SAALIXIINTA IYO OWLIYADA Muxadaro Cajiiba

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @aishascooking9504
    @aishascooking9504 ปีที่แล้ว +1

    Xaqa alle ha idiin tuso!! umada yaan la dhumin o dad lagu xerin alle ka soko subxaanallah

  • @eidleabdirashiidomar9499
    @eidleabdirashiidomar9499 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah ha barakeeyo sheekha

  • @ashomacalin7832
    @ashomacalin7832 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ilaahay sheekha ha nooxafido

  • @CabdiwaliAxmedwarsamecilmi
    @CabdiwaliAxmedwarsamecilmi 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah ilaahay haku xifdiyo
    12:29

  • @ashomacalin7832
    @ashomacalin7832 ปีที่แล้ว

    Dad yar baa kaharay noiciisa masha,iqdii caalimiinta ahayd ilaahay cimrigiisa ha noidheereyo

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 11 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉

  • @cabdicasiis5436
    @cabdicasiis5436 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @youngerabdiweli7276
    @youngerabdiweli7276 7 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah sheekh ilahay Haku xiftiyo Amiin sheekh

  • @TheMohadam
    @TheMohadam 10 หลายเดือนก่อน

    Allah keliya WAXBO Laguna heli karo?

  • @luqmaanladane40
    @luqmaanladane40 8 ปีที่แล้ว +2

    Maashallaah sheekheena cimrigiisa Allaha dheereeyo cadawgiisana allaha jabiyo xaqu wakaas waana cadyahay jazakallah

  • @maxamedali3789
    @maxamedali3789 8 ปีที่แล้ว

    MAasha ALAAH shiiqeena qayr badan alaha siiyo

  • @gatusomoha5617
    @gatusomoha5617 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Allah nasiiyo macigoda owliyada

  • @عبداللهمعلمقاسم
    @عبداللهمعلمقاسم 6 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALAAH

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 8 ปีที่แล้ว

    Sheekh jazakalahu khayr arinkas waa adagyahay dadka uu ku culus yahay ayaan kujira waliba waxan aad u jeclahay culumada ahlu suna waljamaca khasatan sheekh bajuri sheekh salax shekh abukar xasan malin sheekh Cariif sheekh Maxamed Shakir sheekh gurecel iyo intaas kuwa kadheeri ah laakin arinkan qofnol ilaahey iibari waan yeelayaa laakin qof dhintay ilaahey halugu tawasulo aad ayay noogu adagtahay hadaan nahay caamada culumada JECEl wbt asc wr wb sheekh caafi ilaahey haku sharfo

    • @abdishakuursheikh365
      @abdishakuursheikh365 5 ปีที่แล้ว

      Haaruun Macalin kitaabka iyo sunada raac sxp tawasul iyo balaayo inta iska deysid

    • @hodannyasenn2978
      @hodannyasenn2978 4 ปีที่แล้ว

      Walalayaal saqiir kuu saqiiray aaba darti illaahay kuugu janaynayaa bal iska daa Awliyo illaahay raali kanoqday!!!

    • @abdinasirgaraad4132
      @abdinasirgaraad4132 2 วันที่ผ่านมา

      walaal waa sidaad sheegtay dhanaan nabiyadii alle umada usoo diray ilaahey ayeey bari jireen saxaabada sidoo kale
      adi ruuxaada allh markuu ku abruurayay cid kaalama tashan caloosha hooyo ayu kugu quudin jiray aduunyo iyo akhiro Allah ayaad u baahan tahay awoodana kaligiis ayaa leh waana kugu filan yahay
      dadka wixi ay awoodaan waad weydiisan kartaa haduu yahay qof nool waxaad weydiineyso adoodo

  • @ciiseguutale4195
    @ciiseguutale4195 2 ปีที่แล้ว

    Benale

  • @hayboomar8997
    @hayboomar8997 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah ilahow cimrigada dhara xaqu wa cadyahay.

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa 4 ปีที่แล้ว

      Hayboow Quraafaadka haku kadsoomin. Almaqrifah, Al-Ridaa, Al-raxma, Alshifaa, Roobka, intaasba Alaah baa leh Makhluuq maleh.

  • @dahirabdi7900
    @dahirabdi7900 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah kuwii kucamalfala allaha nagigo

  • @carababdulahi7520
    @carababdulahi7520 9 ปีที่แล้ว

    ilaahay ajar iyo xasanaad hakaahiiyo ana hanagu anfaco

  • @dailyremainder6633
    @dailyremainder6633 8 ปีที่แล้ว

    Ilaahy ajir hakasiiyo

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 5 ปีที่แล้ว

    Alle kaligiis aynu barino walayaal magaca oo labadalo xaqiiqadu ismabadasho

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 ปีที่แล้ว

    Dadka waxaa laga kari waayey war illaahay wax weydiista oo ku xirma iyo mayee qof dhintey baan baryeynaa ?? illaah halaga cabsado dadka yaan la dhumin illaahood halagu xiro no sheekh walaa shariif walaa khaliif mid la baxay ???

  • @momamedmohomoud4280
    @momamedmohomoud4280 9 ปีที่แล้ว +3

    Waa beentaa lama xusi karo hadii la xusana waxba laguma helayo ilaa danbi mooyaane

    • @libanmohamed6713
      @libanmohamed6713 7 ปีที่แล้ว

      Momamed Mohomoud waa been taa shiiqa waa runtij!!?

    • @5311492
      @5311492 5 ปีที่แล้ว

      War culimada Lama caayo

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว

    Khuraafaadka diinta dadka uga dhigaysaan waa la idinku fahmay ee baadilka umada kala fadhiista oo ha ka fasahaadina diintooda.

    • @abdulahikhalif7033
      @abdulahikhalif7033 3 ปีที่แล้ว

      iska hadal looma hadlre wax xujo ah maheysaa xoolo

  • @hodannyasenn2978
    @hodannyasenn2978 4 ปีที่แล้ว

    Illaahay wakiiladiisa ha loo maro waa wasiido oo quraanka ayaa sheegay

  • @laylamuhamed9831
    @laylamuhamed9831 6 ปีที่แล้ว

    0ar.naa

  • @cayduruuscabdifitaax3681
    @cayduruuscabdifitaax3681 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhh waley cawaan cad tihiin dadka ha dhumina

  • @FOWSIYAMc
    @FOWSIYAMc 4 หลายเดือนก่อน

    Idinkaadhunsan eeshhqa idiot craning ilaahay waxlacaabuda waxna waacaabudaad waxna waaixtiraam awliyaa dD adigakaadiin badN waakaa awliyo waa mufti waacaabidiin luguma oran alaahkadhgo qofkii ilAahay kushugriya baa waalidkiis kushgriya marka awliyaa ilaahay halidinkanabadgalyo

  • @xidigtinuzeir533
    @xidigtinuzeir533 8 ปีที่แล้ว

    masha allah