DHULBAHANTE WAA DALCADDA WAQOOYIGA IYO KOONFURTA SOOMAALIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 2 วันที่ผ่านมา

    Cirka qabtacadiga iyo dhulbahante hana soo noqonina.
    Balaayo idinla heshiisay
    Guul muuse bixi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
    Muuse waxba kaagama baahna marna hanagu soo
    Noqonina

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 วันที่ผ่านมา

    Bridge looma baahno, Dhulbahanto weey u dhamaan doontaa beri dhow In Sha Allah.

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 2 วันที่ผ่านมา

    ACW. sheekh Cabdi Xirsi-sheekh,abwaan,mu'alif,garsoore,daryeele,Toosiyaha ummadda iyo siyaasada,Mufakir,Soomaalidda-aqoon u leh,wacyigaliyaha ummadda,dowlad wanaagsan doon,siyaasi,macalin,doctor caafimaad,aqoonyahan iyo waddani soomaaliyeed- waad kumahadsantahay adiga iyo shaqaalahaaga,wacyangalintaada aad dadka soomaaliyeed ku wacyangalineysay. waxaad wax badan ka bedeshay siyaasadda soomaaliya ee 33kii sanno ay ku socotey. illaahay haku nabadyeelo,oo cadawgaaga, midka muslimiinta iyo kan bini'aadamka hakaa nabadgalyo,oo illaahay hakaa koriyo waxyeeladda aay kula damaacsayihiin,sida soomaalinimada iyo waddanimadda,adiga iyo dadka soomaalinimida jecel ee Social Mediaha iyo warbaahinta ka howlo gala ee sida wanaagsan u isticmaala, oo afkooda,dhaqaalahooda,iyo shaqsinimadooda ku taageera wadankooda,dadkooda iyo diintooda.waxaad sabab unoqotey in aad 5 cadow: Alshabaab,Somaliland(madaxda),Putlandi(madaxda),UAE(madaxdiyo ismaaaciil Cumar Geele -Ciil Walaal-(Jabuuti,) aad runta usheegto, oo ummadaan dhib kuhaayay, in aay sababtaada iyo afkaada aay ku daciifeen dhamaantood, oo aay soomaalidda iyo aduunka badankood aay ogaadeen dhibaatadooda aay ummadda soomaaliyeed aay ku hayeen,iyadoo culummaddii iyo akhoonyahanadii ummaddaan aay dayaceen howshaasi. hadda iyo wixii kadanbeeya,dowladda ayaa looga baahanyahay, in aay shaqadaas dhamaystirto,adiga iyo wixii kula mid ah shaqadiina waad qaadateen, waad kumahadsantihiin dhamaantiin,illahayna ha idinka abaalmariyo oo ha idin badbaadiyo dhamaantiin. illaahayow ugargaar gobaladda iyo dadka midnimadda Somaaliyeed doonaya oo u dhiminaya meel waliba ha joogaan, Ilaahayow dadka soomaaliyeed qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley.Dowladnimo fiican,ilaahay ha nasiiyo.Aamiin, Aamiin,Aamiin.

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 2 วันที่ผ่านมา

    Guul muuse bixi ❤❤❤❤❤❤
    Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hirsiaid9758
    @hirsiaid9758 2 วันที่ผ่านมา

    Waa war hore

  • @MaryanCarab-hx4hb
    @MaryanCarab-hx4hb 2 วันที่ผ่านมา

    waaruntaa

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 2 วันที่ผ่านมา

    Maanta waad qiratay khayasmadii aad harti u samaysay..!! Timir cune..

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 วันที่ผ่านมา

    Beenaale, beenaale. Odey weeyn oo beenta lagu yaqaan waa ceeb. Subxaana Allah.

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 2 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaale beentii carrabkisa ka balaadhisay