Maskiin Raxmow hooyo rabi ha u naxariisto laakiin 13 hadan miyi ku soo kortay waa qof Aad u adadage waxay ahayd islaanta xuntaa inaad dhagax ka badisid qumayada ciil baaba iga haya anoon arag
ani wanba yabe nagahani ninkoda ilmaha dhalan maxey u silciyan mise udilan 2miter aya sugayo aaqiro waba ilaben subxanallah bal maxey dhibeysa hadi ilmaheda iyo ilmahani hadey isku si ukoriyan ajir ayeba helayan ilmahoda xida wlhi cuqubada ey ka galayan ilmaha kale aya kasobaxayo maba oga in ilmahoda kasobixi donto xida caasi aye ku noqon donaan
Waale abayasha qaar wa qeyri masuul aabahey Allah unaxristo wunaga war heyn jirey
SUBHAANA'ALLAAH musiibo ALLAHA ku sallido Adduun iyo Aakhiro.
First habo love u❤
Raxmo guuleyso sami❤❤❤😢
😢
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Asc farxiyo maanta Ana uhoreeyo❤❤❤❤
wlhi ilina iso dhafty subxanallah allow oladeda dad habadin kuwa san yelayo allow malak uso dir nafta hadhafteh
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Xasbunalaah wanicmal wakiil allow naga hay masiboyinka aduunyo aaqiraba
Subxaan Allah dumarku ilahay hawga baqin caruraha
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صباح الخير ❤
Walee narta bilash ilahey Uma aburin subxanallah 😢
Maskiin Raxmow hooyo rabi ha u naxariisto laakiin 13 hadan miyi ku soo kortay waa qof Aad u adadage waxay ahayd islaanta xuntaa inaad dhagax ka badisid qumayada ciil baaba iga haya anoon arag
Asc❤❤❤❤❤❤
Wcs abaayo macan
Nolasheydii❤❤
Walaahi dumarkan edada waan la yaabanay alle hasoo hadeeyo
Yaaap naaa hapa dishes may cunto siiso ilen iyadey ushaqynaysayeee
Ilmaha wexey iila muuqataa iney ilmo fiican yihiin ilaa hadda.
Horta waayaabee. Dadku. Xagay sheekoyinka kaso gudbiyaan. Wali ma maqal ayadoo dhahaysa. Heeshaas igala. Soo xariiree❤
Hada ma ku soo biirtay mesha fcbooka inta badan lagala xiriraa
Naa farxiyoy hoyadey Malin i dhahde gabdhaha laba meel ka nefsadan mid wa afka midna wa hoosta😂😂😂saa u qoslaye waliga ma maqashay xppti ani wa yabay
Kkkkkkkkkkk
Acudu bilah been waayee abaayo waxas macul mahan
🥰
Sheekdan wa dhageeysate xa qaldan aya lahaay ileen horu dhac aya shalay dhageeste 😂
Naagaha soomaalidu maxay ilmaha ninkoodu dhalay oo caruurtooda la dhashay u necebyihiin
Subaxanalh😢
Supxaanlaahu 😭😭😭😭
Balaayo kuheshe damiirka halkuu ka aade ilahayow owladeena silac hanaga badin yaarabi 😢😢😢
Amiin yarbi😢
Sodohda iyo eedada mexey u hawaati weysey 😅😅😅😅😅
Ayoyunku dhipadanaaa. Ayo iyo sodoh dhipkodu badanaaa iyo dumashiii
Wsc
tii igu darneed hadaa timelineka kuso qortay farxiyooy😂sodohdey sanka iga qabsatay ur dartiis kulahaa 🙈
🤣🤣🤣🙈
AbaHy nagtu Qabo wallaHy inaysan juuq i dhaHyn 😊 Mlin walpa waa rifi laha😂😂😂😂
Warka in leeska dhaho wey fudutahay 🤣🤣
@@sacdiyaxussein maaY wallhh nagta abahy qabo mx no keni
Wcs abaayo 😢😢😢😢😢
ani wanba yabe nagahani ninkoda ilmaha dhalan maxey u silciyan mise udilan 2miter aya sugayo aaqiro waba ilaben subxanallah bal maxey dhibeysa hadi ilmaheda iyo ilmahani hadey isku si ukoriyan ajir ayeba helayan ilmahoda xida wlhi cuqubada ey ka galayan ilmaha kale aya kasobaxayo maba oga in ilmahoda kasobixi donto xida caasi aye ku noqon donaan
Qaybtii labradorite baa
Qaybtii lababaad baa
😢😢😢😢
Sorry Raxmo😢😢
Wuxu cadow sanaa subxalh kacab samee miyaa iney cuqubadii gabdhaa yar kaso baxdo sorry raxmo😢😢😢😢😢
Ilaahayo sodoh xun hana. Ku soo adini amiin dhah😂😂
Amin Amin cilka ihya sodoh xun iyo dumashipa waa nacy Anon Arkin wlhi
@@MaryamHassan-i2hisku mid aya nahy walhi 😂
Thanks sister ❤
Ayada miya ushaqysey
Caku abo
Nuucaas oo kale aa aabo iska ah muxuu miyiga uga soo wadaaye haduusan waxbarasho geyneyn
❤❤
aayooyinoow cadaab aaqiro iyo aduun ooga baqa caruurta
🍁🥰🥰
Inkaar kugu. dhacday dheh haday tuntahay warkaan
Scwscwscwscwscw😊
❤❤