PART 5 \ AMAL IMISA QOF AYAA KU AG GEERIYOODAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @Hodanita-tt8qf
    @Hodanita-tt8qf ปีที่แล้ว +3

    ani gabadha waxan ubixiyaay hodan wayo wan cafis badnahahay❤

  • @adenhassan3251
    @adenhassan3251 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ziziliarisultan3361
    @ziziliarisultan3361 ปีที่แล้ว +6

    Necbiya dumarka raqiisadaha e hanka yar nin naagle nin ka dhigta ninka naagtu qabay ee u intaas o sano la noola dhahaya yada fudud e ka dul guuraya xaskisa o xanusan si u nag cusub ugu raxleyo akh raga nuucasa damiir.xuma ilahow wxs calaf hanoogu darin 🤢

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 ปีที่แล้ว +1

    cajib dul miga natija disa wacadab adunka lagu maro 😢😢

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว

    War qisadu xanuun badana aabahasi wuu dulmiyay hooyada subxanallah ilaahayba og waxa uu akhiro la kulmi doono xata wakhigan la joogo dadba wali jahilnimadii kusii jirta wiilasha iyo hablaha kala dhawaysta awlada waakii alle ku sakhiro

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว

    Gabadhaas wax dhiba ilaahay matuso aakhiro jano

  • @NajmaAbdi-y9b
    @NajmaAbdi-y9b ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂

  • @umuyasinyazan6241
    @umuyasinyazan6241 ปีที่แล้ว

    Subxanallah

  • @sahramuse7147
    @sahramuse7147 ปีที่แล้ว

    Amal qumayo lagu dhifaya

  • @Fatuushabdiaziz
    @Fatuushabdiaziz ปีที่แล้ว

    Alle ha u nxaristo gbadhas😢

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 ปีที่แล้ว

    nin yaa dhaca isagaa ayaa islawaregaa diin been ah kuqsrabta shayadiin😊😊😊

    • @abshiraarshe
      @abshiraarshe ปีที่แล้ว

      Diin been ah maxaad ula jedaa wll?! Caradu yey kaa tan badin oo diinta kaha ridoobin wllo .

    • @isramaxamed4963
      @isramaxamed4963 ปีที่แล้ว

      @@abshiraarshe diin waad ku qarabataan xumanta ayana ku sameysaan wali lama arag ayagoo ciyaalka ilaa haweenka lakufsado ka hadlaya lama arag wacad inkuwa diinta kuqarabta siba raga iyo dumar asidono

  • @SADIOADAN-h4b
    @SADIOADAN-h4b ปีที่แล้ว +2

    kow😂😂😂😂😂

  • @NimcoSiciid-tq1vp
    @NimcoSiciid-tq1vp ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว

    Aduun qeymo darana

  • @Hodanita-tt8qf
    @Hodanita-tt8qf ปีที่แล้ว +1

    wa damir xumo inad nin naag le ad ka qado ish😡😫

  • @ashuali3520
    @ashuali3520 ปีที่แล้ว

    😂

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 ปีที่แล้ว

    Sorry gabadhas

  • @samiirahassan8669
    @samiirahassan8669 ปีที่แล้ว

    Gawadha wanagsan fadumo ubaxshay ani😢😢😢

  • @NimcoSiciid-tq1vp
    @NimcoSiciid-tq1vp ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @ramloabdi6871
    @ramloabdi6871 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂