DambiBaaris 2 - Somali Short Film 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Dambibaaris 2 Somali Short film
    Synopsis:
    "pasra o kamida ciidamada dambibaarista waxa ey baaris kusameyneysa mission lafulin rabo 1da september balse waxa ey oganeysa arin ku kalifeyso iney go'an cusub qaadato"
    DIRECTED: feisal bille
    STARING: pasra, buqari & deeq
    About SomAction Films
    SomAction wa shirkad filimada so saarta ujeedkeduna yahay iney hormariso flimada somalida, waxad ugu imaneysa filimo kuxiisa galiya, SUBSCRIBE TO OUR CHANAL
    "Do Not Re-upload This Video"
    Contact Film Director Feisal Bille
    / feisal_bile

ความคิดเห็น • 537

  • @somactionfilms5279
    @somactionfilms5279  3 ปีที่แล้ว +144

    Contact Film Director Feisal Bille
    instagram.com/feisal_bile/

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli 3 ปีที่แล้ว +4

      waakaso baxsatau

    • @MN.4K139
      @MN.4K139 3 ปีที่แล้ว +4

      Si vican ayad u dubteen un edit gareyazeen blse wax u malanyah filmkan adobe permier pro lagum edit gareyane Avide media compress u malanyah horumar wacan saxbii yal

    • @sacadmawliid7459
      @sacadmawliid7459 3 ปีที่แล้ว +3

      Wllahi gabadhaasi waa dadkii loo baahnaa inay sirdoon noqoto

    • @gaasfilmsvlogs613
      @gaasfilmsvlogs613 3 ปีที่แล้ว +3

      keep going inaba cadi ma ah

    • @zakimohas
      @zakimohas 3 ปีที่แล้ว +3

      Legend

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli 3 ปีที่แล้ว +146

    عجيب عجيب 🤡❤️❤️❤️❤️❤️💯😍
    Flim murugo badan dhamaadka 👉😢

  • @mankeyxasan3747
    @mankeyxasan3747 3 ปีที่แล้ว +18

    Leysma xaqiree waataa somlia halkaa mareso 🇸🇴💪halkiina kasii wada waa bogadinayaa

  • @hosowpro
    @hosowpro 3 ปีที่แล้ว +201

    Great Movie, hawl fiican ayaad qabateen dhamaan. Welcome Feisal Bile.

    • @somactionfilms5279
      @somactionfilms5279  3 ปีที่แล้ว +10

      Thank u, masuul inbadan❤❤❤

    • @shubadeel4437
      @shubadeel4437 3 ปีที่แล้ว +4

      Lkn gabartii danbe maxaa udisheen daacad eeba noqotee🤣🤣🤣😬

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 3 ปีที่แล้ว +2

      @@shubadeel4437 sharciga ayey martay hee hhh shaqa fcn leey qabate lkn sharciga ma cafinin wali

    • @legendpoy8298
      @legendpoy8298 3 ปีที่แล้ว +1

      @@somactionfilms5279 Wll Muqdisho Ayan Ku Sugnhy Cawinadada Rba Replay iiso Gal

  • @IslamicInspire1
    @IslamicInspire1 3 ปีที่แล้ว +18

    Run a Haanti waan jeclahay inaa daawadu film somaali ah waxaad qabateen shaqu weyn lkn mustaqbalka waxaan inaad noqotiin Hollywood ka somaali good luck

  • @cute_vidoes
    @cute_vidoes 3 ปีที่แล้ว +13

    Rer mogadisho kuligood wa proffesional wllhi keep going pro❤❤

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 ปีที่แล้ว +7

    Cajiib ! Waa Film Tayo Sare Leh Runtii Shaqo Badan Baana Gashay sidoo kale Waxna Laga Baran Karo👏🙌

  • @calimeeyraale4622
    @calimeeyraale4622 3 ปีที่แล้ว +1

    Filmada nocaan aaad ayaa u dawadaaa so badiya

  • @ahmedwaayo-arag3301
    @ahmedwaayo-arag3301 3 ปีที่แล้ว +12

    Yaa Salaam, xaqiiqdii waan ka helay. Filin keliya lama oran karo waa fariin cad.
    Kolley inta ila midka ah waa fahmeen.
    Guuleysta dhalinyaro.

  • @CodeEmpiree
    @CodeEmpiree 3 ปีที่แล้ว +40

    We are back Somalia to the world guul ayan Idin rajeyna ❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 3 ปีที่แล้ว +8

    we are the first

  • @habiibabdibotan4676
    @habiibabdibotan4676 3 ปีที่แล้ว +54

    WELLDONE BRO KEEP GOING WE NEED PART 3 DAMBIBAARIS

  • @mohameddhoolgu7299
    @mohameddhoolgu7299 3 ปีที่แล้ว +10

    Waxa aad ii cajabisay gabadha actors ka ah qaabkay u jilayso ama umatalayso.
    Congratulations wllo.

  • @rijaaljr
    @rijaaljr 3 ปีที่แล้ว +8

    Gbdha Film-ka Wada Waxkale Waaye
    Waan Kuu Hambalyeynayaa My Bro Feisal Bile 🔥🙌🏽

  • @bilanhasan904
    @bilanhasan904 3 ปีที่แล้ว

    Omg Film Somalia Oo Sidan Loo Jilay Waligay Ma Arag Wlhi Horey Usocda My Team

  • @engasad5103
    @engasad5103 3 ปีที่แล้ว +2

    Best film somali ever an arko qaab jilninka100%
    Muqaalka100%
    Editing 100%
    Qisada shekda iyo dhamaan wan uhambleyyena horey usocda

  • @alhabibahmed9300
    @alhabibahmed9300 3 ปีที่แล้ว +1

    Jilinka iga gadan gawadha cadi ma ahn wallhi horey usocda Team kina Gul Ayan idinrajeynaa

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 ปีที่แล้ว

    Filim somali ah oo kan ka shidan wlhi waligey ma wadan waxan is iri hindi mise American baa dawaneysa waw mnsha Allah 🥰🥰

  • @sumar4007
    @sumar4007 3 ปีที่แล้ว

    Gabadha aad ayey uga baxsatay filimka meshisiye marisay 👏👍

  • @zaki-ld9os
    @zaki-ld9os 3 ปีที่แล้ว +1

    Wadankeena alllahayow noo xasili film wx bdn ka turjumayo wlh😭😭 dhalinyaro horay usocdo somAction fiqulubinaa❤️

  • @Yoolskills
    @Yoolskills 3 ปีที่แล้ว +1

    Top Actors Hargeisa Somaliland ayan idinka soo Salamaya saxibayal

  • @samaaranuur9297
    @samaaranuur9297 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhacda hda taagan wye walle hit film

  • @mohameddhoolgu7299
    @mohameddhoolgu7299 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa film cajiib ah oo maskax maal iyo muruq intaba lagaliyey waw.
    Go forward.

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 3 ปีที่แล้ว +6

    Dhamaantiin waad dadaasheen guulaysta❤✌💖

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z 3 ปีที่แล้ว +1

    Bisika filim wuu dhafe cadi ma ahan wax sax aya laga turjumd

  • @johniiman6493
    @johniiman6493 3 ปีที่แล้ว +64

    Soo jeedin:
    Tirada xabadaha kabaxayo bistoolada waa in ey idiin qiyaasan tahay sieysan udhicin Qaladkan oo kale oo Aadan ridin Tiro ka badan tan loogu tala galay bistoolada .
    Mahadsanidiin sxpayaal , Horay usicda.

  • @qeysrusheeye.7685
    @qeysrusheeye.7685 3 ปีที่แล้ว +6

    Anigo ah arday barta howlahaan termin one waxaan idiin xaqiijina this short flim waa cajiib una dhow dhacdo run cml ah.

  • @jamaaljabiye7611
    @jamaaljabiye7611 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn in eey gabadha dhisho meeysaan aheen hit maahan filimka marka

  • @farxiyoabdallah5701
    @farxiyoabdallah5701 3 ปีที่แล้ว +1

    Omg film iga dheh waku farax snahy ine dhalintena flim cajib jilayan horay u socday kuwa kale wa idinkaga fadhina hindi adinka i dhama ❤❤❤

  • @laabkabanstudio
    @laabkabanstudio 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo team SomAction Films iyo ustaatkeyga Feysal bile guleysta

  • @abdirahmanar3432
    @abdirahmanar3432 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay u socda 💪Guulesta Aduunka hormaray naga daba geeya Marwaliba guul'leesta 💪💪💪

  • @zapnaqueen6881
    @zapnaqueen6881 3 ปีที่แล้ว +4

    Waw keep going guys I'm proud walhi iney dhalinyaro somaliyed sidan wax ujilayan❤️❤️

  • @mssfakatax5957
    @mssfakatax5957 3 ปีที่แล้ว

    www isha calaa directory Feisal bile hambalyoooooo

  • @ibrahimyare5159
    @ibrahimyare5159 2 ปีที่แล้ว

    Ooh run ahanti
    Filmkan.ad.ayu
    U.macn.badan
    Yahy

  • @nanibaby1512
    @nanibaby1512 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhan Madow jilinkeda wa too Mansha allh keep going sister❤️

  • @haramcadofficial1101
    @haramcadofficial1101 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa filim inbadan laga shaqeyay aadna ii qanciyay, waa bilow wanagsan somalideram oo hersara gaarta baan rajaynyaah oo booliwuudka iyo hooliwuudka la tartarnta

  • @dunidacaankatube7775
    @dunidacaankatube7775 3 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwww wlh hormar waaa msh allh sidi filamanti waa wwww wll brt2 masodenesaan

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 3 ปีที่แล้ว

    Filimka noo sii wada waan ba ka helee🙈😍👍👍👍

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 3 ปีที่แล้ว

    The best film dubista iyo jilinka inaba cadi mahan horay usocdo

  • @abdirazakmuhudin4185
    @abdirazakmuhudin4185 3 ปีที่แล้ว +1

    Atariisho wacan baatahy pasro

  • @faibrownofficiall9394
    @faibrownofficiall9394 3 ปีที่แล้ว

    Wali ma arag flimkan film lamid ah wlhi Keep going hormar idin rajeyna i.a

  • @captainoscar009
    @captainoscar009 3 ปีที่แล้ว +4

    We don't need Hollywood and bollwood films . SomAction ❤️

  • @Cayni123
    @Cayni123 3 ปีที่แล้ว +12

    somaction films waxan ugu kaaftoonay inan daawado aflaanta hinidiga keep going asxbta✅🙈🙊💯🤗

    • @Somaliboy516
      @Somaliboy516 3 ปีที่แล้ว

      Nasra waxad tahay gabar Somaliyeed oo jecel dadkeda iyo dalkeeda guleyso.

    • @Cayni123
      @Cayni123 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Somaliboy516 sidokle wwll qali sidokle adne qofna majiro ddd naceb abowe intaz inkbdn wan urjayna abowe mhdsanid☝☝🙈💯🥰

  • @kunaawiilamerico4607
    @kunaawiilamerico4607 3 ปีที่แล้ว

    Pasra pakistan inta ka arka blody hormar wcn

  • @aaminamacalinsiidaadanamuu4971
    @aaminamacalinsiidaadanamuu4971 3 ปีที่แล้ว +1

    Waw masha Allah hambalyo filim iyo bar ayaan dhihi karaa hormar wacan 🍸

  • @abdicasiishassan5423
    @abdicasiishassan5423 3 ปีที่แล้ว

    MnzhLlaH Hor mar baLadhaN zaxibaYaaL🥰

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah asxaabta waad ka baxsateyn jiliin cajiib ah aa la imaadeyn hambalyo halkaas ka wada waan idinku faraxsanahay anagana idina dhiiri galineynaaa

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow film ku enaba cadi mahan SomAction Films keep going wlalayaal 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👍🏾

  • @faisacudoon2497
    @faisacudoon2497 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah waa filim hee sare ah director & writer maskax qurux badan ayad thy another level waye wlhy
    Lkin wxn udinkula talin laha codka inad u dhibatan dadka filimanta turjuma sida fanbaroj marka aad ayu u sii macanan

  • @Wafalakeofficial
    @Wafalakeofficial 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw film action aad ayaan ooga helay filmaanta halabaday
    Waayo macna aye leeyaheen

  • @to2557
    @to2557 3 ปีที่แล้ว +1

    Pasra.....🖤🖤

  • @maxamedciise2850
    @maxamedciise2850 3 ปีที่แล้ว

    Wwww Action fcn sheeko sifcn lo agaasimay Guul iyo Gobanimo 😘🙌❤Aduun kan🌍 wax la qeybsan krmaa🌍

  • @ahmedcarabey2230
    @ahmedcarabey2230 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaw waa fariin muhiim ah oo loo bahanyahy 👏👏

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 3 ปีที่แล้ว +2

    Is ilaaliya somalia meel fiicn maha

  • @ibraahimxasan9456
    @ibraahimxasan9456 3 ปีที่แล้ว +7

    Qofkii 2aad ee daawada like saar 😀😀

  • @mandekhusain9812
    @mandekhusain9812 3 ปีที่แล้ว

    Qept 1aaad awey waba wayey🥺

  • @ishwaqaden631
    @ishwaqaden631 3 ปีที่แล้ว

    Run ahanti filimkan waa filim aad ufican mash allah balse wax kaqaldan habka lagu dilayo tugada waxa larabay in si meshin ah lagu dilo waxa kalo kaqaldan lama rabin inladilo gabadha waa waxey aheyd mid rakato lagu hesto waxey aheyd inlaxiro madama ley lashaqeystay sida kale waa ok inta igu racsan komanti

  • @alfanaancaynaancaato514
    @alfanaancaynaancaato514 3 ปีที่แล้ว

    Waan pogaadinayaa somaction films iyo dhalintan quruxda badanba soomaalaay hala garap istaago dhalinyarada si aan u gaadhno heer ka fcn kan maanta thank all

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 3 ปีที่แล้ว

    Hore u socda .....actordbaa heshay ragga.

  • @abdullahiabdiali6023
    @abdullahiabdiali6023 3 ปีที่แล้ว

    ikraan tahlil cusub ayaa soo if baxday
    waan idin hambalyenaya waxa ino gudbisen film wanagsan wa super hit

  • @yaasminahmedalicabdullahi4372
    @yaasminahmedalicabdullahi4372 2 ปีที่แล้ว

    Waw masha allah horey socda😍😍😍🥰

  • @takeatime1429
    @takeatime1429 3 ปีที่แล้ว

    Waqti baa galay iyo qarash iyo juhdi hambalyo dhalinyaro gaar ahaan dirctor, writter, camera man ninka isku qaatay waliba soosaaraha Film-ka Feisal Bile Ali👏👏

  • @almaz100
    @almaz100 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going dhamaan inta ka qeyb qaadatay iyo inta hool wadeenta aheyd hormar wcn dhamaantiin nabadiin 💫👌🥳

  • @cshaqalle8258
    @cshaqalle8258 3 ปีที่แล้ว

    Horey usocda action fican

  • @cabdullaahicabdicasiisxuse9797
    @cabdullaahicabdicasiisxuse9797 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow Cajiin.

  • @azuz4046
    @azuz4046 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow best movie wlhi ad ayad u dadasheen m.a hormar wcn

  • @xabadkaisaar5355
    @xabadkaisaar5355 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan ayaa ladhahaa film inta kale Waa magac uyaal

  • @anisasaid6073
    @anisasaid6073 2 ปีที่แล้ว

    Walley kan film wadhafay keep going my Time

  • @naimo3372
    @naimo3372 3 ปีที่แล้ว +1

    From Hosow pro 👍

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 3 ปีที่แล้ว

    Best waayeh qaab ma talkiinu keep going dhlinyaro

  • @abdulkadirosmaan8228
    @abdulkadirosmaan8228 3 ปีที่แล้ว

    Filim iga dheh mashaa alah lakiin deeq xagee buukudanbeeyi ma maladiyaa mise maxkamad ayuu muteysanayaa sawbtoo ah wuxuulashaqeynaayi taliyaha

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 3 ปีที่แล้ว +6

    The best movie I have ever watched from Somalia is this one, well done.

  • @deeqmaxamed8378
    @deeqmaxamed8378 2 ปีที่แล้ว

    Filimaanta nuucan ah oo sirdoonka iyo howlahiisa lagu jilaayo wa filimaanta loogu jecelyahay in la daawado wana kuwa ugu qatarsan wooow hormar wacan walaalayaal keep going

  • @saataadan9285
    @saataadan9285 3 ปีที่แล้ว +1

    waxa sameneysan wa wax ad u qurux badan wana ku dhiri galnya sxbyaal gul wcn

  • @thedragonof2000
    @thedragonof2000 2 ปีที่แล้ว

    waa filin dhamaystiran sida loo jillay iyo qisada laga matalayba sidoo kale directorka filimku waa khabiir aqoon fiican ule baarista iyo sirdoonka waxa intaa sii saaciday jilaayaasha oo iyaguna doorkoodii kasoo baxay waa filimkii 1aad ee aan isagoo soomaali lagu turjumin daawaday waayo jilaayaasha ayaa ah asal somaali anigu aqoon uma lihi halka ay ku noolyihiin teamka aflaamtan sameeya balse waxaan aad ugu faraxsanahay inay naga haqabtiraan baahida aflaamteena oo ku salaysan dhaqankeena iyo caadooyinkeena sidoo kalana la jaanqaadaya caalamka, horay u socda walaalayaal.

  • @guutale2021
    @guutale2021 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow amazing
    Best movie 🙏
    We need part 3 and 2

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal7382 3 ปีที่แล้ว +1

    from hosow pro 😘😍🖒👍👍👊🤘

  • @nadiaqali6240
    @nadiaqali6240 3 ปีที่แล้ว +1

    Xabad dhagtayda se umaqlaysey waan kadaalay pls inaga yareye filimka xabadaha saraysiin 😣🥺🥺

  • @ikranfatxi4015
    @ikranfatxi4015 3 ปีที่แล้ว

    omg qatar waa hindi waaba iska deyn lahaa hadaaa markasta filmkaan cml noo soo gudbin laheydeen

  • @xogtageeskatv7427
    @xogtageeskatv7427 3 ปีที่แล้ว +1

    Filmka qaybta ugu danbeysa ayaad ku halayseen wlhi, ma ahayn in Gabadha la dilo sababtoo ah qofku xumaan ayuu kasoo baxay hada waa qof xumaanta la dagaalaya hadii dilba loogu tala galay waxay ahayd inay burcaddu disho. Filmka mid dareen leh oo arimo xasaasi ah ka hadlaya ayuu ahaa lkn the last scene was not thought well

  • @ibrowfilmandvlogs6091
    @ibrowfilmandvlogs6091 3 ปีที่แล้ว

    Basro talaan u hayaa ee igu soo xira🤩

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwww best movies thanks DIRECTOR FILMS

  • @mahadhassan4483
    @mahadhassan4483 3 ปีที่แล้ว

    War soo badiya filmskaan camal waa waxyaabaha wadanku ku hormari karo xaqiiqdana taabanaya keep goin filmka xiga aniga laadar iga dhiga aan si fiican wax u jafee plz kkkk

  • @kiinbela2773
    @kiinbela2773 3 ปีที่แล้ว

    wow m.a waa film somali aan lagu caajisen aan daawado abid horay usocdo team som action

  • @capitanoobiya3621
    @capitanoobiya3621 3 ปีที่แล้ว

    hoshada wado wan ku oghy Somalia ayad ula jeda

  • @engasad5103
    @engasad5103 3 ปีที่แล้ว

    Hamblyo teamkan

  • @Haldoorka_umadda
    @Haldoorka_umadda 3 ปีที่แล้ว +4

    🥰❤️🇸🇴 Ciise hada malagu diley 😌🥺😂 awalba laadar faido malahan 😂

  • @ayaanxusein365
    @ayaanxusein365 3 ปีที่แล้ว

    abusltly m.a inba cadi mahan filmkan legens isgu tagy but gabdhan dabi bariska eh adban uka helay m.a guleyso anytime xppty

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 ปีที่แล้ว +1

    From Ireland

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Labo dumaroodna qadar badan ay iga waa waynaayeen iyada khadraay nicmah.

  • @Buurdibi
    @Buurdibi 3 ปีที่แล้ว

    Wadku Mahad Santihiin Hoosha Wngsan aad Hesaan🇸🇴🥰✌

  • @mustafsergio9960
    @mustafsergio9960 3 ปีที่แล้ว +1

    waaw super hero film

  • @feysalarif5188
    @feysalarif5188 2 ปีที่แล้ว

    Waa filim qeroleh thanks

  • @mrhassanabdi7682
    @mrhassanabdi7682 3 ปีที่แล้ว

    Waaa shidan tahin asxaaabey HD movie waa idin cimamatay

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 3 ปีที่แล้ว +2

    Good job guys shaqo wacan ayaad qabateen oo dhan walba iska kaamileeyso

  • @tradertop24
    @tradertop24 3 ปีที่แล้ว +4

    SomaLi WOOD keep going 👊🏻😊

  • @maryanmahamud8435
    @maryanmahamud8435 3 ปีที่แล้ว

    M allah som actoin films
    Xqiqatan dad howl kara thin gul io gobanimo mar wlpa wlloyl

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 3 ปีที่แล้ว

    From @hosow videoga waala dhace

  • @calibaabo7779
    @calibaabo7779 3 ปีที่แล้ว +2

    Horey usocdo

  • @WAZIIRKAFILMS
    @WAZIIRKAFILMS 3 ปีที่แล้ว +1

    Pasra waxa igu sameenoosid waa dareemooyaa 🥺🥺😭🥰🥰🥰❤️❤️❤️