalcaydiid8110 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah sxb sare alle barekeeyo

  • @xigmaanod7082
    @xigmaanod7082 ปีที่แล้ว

    Our teacher

  • @califaarax3468
    @califaarax3468 ปีที่แล้ว +2

    keep going poe❤️❤️❤️

  • @haboonsuleman4950
    @haboonsuleman4950 ปีที่แล้ว

    Mashaa ayuub.axmed.nolowwaaloo

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 ปีที่แล้ว

    Asc. Subaaxaanaa. Allaahaa. Jzkh. Allaahaa. Ah. Ku. Xafidiyo

  • @marynahmedcabdi3798
    @marynahmedcabdi3798 ปีที่แล้ว

    Wllo waa runtaa hore usoco wllo

  • @hasanmohamed8355
    @hasanmohamed8355 ปีที่แล้ว

    Ayuubow wllo waan ku salaamaya inbadan waan ku dhageesta balse wanaaga kahadasha

  • @saynabsaynancabdi1744
    @saynabsaynancabdi1744 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub Axmed waxaa dhaghaw dhigin horey usoco teacher

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว

    Sax walahi runtana waad sheegtay ustaad💯💯👏👏

  • @maxamadmacalin5060
    @maxamadmacalin5060 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiqda jirto ee qarsoon