FANAANIIN SI ARXAN DARRO LOOGU DILAY QABIILKA AY KA SOO JEEDAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Waa fsnaaniin loo dilay si arxan darro ah aano qabiil

ความคิดเห็น • 55

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 หลายเดือนก่อน +7

    Abdi Bashiir Indha Buur H/g Sacad Aun Aamiin

  • @abdimawliid4981
    @abdimawliid4981 4 หลายเดือนก่อน +6

    Maxamed mooge illaahay ha uu naxaristo waxa dile beesha ogaden oo uu udirey maxamed siyad bare

  • @karinaali63
    @karinaali63 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay ha naxaristo Mohammed mooge wa legend kuligoodo fanaaninta Somalia 🇸🇴 odhan Ilahay naxaristo

  • @abdikhadarmahadale4708
    @abdikhadarmahadale4708 3 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto abwaan abdi bashiir indho buur iyo majaajileeste nuur jeete iyo macalin fanaan mahamed mooge liibaan fanaan ahmed inshaar abdi olol

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 3 หลายเดือนก่อน

    Mohamed Mooge Liban , macaalin na wu aha Ilahay ha u naxaaristo Amin Amin Amin

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 3 หลายเดือนก่อน +1

    ILAHAY. ha u naxaaristo dhamantood

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nuur Cismaan Jeyte ayaa la dhahaa ee Cismaan Jeyte maaha.

  • @karinaali63
    @karinaali63 3 หลายเดือนก่อน +1

    It’s very sad how they dead all of them Ilahay ha naxaristo

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wll intaas ad sheegtay e dhimatay alaha u naxariisto dhamaan wlalo somaaliyeed aya aha yeen ninkasto kamida ah gacan ka gardaran aya dishay inkastoy toodi dhamaatay qiyamahana nin walba nin kii dilay asago haysta alaah lahor iman rabina wa kala xisaabin. ee waxan dhihi laha bulshadu way ilaawen fidnadaha noocana kolga halaga daayo in la xasuusiyo hadi kale jahli tagay aya lagu noqon fadlan waxan o kale ha la iska dahabi mahad sanid

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wax soo akhri marka hore, Maxamed Mooge nin suufi ah oo SNM Ka tirsanaa ayaa dhaawac culus u geystay. Dadku waa jifojifo markii hoose loo daadago, adna suureyso wax dhici Kara dhaawac Ka dib.
    Sheekadda jidbaa loo galay, waa la alifay!

    • @KadarSuleyman
      @KadarSuleyman 4 หลายเดือนก่อน

      Yaa alifay cidii dishay sow maha
      Wax qiral leh oo xga kale ba cidi laga dilay la yaqaan hebel oo waadax ah muran maad manta galin malin jwb lagu odhan yaa jirte maxad odhan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 หลายเดือนก่อน +2

    AHN Dhammaantood

  • @cabdimaxamed-ve4pp
    @cabdimaxamed-ve4pp 2 หลายเดือนก่อน

    Rabi ha unaxariisto sacadu wa 2..2 habenimo 20 7 2024 gaadh ayan saranahy j somaliland ilahay dhamantod ha u naxariisto

  • @abdinurfarah1560
    @abdinurfarah1560 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry Qaasim Qaxweyste NIN qabiil ma ahayn cry social and quiet person

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mohamed Mooge Isaaq Garxajis Aun Aamiiin

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢aad ayaa ugu xumahay runtii ILLAAHEEY HA UNAXARIISTO

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aw kuuko awal miyaan aano qabiil loo dilin Aun

  • @abdidhenged4955
    @abdidhenged4955 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ina mooge isagoo qori sita ayaa ladilay laakiin indhobuur waxaa lagudilay Afisyoon qorina ma qaadan jeytana waxaa dilay Abgaal oo uu ka dhashay qaasina waa sidoo kale

  • @museahmed5097
    @museahmed5097 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdullahi xarago si doo kale

  • @Daqare666
    @Daqare666 4 หลายเดือนก่อน +1

    AXMED INSHAAR ABDI OLOL
    HORTA ADOO KU DHASHAY BURBURKII AYAA WAXAA NOO SHEEGAAYO WAXAANA JIRIN
    AXMED INSHAAR WAXAA OLOL LOOGO BAXSHAY BARNAAMIJKII BANDHIGAA RAADIYOOWGA UU KU SOO GUDBIN JIRAY RUWAAYAD LA DHIHI JIRAY OLOL MA BAD MAA KUUGU SII DEYN KARAA
    AXMED INSHAAR WAXAA KU DHACAY HOOBIYE EE LOOMA DILIN AANO QABIIL

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  4 หลายเดือนก่อน +1

      Intaadan iska hadlin dadka waata jooga ah baa la wareystaa,Ahmed Inshaar Abdi Olol,deris baan ahayn xaafadda waaberi,riwaayadna ma ahayn meesha u magac ugu baxay ee Sheeko bay ahayd Radio Muqdisho ka bixi jirtay 1981kii,Magaca aad sheegtayna lama dhihi jirin ee waxaa la oran jiray (Olol iyo Hooyadii).Ereyga aad sheegtayna waa erey Gabadha oraneysay.sheeka Cabduqaadir Maxamed Mursal baa lahaa,Ahmed Inshaarna Farsamo yaqaan Radio Muqdisho uu ahaa ee Fanaan ma ahayn.Sida loo dilay goobjoog baan u ahayn.sidaa Taariikhda u baro waxaad aad maqasho ha iska soo qorin adeer.Bar ama Baro ama iska sii Huleel.

    • @ziziato4481
      @ziziato4481 3 หลายเดือนก่อน

      Markale sifiican u dhegeeyso

  • @maxamedxamse7827
    @maxamedxamse7827 23 วันที่ผ่านมา

    Axmed gacayte maad ilowday

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 3 หลายเดือนก่อน +1

    olol wuxuu ku dhintay madfac

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 2 หลายเดือนก่อน

    Wad hadal badantahy

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed1909 3 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed gacayte ayad ilooday

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 4 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed inshaar cabdi, Olol, Waxuu ahaa Xawaadle Qabiil dartiis ayaa hoobiye loogu dilay, ALLE yaaraxmo waxaa lagu dilay Xabar

    • @muumincumar7417
      @muumincumar7417 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aun axmed inshar cabdi olol looma dilin aano qabiil deris aan ahayn markii la dilayey aas ayuu ka soo laabtay nin deris ahayn oo mooryaan dayday noqday hadana ku nool qurbaha ayaa baasuuke ku dhuftay

    • @shaakirmuse
      @shaakirmuse 4 หลายเดือนก่อน

      Ma ahayn xawaadle beesha shanaad buu ahaa

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 4 หลายเดือนก่อน

      @@muumincumar7417SubxaanalLaah!! Very sad! Oo ma’taqaanaa qofkii diley meeshuu joogo walaal? Maanu dacwo ku’furno mooryaanka.

  • @HalimoJusuf
    @HalimoJusuf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Saada cali warsame maxaad uga taktay.

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aano qabiil looma dilin iyada AHN

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 หลายเดือนก่อน +3

    Nuur Cismaan Jeyte Abgaal Waceysle Macalin Dhiblaawe Eybekar Gaab Aun Aamiin

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ya raxmu raaximiin insha Allah

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaad illoowday Axmed Gacayte oo Hargaysa lagu dilay. Lana dhaho waxa dilkiisa ka dambeeyey abwaan Sangub oo waqtigaa qoriga u qaatay inuu difaaco dawladdi Siyaad Barre, isagoo madax ka ahaa Tiyaatarka Hargaysa.

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 3 หลายเดือนก่อน

      Idoor beenaale ah aad tahay Sangub waa ninkii Gacayteoo ciyaalka dooxada see da ah ka dhigay Nin MAGAC leh, laakiin Waxaa idin AF yaqaan dhulbahante oo wax baalihiina yaaciya

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdirisakdirie3124 inan gumeed ayaa tahay cayda lagu dhalay! Taariikho ayaa laga hadlaaya adigana caqligaagu cay waxaan ahayn ma keeni karo. Markuu Gacayte fanka ku jiray, Sangub weli geeljire ayuu ka ahaa Ogadenia. Wuxuu Siyaad Barre ku keenay Hargaysa Daaroodnimo uun, xataa afsoomaaliga muu qori aqoon. Markuu carro Maraykan u qaxayna waa kii gabadh yar oo 7 jir ah kufsaday. Ee u soo baxsaday Jabuuti. Ka dibna dayacdarro iyo daawo la'aan ugu dhintay Xamar. Maad markaa Daaroodnimo wax ugu qabatid?

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh 3 หลายเดือนก่อน

      ​ma adoonkayga😂

    • @maxamedcabdicilmi6181
      @maxamedcabdicilmi6181 27 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdirisakdirie3124 keeba fanka ku horeyay laxayey gacayta ka horeyaye

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 4 หลายเดือนก่อน

    Somali goorma ayey ka ilbixin qabiil iyo isdil.xaqsaballah ha tuso umadda somaliyeed

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha u wada naxariisto amin amin amin yaa rabi

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 4 หลายเดือนก่อน

    Axmed inshar cabdi olal loma dilin aano qabiil ee hobiyo laso riday ayaa ku dhacay meel qabur ah ayuuna jogay sxb bbc ka dhageyso sxb

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha u wada naxariisto kuli lakin aniga waxan isku xaafad ahayn qasin axmed raage qasin qaxweyste

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha haw nax rooster axmad insha ar cabdi fan kiisa ka horeey ay Idaacada waxa uu ahaa fanaan ku soo baxay hee Saha hir galay

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 4 หลายเดือนก่อน

    QABIIL DIINTINA WAYE SOMALI MADOW.

  • @Mrhilaac
    @Mrhilaac 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll kusoo dar jilayaasha iyo film-da iyo film sameeya yaasha iyo qoraayaasha. ❤

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน

    Bashiir indho Buur, isagaa sameeyey heesihii kacaanka badankooda. Waxaan moodayay Majeerteen!!!

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b 4 หลายเดือนก่อน

    Beenta dhaaf ILAHAY ka cabso wax walba haday veiws hel noqotay waa dhibaato.

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  4 หลายเดือนก่อน

      Bal hal Been oon sheegay inoo sheeg.

  • @DauudJiis
    @DauudJiis 4 หลายเดือนก่อน

    AUN DHAMAANTOOOD aamiiion

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 4 หลายเดือนก่อน

    Asc. Saaxiib M. Mooge

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 หลายเดือนก่อน

    Khaaqsim Qaxweyste Abgaal Waceysle Aun Aamiin

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 4 หลายเดือนก่อน

    Benta jooji axmad inshar khabil loma dilin madfac ba ku dhacay dagalki 4 bilod