LABA XAASLE QIYAANO JACAYL PART 209

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @CabdiwaaxidAxmadBocor-uc7xj
    @CabdiwaaxidAxmadBocor-uc7xj 10 หลายเดือนก่อน +6

    Asd udhiib lacagta ama naag kasamir lacagna kamir gebedha madhalin ninkane mana mahri karo wax kasta asad gacantiisa ey kujiraan❤❤❤

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr 10 หลายเดือนก่อน +16

    Simaney Mano shahay 😅😅😅walashay wllhi mamada markay tidhi I ilali warya Been mahayn so Sorry Siman😢first Comment like Sara pls 30 qof Cml

  • @nimcocabdi6390
    @nimcocabdi6390 10 หลายเดือนก่อน +9

    Haha Asad ninka gabadha kasoo doontay waa seeddigii meeshaan reeraha ayaa isku noqnoqdo😂😂😂😂😂

  • @genihussein152
    @genihussein152 10 หลายเดือนก่อน +5

    🎉asad iyo sagal 2 warkadaya gabadha siidas soodoh yaasha waasiradasanayan ee kadaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FarxiyaDaauus-sx2qs
    @FarxiyaDaauus-sx2qs 10 หลายเดือนก่อน +3

    Zamzam waxbaa baalaha kayaacay 😂😂😂

  • @user-wu1nr5wi2q
    @user-wu1nr5wi2q 10 หลายเดือนก่อน +5

    Habo sagal form muqdisho reply codsi habo mcn

  • @user-tq3vp4ry6w
    @user-tq3vp4ry6w 10 หลายเดือนก่อน +4

    Asad hooyadii waa mooryan ninka toogo ey tagantahay

  • @suheybdahir240
    @suheybdahir240 10 หลายเดือนก่อน +3

    Sagal hoyaded ayaba iska dhax arkay 😂😂😂

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 10 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂 qof suu ahaa kulhaa 😂 duceysane waa funny

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 10 หลายเดือนก่อน +5

    Aasiyo waxbaa helay is jiid jiid ku jirtaa miskiinta😂
    Hbo sagal keep going

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wlh cwa filinka xamasad gaar buu lahaa Ak hada gursanaa Axlan maxa ku danbeeyo

  • @jabiiribrahim9716
    @jabiiribrahim9716 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ak nin reg waye

  • @amriitanuux9928
    @amriitanuux9928 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ala walhi waa naxay talaw miyay dhimanayin qofka barkinta run run ayaa logu qabty

  • @hibaaqabdi5285
    @hibaaqabdi5285 10 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂ninka toogo kulah war asadowo dhiiga ha galin😂

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 10 หลายเดือนก่อน +2

    Samsam waa ku wataa fanni waaye

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 10 หลายเดือนก่อน +2

    Horta ninkan sagal qaba muxi islawalaya gabadha maa isaga dhalay abehed asad aya joga oo bixin kara waa yab ducesayne waba uga dartay ader Waxad dhashay dondono

  • @anwaraadan
    @anwaraadan 10 หลายเดือนก่อน +2

    Eky madaxa dambaska kadaa😢😢😢😢

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaaa goormuu nadobo socon😂😂😂😂😂

  • @MaryanMuktarMuhammedGabe-wi3ht
    @MaryanMuktarMuhammedGabe-wi3ht 10 หลายเดือนก่อน +5

    M.a

  • @XaliimoQalawe-pu4vx
    @XaliimoQalawe-pu4vx 10 หลายเดือนก่อน +2

    Duceysane waa gardaranthy asad gabadhiisa isaga dhaly😅

    • @SacdiyoNuur-lz3ib
      @SacdiyoNuur-lz3ib 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aad io aad Abe asad ❤❤

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ad oo weyn asad aya bixin kara gabadhisa odaygan duceysane ladhahayo ad iyo uu qaldan yahay

    • @XaliimoQalawe-pu4vx
      @XaliimoQalawe-pu4vx 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@anabellarobleh1077 Haa waa gardaranyhy duceysanow gabar dhalood adeer hda wx bixing saujeceshahy🤣😂

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk 10 หลายเดือนก่อน +5

    biikey madaxa dambas miyuu iska mariyey ciruu kadhigtey

  • @user-uj3ye9md7p
    @user-uj3ye9md7p 10 หลายเดือนก่อน +4

    Alla Siman waa leyga dilay😢😅

  • @shukriabdirahman3925
    @shukriabdirahman3925 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sodo fcn wey jirta so jila ayadana

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 10 หลายเดือนก่อน

    Sagal ninkeda maxa ka qaldan sodohdi bu leyahay meesha cunto iga sii sadex bari waxba ma cunine War xisho duqda ma ada qaba 😂

  • @hibaaqabdi5285
    @hibaaqabdi5285 10 หลายเดือนก่อน

    Waxan doqonka maxuu ah kula aniga aasiya dhalya anigan bixinyao kula. War orda na dhaaf sagalya ninku intii yareed guruga joogto ayuu ka xun yahya 😂😂😂

  • @user-pj2ku2tf8e
    @user-pj2ku2tf8e 10 หลายเดือนก่อน +4

    Caaawa cod la aan maxay tahay

  • @shukricali4188
    @shukricali4188 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wawareey

  • @AminasaidHassan-ud8rn
    @AminasaidHassan-ud8rn 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u 10 หลายเดือนก่อน

    ninka sagal indha adkaa gabar usan dhalin ayuba isku dhajinayaa ader gabar dhalo aad bixiso

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk 10 หลายเดือนก่อน +5

    midaksle sagaley barigii hore ee asad kuqaby waad iiman qabtee imika ma ninkan lacagta lehh makukibirtey wamaxey lacagtan aad sii balansaneysa

  • @maaidaabdullahi787
    @maaidaabdullahi787 10 หลายเดือนก่อน +7

    Hhh money is talking

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 10 หลายเดือนก่อน

    Sagal ninkeda indha adhagaa waa waxey utiri mama sucdi bar sida loo dalo gabar 😂😂😂😂
    Diibtu asaga kubixin karo yaa leh

  • @SaabiriinMohamettAbdirah-qs7fv
    @SaabiriinMohamettAbdirah-qs7fv 10 หลายเดือนก่อน

    Waq waq waq kulaHa😂😂😂😂

  • @faadmaqaadimdhagey8520
    @faadmaqaadimdhagey8520 10 หลายเดือนก่อน

    Dhoocisha yas ee safiya edeb malaha😂😅

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 10 หลายเดือนก่อน

    Hada Maxaa na dhigay halkii siman lagu dilay 😂😂😂😂😂😂

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qofna 3 xad ahy😂

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u 10 หลายเดือนก่อน

    sagal kan iskaburi

  • @user-uz1rf9ru5q
    @user-uz1rf9ru5q 10 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤ 🎉🎉🎉

  • @MaryanMahamed-ex5ey
    @MaryanMahamed-ex5ey 10 หลายเดือนก่อน +2

    First comment ❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 10 หลายเดือนก่อน +1

    Acudi famiga ek waba dad dilaya yahuu

  • @user-xv5de5ch5u
    @user-xv5de5ch5u 10 หลายเดือนก่อน +3

    qof ka so biray wa kusalamay

  • @AminasaidHassan-ud8rn
    @AminasaidHassan-ud8rn 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤

  • @SafiyoSalaad-nv4bq
    @SafiyoSalaad-nv4bq 10 หลายเดือนก่อน +2

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @amuun9967
    @amuun9967 10 หลายเดือนก่อน

    Ninka sagal qaba mxaa gabadhan kagalay indha adkaa uf

    • @amuun9967
      @amuun9967 10 หลายเดือนก่อน

      Ninka sagal qaba mxaa gabadha kagalay ma isagaa dhalay tan labaad sagal hooyaded filim walba waa dhadhan

  • @lajecalexxeymaryan123xx4
    @lajecalexxeymaryan123xx4 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waw❤

  • @fadxacaddy882
    @fadxacaddy882 10 หลายเดือนก่อน

    Ala samsam😂😂😂

  • @user-xh4pq8ze9e
    @user-xh4pq8ze9e 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sucdi waba morayan kulaha pastolat soo gado oo ninka dil sagal assay ha qaade yahuu

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 10 หลายเดือนก่อน +1

    😅😅😅😅😅😅

  • @user-dy1mh8bn2p
    @user-dy1mh8bn2p 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤😂😂

  • @user-pr9ri2ol6s
    @user-pr9ri2ol6s 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @xaliimomoosakhan3741
    @xaliimomoosakhan3741 10 หลายเดือนก่อน

    Zzzzz❤❤❤❤

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wawareey

  • @user-bp1ok3wc2i
    @user-bp1ok3wc2i 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤